Tariikhda tanade darood

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 45

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur 9 місяців тому +13

    Leelkase wallahi wan dad wanagsan xamar deris aheyn aniga maihi darood Lakin Leelkase asxabteyda waye dad wanagsan oo ixtiram leh waye

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Місяць тому +2

    Viva Tanade Daarood Fron Ssc 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakialba2109
    @zakialba2109 Рік тому +2

    Nabadoon maxamuud yuusuf waa nin wax badan og waaana wadaad aan been ku sheekayn
    Ilma Tanade inay taariikhda kaa bartaan waaye nabadoon cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajaynaynaa❤

  • @AbdiazizIsse-jq1mh
    @AbdiazizIsse-jq1mh Рік тому +4

    Ilaahay baa ku mahadsan oo boqortooyadii Maalismogge iga dhaliyay🥰

  • @RaasiyaMahamed
    @RaasiyaMahamed 5 місяців тому +2

    Beerka neega ognahay walahee Ieelkase from xawadle Mahamed❤

  • @asmafarah6846
    @asmafarah6846 2 роки тому +11

    Darbi darood lelkase 😍😍😍😍

  • @Engkhaalid5
    @Engkhaalid5 2 роки тому +9

    Abtiyaal Guulaysta from Mj

  • @AlixirsiXirsi
    @AlixirsiXirsi 5 місяців тому +2

    reer Sheekh muumin adan

  • @AlixirsiXirsi
    @AlixirsiXirsi 5 місяців тому +1

    Reer Sheekh muumin

  • @zuhayrazahal
    @zuhayrazahal 2 роки тому +4

    Darbi darood leelkase🇸🇸🐅🐅😎

  • @suhail1306
    @suhail1306 Рік тому +8

    waxan ku sharfanahay inaan ahy nin reer sheikh mumin (reer muumin aadan) based on south somali leelkase meel walba uu joogo ha israaaco 🤝

    • @atiquephone2657
      @atiquephone2657 Рік тому +2

      Maasha alash ma shiikh muumin muumin aadan baa

    • @suhail1306
      @suhail1306 Рік тому +1

      ​@@atiquephone2657 haa walal waa muumin aadan lkis reer koonfurta waxy u taqaanaa sheikh mumin

    • @someonesomewhere4344
      @someonesomewhere4344 Рік тому +2

      M.a ina adeer reer xaji cumar baan kaa soo salamaya

    • @suhail1306
      @suhail1306 2 місяці тому

      salamu Allah ina adeer​@@someonesomewhere4344

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 Місяць тому +1

    Gaalgale baad qaadateene
    Hada ma xawaadle baadrabtaa hadii aad tahiin daarood

  • @Alzacim
    @Alzacim 8 місяців тому +1

    Reer sheikh mumin waa ino sharaf

  • @waxgaraad123-l2j
    @waxgaraad123-l2j 5 місяців тому +2

    REER MUUMIN AADAN 3 JILIB EE Banadir XAMARWEEYNE , Bay ,BAKOOL IYO GADO DAGAN REER SHIIKH MUUMIN
    (1 REER MAXAMMED MUUMIN) (2 REER XAAMUD MUUMIN ) (3 REER AMIN MUUMIN)

  • @MohammedOsmanFarah
    @MohammedOsmanFarah Рік тому +1

    Saan maqlay Xawaadle iyo Leelkase wey isla dhasheen ee Alle ha isu keena dadkaan Guul sxbyaal from Xawaadle

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Рік тому +1

    Xawaadle Waxa Rer Abdi U Ah U Jeejeen Cesmaan
    Lakiin Ayagu Wa Xawasdle Maxamad Samaali Waligey Ma ka Naqan Daarood Ama Hawiye Ayaan Nahay Lakiin Waxa Dhashey Hooyo Mudulood Ah

  • @mohamedcade9698
    @mohamedcade9698 2 роки тому +2

    LELKASE INTAAAS U QAYBSAMAA 3 MOHAMUD CALI , MALIS MOOGE AND MUUSE CALI

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 Рік тому +1

    Leyl kase waa habeen kase

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m Рік тому

    Anaguba waan dhacanahay hadan mareexaan nahay laf dhan oo reer diini la dhaladay baa murur sade nooga jirda waa lafda fanaanka juba waGii hore way iska dagi jirën qabiiladu wayna doloobi jireen lakiin waxaa fiican in aysoo noqdaan qabiiladu oo dad kooda u yimaadaan

  • @XamadaAbdy-ej5gk
    @XamadaAbdy-ej5gk Рік тому

    waxaad iga Jaahil Bixisaan Nimanka La yiraahdo Geemaale Wexee Dhahaan Anaka Darood ayaan Nahay Welibo Waxaan Ka nahay Maxamed Siyaad Ma jirtaa Arinkaas Plz iga jaahil Baxiya❤

    • @zakialba2109
      @zakialba2109 Рік тому

      Maxamed siyaad yuu galaa marka sxb ma Tanade daarood baa mise waa daaroodka kale

    • @AbdirahmanMahamed-x8d
      @AbdirahmanMahamed-x8d Місяць тому

      Gemaale xage daga horta

  • @donomar8517
    @donomar8517 2 роки тому

    Tariq beenta

  • @AhmetAlinour-gt1qd
    @AhmetAlinour-gt1qd Рік тому

    beentiisa fiiri ma lafihi kumanaan sano kahor buu arki karaa lafaan arkay ku leeyahay waa DAD AA NADABKOODA LA EDDELAA WAA BEEN

  • @mahadhurre4115
    @mahadhurre4115 2 роки тому +4

    Lan dhere nimo

  • @donomar8517
    @donomar8517 2 роки тому

    Leeylkase Mayle SAMALE.. Beenta Ska dayo

    • @anisaomar4432
      @anisaomar4432 2 роки тому +5

      Been kulaha, dna baa sheegay in ay darod yihiin

    • @hanafihaji3018
      @hanafihaji3018 2 роки тому

      @@anisaomar4432 leelkase wa mayle samaale Tanada wa leelkase hoyadiis darood rer abtigiin waye

    • @anisaomar4432
      @anisaomar4432 2 роки тому +4

      @@hanafihaji3018 Leelkase iyo samaale have nothing to do with eachother according to dna and History. Beenta iska daa

    • @emerald7857
      @emerald7857 Рік тому

      Anisa wa yaab beentaan sida uu faafiyaan, xaqa mar walbo uu sheeg

    • @calicabdi2696
      @calicabdi2696 Рік тому

      @@anisaomar4432 waa sax daarood waa afarta daarood, daar koombe, daar kumade, daar sade, daar tanade