Naa Heeedhe caawa wa iga qoslisey wlhi😂 waa fuuray laakin mardenbe waxan halis weeye khatau haku galin 😢❤tankle maalin saamiyo io wiilasha io sihaaam kuwa aan ogahy ha isku dhisin oo dadka indhaha ushido miskinimada gabarey waamxy prank ba sameyneysa ada lugugy bahdilaya naa dadka dhinac iska mari sida Kiiki, amiira marna no keen cumer mar io Alpha io zaki kuwa ha ibaqsan ku jira ee guriga Asad jooga ha isku dhisin marka laga reebo Samiyo qurux badan wa naagta keliya ee marna xumaan kula rabin❤
sundusey waan ka helay lakin halis weye abayo dadka qaar camerada wax dhan ma fahnsano lakin bananka waa noogu soo sameen kartaa barmijyo kale fikrada fican raadi
Sunduseey abaayo su aal majaceshahay in adoo maqaayad ka shaqaynaya in tuugo kusoo dafto imika laga yaabaa in ay idin inkaareen oo inkaartoodii idinku dhacdo waxaas iyo wax lamida hasameen Mida kale majeceshahay in wiilkaaga tuugooyin kaa qaataan adoo arkaaya maya moogoo imikana hooyadii aad ilmaha ka qaaday naxdinteedii ma qiyaasi kartaa inata ay kanaxday cunuggeeda abaayo maalin dambe Ha sameeyo video gaas camal Intaas midna marabtid in adi lagugu sameeyo NABI MUXAMEDNA waxa uu yidhi waxa aad naftaada lajeceshahay walaalkaaga la jecloow SALLALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤
Sundus waan ku taageera lkn cawa doqonimo sameynesaa e xishoow raga wa laga xishooda brother please layn e xijaab ka ixtiram. Hadii kale ragaan naagaha jirkooda ka ganacsado idiin malaynayaan
Sundusey adiga oo xaar walaaqayo hada so duubtid xita wa rabna vidioyada le laso orad naga farxi lee adi anagana likta iyo comentiga nagu haleey umacc xappti nolow indhahygii
Abayo mcn wax naftada halis galinayo marabno qalbi iska daaaa naftada kaliya i muhiim ah ida lee i ilaali nolosheydi ilove you sundus ayanle xusen❤❤❤❤😢
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Sundus cumeer. Siham Alph zaki kiiki ladan Samiya Waxanososameysaan mafiyo geem Yaa igu racsan blz sosamee😢 San igadhno 600k🎉💋💕👏🫂😭
Anii
Kuwas dhan amiro kashidan nokeen😏💋🥰
@@MrayamnuurGeesey oorod amiiira janalkeeda tag kadibnakudhee Sundus nokeen dheee naclomabahnee uf😏😏🤮
Sundus abaayo naftaada noo ilaali waxan camal dheel dheel lagama dhigto ajaanibta iney ku Dalian aa laga yabaa please abaayo waxan dambe ha sameenin😢😢
Sundus abaayo soo badi 😂😂😂
Maxakaqaldan waxan camal malisku malisku dhirigaliya plise jooji waxan sundus wanolashena😢😢😢
Maadiga dalayy 😢😂😂
@@ABDINASIRABDILADHIIF😂😂 war mxa kasiahh 😂
Team sundus one like 👍
❤❤❤❤❤❤❤
0:15 0:16 0:17 0:17 0:18 0:18 0:19 0:19 0:19 0:20 0:20 0:20 0:20 0:21 0:21
N
Sundusey cumeer marwalba garab istaag iyo xushmad badan buu kuu mujiyaa waxan rajaynaya Farxada 800k darteeda inaad si quruxbadan ula dabaal dagi doontid wax qurux badana usamayn dontid isha’allah qof walba meshu ku gaysta la gaystaa Queen❤
Waxyaabahan qatara ku galikartaa iska ilaali dhulkaaga hooyo ma ahan kuwa ciyaalada xado yeey kuu maleenkaraan iska jir sunduseey ❤😢😢
Sundus apayo video ga bananka wa rabna lkin apayo kano kle maha kuwa kle kaso same bananka inta igu racsam like ta sara 😢
Sunduseyy amiiraa u xiisnay mxaa waye saan💔😭
Umaanan xiisin sundusey😂😂
@@QueenMayzaumanan xiisin been waaye😂😂😂😂sunduseey😂
Yaah😂
Xiisid mahan lakiin waxan aragna in habeenkii xaflada isugu kiin danbaysay adi IYO amiro
3 qof ba ig horeysa way oo way😭❤️
Ma qosli karo heestaa ladul saaray😂😂😂😂😂😭😭😭💔
Today is my birthday but no likes 😢😢😢😢
Happy birthday to you 🎉🎉
indha adeega Rer mudug utahy Qoftan 😂😂😂
Sundus Amira qurux wan u xiisay 😢❤💯😫
Ha wllhi😢
Same😢🥺
Manan uxiisiin😂😂😂
@@FardusAxmedsalebanadey kutaala😂
@@AxlaamHasanYaa marbno Dee amiira😂😂😂
Sundusteyda habenadan qadka wa ka maqnaa se lyhy kuwaygiyow tem sundus❤❤❤
My sundus hasosamayn marabno naftiiina halis gelay 😢abyo caw ilhay idiin badbadiyay hakunoqon wax kle jalajikle nososmay
Sundus🎉600k nobalanaa💕💕🥳🥳🥳
Nayaan laga waalin sundusey qaar kuneceba ku sacaba tumaye wxan dalkagi hoyo mahe mida kle dadkan wa dad wda xanaqsan wxan mardambe haysku samyn wllo
Marabno sawabto ah halis ina kasho Marabno wankujecelnhy sundusey abyo❤❤❤
Naa naftina halis ha galinina waan idin ceshano saan xal mhe 😂😂
Sundus wlhi wan ka helnay Lakin Queen kuboodo noqotay😂
Waan kahely lkn qatar ku gali kartaa sundus is ilaali wlashy guul wacan ❤
Sundus I love you abayo ❤
Sunduus abayooh waxyabah dhiibtada kugu aha iisakadah intad iis leedahay dadakaga kaa faraxii dhibtaduuh waa dhiibkeenaha😢
Sundus waku wataa vedoi yda chalenge banaanka nogusoo samee lkn naftada noo ilaali ❤❤❤
Amiira iyo adiga ❤ Saamiyo soosameey❤❤
Vedio bananka rabna noso badi o cadi ah lkn halis ha is gelinin waku jacelnahe ❤❤❤
Naaa hooy Malaysia ciyaar mahe ka jog police iyo jeelkeda wllhi waa xanuun
Naa Heeedhe caawa wa iga qoslisey wlhi😂 waa fuuray laakin mardenbe waxan halis weeye khatau haku galin 😢❤tankle maalin saamiyo io wiilasha io sihaaam kuwa aan ogahy ha isku dhisin oo dadka indhaha ushido miskinimada gabarey waamxy prank ba sameyneysa ada lugugy bahdilaya naa dadka dhinac iska mari sida Kiiki, amiira marna no keen cumer mar io Alpha io zaki kuwa ha ibaqsan ku jira ee guriga Asad jooga ha isku dhisin marka laga reebo Samiyo qurux badan wa naagta keliya ee marna xumaan kula rabin❤
Amiira aa ka jarteen hadana kiiki miyaa ka goyn rabtiin🤣🤣🤣
@Intisarcreates hhh Maya waxan ka wadey sida kiiki dadka indhaha ushido gabdhaas naag kuso dhacto malaha waayo way kulushahy
sundusey waan ka helay lakin halis weye abayo dadka qaar camerada wax dhan ma fahnsano lakin bananka waa noogu soo sameen kartaa barmijyo kale fikrada fican raadi
Sunduseey abaayo su aal majaceshahay in adoo maqaayad ka shaqaynaya in tuugo kusoo dafto imika laga yaabaa in ay idin inkaareen oo inkaartoodii idinku dhacdo waxaas iyo wax lamida hasameen
Mida kale majeceshahay in wiilkaaga tuugooyin kaa qaataan adoo arkaaya maya moogoo imikana hooyadii aad ilmaha ka qaaday naxdinteedii ma qiyaasi kartaa inata ay kanaxday cunuggeeda abaayo maalin dambe
Ha sameeyo video gaas camal
Intaas midna marabtid in adi lagugu sameeyo NABI MUXAMEDNA waxa uu yidhi waxa aad naftaada lajeceshahay walaalkaaga la jecloow SALLALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤
Sundusey am the first person like for me ❤
Na malagu falay sundusey waxay sidan abayo naftada halis ha galin stop 🛑
Sundusay soo subi lkn yan wax lagu garsiin is ilaali 😂😂😂
Team sundus one love ❤ 🎉😊😊❤
So funny sundus❤😂
Sundusay naftada yar ilasho❤😂
Sundus mcnto naftaada noo ilaali filin noosooduub ❤❤
Sundusyy walhi waa baqarada❤❤
amiiro la aanta qarar waa wax ladawado mahan😅😅
Haa wllhi😢
Iskaga bax hee mxaa ku keenay orod amirada sheegysid aad meesha laga helo waa taqaanaye 😂
SUNDUS IYO SIHAAM WA QOSAL SUNDUS WANKUSALAM HIBIT
Waxan halis baad kugaliye iskadaa abayo sharaftadana uma wacne
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
Team sundus i love you❤❤❤❤
Sundus keep going insha llah 600k ❤❤❤❤❤❤
Wakahwlnay sundus sosameey❤❤❤😊
Avaartii hidinga igu soo dhacde see u ordeen le😂😂
Abaayo waa hallis waxan camal non 😂😂😂mayaa ❤❤respect
Sundusey intaad amiiradii ka hadhay video yadaada si wacan ban udawada qalpi sasaan ka rabaa💋❤
Wariifad pro max😏
Aqlaaq xumidaa naayaaa
Imaanka Alle kaa qaad naa wllo naceybka gabdhaha u qabto aad Kula reebi waaxay🙄😭💔
@@MariyaGabo imanka alle ka qaad adiga nafsadaydan ka hadle maxa kuhaya adiga
@@QueenMayza bizinka naa aba waa walan rabtaaye halagu ceshto😂💔😭
Sundusay hadiyadii cumeer kadhis oo kafarxi walahi suu ufaraxsana videogiisa hada soo dawaday😢🎉🎉
TEAM SUNDUS SIIHAM ONLY LIKE 👍😂
Abaayo mcn😢 mid kle inoo soosame ❤
Team sundus❤❤ like😊
Sundus ❤
Cumeer hadyadiisaan ka sugaynaa hee ❤🎉
Habeen denbe bay siin
Videogii ugu shidnaa intaan youtubeka daawanayey sundus more videos
Team sundus one like waligey 50 like mahilin😢
na sundusey naftina khatar hku galina sharaftiinana hku segina dad idin dawanayo darted abyo wa iga talo ❤
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
Wxaan danger waaye Shrafey ❤
Wan naxay walhy sihaam nafisa sundus amish wan jeclahy❤🎉
Team sundus one like
Sundus abyo mcn waxan danbo ha samen halis kuma rabno wanku jecelahay naftada halis ha galin abyo guleyso insha Allah
Vedioyasha bananka wan jecelnahay lkn Kuwa naftada halis galinayo ha sameynin sundusteena😭😭👍🏻
Sundus❤
Sundus waan ku taageera lkn cawa doqonimo sameynesaa e xishoow raga wa laga xishooda brother please layn e xijaab ka ixtiram. Hadii kale ragaan naagaha jirkooda ka ganacsado idiin malaynayaan
Nyaa waan kale lakiin halis waaye
Sundus adiga yeysan waxnaga kaasoo gaarin walaahi waxaanmoodayey in bolis lagugu wAcayo munsikada naxdin badan ayaad soosaartay is ilaali sunduseey dadkaasi waa maleesiyaan naxariis male 😢😢
Sundusey adiga oo xaar walaaqayo hada so duubtid xita wa rabna vidioyada le laso orad naga farxi lee adi anagana likta iyo comentiga nagu haleey umacc xappti nolow indhahygii
Kuwan way nacebeye subaxanallah
Sorry sundus 😢😢
Sundusey amiiro away hee waa u xiisnee😢
Kuwan halista cml ha so sameyn lkn wx kle so sameya adi io sihaam ❤😂
Sundus yaalagudilin wllo❤
Sundustayda❤
My queens ❤❤❤
hhhh😅 لان سارا😂laku daynyaa
Sundus soobadi please Abaayo ❤❤❤❤❤
Musica waa kii kiniisada gaalda iska daa waa dambiye😢 9:00
Sundus byo qaaali waxaaas iska ilaaali naftaaada khatar galinayo ha ulaaaban mar danbe 😢gabadheena aaaan jecelnehy baaa tahaye ❤
Naa hooy sunduseey joog wlley😂❤
Sundus quruxeey 🎉🎉
Xafaadi Koko miya indho beelnimada ula tagteen😂
Ala sundus man tana Taney Kentey ❤❤❤❤🎉🎉😂😂😂
Part 2 plz❤
Sundus waxkale soo duub naftada khatar hagalin ❤🎉😂
Sundusey pranki soo samee please
Ala sundus waaley qof qabta malawayey indha adeegi mudugnimaday maleysia latagtay😂😂
Cumeer prank noogu soo samee adnu naftaada noo ilaali xbbTy
Maya abayo halis waaye tanookale sorry haunoqon plz
Soobadi sunduseyyy xbbty😂😂🎉🎉🎉
Sundusey barnamijkan naftaduu khatar gelin Kara qofnimadadana Uma fiicna dadka sidan inaa ula dhaqantide haso samayn mardambe please👍🫶
Sundusay soo badi abyo❤
Indha adeegii Reer mudaga ma dadka ulatagtay Waa markii bog iyo xabad laydin tumi lahaa😂😂😂
Abayo mcn wax naftada halis galinayo marabno qalbi iska daaaa naftada kaliya i muhiim ah ida lee i ilaali nolosheydi ilove you sundus ayanle xusen❤❤❤❤😢
Sundusteena
Wa kahhelnay come soon😂❤
Sunduseyy nafta yarta no ilali huno 😂
Mama Sundus baxar ha iska galin anagu waxba kuma tarayne waad fududahay ,jeclahay ayaad ka sheekayn runtii ee dhaqan xumada joojya ,
Haa sundusteenA
Sudusey love you