Xil.Xeeldheere, oo saadaaliyay sida loo kala guulaysan doono doorashada soo socota ee Somaliland.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

КОМЕНТАРІ • 143

  • @abdinasirmahamed9260
    @abdinasirmahamed9260 2 місяці тому

    isbedel khayrleh insha alah

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 місяці тому +5

    Ilaahaw nafa soo gaadh kuwan adaa watn oo waxid ah subxaan alaaaaaaaaaa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 місяці тому

    Galaydh waa wariye run ah.

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 2 місяці тому +3

    Allow xil hanoogu dhiibo noocan

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 2 місяці тому +5

    Wariyaha iyo kani waxay isu yihiin 40 jir waraysanaya 10 jir,

  • @MohamedAlin
    @MohamedAlin 2 місяці тому +4

    Doqontaso midhaan ayaa LA socda ciroo

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 місяці тому +5

    Faqash 😮😮😮

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 2 місяці тому

    xeeldheere xisbiga rajada shacabka ee waddani waa helayaa insha allaah

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤GOBTA. CIISE MUUSE ABTIYAAL. WAANU. IDIN OGNAHAY. ❤ DEGAAN. DHALEEYO ❤ SIYAASADA HORE. EE. ABAALKA LAYDIIN GALEY ❤. WAA IDIIN KA SUGEYNAA. ❤ CODKA. ABTIYAAL DHAANTIIN. ❤ IYO DHAMAAN. BEELAHA. KALEBA. ❤❤EE. REER SLND

  • @axmedcali733
    @axmedcali733 2 місяці тому +2

    In dalka la idinka qabto ayaa waajiba. Tuugta dhigii shacabka somaliland ku naaxay inay fidmo aburaan moyee wax kale lama fadhiyaan. In meeshaba laga xidho sidii dahir riyale ayaa loo baahan yahay.

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 2 місяці тому

    Libaax

  • @Aliyahmohmet
    @Aliyahmohmet 2 місяці тому +1

    NEEF CIYAYA WAXBA MA DHAANTID CAQLI MADHAN WAXAN DHAGAYSTA HABOWSAN XIL XASHIISH DHAB AH

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 2 місяці тому +2

    Waar kani reer baalena wuu ceebeeyay xildhibaanimada umuu qalmaynba wuxuuna isku cadeeyey laangaabnimadii wuxuu isbarbar dhigayaa reerkuu ka soo jeeday iyo kuwii calisaayid oo beeshiisu degantahay lahaa hablaa idinkeenaye 24saacdood kaga guura oo haday awood u helaana odhan doona berbera anaa lehe 24dood kaga guura ama iyagoo kula dagaalamaaya ayaynu arki wixii noolaada ,qaar baa leh gebiilay bay gobol siinayaan ama la doonayaan wlhi haday risiqa u hayaan way ka jari lahaayeen,.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 місяці тому +4

    Kani waa beenaaleh qaran kuqasaray buu kujiraa Wxba kama jiraan wuxuu sheegayo

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v 2 місяці тому

    Waddani vote win 80%

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 місяці тому +2

    Walee kuwan waa lagu hungoobay, kana waa daaduun . Walee dad baadan Wadanisom gaynin. Waa dad wada qayrulmasuul ah

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 місяці тому +1

    Kan anagaa dooranay, hal codna Wadanisom u soo heli maayo sidaasuuna waqtigiisa ku lumiyay waa ballan

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 місяці тому +1

    Mucaaridas bilaa ajenda ah. Allow madaxwyanaha iyo dadka iyo dalkaba noo barakee. Wax qabadkiisa na deeqay

  • @ArkaAarka-kw3vo
    @ArkaAarka-kw3vo 2 місяці тому

    DADKAN. XIIRAN SOFII CIRO WAA. HABAAR QABAYAAL. FHAQAN KOODA WEEYE. MEEL NA. MAGAADHAYAM
    MUNAA FAQIIN. WEEYE❤❤❤❤❤ 5:43

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 місяці тому +1

    Kani waxa ayaan daran dadkii soo doortay xagad cod uga keeni wadani is tusyohow😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 місяці тому +2

    Alle dalka idinka qabay dhuuryo

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 2 місяці тому +2

    HHHHHHH YAA SHACABKU KUUMA AF DUUBNA EE SIDII AY KUU DOORTEEN AYEY IMIKAN SADEXDA MUSHARAX KAY DOONAN U DOORAN DOONAN INTA QABYAALAD KUGU RAACI LAHEYDNA ADIGU MASHARAXNIN MARKA IS DAJI XILDHIBAN KU SHEEG ILAHAY AYAA DOORA NINKA MADAXWEYNE NOQON DOONA

  • @omarmahamed-ks1de
    @omarmahamed-ks1de 2 місяці тому +1

    Akh akh wax kasta miyaa laga ga hadliyaa

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 2 місяці тому +2

    Nooca.uraya.ayaanu.dooranay

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol 2 місяці тому +2

    Lier, and opportunist 😂😂😂

  • @gargaarmultiservice6514
    @gargaarmultiservice6514 2 місяці тому

    HHHH What a shame to us!

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 місяці тому +1

    Sadaasha doorashada madaxtooyada: Kulmiye 60% Ucid 35% waddani 5%
    3da xisbi ee soo baxaya: Ucid, Kulmiye iyo 🤣🤣ururadii way iska baaba'een, xataa ololaha kuma jiraan. Dee malaha waddani, ceebta Somaliland, ayaa soo noqon. U malaynse maayo!

  • @hashiali9789
    @hashiali9789 2 місяці тому

    Sanad ayaa idiin hadadhay waan samraynaa,waa nimankii ugu xumaaa abid soo mara goloha
    Wadani iyo kuwan waa in lays dhaafiyaa

  • @yahyehassan8067
    @yahyehassan8067 2 місяці тому +1

    Sida basasha loo kala fagmayaa.. kani xildhiban qaran maaha

  • @alxadiischannel
    @alxadiischannel 2 місяці тому +2

    Qof ducufa Marka La waraysanayo waa Waali ... Bil walba Mushaharbaa La Qaataa Shaqadiisana Ma Yaqaan.... Yaab yaaab.????

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 2 місяці тому

    Aduunyooy xaalkaa ba' sidaasaa xildhibaan lagu sheeganayaa
    Xildhibaanimooy xaal qaado

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 2 місяці тому +2

    Xaar dheer

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 місяці тому +6

    Kanaa xeeldheeri la baxay.....xeeldheeriyeey xaal qaado.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 місяці тому +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa xildhibaankani wuxuu yahay geellii abaarta joogay ee daruurto meel fog uga hillaacday waana xisbiga ucid.
    2.0. Marlabaadkiina cawskii ka dhamnaaday ka bacdina daruurtii uga hillaacday ka bacdina meeshaasi ayuu haddaba u doog raacay waana xisbiga kulmiye.
    3.0. Tan saddexaadna waa sisaasi oo kalleetto waana xisbiga waddani.

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 2 місяці тому

    Doorasho indhaha lagu galo
    Halo diyar garoobo
    Hadi kale dad dhintay ba codeyay ba ku xigta

  • @Aliyahmohmet
    @Aliyahmohmet 2 місяці тому

    GARASHADA SABOOLKA AH KANA MA JOOGAA MEESHA BAKHTIGAN NAXAA ISU URURSHAY

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 2 місяці тому +1

    Bal mushkilada umadan ku dhacday bal ninkaa dhan ee umada xilka u haya ee hadana qabyaalada cad halkaa lasoo fadhiistay ayaa layaaba

  • @madaalekhadar8126
    @madaalekhadar8126 2 місяці тому

    Waxan doqonka ee bilaa caqligaa muxuu ahaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    KHUDBAD MADAXWEYNHA WAA DISTOOI QOF KASTAKA MAQNAADA WAA IN MUSAHRKA MAALIN LAGA JAARAA

  • @muhyadinmohamoud3947
    @muhyadinmohamoud3947 2 місяці тому

    Waxana xildhan isku sheegaya
    Xayawaan

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 2 місяці тому

    Sababta ay u tegi waayeen waa in aanay dawladnimada iyo distoorka toona aanay aaminsanayn

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 2 місяці тому +4

    Xaar.dheere

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 місяці тому +6

    SADAASHA DORASHADA KULMIYE 6O% UCID 30% WADANI 10% VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN.

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 2 місяці тому

    That's mean he is liar and does not the rights to be a MP it is unfortunate

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 2 місяці тому

    Xidh.xeldheere feri goooood ❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 місяці тому

    Macaradnimadu sidaa mahee wad la habawden

  • @HassanmacalinDhaqane
    @HassanmacalinDhaqane 2 місяці тому

    Ma xildhiban qaranba mase wa hogamiye koxeed nonkan maba qadikaro masuliyad qaran

  • @AhmedAliHashi-rd3ek
    @AhmedAliHashi-rd3ek 2 місяці тому +1

    Meeshan bal waxa xildhiban sheeganaya eega qadhmoun jaahila
    Iga dheh

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 2 місяці тому +1

    Miyaydaan isku beel kasoo jeedin madaxwaynaha kkkkkk

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 2 місяці тому

    Kani...ciise muuuse ..maaha"

  • @nimcoquen
    @nimcoquen 2 місяці тому

    Wakuwaa wlhi dadkan qalbigay ka wasan yihiin muuse aya dhuunta ugalay

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 2 місяці тому +1

    Dalka iyo dadku waxayxu baahan yihiin isbedal

  • @user-rv9ix9zv7i
    @user-rv9ix9zv7i 2 місяці тому

    Xaarkiisa cune xagaji cida guulasanayasa haduu garanayo nafatiias muu udooono guula

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 2 місяці тому

    Madax weynuhu wuxuu u qudbadeeyey muwaadiniinta ay dhab katahey wadaniyadu,
    Waxba ugama baahna dad lagu shaqeysto oo cidkale ku adeegato.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 2 місяці тому

    Waar kani xildhibaan ....maaaha...faaruq......
    Mmm

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 2 місяці тому +2

    Muse doorasho ma rabo odayasha habarjeclo ayaa ku qasbay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому

      Lama qasbin muuse laakiin waa lala taliyay somaliland na talo ayay ku dhisan tahay Muuse waa Madaxwayne oo lama qasbi karo laakii taladii tolkii buu qaaday

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 2 місяці тому

      @@user-sz7sn2rv9r daruifti gacanlibaax iyo jabki laascaano ayaa lahordhigay nabada ogolow ama wankaa tashan ayaa lagu yiri ee muuse doorasho ma qabteen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому

      @@user-ov2wz5eh9u si kasta ha ahaatee adigu faqsh baad ka tahay yir ku lahaa yiri kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 2 місяці тому

      @@user-sz7sn2rv9r askari wuxuu soo burburiyay Somali askartan ay galada noo towbareen waa isu caqli waxba isma dhaamaan muse iyo siyad bare

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому

      @@user-ov2wz5eh9u Afwayne Alle naarta haku foyeeyo gaalkii waynaa ee quraanka dafiray ee culimada laayay ee Muuse iyo SNM sababeen markay daladiisii rideen ee midh ka reebin inuu cararo oo suuli Afrika ah ku bakhtiyo ,Muusena waa geesigii SNM ee nooga hiiliyay gaalkii waynaa iyo gaaladuu watay Alle hanoo daayo Muuse biixi cabdi xildid guul SNM guul somaliland SNm baa dhashay Somaliland

  • @lit7189
    @lit7189 2 місяці тому +1

    Asc reer somaliland dhaman iisima oga agoni iyo ninkii aabehed diilaye isima ogaa warabaha aamaliyo ninkii eerayo fofosadaye kkkkkkkk nimiakan sheganay xiilidhibanad waa cadawga somaliland shacabaka reer somaliland waa ogayihin waqati balasinaya iyago yacaya banrakidona guul somaliland

  • @SalmanSuudi-fx2vm
    @SalmanSuudi-fx2vm 2 місяці тому +1

    Sida basashaa loo sii rifmayaa kulahaa 😅😅😅 markii horena waa abtiyaashay 😅 ninkaan warkiisu waa cad yhy😂

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 місяці тому

    War wuu ku halmamay halmamku hadalka kumajiro

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 2 місяці тому

    dhibaatadu waa saxaafada 100 doolar inta lasiiyo warka iga dhur😂😂😂😂😂😂haye warka iga dhur 100 doolar war😂😂😂😂😂ka kaga dhur

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    WAA CIYAALKII LO QALDMEY EE LACATA CADAWGA DIBADU MAAL GASHEY
    MA CAAMIL QAYBAA INTUU LEEYAHEY WADNI BAA HELYAA MEESHA IYO MESHAA

  • @mustafeshiil5887
    @mustafeshiil5887 2 місяці тому

    Muuse wuu kudaayey codkaan ucodeeyey yaa iiga soo celiya waxa

  • @salebanbissad7524
    @salebanbissad7524 2 місяці тому

    Nin Mar waashay ma ladnaaday mooyee ma ladnaaday male waa nin Mar waashay

  • @dhamecabdi357
    @dhamecabdi357 2 місяці тому +1

    iska hadlow ina igare 😂

  • @abdulsamater7151
    @abdulsamater7151 2 місяці тому

    Ciise muse, abaal ma'la hidiin. Ciise muse waxaa la'idin ku'xantaa daayeero inaad tihiin

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 місяці тому

    Dokhon modaya inu dalkaa wax yeleyo iyaa idiin bahan waligod waxay qashekheyan iney dalqaa walaakhan

  • @w410921
    @w410921 2 місяці тому

    Cajiib, wixii loo igmadayba ma oga.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 місяці тому

    Xildhibaan qaran si fiican ayaad u hadashay sharaf iyo karaamo

  • @MohamedAlin
    @MohamedAlin 2 місяці тому

    Waa xildhibaan fashilmay oo reer u adekayaa

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂, faqash waxba helimsyso , huwan waxba helimsyso, cadowga guduhu waxba helimsyso,

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 2 місяці тому

    Waar ninkani wuu waashaa sabadkiiba lix bilood baa la xidhxidhi jiray imikana waanu xidhxidhaynaa oo xiligiisii wayba dhaaftaye ha dhegaysanina

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 місяці тому

    Masha allaah xeeldheere waa caaqil hadba meesha danta ku jiro garanaaya 😂😂😂😂😂

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 місяці тому +3

    Anigu sidaan u arko waa 70% Kulmiye, 20 Ucid iyo 10 Wadanisom

  • @ahmedadam9822
    @ahmedadam9822 2 місяці тому

    Galaydh Jan AAD waray Sa Ayaa wushu IYO qabeelba Kano Moissan male h bal WAXA AAD waydiidiisa ciduu u halo ciro

  • @abdallaibrahim1684
    @abdallaibrahim1684 2 місяці тому +3

    kani xildhibaan uma qalmo waa ayo isoo xildhibaan qarana ayuu hadana qabyaalad lasoofadhiistay hadana waxa lagu leeyahay waa xeeldheere anuu waxan odhanlahaa waa xoolo dheere

  • @fatimafatima4425
    @fatimafatima4425 2 місяці тому

    😅😅😅😅 Xasan waad mahadsentahay wayo qofkan suaal ku fican ayaad waydisry lkn qofku 0000 meeshuu u socod iyo gurigiisi wuu garnlayahay muxuuba cid ku birin😂😂😂

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 2 місяці тому

    Hoyaad ayaan 3 sano ku arkin oo iska qarisa 😢😢
    Ninka hooyadii waxba u qaban ayuu wax u qabanayaa?shame on you 🤫

  • @user-hr1dq9sv8m
    @user-hr1dq9sv8m 2 місяці тому

    Rayigaaga maha iska joogid ee cidabaa ku xukunta

  • @alijama6723
    @alijama6723 2 місяці тому

    AAMINA IN MUUSE JUUDAAN UU WAASHAY EE QALBADU BAREEGTEY GOOJACADE AYAA MIYIR UGU DANBAYSEY HALKAA AYAY MAS KAXDU ISKU TAAGTE DAWACA WAALAN BUU U EKAADAY

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 2 місяці тому

    😐🇮🇷🇮🇷🇮🇷😐ciidanka amnigu waa inay saxaadda madaxa banaan siyaasi kusheega 100ka doolar warka igadhur shaqo kaqabataan

  • @AhmedAbdi-hu2rd
    @AhmedAbdi-hu2rd 2 місяці тому

    Xiniinyo cadde

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 2 місяці тому

    Kkkkkkk waar kani waa xaardheere mamatalo ciise muse iyo super.awal toona wuxu isleeyahay waxa cidi dooranaysaa xisbiga huwanta hoosta kala shaqeeya ee ciidankii goojacade jabiyey

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    WADANI HADUU COD KA BADAN 5% SHACBKA SOMALIYED HADUU HELO BEENAALE IGU YEEDHA BEESH GARXAJIS DALKA U DHIIBI MAYAN NIN U SHAQEYA HASSAN SHEKH IYO CADAWGA SOMALILAND GARXJIS FAYSAL BAAY U CODEYN

  • @ArkaAarka-kw3vo
    @ArkaAarka-kw3vo 2 місяці тому

    KANI XIIRAN DHAQAN KII. XUMAA EE CORO. AYUU HAYISTAA HADAFMALE. BEEN TII. DADKII XIIRNAMADAXA. EE XIRO AYUU KA MID YAHAY BEENAALE

  • @user-ri8bw3yl2g
    @user-ri8bw3yl2g 2 місяці тому

    Asc wn ku slmay galaydh waar kani maaha xildhibab .........hhhhhhhhh

  • @fathuma3573
    @fathuma3573 2 місяці тому

    Waar madaxwenaha waa qof Bini aadana ee Hadii wanaag leedihiin Maa ku qabsataan wixii aad ka cabaneysaa ama ku dha liileysaan waar waxaa diideysaan waa lafahan San yahay ama dareera ama fadhiya waa leydin fahmey

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6j 2 місяці тому

    Dad badan baa duruufo daashadeen sow maaha in laga fekero sidii dhibka looga saari lahaa la helo isxisaabiya aakhirona xusuusta

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 місяці тому +1

    doqaan doqaan beenale beenta jooji

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 2 місяці тому

    Sirbiuu ururiyey.....kkkkkkkkkfaaruqa

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 місяці тому

    Hala kala.diro ilaa imika kaalaya shaqeeya. Hal xeer oo ay curiyeen ma jiro. Dib jir nimo ayey la meeraysanayaan

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂kulahaa cidduu doono ayuu isla sawiraa/qiil ayuu usamaynayaa markay cadawga sllaand lashirayaan waar waanuidin fahansanahay labadiinaba.😐😐😐balan ayaanu kuqaadnay inaanu kalladhka soo qabanno cadawga sllaand ee gudaha iyo debedaba..from.j.hore

  • @Ahmed-to3pz
    @Ahmed-to3pz 2 місяці тому

    Adorons ma la cabikarta

  • @user-js3gq2ii9e
    @user-js3gq2ii9e 2 місяці тому +1

    Beenaall3 xaar dheee

  • @BaabuSalaam
    @BaabuSalaam 2 місяці тому

    Waar. Uuwaashey. Odaygani

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol 2 місяці тому +1

    Ciise muse in Europe doesn't support dan iyo duco. Talk is cheap.

  • @salaxleychanel8500
    @salaxleychanel8500 2 місяці тому

    Hhhhh oomantahay kulahaa meeshu ceel miyaa miyaanay ahayn inuu hadalkiisa ku muujiyay meeshan in kii yimadaaba inuu biyo ka cabo moyee ujeedo kaleba meeshan loogu socon ilahay mar uun mooge haynooga dhigo madaxwayne waxan waynu ka nasan lahayne

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 2 місяці тому

    Weriye xasn galaydh geesi aan waaban maashaa alaah su aal aad umuhiima ayaa aad waydiisay , miqyaaskaagu mawaxaasaa?

  • @user-yc6hh2rq9q
    @user-yc6hh2rq9q 2 місяці тому

    Inad riyoote waxaka horaysa inad seexato ninwayn oobee
    Nsheegaya waa ceeb

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 місяці тому

    Cirro ugu yaraan 65% codka Somaliland wuu helayaa walaahi taas anaga muuse iyo ina Kaahin ugu dhaaranayna

    • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
      @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 місяці тому +1

      BEENALE wale XISBIGA XASAN SHEKH BAANAN DORAN FAQASH

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 місяці тому

      @@Abdirahmanyousuf-mw5gz faqash ka xishoo waa ragii ina Kaahin iyo ina biixi si fican ugu wasay Laascaanod, ee ilaa hadda ina biixi soo hadal qaadi waayay Wixii balahiisa yaacay, Cirro waa Hassan sheekh laakin muuse biixi waa fircoon Ethiopian ah Abiy Ahmed

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому

      Ma ciro caanyo ma nin cadaw ah baa cod helaaya oo cilaaja oo seexanaaya shirarka dhexdiisa kkkkkkkkkkk

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 місяці тому

      @@user-sz7sn2rv9r waar isagoo cadow ah anaaga ku jecel

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому

      @@dalaisacgibril5899 Deesii codkaaga anag waa noocadaw e dee jecloow yaa kuudiiday taayadaanu ka hadalee

  • @user-il8gm8re9t
    @user-il8gm8re9t 2 місяці тому

    Hhhhhh waa fariid xildhibaanku sida basasha