il;a jodayo jirayo sheeko iyo iyo waxyalo QAS AH LE YA OORIYAREEY MURWODUMAROO qiimobadan le badan lay soo dhaweyaba soo imaw boholyaw iQABABA BUSEEL CADCEEDDUMAROO LAGU FARXEEY BURUNBUR BAN BURANBUREY
Wiil waal wa wiilka soo jeedo ogadenya regin especially jigjigo.. Wa will absame. Bartire. Kuna soo korey qabridahare waxaa so koriyey oo soo tabobarey ogaden rer cabdule. Bsrtire wa beeraley rer nabaded.
Meshu katalinaye intey ehed wa dulka jigjiga qabridahar shaqo kamu hen mida kle wiilwal wa re garad xirsi farax o absame o dan qarniyal utalin jiren ragnimada xagas ukadaxle wllo
Shafici Xeynosh abwaano kale ayaan jirin marka dadka magaca leh in la sheego Waa sax dad aan taariikh lahayn hadaad buugaagta taariikhda kabaadho waad daalaysa👌
@@abdim.m.q3127 Kuguma Raacsani Anigoo Daarood ah Way Ka mid Yihiin Waayo Dhulbahante Iyo Ogaadeen Baa Ka dhashay LKN iyana Waxaan ka Maqnayn Iyana Raga Hawdka La Dagan Ee Isaaq.
Mahamed Aden Wll Idaajaa Mar hore Ayuu ka Afeeftay Commentigaagan Waa kii Yiri Suugaanta Iyo Murtidu Ma gasho 4.5 Oo markaan Nin ka Keeno Reer Mid reerka ku lidka ah inaan keeno kuma Khasbani balse Waxaan Soo Qaataa Ragii Ugu Taariikhda Dheeraa Reer Miyigii Hore ee Soomaalida Waana Inta Odayaasha Laga soo gaaray intaa Ka sheekaystaan Xikmadohoodii
CIGAAL ILEEY *LEGEND * ayuu ahaa sida ciyaalka maanta u fahmaan 😂😂😂
Walhi billaahi waan farxay in aan maqlo codkiisa 16 sano kadib waxuu soo galijiray cashirkii sheekh cabdule oo cariif waxan ahaa 12 sano jir marakii igu danbeesay codkiisa idaa cadii hoon afrik 😚😚😚😚😚😚😚
VIVA IRIR SAMAALE
2001 ilaa 2004 sax
Mahamed Aden maxaa meesha keenay waxa aad soo qortay war anagaa yaab aragnay
@@mahamedaden7237 maxa ka hadlesa waryaa
Kkkk mansha allh
Old is gold
Awowo wiil waal aloowku naxariiso aamiin
Rag Ciideed Ilhy ha u naxariso
Aamiin Aamiin
Rag bay ahaayeen aar rag ka danbeyn
Wxas rag aah
Wllh Cigaal wuxuu ahaa mid aad u foojigan viva somalidii hore 🇸🇴❣️
Waa somalidii aan taarikhdooda bartay eee ahaa dadka aduunka ugu caqliga badan uguna geesisan lkn ma aha somalida xoolaha ah ee maanta nool oo kle somalidu waa dadka ugu da,da wayn aduunka kuna hadla luuqadii nabi aadan
Luuqada Carabiga ayaa ah luqadii Nebi Aadan calayhi Salaame
@@mahamedaden7237 baro luuqada somaliga iyo cilmiga luuqadaha markaas baa ogaanaysa luuqada somaligu waxay tahay
@@abdullahiabshir9607 luuqada Soomaalidu ecadamic Malaha zxb yacni manhaj uu Gaara markaas sidee ayay Aduunka ula tartamaysaa dadkeedii ayaa halis ugu jira inay dabar go'aan adna af/luuqad ayaad kasheekaynaysaa
@@abdullahiabshir9607 Waxaagu yaanay faan noqon ee waa inay xaqiiqo cilmi ku dhisan yihiin hadii kale ii jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis
@@mahamedaden7237 anigu waxaan amisanahay luuqada somaaligu inaysan dheeldheel ku dabargo'ayn lkn wax kasta waa suurta gal mida kle aduunka majirto luuqad fasiri Karta xarfaha alfabeetiska ah sida A ,B,C,D... aan somaliga ka ahyn xataa carabigu Masamaynkaro Marka somalidu way ku hadasha luuqada lkn aqoon umalaha waxaan baaritaan kuwadaa luuqada iyo taarikhda somalida ilaa hada 8 bilood baan arintaa ku jiraa sxb waxaan kugula talinlaya inaad taarikhda somalida baarto oo baartid iyo waliba luuqada adiga ayaa xaqiiqsan doonee
Ishcala sheeko run ahaan tii waala dhacay xikmadaha
Waa Taariikh Cajiib ah iyo Dad aad nooga xikmad badnaa
🇸🇴
"Hadba labadeena kii eega ayay ku dhacaysaa"
hadal nin dakana qabo ahaa indheer garad cigaal iley💯
Ilaahay hakuu naxariisto boqor
Dumarka dhanka Dhagarta Loma Gali Karo Yaa ila Qaba
"Naasa Hablood Ma Cad baa mise Baruur"
"Luga Gorayo Ma Miskaa mise Jeenyo"
Hal xiraalihii ugu Adkaa Abid Ee Ilaa maanta La Furi Karin 😆😆Boos Iley
Naasa dameer mahoorbaa mise danbeed
@@salahugas5008 way ku jirtay waa Runtaa "Naasa Dameeraad Ma Horaadaa Mise Danbeedo" Weeye Sida saxda ah
Ninba lamadeena kii eegabey kudhaceesaa 😮😂
❤
❤
❤
Ilaahay hakuunxaristo baqorkaynoo
Garaad wiil waaal abtigay mcn illahay hakunaxariisto
Nasro Abdikadir hhhhhhhhhhhh abtiga ceel kudhac
@@abdikahiye3781 war abtigay mxd ceeel ugu ridi niyow
@@nasroabdikadir331 m.a abyo
kkkkkkkk kewaye kaas
walee waa dad murti iyo maskaxba ku dhamatay
Cajiib waaye wallaahi
Maasha Allaah
Waan hamiyay
Walee rag baa dunidan soo maray
Naaso hablod ami jiidhabaa mise waa baruur ?
Adigaa inanee iiga jawaab
Hadana nool
Dunida rag ba kula joogo intas iga gadan
RaG xabaal ilhy ha unaxriztoH
Taariikhda soomaalida haday bilaa darood iyo ciise noqon lahayd micno ma yeelateen
Ilaahay habarakeeyo idaaja
Maxaa yeekay taariikhdan inpadan raadinayaya
Alla yaa Cisag
Raagaa waxaa ka mid aha
Awoowgay maxamad ganaje oo bixi yay tani cano
Rag ina adeer wax ku dhaama laway
Taariiq xasuus mudan
Murti.biran
Ahayeen dadkii.hore
Kkkkkkkkkkkk Ha waarto qabyaaladu miyaad leedahay shekhaw
Naaag sharwye
Waxa Uu ahaa Ninka laga Keenay Murtida ilaa Maanta Joogta ee "Rag intaasaan Lasoo Dhaqmayoo Ina adeerow Wuxuu ku dhaamo Waayay"
Eebe Godka kuu Nuuri
Wiil waal lagend halyey soomaaliyeed💪💪💪
Wlhi Waa Xikamad Iyo Dadkii Horre
Naaso Hablood Majiirbaa Misse Cadiin
She's Criminal Women But Anderstand
Wiil waal
Ahmed farah idaja 🇸🇴
Garaad wiil caan baxay garaada
Waa Aabe somalia yaat
New
GARAAD WIIL WAAL geesi buu ahaa gayiga Soomaali Galbeed kasoo if baxay.
il;a jodayo jirayo sheeko iyo iyo waxyalo QAS AH LE YA OORIYAREEY MURWODUMAROO qiimobadan le badan lay soo dhaweyaba soo imaw boholyaw iQABABA BUSEEL CADCEEDDUMAROO LAGU FARXEEY BURUNBUR BAN BURANBUREY
Walhhi nin an codkisa kuraxeysto idajaa
Wiilwaal bartire taariikh ayu ureebay walee iyaguna ilaa maanta jigjiga gacan biray ku hayaan
Masha Allah
Daarood Kii madax noqdaaba ma keligii taliyaa? yaahuu
Kkkkk kaliga taliye ma ahe nin idinla tashada oo guulaysta ayan jirin kaligi nin tashada mooyee
Ijo adan he was majersteen
Kkkkkk waa sidaas
@@mikejoness2041 Xishood boowe Wiil Waal nin Bartire ah weeyee. Waa Absame.
@@mikejoness2041 Hadaadan Laangaab ahayn maxaad u sheeganaysaa Ninka Bartire "Laangaab sidaad tahay nin kale laacu kuu qabay".
Marjeeteen taariikhda wxba kuma leh, Weligoodba daciif dabo-dhilif ah baaad ahaydeen. Wiil Waal waa nin Absame ah Bartire kasii ah.
Old Gold
wanaagsan
mnsha Alllh Tariikh qiima badan
Cajiib
Ina-rag walaal wuxuu ku dhaamo la'waa.
Msh alh
wlhi xikmad iyo garasho dadkii hore ahyd
Gyt
Way isoo. Jiidatay
Cigal waa ninn caqlibadaan.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Rag waa ragii hore hadalna waa gaydhaheen
dad xikmad leh
maxamed ammo hal ku xamay
Garaad wiil waal
Waa maxaa la yiraahdaa Waylaalis
Waa harag lo'aad kala midaba oo layku tolay lahabeyey oo martida iyo dad ka madaxda ah lagu jiifiyo.gogol ahaan losiyo.
Wiil waal wa wiilka soo jeedo ogadenya regin especially jigjigo..
Wa will absame. Bartire. Kuna soo korey qabridahare waxaa so koriyey oo soo tabobarey ogaden rer cabdule.
Bsrtire wa beeraley rer nabaded.
Meshu katalinaye intey ehed wa dulka jigjiga qabridahar shaqo kamu hen mida kle wiilwal wa re garad xirsi farax o absame o dan qarniyal utalin jiren ragnimada xagas ukadaxle wllo
Qabdahar wuu kusoo barbarey lkn jigjiga ayuu katalin jirey Wana ninka jigjiga oromo kaxoreyey
WIIL WAAL wuxuu ka soo jeedaa dhulka Kaydka iyo Kaymaha (HAUD & RESERVED AREA) Jigjiga. Waa Ninkii JIGJIGA ka xoreeyey OROMO.
Cumar Farah AKISHO mayna OROMO ahayn? Waro Waro.
Cumar Farah WIIL WAAL wuxuu la dagaalamayey GAALA oo OROMO ah Markaa Adigu ma GAALA ayaad tahay. Waxaan maqli jiray AKISHO WAA GAALA KA HADHEEN, Markaa intii kasoo hadhay baad tihiin.
2024
Sheekado wan kahela
dumar dab ey shiden madamo
Wiil
Tarikh loo xiiso
masha aallah raga kala garad wacan
Horta sheekada waan ladhacay laakiin laba su,aalood ba waan iswaydiiyay waa maxay sababta gabadhiisu markay wiil waal kutidhi ninbaa ii yimaad uu gurigiisa ugu sugi waayay? Waata labaade maadaama oo uu doonayay ninka inuu dilo markuu lulmoonayay muxuu udili waayay maxaa xujo iyo waxaas keenay?
Gurigiiasa ugu imaan mayo oo wuu iska ilaalin tan kalena wuu hubsan kari waayey sidaas ayuu udili waayey
Inuu dilo wuu rapay ee cigaal ba kama liidan waa laisku dhiman lahaa😂
Wallee rag bay ahaayeen ilaahaw u naxariisto
Idaajaa ma taariikh yahanbaa mise waa buubbuunin daarood sheekooyin samaysa oo dad loo gaaryeelay buu ku caanbaxay
😂😂😂😂 nio cuqdad ba kuhayse hadii owowga taarikh layn oo bantu aha ninkan awowayashi ba tarikh la ha e niica ninka kala tag beedeyahow
Muxu ka shekaya tarikh an darood ahyn somali ba male
Hal Ku xamay
Xasha waxas baa xigmad laga dhaha
Abwaan idaaja waxaa lagu dalilaa in uu abwaanada cidiisa kaliya bunbuniyo
Shafici Xeynosh abwaano kale ayaan jirin marka dadka magaca leh in la sheego Waa sax dad aan taariikh lahayn hadaad buugaagta taariikhda kabaadho waad daalaysa👌
@@a_m_gureylion-heart1210 lkn hadba cidii markas awoodahaysata ayaa tariiqda qodha tariiqda gabayada waxa laqoray badanaa xiligii kacaanka waxayna soqateen cidoda kaliya marka cidan tariiqdoda aqoon idaajaa darood ha ufaniyo anigu hal nin ayan cidas gabya u aqan wana sayid maxamed cabdile xasan
Shafici Xeynosh dawladu dadkii waxgalka ahaa ee taariikhda lahaa ayay wax kaqortay marka hadad reerkiina kadhexweyday waxa lagaaga tagey ayaad qabtaa calow fanaaniin iyo muqayiliin iyo majaajileyse iyo waxaas lama qorayn ee waxaa laqorayay abawaaniin sida raage ugaas warfaa qamaan bulxan al sayid muxamed cubdulle xasaan iyo boqortooyo sida garaad wiil waal oo hada aad dhageysaneyso iyo boqortooyo cismaan maxamuud garaad ina cali shire iyo xaawo taako iyo axmed gurey marka dadkaa war xaafadiina ah hadad kawaydey maxan ilahay ayaa dadka abuura wll iska samir 🤣🤣🤣 iyo Idaajaa oo hadaba nool cigaal shiidaad. Ninkii ugu horeeyay ee africa diyaarad lagu weeraray miyuu awawgaa ahaa? gabadhii igu horaysay ee africa iyo ilaa carabaha diyaarad kicisay miyay asli xassan cabaade miyay walaashaa ahayd maxan kuu qaban karaa sorry man👌
@@a_m_gureylion-heart1210 horta raga aad shegtay sida ay ubadan yihiin waa adoor warmagaratay inkastoo wax kasta ay kaweyntahay somalinimadu waxa jirah xogaa xifaltan beeled horta mid wa inad ogataa sxb tariiqda hadba waxa qora hadba ninkii awodle 1972 Markii farta somaliga laqorayay waxa talinayay alle ha unaxaristo siyaad bare marka inuu tariiqda beesha darood babuniyo oo iskulada lagu dhigo waa wax ay kacaanka aykadanbeyeen marka amba waxa abwaano waway ayan lahaa sidii cabdile guure ,mire gurey ,ducaale cilmi marka ninkan tariiqdisa aqoon idaajaa hakagado midakale somalidu aqaarkod waxay iskuxukumijireen qaan boqortoyo sida majeerten,ajuuran,galadi,abgaal,jareerweyn,biyamaal lkn kuwa kasoharay sida marexan ,habargidir,ogadenka inta badan ,raxanweynta,yibraha waxay isku xukumijireen garad oo kale AMA suldan waxkalobadan marka inta boqortoyada lahayd ha umaleynin aney wax ahaayen waxan kaloo kushegayaa qabiilka sida manta lo adeegsado markas loga adegsanjirin
Shafici Xeynosh hhhh horta igaraali noqo sxb wan kugu yara adkeeyay hadalka waxkal mahee oo qabyaalad ninjecel mahiye waxan kajawaabayay hadalkaagii ahaa nimabkaa wax gabya waxan uhayaa sayid maxamed. tankale ee aad tidhi ragaa badankoodu waa iidoor magaranin waxad ulajeedo yaa iidoor ah oo aan sheegay?
Walalayaal gabooye waa bokhortooyo
Ruxa wata magaca maxamad Adanow Darood'ismaciil ookali Ah Aya lagaban wayay ee Darood Oo Qumiyad'ah'miyalaxasdi:wamaya;
Marba haduu arkay ninka lulmoonaya maxaa meesha keenaya NAASA DAMEER & LUGO GOROYO ?
Idaaja waa Ilka yar qabyaaladi madax martay oo Daarood uun ka shekeeya Taariikhda intaas uun moodayaa
Somalida reerka kaliya ee taariikhda leh waa daarood haday suugaan noqoto haday halgan tahay haday madaxtinimo tahay
@@abdim.m.q3127
Kuguma Raacsani Anigoo Daarood ah Way Ka mid Yihiin Waayo Dhulbahante Iyo Ogaadeen Baa Ka dhashay LKN iyana Waxaan ka Maqnayn Iyana Raga Hawdka La Dagan Ee Isaaq.
Mahamed Aden Wll Idaajaa Mar hore Ayuu ka Afeeftay Commentigaagan Waa kii Yiri Suugaanta Iyo Murtidu Ma gasho 4.5 Oo markaan Nin ka Keeno Reer Mid reerka ku lidka ah inaan keeno kuma Khasbani balse Waxaan Soo Qaataa Ragii Ugu Taariikhda Dheeraa Reer Miyigii Hore ee Soomaalida Waana Inta Odayaasha Laga soo gaaray intaa Ka sheekaystaan Xikmadohoodii
Xakmad wa dadki hore
Dad soo galooti ah ayuu taarikh been abuur ah ku dejinaayo
Waawaxa ay dadka uga saburka badanyihiin👮♂️👮♂️🐯
Sheek xariir weeye, dhab ha u qaadan 😆
Hal ku xamay cigaaloow😆
Naaso hablood macadbaa mise was carjaw
idaajaa tariikhda daarood uun buu kashekeeyaa
adigu tiina nooga sheekey waan dhagaysaneynaa
Daarood doqon ma dhalo
Haduu dhalana dadka kale karoone
Maciid kaloo tariikhleh baajirtay aduunka
Wale wagaradakii garadada
Keligii taliye sidii siyad barre
HOOYADAA WAS LAANGAABYAHOW CUQDADAYSAN😂😂😂
Hal ku xamay
Nn
Asc
Hilib gorayo maseed mise musal
Aa a sare
Rag waday oo waday oo habartina u Tuiyay oo walal waxuu ku dhamo wayay
Lo'da karreebka ah ee iyada oo aan dheg la qabto lahayn weyleheeda ku maqiiqan magaca loo yaqaanno sheega? Magacu isla muuqaalkan ayuu ku jiraa.
Insaarix 😂
Kkkk
Ilama aderayalow hal ku xamay maxa laga wada
yacnii wiil waal wuu usarbeebay ma ogo inuu ninku ninkii yahay xaaskiisa uyimid raad kusoo galay cml ayaa loolajeedaa hda mafahanty
❤
Ilaahay habarakeeyo idaaja
Maxaa yeekay taariikhdan inpadan raadinayaya
❤