"Xisbiga Wadani Qaranka Wuu Difaaci Lahaaye Meelo Kale Ayaa Looga Taliyaa...."Samsam Qaran

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Місяць тому +5

    Masha Allah geesiyad Geesiyadi dhashay xisbiga wadani ee cadawga somalilan hoosta ku wata ilahayow naga qabo.

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ Місяць тому +3

    Mash Allah Mash Allah

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn Місяць тому

    Maasha allah geesiyad muwaadinad lexejeclo ka leh aayaha qaranka barakaysan

  • @ibrahimhassan7669
    @ibrahimhassan7669 Місяць тому

    Maasha alla gobtii gobtu dhashay

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 Місяць тому +4

    RUNTA ada sheegtay nolow. Samsam geesiyada garan Ayada tahay Somaliland guul guul guul guul

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Місяць тому

    Manshaallaa gesiyad qaran nolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 Місяць тому +3

    Runta ada sheegtay nolow Samsam geesiyada garan Ayada tahay. Wada mahadasantay waxada garatay inada garankayaga difacado iyo xukumada Somaliland ed kulmiye SOMALILAND guul guul guul guul guul guul

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Місяць тому

    Masha allah guuul somaliland

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Місяць тому

    Ilahow ku dhawr ❤❤🎉🎉❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +1

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn Місяць тому

    Xisbiga kulmiye waa la isku raacay in uu yahay xisbiga umada somaliland u yahay mid bad baadinaayey jiritaankeda guulayso sister

  • @M.osman79
    @M.osman79 Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢 waa runteed samsam hadalkeeda

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Місяць тому

    ❤Maasha'Allah Tabarak Allah ❤❤❤Guul Kulmiye ❤❤❤Guul iyo Gobanimo waarta Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedabdullahi2799
    @mohammedabdullahi2799 Місяць тому

    Allaw barakee kun hablood oo iyadoo kale na sii amiin

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 Місяць тому

    Ilaahay magaciisa ha raajo ahmed maxamed maxamuud xisbigii kulmiye kama dambayn

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Місяць тому

    Mash'allah habaryartay guul guul . Guul Somaliland

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn Місяць тому

    Guulayso inan sharafle waad mahadsantay

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Місяць тому

    Wuu FASHILMAY XISBIGAA XIRSI LOOGAMA HORAYN

  • @AxmadMuuse-lr2dd
    @AxmadMuuse-lr2dd Місяць тому

    Inantaa ku hamalyayn maayo inay kulmiye ku biirtay lkn waxan hambalyo iyo ducaba ugu dirayaa yacaylka ay u qabto dalkeeda iyo canka tawxiidku ku xardhanyahay guuleyso

  • @user-xw5yt5zs5k
    @user-xw5yt5zs5k Місяць тому

    Sasam Qaran soo dhawaw soo dhawaw maanshaa Allah masha Allah guul guul samsam Qaran Allah haku nuuro soo dhawaw samsam Qaran,,,,,,,,guul guul

  • @abdulsamater7151
    @abdulsamater7151 Місяць тому +1

    Boqorad, Somaliland ha'noolaato

  • @Hajiyuusufchennal8410
    @Hajiyuusufchennal8410 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hajiyuusufchennal8410
    @Hajiyuusufchennal8410 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤ very inann qaalaya

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Місяць тому

    Reer abtigay ifka iigu qaaliya ma iloobi karo ifka nabad ku noolaada cabdalle sacad(sacaado badan)

  • @user-br8jq3vv9d
    @user-br8jq3vv9d Місяць тому

    Canaha Damera ha ayay Gada Canalay ho dha dhami

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch Місяць тому

    Waxa kalaye ingadheexee. Waa qarnimada soomaland miadhkaa saa dhab ah

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 Місяць тому

    Caynkaasi waa noolow siyaad noolow

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 Місяць тому

    Fariid cid waliba waxay ku jeclaatay maalinta qaranka u hiilisay

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 Місяць тому

    Diinteena hafridu waa ka xaaraan ,ukhtii waxaan jirin ha sheegin waa kugu danbi

  • @AyanAbdirahman-ez8qc
    @AyanAbdirahman-ez8qc Місяць тому +1

    Walee wadani libaaxadbuu iska dayacay hhhhh anagaabay na jiidan gaadhay oo an meelna ku jirin hhhh iga walee sidaan arkaayo diyaaradaheedu waaa buux buux samayaan hhhh inay liiban al cadaala keentaan ka baqayaa hhhh

  • @abdijama6081
    @abdijama6081 Місяць тому

    kulmiye hj iska leh marti ba ku tahay garxajis edeb ku jooga

  • @HaykalMaxamud
    @HaykalMaxamud Місяць тому

    Naa ma biyo dhacaad cabsan tahay kani ma habar yar buu yaqaaanaa

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 Місяць тому

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN

  • @Asaldhaladsomalilanderperson
    @Asaldhaladsomalilanderperson Місяць тому

    Zamsam beenalay 😂😂😂 nama matasho waxba U dhiman kulmiye ma cilaaj bu noqday dadka waalan lagu xareeyo 😂😂 towxiidkan qataay bay tidhi talow markii hore ma gaalay ahyd goblanto tani wa garacad baan is idhi ibna xalalku waxaso beena umada sheege wale kulmiyena qudhun baad la gashay samsam dhimaney

  • @Asaldhaladsomalilanderperson
    @Asaldhaladsomalilanderperson Місяць тому

    Samsam waaaley halkad gali adoo oofwareen godob ta somaliland u xanbaariyay gaashanbuur waad ka baxde ku biir dadkad u naagaynayso bastaradyahay wax u dhimanyihiin doqon weeye samsam caanyo ciidanki somaliland cidi jabisay baad amanaysa samsam dhimaney dhulku gula go waad ceebaysay ciidagale waliba gaashanbuur ood iska sheeganjirtay sirqooy 😂

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 Місяць тому

      Ciday doonto ha taageerto haday gaashaanbuur tahay iyada uxora ciday rabto ee niicda kala tag gabadha caanyo yahay

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 Місяць тому

    Xisbigii Kulmiye ma gabadh keliya ayuu xaflad u qabtay?
    Waar ileen xisbigu wuu kacay.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Місяць тому

    Ilmada,cesho,weeeye.
    Xisbiga duminta,dalku waa,qudhmiye.
    Isaaq mamatelo,wax oromo,sheegtaa,ee,waxan,isaaq muxuu ka,eeganayaa.

    • @AyanAbdirahman-ez8qc
      @AyanAbdirahman-ez8qc Місяць тому

      Hhhhh waa huwantii oo yaa isaaqba ka hadlaayey Somaliland iyo calankaa barakaysanbaa laha hadlaaye card ka huruudaay 😂😂😂😂

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Місяць тому

      Silkii hooyada meel kusheeg

  • @saalaxy
    @saalaxy Місяць тому

    Heego propaganda