DEG DEG KABTAN AYUUB OO AFKA FURATAY IYO AJNEBIGII OO BUURTA GALAY YAAB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • 31 January 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s 7 днів тому +5

    Bismilaah isha nacabku ka dayran dadkeena oo dhan D5
    Guul

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 7 днів тому +1

    masha allah , ciidan ka puntland ,guul insha allah❤❤❤❤❤

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 7 днів тому +3

    Buurta wa in la dejiyo askar hdi kale mar kasta wa ku so noqonaya wa in laga dhiso xero military

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 7 днів тому +1

    Puntland guul gobinimo guleysta Puntland

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 7 днів тому +1

    Maasha allah guuleysta insha allah

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 7 днів тому +3

    Qofkii. Daacad. Ah. Xaasidnimona. Nadiifka ah wuu guulaystaa

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 7 днів тому

    Masha’Allah Alxamdulilaah ❤

  • @Muxubo-q3k
    @Muxubo-q3k 7 днів тому +2

    horeey ukasaayeen waana ciidankii dacish sirdoonkodii waaye oo magaalada ujoogay nina meel uu kaseey nin ma aado waa iyagii saaxiib

  • @abdirahmanfarah-f5h
    @abdirahmanfarah-f5h 7 днів тому +3

    War Ethiopian miskiin maleh ee waa cadawga 1aad ee Soomaaliyeed ee iska daaya Ethiopian Jacaylka.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 днів тому +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 7 днів тому +1

    Absolutely guuleysta guuleysta guuleysta geesiyaasha, mujaahidinta, somajestayaash ciidanka puntland Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahali2846
    @ubahali2846 7 днів тому +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴Asc, Cimraanoow walaal waa ku salaamay,Su’aal baraarujin ahna iga gaarsii reer putlaan. Walaaloow waa runtaa in aan dadkaa magaalada qurbo joogta ku ah shacabku gacantooda ula tagin ee ay tahay in dowlada lagu wargaliyo si nabad galyada loo sugo Maashaa’allaah. Laakiin midda aan la yaabanahay baa waxay tahay haddii dadka intaa le’eg magaalada ka baxeen iyagoo qoodaynaaya maxaa loo qaban waayey? Yaa soo duubay? Haddiiba magaalada saas looga bixi karo, haddee in la soo galana waa wax dhici kara , taasina waa khasaaro weyn in magaalada la saaro ilaalo koontarool lagu soo galo koontaroolna looga baxo waa guulaha degdegooda.guul iyo gobonimo qof walboo ka qayb qaata wixii Diinta islaamka, Dadka, iyo Dalkeena ku soo duula allaha la jiro. Jawaab inshaa’allaah.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 днів тому +1

    Guleysta Isdifaca rer puntland Dacish wa jaben
    😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 7 днів тому +1

    Dhalinyarta Reer Puntland Gobdho iyo wiilalba qorta ciidank. Taga xeryaha ciidanka oo is diwaan gesha walaahay kuma khasaari doontaane taga xeryaha ciidanka oo is qora. ciidanka waxbarashada iyo taba barka aad kahelidoontaan 100 jaamacadood buuka darajo sareeyaa.

  • @abdilkadirmussaosmanosman4007
    @abdilkadirmussaosmanosman4007 6 днів тому

    Iyo inta Somali ku hadasha waxaa adeegsada isaaqa Somali manihin balse af somali baan ku hadalnaa.

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 7 днів тому

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 7 днів тому

    Cimraano buuraha laga tariibo xeebaha maxaay xeebaha u aadi weeyen hadaye tahariibayaal yihiin Buuraha xeebaha ugu dhow waa buruco bacaad qandala nimanka aniga fartaa iga godon brother

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 7 днів тому

    Boosliska soomaliland waan gartay ayagu way iska soogudbin. Sheekaan waxaan kumaqlay dadkaan ayagoo liugaynaaya bay Puntland lug kusoogalan intay waqooyiga soo dhexmaraan. Boosaasana waxay kuleeyihiin meelo ay isku aruursadaan. Waxaan marka garan waayay waxa booliska Puntland qobtaan hadii dad soobarakacay oo iska yaacin ay dalkii iska soogalin. Bilaasharcina magaalooyinkii kudhex joogan.

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 7 днів тому

    Asc imraan

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 6 днів тому

    Jooji afkaa dad afsomali ku hadla anagu ma naqaan ee waxaan garaneynaa umad somali la yiraahdo,waxaa Somaliland baa ku qadhaabata dadka afka somaliga ku hadla yey yihiin dee dadka afsomaliga ku hadlaa anagu dad soomaaliyeed baan naqaan.

  • @SadiaHassan-z2z
    @SadiaHassan-z2z 6 днів тому

    Waa askar tuugadu!

  • @Gawlyare
    @Gawlyare 7 днів тому

    Iska daaya ciidanka puntland ba gacanta ku farisinaye malagoda bay uyeerteen

  • @KiiloWagad
    @KiiloWagad 7 днів тому +1

    Kalmada aad isticmashay (maskiin) inta daciifka ah oo jilicsan ba ku hadla Ethiopian waa cadaw waa lasaara

  • @theyoungsomali
    @theyoungsomali 7 днів тому

    Waa is wataan daacish waa habash ee meel hala wada saaro.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 7 днів тому +1

    Kabtan ayuub adigan ma sidaas ayaa keentay umdadka afka soomaaliga ku hadla kalmadaas waxa isticmaal kuwa cadawga ku ah ee aqoonsiga raadinay oo diidan dadka soomaaliyeed inay is raacan ee ha dhahin

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 6 днів тому

    Captain Ayub maxuu yiri dadka Af Soomaaliga ku hadla waa nacas waa luuqadii Soomaali diidka iidoor ma cid aan Soomaali ahayn baa Af Soomaali ku hadla

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 7 днів тому

    Dawlada wa in ay aruriso oo gari lagu qado oo dalkoda ha lo celiyo

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 7 днів тому

    War raga did halloosoo celsjo
    Si'ay ubadbaadaan
    Qatarbeey ku jiraan

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 7 днів тому

    War sugbal lakahabro anaga naqaana afka oramadii an dagagesani

  • @MahadAfdhuub
    @MahadAfdhuub 7 днів тому

    Cimraan ninku mana caayay
    Mise waa ma habaaray kkkkk

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 7 днів тому

    Nin buurta aday waa daciish

  • @KhadroMaxamed-x5r
    @KhadroMaxamed-x5r 7 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AliCade-gh7jk
    @AliCade-gh7jk 7 днів тому

    Somali hadaa nahay been lee nafteena usheegnaa wax waliba naloo sameeya kadibna waanu ku mashquulnaa

  • @maryanAbshire
    @maryanAbshire 7 днів тому

    Sacabka reer butlaan dulmi marabaane ciyalo yar yaar o deeb darane walidoow carurtiina ceshada

  • @maryanAbshire
    @maryanAbshire 7 днів тому

    nimanku wa orano oraamo kleey wacanayan waxbeey fahansinayaan midhee

  • @jaltul8909
    @jaltul8909 7 днів тому

    Laakaha jooji sheekadaan propagandan waa (masaakii)masaakiin Dalkeenay kusoo duuleen waana arkaysay inay Oramia ka banaanbaxeen iysgoo leh maxaa loosoo raafay way yaaban yihiin waayo dhulkaan ayagu inay leeyihiin bayaamineen.

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 7 днів тому

    Ninka doortay inoo buuraha dagaalku ka socdo ku dhuumaloystan wixi ku dhaca iyaga doortay

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 7 днів тому

    Lama maqlo codkaaga