@@SuperExcuseargagixiso iyo qawiil kala saar wll Ragaan badankood waa rag dhiig soomaliyeed kumaqan yihiin In wasiiro loomagacaawo maana aheen eey waxeey aheed in la dilo oo waliba sixun loodilo
Somalia qof aan wax soo dilin ama soo dhicin hada xil maba haayo Kaliya wadada ee dhibaateynta umada usoo mareen baa lagu kala duwanyhy, midna urur argigixiso ah buu kasoo jabhadeeyey midna isbaheysi buu ka tirsanaaa, midna qalinka buu dadka ku dhici jirey Adeer kulli waa qalin iyo gacan ku dhiiglayaal
Walhi Ruunta ficane 2 Sano ugu danbesey Arinkiisa HAJKA Waa la hegaajiyey❤❤❤
Deni ayaa siyaasadeeyey ee hajj saan arko si habsamileh u socdaa
اللهم انصر إخواننا المستضعفين في غزه اللهم ارفع ماحل باخواننا المستضعفين في الفلسطينيين
waa Runtiis anaga oo dhan oo meesha fadhino waxaan nahay Ahlu Sunna Waljaneeca Maashaa Allaah
Dambiile lagu abaalmariyay meel uuna mudneyn haddii adduunka la isku xisaabin waayay aakhiraa jirta laxisaabin doono dambiilayaasha rabbi talo kufilan💯💯💯
Dhiiga sheikh mukhtaar ❤❤❤❤
Roobow is a serial killer and he needs to be arrested asap.
Somalia waxaa laga helaa nin argagixiso ahaa oo xil qabanayo
❤❤❤
Masha Allah, waad ku mahadsantihiin hufnaanta iyo isla xisaabtanka, iska huursanaanta waa in laga gudba
Waa dabiilayaal tiimka rooboy anagaa joogna makkah almukaramah iyo madiinah almunawarah xujaajteena waaladulmaa sanadwalbo
Qodobka ah cumilamada sufiyad waan kugu taagersan ahay wasiir❤😊
Shaqo shabaab ayuu hayaa
0:50
Ninkan shaley maxbuus buu ahaa maantana waa wasiir alaah kariim sidaas u ogoow xukunka alle.
Roobow miyaa hadal dhiba adinka lee hadaalina
Waad iga quslisay ninkani nin isdhaba maaha aadna wuu iskugu kalsoonyahay
ninkan markaan arkay oo wasiira waxaa nsoo xasuusta aqoonyahankii lagu qarxiyay huteelkii shaamo , xiligaas robow madaxda oogu sareeyso ashabaab ayuu aha. ilahaw adiga caadila!
cadoow miyaa?
Argagixisada xaruntooda Waa jeeelka hadii aanba la aasin
Kani sheeko dabe ayuu reebi doonaa
Shaley wuxu nagu qarxinaya diin beey ahyd baal mantu si xalal ku hysata wasirka dinte muu wax kaa badalo war side wax lo wada
Waxa yaab ah in xildhibaanada su'aalaha waydiinaya mid ka mid ah walaalkii la siiyay maamulka xujaajta😂 waddaankaas ayaa kaga sugayaa khayr😂 waliba anigaa sheegayee waa xildhibaankii ugu xiga dhinaca Roobow meesha ay fadhiyaa😅 dadka yaan la qaldin
dawlad mooryan iyo alshaab wasiiro u tahay
Nacas aa tahay waayo muqtaar roobow ma ahan argagaxiso… hadii oo argagaxiso oo jiro hawiyo iyo daarood aa oga koow ah
@@SuperExcuseargagixiso iyo qawiil kala saar wll
Ragaan badankood waa rag dhiig soomaliyeed kumaqan yihiin
In wasiiro loomagacaawo maana aheen eey waxeey aheed in la dilo oo waliba sixun loodilo
Nin xil haya oo wax soo dilin dib u eeg
Somalia qof aan wax soo dilin ama soo dhicin hada xil maba haayo
Kaliya wadada ee dhibaateynta umada usoo mareen baa lagu kala duwanyhy, midna urur argigixiso ah buu kasoo jabhadeeyey midna isbaheysi buu ka tirsanaaa, midna qalinka buu dadka ku dhici jirey
Adeer kulli waa qalin iyo gacan ku dhiiglayaal