LIBAN SHOW WITH DEEQA AHMED OO DHAMEYSTIRAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • somalimaitv/somalinationaltv

КОМЕНТАРІ • 46

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 2 роки тому +2

    Somaliland hooyga fanaka dhayl dhayal umay noqon Deeqa heesaha ay ka qaday halakan dhaman Hargeysa laga so dirya mashallha ❤️

  • @abdillahihassandjilal8867
    @abdillahihassandjilal8867 9 років тому +3

    wow af ka ka cana laguqaby wa fananad wadani ah wan salamy deeqa Ahmed,she has beautiful voice and good songs in Somali language so I say congratulation than I like so much your songs really so attractive and quality . when I listen her voice I really feel emission

  • @abdullahiidle3071
    @abdullahiidle3071 9 років тому +4

    I like your somali Liban! and the way you phrase your questions!

  • @mounakireh
    @mounakireh 9 років тому +3

    deka jacayl caleeeeek huno qalbiyo qalaalay ayaad qoysaa cod macaaney mashaalah

  • @gahayrmaxamed6278
    @gahayrmaxamed6278 Рік тому

    Deeqa gaydh fav somali women singer ❤

  • @mijacasemichel529
    @mijacasemichel529 Рік тому

    Ma chanteuse préféré ❤❤❤❤🇩🇯

  • @alyaziali5736
    @alyaziali5736 9 років тому +3

    Cudkaaga Jicleyaa Deeqay Mashallha

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 8 років тому +2

    jacayl ka Ada I baraay caari mahan

  • @sadalehbacha3112
    @sadalehbacha3112 9 років тому +1

    Deeqa ahmed the best singer , my favorite , BIG up DEEQA AHMED

  • @kafibachir63
    @kafibachir63 5 років тому +1

    M Allah deka ahmed geydh waa fananad igu qaliya cod dahabley nolow deeqa

  • @Ruuncooffe
    @Ruuncooffe 2 місяці тому +1

    Deeqa beautful ❤❤❤

  • @riyaanriyaan4905
    @riyaanriyaan4905 8 років тому +1

    www deeqa thanks teda kale magacaba ila wadagtaa cml mash allah cod kaga

  • @cabdishakuur4136
    @cabdishakuur4136 7 років тому +2

    Maan aqoonin inay Qaado iyadu, lkn heestani xasuus gaar ah ayay ii leedahay heesteedaa ugu Horraysa 2006

    • @azoum3607
      @azoum3607 7 років тому

      Cabdishakur Af-magaaxshe wllo magaceda ma i so shegi karta heesta jacaylka ada i baray e ugu horay sa

    • @cabdishakuur4136
      @cabdishakuur4136 7 років тому

      Azoum 360 wll Jacaylka Adaa i baray Unbaan u aqaanay ee waxaan filayaa In ayna malaha UA-cam-ka ku jirin
      Bal waan Raadin Hno
      qudde27@gmail.com Halkaas farriin iiga soo dir lacala haddan hello Anaa kula soo socodsin IA

    • @azoum3607
      @azoum3607 7 років тому +1

      Cabdishakur Af-magaaxshe whatt appkaga ma i so sheegi huno

  • @sundusnour2442
    @sundusnour2442 8 років тому +2

    asxabey hesta jecelka adaa I baray waan wayay maxan ku qoraya idinko rali ah

  • @raxmaaabi4121
    @raxmaaabi4121 5 років тому +1

    I love deeqa

  • @afro-nordicvoice7105
    @afro-nordicvoice7105 9 років тому +1

    Allah ya cizak yaa ahlu Karam Deeqa Ahmed Geydh!

  • @ahmedsabriye4493
    @ahmedsabriye4493 5 років тому +2

    Eesh calaa cod😚😚😚

  • @socialmedia7633
    @socialmedia7633 7 років тому +2

    Deeqo wa fananad COD macaan alle siiyey lkn anigu wxn ku oran lahaa alle kabaq o tinta asturo kana xishoo ninka ku akfadhiya iyo allehi ku abuuraytay iyo umadiisa

  • @muhumadali9855
    @muhumadali9855 9 років тому +1

    waaaaw asal deeqa cod macaan

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 Рік тому

    Deeqo Ahmed wa bqorada codka ❤️❤️❤️

  • @zaraomar7500
    @zaraomar7500 8 років тому +1

    xaaaaaax woooow deeqa ahamed

  • @zaraomar7500
    @zaraomar7500 8 років тому +1

    woooow hees macan

  • @sakeriajama5798
    @sakeriajama5798 9 років тому +1

    Thats pure that talent vocally she's beaaast walahi mashaAllah.

  • @yahyefashion7342
    @yahyefashion7342 3 роки тому

    Deeqa ahmed waa fun kii oo nool masha allah

  • @mustafeabdi2921
    @mustafeabdi2921 7 років тому +1

    masha allah waad cod wngsnthy

  • @maryancdey8978
    @maryancdey8978 9 років тому +1

    What is called song asxabta

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 9 років тому +1

    inaba caaadi maaaaaahan deeeqaaaaaay

  • @hilalalimousse8953
    @hilalalimousse8953 5 років тому +1

    Www deqa gaydh

  • @azoum3607
    @azoum3607 7 років тому +2

    p/z heesta ugu horaysay ay abwanada kaltuun samay e jacaylka ada i baray heesta magaceed dadaw p/z i so sheegee

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 7 років тому +1

      Baanasho aya la yidha wll waan kusoo diri karaa hada rabto via email

    • @azoum3607
      @azoum3607 7 років тому

      Xaqiiqo Raadis thanks wllo

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 7 років тому

      Azoum 360 adaa mudan wll

    • @somalistarstudio
      @somalistarstudio 7 років тому

      Azoum 360
      Waa taa wllo ee khadka cagaaran taabo
      adiga masuul.com/hees/d/deeqa-ahmed_barashadii.html

  • @fathishukri1454
    @fathishukri1454 8 років тому +1

    wwwwwwww nice

  • @mustafemohamedabdurahman4707
    @mustafemohamedabdurahman4707 7 років тому +1

    wlshay codkaaga chines buu ku macaaanyahay e

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Рік тому

    Deeqa axmed gaydh been been igu baabi mayside ogow ana wan kabaxay walhi wan xasuusta jacayl bay igubso kaakiciso

  • @rahmogurey5127
    @rahmogurey5127 5 років тому +1

    Waka hela mamadan waba jacayl cago leh

  • @demokfoktuan8922
    @demokfoktuan8922 8 років тому +1

    wara ninkan gacmihisa firiya diano sida dumarka iska dhcey kkkkkkk

    • @hoodofaisal6709
      @hoodofaisal6709 8 років тому

      HH ma ila aragtay

    • @bureeqadheeman1682
      @bureeqadheeman1682 7 років тому

      Hhhhhh malaha casan bu u dhasho gacmahu kaga sii hadhay hh

    • @alegendisamongyou1997
      @alegendisamongyou1997 6 років тому +1

      Ninkan casanka wuu udhasheey, maseerka joojia. Masha Allah liban cadee quruxdaa iyo casanka waa udhalasho, sinjii Diana ubaxan kamasojeedo.