Rachid Nour

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • '' Ramadan Moubarik'
    Nous vous présentons notre comédien #RACHID #NOUR😂😂 '' Sheiko barakeysan, Aqal🏡 barakaysan iyo babour 🚘 barakaysan'' 😂😂😂
    vous allez adoré cet episode n'oublier pas d'aimer et de partage la page merci.
    ✅Like 💬Comment ⤴️Share

КОМЕНТАРІ • 135

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 4 роки тому +41

    Rashiid nour is first somali stand up comedy man

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 4 роки тому +15

    Walaahi rashiid nour waa loo xiisay abaha comedy ga weeyan 😂❤️🥇🏆

  • @safwaansavage871
    @safwaansavage871 4 роки тому +17

    Wuxupa way barakaysan yihiin 😂

  • @enghaashi
    @enghaashi 4 роки тому +11

    Team Barakeyzan love ❤

  • @dahirahmed572
    @dahirahmed572 4 роки тому +4

    Waan taageera majaajilistaah wayn reer jabuuti 🤣🤣🤣🤣
    From CADAADO .

  • @amalhirsi5263
    @amalhirsi5263 4 роки тому +8

    😂😂😂😂Rashiid come to Dirie Dawa Ethiopia hunno

  • @mustafabdikani7990
    @mustafabdikani7990 4 роки тому +2

    Reeeeeer barako 😂😂😂😂

  • @Cayga
    @Cayga 4 роки тому +9

    Rached nour nin zi kaL io Laab iiga qosliyay🤗😂

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +10

    Dhamac biyood malaanjee 😂😂😂😂😂

  • @saidasma5839
    @saidasma5839 4 роки тому +6

    Kader waa laydin dhigay qadadi sil te plai adigiyo saaxibka kaalaya kkkkkk 😂😂😂

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 роки тому +1

    Rashiid waan ku taageeraa walaalo🌷🌷🌷🌷🌷🌷🥀🥀🥀💐💐💐🌺🌺.alla xaraabe waynaa reer jabuuti 😂😂😂😂😂ilmaadeerayaaloow maxaa kala afka naga dhigay😂😂

    • @ccn7168
      @ccn7168 4 роки тому

      faransiis paa ku gal gashay

  • @abdiqaniabdilahi3590
    @abdiqaniabdilahi3590 4 роки тому +3

    Rashid nour bestie man

  • @user-cj8tc9be2e
    @user-cj8tc9be2e 9 місяців тому

    Toujours rahid nour

  • @sherom6597
    @sherom6597 4 роки тому +2

    Sheekada rachid nooga sheekeeyey waa sarbeeb wuxuu ka hadlay waa nolosha dhabta ah ee djabouti looga noolyahay, waa dabaqad hoose iyo mid sare, dbaqad dhexdhexaad ma jirto.

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +6

    Hhh walaahi indhaha ayaa i casaaday 😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanstories7643
    @abdirahmanstories7643 4 роки тому +3

    Waa daac daac hhhhhh

  • @ibrahimdek4120
    @ibrahimdek4120 4 роки тому +2

    "Waxay qolodan baadbadka dheelaysa "😂🤣🤣

  • @aminahmed8573
    @aminahmed8573 4 роки тому

    very talented comedian Rashiid Nour ,wallee qosol yara baraysanbaad iga qoslisay anigoo fadhiya maqaaxi yara baraysan una fadhiya si yarabarakaysan cabayana shaah yara barakaysan .....

  • @abdiasiisahmed1929
    @abdiasiisahmed1929 4 роки тому +1

    Fadlan bixxi kabaahaga uruya..🤣🤣🤣🤣😭😭😂.. dacsada😂

  • @amoureternel4309
    @amoureternel4309 3 роки тому

    Star wlh

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 роки тому +1

    team barakeysan😀 allow nolasha noo barakee

  • @guledhajji5980
    @guledhajji5980 4 роки тому +2

    Hhhhhhh keeeg Keeeeg 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ROYAL0780
    @ROYAL0780 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂 rachid nour

  • @kaabafaraah6175
    @kaabafaraah6175 4 роки тому +1

    Hhhhh wlhy wu iga qosliyyy rashiiid nour

  • @cabdiqafaarxasan1254
    @cabdiqafaarxasan1254 3 роки тому

    Matalaada ninkan Rashiid Nuur waan ka helaa 😁🙏

  • @Emir-yg8vv
    @Emir-yg8vv 4 роки тому +2

    Famille barakeysan❤

  • @akramkariimi-wr1iu
    @akramkariimi-wr1iu Рік тому

    Tu seras toujours le plus comique au peuple Djibouti ...😂😂😂😂😂

  • @xamsecarab4055
    @xamsecarab4055 4 роки тому +2

    Waxan wada barakeysani maxay ahaayeen kkkk

  • @abdoulhakimhousseinmiguil8596
    @abdoulhakimhousseinmiguil8596 4 роки тому +3

    L' artiste comedien numero 1 de la republique de Djibouti. vous etez vraiment doue, Felicitation

  • @zakariageelle1181
    @zakariageelle1181 4 роки тому +1

    Nio noo soo badi comedy rashiid nour

  • @zeinabmohamed918
    @zeinabmohamed918 4 роки тому +5

    😂😂😂😂😂😂😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @bilanalireerali251
    @bilanalireerali251 Рік тому +1

    👍👍👍👍👍👍

  • @Umalfamilleheureuse
    @Umalfamilleheureuse 4 роки тому +1

    Mashallah💖😂😂😂😂

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 4 роки тому +2

    Rachid Noor abaha qosolka more video bro😂

  • @Ahmed.Hassan49
    @Ahmed.Hassan49 4 роки тому

    rashiid nuur caadi maaha caruurta ma adaa dhalay mise ayagaa ku dhalay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mahamedmahamud6469
    @mahamedmahamud6469 4 роки тому +1

    This guy is funny wlhi🤣🤣✌🏾

  • @Jnn785
    @Jnn785 4 роки тому

    Faransiisbaa reer jabuuti Bakhti wasay Rashid nur waan taageeraa lkn Af soomaaliga barta Awoowgiin la gubye Walaalkiin reer Jigjiga

  • @hanoqonsidayrabaan6721
    @hanoqonsidayrabaan6721 4 роки тому +1

    Wiilkan waaan jecalahy walhi waa wiil hal abuur leh oo caqli badan nolow sharfow ma is ma gabdh qabta ebow aan isku qabsanee😂😂😂

  • @maxkoshow9438
    @maxkoshow9438 4 роки тому

    Qosol Badanaa Rashiid Nuur Keep Going

  • @z.yamanihofficialz.yamanih1102
    @z.yamanihofficialz.yamanih1102 4 роки тому +1

    Dacasadaa ayaa hadlaysa😂🤣

  • @khaalidjamaal705
    @khaalidjamaal705 4 роки тому +4

    Digteerku waaxay reer jabuutiyoow rashiid nuur maxa laguu xiisay shoodhahaygi😂😂

    • @xamsecarab4055
      @xamsecarab4055 4 роки тому

      Digteer maaha waa dirigteer waxay la micno tahay Director ama Agaasime.

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +2

    Dacsada hadlaysa 🤣🤣

  • @awshan571
    @awshan571 4 роки тому +1

    Baad ,iyo uus 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @alalehossein1623
    @alalehossein1623 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @khadijaabdirahman8445
    @khadijaabdirahman8445 4 роки тому +1

    Keep going bro rashid nor from muqdisho

  • @maxkoshow9438
    @maxkoshow9438 4 роки тому

    Barakaysan Iyo Daacdaac 😆🤗🤗👍

  • @francooali1866
    @francooali1866 4 роки тому

    Hhh rashid nour qosol. Com wllhy

  • @idilcabdi8952
    @idilcabdi8952 4 роки тому +1

    Hore usoco

  • @dha4981
    @dha4981 4 роки тому +4

    Taasi dhibmalaha baahidu maha
    Ceeb ee kaliya ninkaasi wuxuucadeeyay muhani nimadiisa

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif6757 4 роки тому +1

    Wlhi kal iyo laab u qosley

  • @GouledMohamedgmw
    @GouledMohamedgmw 4 роки тому +2

    Mdr 😂😂😂

  • @ahmedfouad1428
    @ahmedfouad1428 4 роки тому +2

    Woowww

  • @madarmahamed258
    @madarmahamed258 4 роки тому +1

    Ereygaa Dacdaac Waxa ku Hadla reer Burco

  • @abdallahchakir5504
    @abdallahchakir5504 4 роки тому +1

    😂🤣😂🤣😂😂🤣🤧🤧🤧🤧

  • @gittiruchannel6880
    @gittiruchannel6880 4 роки тому +2

    Rachid adikanaa wad barakeysantahay maxa wa an oo farkal kuxuday.

  • @hamzikvlogs4700
    @hamzikvlogs4700 4 роки тому +1

    Team baraykaysaan 😂😂

  • @alinoursalahadine8685
    @alinoursalahadine8685 4 роки тому

    Vive rachid nour

  • @anaznizzy8196
    @anaznizzy8196 4 роки тому

    WAA CIYAAL BARAKYSANE

  • @yamprojk7864
    @yamprojk7864 4 роки тому +1

    Rashid nour 😂😂😂😂🤣

  • @jamesbrown7102
    @jamesbrown7102 4 роки тому

    War kani mahaa comedien

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +2

    Lol 😂

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdikadiye7842
    @mohamedabdikadiye7842 4 роки тому

    Daac daac!!!...

  • @hamzeapokor7575
    @hamzeapokor7575 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdalleawil8382
    @abdalleawil8382 4 роки тому

    Rashiid legend

  • @exuesa5865
    @exuesa5865 4 роки тому

    Adiguba waad barakaysantahay qaabkaga laga garanaya

  • @ismah5122
    @ismah5122 4 роки тому +1

    Lourd 👏🏾👏🏾😂😂😭😭

  • @kilasm4994
    @kilasm4994 4 роки тому

    Ma iyaga ku dhalay waaba reero waawaynee 😂😂

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial4829 4 роки тому +1

    Dirigteerka Qof iizheega Rabaa🤣 From Somaliland

  • @idriso.y9589
    @idriso.y9589 4 роки тому +1

    😂😂😂😂

  • @momodini3299
    @momodini3299 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jaamabdi4873
    @jaamabdi4873 4 роки тому

    Maxaa kafiican barakada

  • @cabdirasaqmaxamed8650
    @cabdirasaqmaxamed8650 4 роки тому

    nin wayn ayan modaye WAXAY sawka soo WADA baxay Abaha indhah ka was

  • @mohamedosman1148
    @mohamedosman1148 4 роки тому +1

    Mdr l'huxise avc les sachet braaaaaaaaaaa

  • @dirirhoussein6352
    @dirirhoussein6352 4 роки тому +4

    Wax wal ba barakeysan miya

  • @koshinbashir879
    @koshinbashir879 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣

  • @dekaali5073
    @dekaali5073 4 роки тому +2

    Bennal

  • @awshan571
    @awshan571 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nashaadmohamed7431
    @nashaadmohamed7431 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkkk

  • @fahmiarap5672
    @fahmiarap5672 4 роки тому

    Barakada haku ciyaarin ilaahayka baq af somaligaba masaxasidee😈

  • @napiilabdilahi9791
    @napiilabdilahi9791 4 роки тому

    Rashiid
    Waxa walapa waa parkayzan

  • @aiduruusmohamed7995
    @aiduruusmohamed7995 4 роки тому

    reer jabuti ninkaan bilad hala siiyo

  • @calanleisac6707
    @calanleisac6707 4 роки тому +1

    Kkkkkkkk

  • @abdirahmanmohamed627
    @abdirahmanmohamed627 4 роки тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍🇩🇯👍🖕

  • @zakikb5989
    @zakikb5989 4 роки тому +2

    Oo dhacda mise dhacday ?*

  • @Emello-cv9uo
    @Emello-cv9uo 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulahihamuud5273
    @abdulahihamuud5273 4 роки тому

    Hi

  • @khadaradamioz9802
    @khadaradamioz9802 4 роки тому

    Rashiidow qaadkii ma iska daysay

  • @bulxanbulxan6681
    @bulxanbulxan6681 4 роки тому +1

    Inta hargaisa joogta eeen kahor daawaday like igu qabtaa

  • @loyerabdala1796
    @loyerabdala1796 4 роки тому +1

    Dirikteer waa af france Ayn fliyaa yaa dahmay ninkasi waxa uu ka shaqeeyo

    • @dahirahmed572
      @dahirahmed572 4 роки тому

      Director =agaasime waana English bro

    • @loyerabdala1796
      @loyerabdala1796 4 роки тому

      @@dahirahmed572 director kumuu odhan haddanu pronounsion qaldayn

  • @zackariyaahmed124
    @zackariyaahmed124 4 роки тому

    😁😁😁

  • @mohamedyuusuf7289
    @mohamedyuusuf7289 4 роки тому

    Drigter maxa laga wada

  • @moali6857
    @moali6857 4 роки тому

    Ciidi halkan garaabo yaro iska barakaysan ayaa lagu cunay intii cuntay karoona yaro iska barakaysan ayaa ku dhacday hadana naqas yaro iska barakaysan ayaa ku xidhan

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 роки тому +2

    hhh wuu igaqoslyey runtii keep going com plz my videos

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 4 роки тому

    Ano yar ban dawan jiray 2014 13

    • @ahmedadamhero3697
      @ahmedadamhero3697 4 роки тому

      Wlee drktre was mxay

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 4 роки тому

      ahmed adam hero "director" agaasime weeyi

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 4 роки тому

      Mariam Abdi WhatsApp ka fariin iigu reeb numberkaa 4164011 anaa kusoo qaban

  • @Avacado.A
    @Avacado.A 4 роки тому +1

    Derikter waa maxay neh.🤔

  • @youngkingbreezy8064
    @youngkingbreezy8064 4 роки тому

    Il faut savoir Gafaneh plus resible de vous apo

  • @nashaadmohamed7431
    @nashaadmohamed7431 4 роки тому

    Waxaas miyaad sheeko kadhigaysaa bilaa xigmadla aan weeye

  • @shariifshariif1995
    @shariifshariif1995 4 роки тому

    Niinkan weyn muxu kusheekaynay
    🤔 Sheka caruuredka xata dhama waxan, stop warya xikmadi Ba Ka guurte dadka waxan ha islaso hortagin 👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿

    • @sherom6597
      @sherom6597 4 роки тому

      Marka hore arinta uu ka hadlayaa rashiid nuur waa arin dhab ah oo ka jirta djabouti waana dadka ku nool iyo sida ay kala yihiin noloshooda, si kaftan ah buu u soo gudbiyay lkn qiso kalaa ku ladhan kaftankaasi, indho ku garaadlaa tahay meel dheer wax kama argatid walal.

  • @muzthaphekunlizpayso1157
    @muzthaphekunlizpayso1157 4 роки тому

    Wr odaYgu wu xigmad GuuraY bri bu Wx ka Qoslin jire imika Wy ka DhmaTy Wa Sheko Carured wxaN u wda 👎🏻

    • @saidasma5839
      @saidasma5839 4 роки тому

      Sxb hadaanad fahmi lahjada waa gooni ee rachid nuur runti waa qosolya isku dheelitiran 100% okay

    • @muzthaphekunlizpayso1157
      @muzthaphekunlizpayso1157 4 роки тому

      Said Asma Qosliya u Aha e lkin Tan imika Hdad Ku Qososhy Dhakhtarada Tag wllo Wxba Jire

    • @bilanroblehahmed6516
      @bilanroblehahmed6516 4 роки тому +1

      Huno rashid nour maarkaste inaga qosliya