PRANK HAZZAL OO SIXUN U MASAYRTAY DAGAALKII ADUUNKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 196

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 місяців тому +43

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
    😮❤❤❤❤😮

  • @fatuushapea3045
    @fatuushapea3045 9 місяців тому +20

    Inta 2023 dawaneyso like isaar😅😂

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 роки тому +6

    Dummaroow xishooda,bal gabadhaan,arka,2 ayeeey dhaxda,ugujurtaaa,xadiiska,nabiga,(scw,)ma,ilowdeeen

  • @saarasabriye2106
    @saarasabriye2106 2 роки тому +22

    Hazaal maseerkii oo qofa🥰Dhiig badana Maasha allh

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 2 роки тому +10

    Hazzal aarsigaaga waanu sugaynaa iyo sidaad ugasho kaafi waabu kubartee😄😄😄

  • @khadrauk
    @khadrauk 2 роки тому +10

    Hasal waa inaad soo arsataa dumashi👏🏻👏🏻👏🏻

  • @nacimamaxamed7821
    @nacimamaxamed7821 2 роки тому +2

    Hheee 🍃sootii lahayd afar xataa anaa ku jecel afka lee weeye waxas 😅😅adba midbaad ugu gashay soo ma ogid 😏😏

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 2 роки тому +11

    Alla waay is mahadisay naayaa kaafi o naagqabo ayaad guursatee iskadaa cusbada. Midakle why baad gabadha udili maad ninkaada dishid waamaxay nacasnimada intaalag.

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 2 роки тому

      sxb oo ma isaga oo Nag leh mey gursatay, misa iyadu wati labad ... oo ti hore mu furay ... inanimo in ey ku gursatay ayan moday markan arkey sidey sameneyso ey takale dhirbaxo ku dhufatay 🤔

  • @KowthsrIsmsciil
    @KowthsrIsmsciil 6 місяців тому +2

    Inta 2024 daawathy like saara❤😂

  • @aniisamaxamuud1609
    @aniisamaxamuud1609 2 роки тому +7

    Waa doqon tani oo ninku muu qaba xagay uwaalatay

  • @amrancabduqaadir251
    @amrancabduqaadir251 2 роки тому +9

    Nin naag iyo caruurleh hadaad saan isu siiso adaa is toogty

  • @hamdaccalhii6986
    @hamdaccalhii6986 2 роки тому +5

    walaahi waa naag dhiigle mansha allah

  • @fardawsacabdirahman951
    @fardawsacabdirahman951 2 роки тому +4

    Waaaaaaw fariid weeyaaan hazel i love you

  • @fnn7642
    @fnn7642 2 роки тому +3

    Wlhi qosol waayo dharbaxsho caadi ah hazal saasan karabaa dumar naag nool❤️🙏❤️

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 2 роки тому +7

    Kaafi keep going sxb

  • @RahmaHasan-y1u
    @RahmaHasan-y1u 18 днів тому

    Raxma gabadha gebigeedba dhulka la dhacdee see cml😅😅😅

  • @fatuushbaraale6150
    @fatuushbaraale6150 2 роки тому +12

    kafi hazal kadaay prank fadlan gabadhah kadhaaf 👏👏👏👏👏👏

  • @canabahmed8082
    @canabahmed8082 2 роки тому +3

    Acuudullillaah Acuudullillaah Acuudullillaah walaahi waa waaletey

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 2 роки тому +3

    kaafi dumashiday Hazzal ka daa prank ka dhaaf piliis

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 2 роки тому +2

    Gagabdhan maskinta haku dhelin walaalkiis walahi gabdhan iney run katahy iyo iney jisho ma aqaan lkn qof saan layskuma raciyo xita hada isqabtaan saan loma masero koley ani masmeyeen saan ilaali gabdhan adoo kala inta hele markuu qalbiga ka xado buu cebeeyaa

  • @MohamedMohamed-vd9fh
    @MohamedMohamed-vd9fh 2 роки тому +6

    Keep going brother

    • @laylofaraaxlaylofaraax9276
      @laylofaraaxlaylofaraax9276 2 роки тому

      saas ma in jecel miyaa ugeey naya naa is adkeey ninka ma aadan dhaline hadaan dumar nahay waad naceewey say jileeca iskadaa

  • @ayaanosman967
    @ayaanosman967 2 роки тому +12

    Hasal maserki o qofa 🥰

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 2 роки тому +3

    Ar fududaa mismillah ilahay hakusaqiro

  • @ibrahimissack3803
    @ibrahimissack3803 2 роки тому +2

    Kafi cabdi I'll ayuu kafahmay maskinta hazal waa prank kii sadaxad uu kasameynaya maskintii sadaxad

  • @mudugaawiboy9838
    @mudugaawiboy9838 2 роки тому +2

    Wlhy tan inaadan wax badan is qabidoonin hadaad guursato ,hadeyba nuucaas thy🤣🤣

  • @saynabibrahim4703
    @saynabibrahim4703 2 роки тому +3

    Bisinka oo ma ayado la guursan ayey sidaani sameysay waxa habooneyd in ay iska qarsato maseyrkeda way ka laban laheyd dagaalka maxa waaye hazal dadkiiba dishaye gabadha si xun ayey u dishay runtii ninka ad ku dagaalamayso wali gacanta kumadan dhigin maxa waaye sidan bisinka Allah ha ku fududeeyo abayo

    • @leylacabdirizak1179
      @leylacabdirizak1179 2 роки тому

      Waxan wa views walaislaogyhy si dadbadan udawadan wain sfcn lojila

  • @naimamuxidiinomar4200
    @naimamuxidiinomar4200 2 роки тому +2

    Sheeko lasoo dhisay laisla ogyahay gabadha markee kabta kugaraceyso qeybta hosee uga dhufaneysaa lakin waa riwayad macan

    • @hanadcabdirixman8911
      @hanadcabdirixman8911 2 роки тому

      Nio dadku qalbda may la yihiin sidaa kale maxay ugu fahmi la yihiin

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 2 роки тому +3

    naagtu idab daranaa gabadhu maxay ku samaysay naa gabadhay rag aamin ma galo

  • @fardosaomar388
    @fardosaomar388 2 роки тому +4

    Gabadha qalbigeeda ilaali

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 2 роки тому +1

    😂😂walee iztustusbaan u arkaaaa tan qayladeeda
    Nin naago qabo bay zaaz izugu dhajin😱
    War baa kuu laaban wlhi
    Tan mizkiintan ciyaar ciyaar lagu dilay

  • @caisha_cuud7049
    @caisha_cuud7049 2 роки тому +2

    Hazzal gabar aan iska Jeclahay So aarso Mcney

  • @foos-up4lt
    @foos-up4lt 5 місяців тому

    Gabadhaan prank ku suubiya idinkana jugta qaata hazaal kuwad prank hasuubiyaan adna saan lee uqaracaa

  • @canabahmed8082
    @canabahmed8082 2 роки тому +2

    Walaahi saan u qosley
    Kaafi dhagaha ayaa I xanuunaa
    🤣😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣

  • @bishaaroxasan3912
    @bishaaroxasan3912 2 роки тому +2

    Tayari waa doqon miskiin ah, Naa gabadh raali gali aad dhirbaxda ku washay, nin saas laguma helee

    • @marwo2285
      @marwo2285 2 роки тому

      Dee mayee haday masayrayso may nin kaligiiya raadsato ninku waaba nin naagle on tisi hore waji u hayn

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 2 роки тому +3

    Habka udharbaxday ka helay🤣🤣🤣🤣naag adag nayada ninkii saa uilashada

  • @sandheremusse
    @sandheremusse 2 місяці тому

    Walhi Saab uqoslayay beerkaa icadaday

  • @SaidItalia-bi3lv
    @SaidItalia-bi3lv 9 місяців тому +1

    Hhhhhhhhhh mashaallah keep going talented team

    • @FamayMuhammad
      @FamayMuhammad 9 місяців тому +1

      @💗💗💓♥️💓♥️♥️♥️💓🇰🇭 have

  • @aaminosahro41
    @aaminosahro41 2 роки тому +2

    wlh waa naag nool hazzal m.a wey ku jeceshahy kaafiyow ilaasho gabadhan hhhhhhh

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b 7 місяців тому

    Subxaanlllhh wuu kudhexyaashay wllhi

  • @maxameedjamac5493
    @maxameedjamac5493 2 роки тому +1

    Anaa igu horeeya bin igu qabo idinla socdaa mar walba

  • @ShaaficiBarre
    @ShaaficiBarre 7 днів тому

    walaahi fariid waaye hasal

  • @fatimamaxamedkhadar7073
    @fatimamaxamedkhadar7073 2 роки тому +2

    Walhi kaafi hazal wey kudishay 😆😆😆😆😆😆💖

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому +5

    🤣🤣🤣 waxani waa sheeko ciyaalnimo

    • @nimcomohamedahmed1779
      @nimcomohamedahmed1779 2 роки тому

      Waxa kasugnaaba Sheeko dad waaween

    • @awshan571
      @awshan571 2 роки тому

      @@nimcomohamedahmed1779 manigad I sugaysa mise dadka aad dawanayso

  • @caashaaamiin7023
    @caashaaamiin7023 2 роки тому +2

    Kaafi cabdi ha ka xanaaji hasal

  • @ShaaficiBarre
    @ShaaficiBarre 7 днів тому

    gawadha waalajin walaahi❤❤

  • @jeestole9924
    @jeestole9924 2 роки тому +3

    Maserki oo qofa dumashiden kafi

  • @hanadcabdirixman8911
    @hanadcabdirixman8911 2 роки тому +1

    Ar gabadha kale dulqaad badanaa lkn anoo arka dharbaxada hada xijabka ay qabto waa maxay Somali pranki peen

  • @rahmoadam1303
    @rahmoadam1303 2 роки тому +1

    Lkn waa qalad inaaad gabadha gacan uqaado maaad ooga tagtid

  • @hoodamuusa8541
    @hoodamuusa8541 2 роки тому +1

    Prankigan mid laysla ogg bu u egg yahay war hoy waxa cadiya smeya

  • @marwo2285
    @marwo2285 2 роки тому +1

    Masayr haday wax ka taqaan nin naagle iskumay dhajiseen e masayrka ciyaarta kadaa dhe naagta

  • @umu2600
    @umu2600 9 місяців тому

    Wll kada waykujeceshahy hazal kada parka

  • @hanadxaji3268
    @hanadxaji3268 2 роки тому +2

    Sxb Panki Xanuunka mad kadeysid Hasal sxbow

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi2609 2 роки тому +1

    Nin Somali la jecladay ba nuucasa war inanta kada bahdilka ad markasata ku samaynayso prank waxas lama odhan karo

  • @alitawane3108
    @alitawane3108 Рік тому

    Hazal danger danger waye..aniga dawanayo yabaqay runti

  • @farxiyamohamed2200
    @farxiyamohamed2200 2 роки тому +1

    Kaafiyow Gabadha Ciyaarta maa ka daysid huno 😀

  • @user-qo1yp9xx2p
    @user-qo1yp9xx2p 8 місяців тому

    Sorry hazal 😂

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 9 місяців тому

    Oo 4 naag ayaaba u ogoleed Maxaa dhacay maseerka Maxaa waayay

  • @kamogelonape5047
    @kamogelonape5047 2 роки тому

    Haniita bbe wey xanaaqday inta ila aragtay like

  • @deeqacabdi5529
    @deeqacabdi5529 2 роки тому +1

    gabdha la dilay miskin sana may iska celiso nagta parnki dhanba wan ilawi laha ani sorry abayo

  • @lajaceleyqurx4658
    @lajaceleyqurx4658 2 роки тому +1

    Inta ila argtay ineey ahzal qofta tartiib u dileyao

  • @fartun9503
    @fartun9503 9 місяців тому +1

    Sorry

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 роки тому +6

    Prank sa u jeclah #netflix uga so tage sa udawdo 😂🤣

  • @deeqacabdi5529
    @deeqacabdi5529 2 роки тому +1

    hhhh kafi gabdhihi intu isku balamiyay ayuu hadana kala qaban kari wayay.abayo maxad gabdha udishay isaga mad dishid

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 8 місяців тому

    Walahi waa fariid labadoodiba wey isla Gara day

  • @najlanalka1428
    @najlanalka1428 9 місяців тому

    Hazaal sids shegtay kafi xaas bu laha xaaskisa damiirkeda miye gadatay waxyabahan dhacaya side ugu aamusantagay hazal nin xaasleh ayada jecleyd side umaseresa ma fahmin shekadan

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 2 роки тому +1

    Something is not right about her she is crazy gabadhii wey dishay caku doqon

  • @user-vx2rx1mg6h
    @user-vx2rx1mg6h 9 місяців тому

    Miskiin adi ma aarsanay sidmiyaa aarso no

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 9 місяців тому

    Gaclisadeyda hadana ma jecli iyada ijecel ado calacalya cod in laga duuba ku ficned

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 2 роки тому

    Hhh wlh tan caadi ayay u walantahay war Ka jooji way ku dili kartaa akhirka adiga prank ayad radinaysa akharay ku diri runtii

  • @ibrahimissack3803
    @ibrahimissack3803 2 роки тому +2

    Wan kaxumahay hazal maskinta waxaa ficned in ay tori melaha kasoqadato oo aay wax nol disho

    • @xumeirah
      @xumeirah 2 роки тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @shamsomuhumedyussufyussuf4487
    @shamsomuhumedyussufyussuf4487 2 роки тому +1

    Qofki ogu horeye🥺❤️

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 9 місяців тому

    Way uqalantahay ninka maiyadale😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sabriinashacban1954
    @sabriinashacban1954 2 роки тому

    Hazal waa fariid sida u ilaasho jacalka naago share ma gaasho u dheh

  • @RahmoYussuf-xl6gl
    @RahmoYussuf-xl6gl 5 місяців тому

    War gawada prank lee kabadise dibka kada😢

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 роки тому

    Acuudubilaah wa mxay saan naa nin loma washo Walaga dhwrsonada ilen ma hubtid Inad is helysan hadu naag kle radsado ma kligisa o danaysto ka danayso adna tan wale wa lo yaba wllhi

  • @abdiasis1120
    @abdiasis1120 2 роки тому +1

    Hasal miskiin modi jire xabad ay ka gashy ti yareed hh

  • @XahirSuleyman
    @XahirSuleyman 9 місяців тому

    Ba ay dhulkaa lagu tuuray

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 8 місяців тому

    Bismilah waxa dhici doona

  • @user-vq1ds5be8c
    @user-vq1ds5be8c 9 місяців тому

    Fariid waye wallhi hasal

  • @isaynaqurux4550
    @isaynaqurux4550 2 роки тому +2

    Wa isla og yihin

  • @MaryanXuseen-r7r
    @MaryanXuseen-r7r Місяць тому

    ❤❤❤

  • @drsnawaalali5301
    @drsnawaalali5301 9 місяців тому

    Yaaab badnaa naagto qabay nag ma aheyn

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 9 місяців тому

    Naaxiidhood. Nin Aanku. Qaabin. Humasaariin. Nag nagaag.

  • @hamzabadmash2448
    @hamzabadmash2448 2 роки тому +5

    she's gangster and crazy 😆 😆 😆 💘 👏 👏

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg Місяць тому

    Ceeb soomaha inaad gabadha qalbiga kaga ciyaartaan hal talo kaafiyow adiyo xaaskaga allaha idin barakeeyo iska daayo camerada horteeda eed is ku fhag dhagaysaan

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 2 роки тому +1

    Indha adakaa

  • @ahmeddaahir5773
    @ahmeddaahir5773 2 роки тому +2

    Gabadha Maskinta Wedishy wlhi Wale Maseer cadi mahan

  • @habiboadow8461
    @habiboadow8461 2 роки тому

    War ninyow ninkan camamadesaaa wn digeee ninkaaa iyo big broo ninkiii wax hayaneee ogadheee ninkas ha uso jwabin kafiyow

  • @sahroqueeen6224
    @sahroqueeen6224 2 роки тому +1

    Kasoo aarso ninka hasal hhhjhh

  • @Hibo-hv6uy
    @Hibo-hv6uy 9 місяців тому

    😅😅😅😅

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 2 роки тому

    Walahi wamaseerkuluul onxaadlaheen

  • @nusaybadahabo5505
    @nusaybadahabo5505 2 роки тому

    Indr GacaliYe inanTa Ka Daa CiYaarTa😅😅

  • @weheliyecr3598
    @weheliyecr3598 2 роки тому +2

    Maseer kiiyoo qof ah

    • @ladanladan2363
      @ladanladan2363 2 роки тому +1

      Hadeey mseeyr. Leedahay ma nin naag qabeey jaclaan lahaayd. Waa eber. Maseeyr mataqaan. Waa. Been. Nin naag qaba iskadaaye mid soofuray ma arki karo

    • @marwo2285
      @marwo2285 2 роки тому

      @@ladanladan2363 yes 👍 maseer waxba kama oga saa nin naagle mabay raadsateen haday naag masayr taqaan tahay

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 2 роки тому

    Prank ani jiliin baan uu arka inta aminsan ayage utaala dagaalka laga garana in uu fake yahay

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 29 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @asmaosman9256
    @asmaosman9256 2 роки тому +1

    Lkn haasaal masayrku muxuu ahaa ninku naagu leeyahay taad ninka ku haysato maad arkayn adba naagbaad ka daba timiye

  • @hooyomacaan9744
    @hooyomacaan9744 2 роки тому

    Sheeko laysla ogyahay waxa miyaa prnki ah doqontii ilaa hada waa lagu xamalanayaa

  • @nimcoinaizmanzweety7363
    @nimcoinaizmanzweety7363 2 роки тому

    Kafii hore usoc wllo

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 2 роки тому

    Kaw waxan oo kale masayr maahe waa sheeko kale

  • @hodanaadam2129
    @hodanaadam2129 2 роки тому

    maseer xanuun wayey walaahi