Itoobiya, waxay rabtaa, in ay liqdo Soomaaliya. Soomaaliweyneey, Soomaaliya aan badbaadino, idanka Ilaahey. Dowlada, hadda jirta, Soomaali ma metesho. Xasan Sheekh, Soomaalinimadiisa farbaa ku godan. Baarlamaankow, kaca oo wadanka badbaadiya. Heshiiska Itoobiyana rida. Ilaahbaa idinkala xisaabtami doona, dhulka muslimiinta, oo ah Soomaaliya. Ma rabno Itoobiya iyo heshiiskooda qurunka ah. Soomaaliya, Soomaali baa leh. Listen, Abiy Ahmed! Somalia is not your country and you are not welcomed in it. Somali people defend Somalia, from enemies like Ethiopia and you, Abiy Ahmed. Hassan Sheikh can not give away Somali Sea and land. Ethiopia will never ever get SOMALI SEA.
Ayrotv waan salaamaya hala dhiiri galiyo wariyo sare abrooone
Thank you SUXUFI ABRONE TARIKHIYAAN MASHALLAH GULEYSO
Mashallah Wa Wax Kudayasho mudaan in Gayigeena maqaan so boqanao inshallah 😢
Waa barnaamij wanaagsan
Cajiiiib Waleee Ethiopia waxaa iska le Somali horey soco wariye sare Abrooone
Mataahara qoomiyad kasta oo soomaali ah waa laga helaa
Biya saratagay waa la sugayaa
Ayaanle ceyr dhulbahante miya
Walal ma sameysid group trip oo ku booqan geyigeena maqan. Diyaar baa ahay inaa ku raaco
Itoobiya, waxay rabtaa, in ay liqdo Soomaaliya.
Soomaaliweyneey, Soomaaliya aan badbaadino, idanka Ilaahey.
Dowlada, hadda jirta, Soomaali ma metesho.
Xasan Sheekh, Soomaalinimadiisa farbaa ku godan.
Baarlamaankow, kaca oo wadanka badbaadiya.
Heshiiska Itoobiyana rida.
Ilaahbaa idinkala xisaabtami doona, dhulka muslimiinta, oo ah Soomaaliya.
Ma rabno Itoobiya iyo heshiiskooda qurunka ah.
Soomaaliya, Soomaali baa leh.
Listen, Abiy Ahmed! Somalia is not your country and you are not welcomed in it.
Somali people defend Somalia, from enemies like Ethiopia and you, Abiy Ahmed.
Hassan Sheikh can not give away Somali Sea and land.
Ethiopia will never ever get SOMALI SEA.