Guuldaradii Raaskanbooni oo waji kale u yeeshay siyaasada dalka & Kenya oo jubaland go'aan ka qaada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 11 годин тому +3

    Adeer waxa dulmi ah waxa Xasan iyo Xamse waxan ka xumahay xasanka xabalaha qodanaya arrinta asaga u gaarka ah in aad taageerayso oo aad ugu hiilinayso inshaa Allaah Sayyid Axmed 10 sano oo soo socota uu xukumo

  • @mahadmohamed5469
    @mahadmohamed5469 3 години тому +1

    Buulo xaaji madaa xoreeyay kan sheekh mahan sayid madaxweyne axmed mahamed islaam guuuuuuuuul

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 9 годин тому +2

    Guuuul axmed madoobe kan shiiq ma aha runta masheegin shiiqoow tabar aa u geeysay

  • @AmerJama-j6e
    @AmerJama-j6e 10 годин тому +1

    Axmed Maxamed Islaam guulayso Adeer , Dhabadhilif Jilicsn foogal Jilicsn looga' ma baahna Jubbaland

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 11 годин тому +1

    Subxaanallah
    Shakuul dheh
    Kan Sheekh ma.ahan hadii uu hunguriraac noqdo

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 11 годин тому +1

    Guul axmed islaam 💪💪💪🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏💙💙💙💙💙

  • @abdinasirdahie4107
    @abdinasirdahie4107 6 годин тому +1

    Sheekh lacagi waa qaadasho iska anuus kan cadiifadeysan war ninyohow saxafada soo bro rer bqdiye yaad thy

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 10 годин тому +1

    Maleeshiyaad qabiileedkii cabtowda xasan dhiiqo keenay raaskaambooni ciidamo qaran maahan waa ciidamo qabiileedkii

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 12 годин тому +1

    Tv.markasta wa qabiil shaqadiisu umda somaliyed ayuu isku diraa.waa mooryaan gurgurte u shaqeeya

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 9 годин тому +1

    Nikaan garguurte aa xoogaa soo sii waa sheydaama kan ugu weeyn war umadda baahan umajeeda miyaa shuban haku dhaceey waa talaalanyahay waa isdii cali dayuus war nag aamus

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 години тому +1

    Waa Wax Lagu Qoslo ninkan Gadhka weyn wuxuuna Baal marsan yahay Xaqiiqada jirta soomaali way is dishay wax Dib u Heshiisiin ahna ma dhicin Laakiin wuxuu Hilmaansan yahay Damaca Xasan sheikh 😂😂😂😂

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 9 годин тому +1

    Ar shooqoow xaal qaado oodanbi hagalin garguurte ma tastuukuu ilaali mase waaba baday kkkkk shiiqoow alle ka baq garguurte umadda allaha kaqabto

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 12 годин тому

    oo tii 2019 soo dulmi ma ahayn, xasan cade waydii shiikha, say tan
    Xalaal ku noqotay, shiikh jooji
    Beenta, axmed madoobe waa madaxweynaha jubaland, aniga waxaan ka soo jeeda Gobalka gedo, wadankana ma joogo,oo waxaan ku noolahay dalka uk, xasan sheekh (xaraash) wadaanka
    Halaga qabto.

  • @silverloola726
    @silverloola726 11 годин тому +1

    SMS waxeey ku hadashaa af Xasan Shiikh Baahane

  • @NoordinHajji-j9s
    @NoordinHajji-j9s 4 години тому +1

    Sharmuuto shakuul 😂

  • @ahmedmuhumud9858
    @ahmedmuhumud9858 11 годин тому +1

    Sheikh Shakuul doodiisa waxaa micno tirtay inuu yiraahdo Ciraaqi meesha inuu wanaag ka qabto baa loo keenay

  • @amazonfinds4youu
    @amazonfinds4youu Годину тому

    Waa wax lagu qoslo… xeelad dib u ugurasho

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 12 годин тому +1

    Dawlad somaliyed xamar majogt ee mooryaanti 91 ba jogta

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 10 годин тому +1

    Waraysi liita 😂😂😂.

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 12 годин тому +1

    Walaahay waa laba munaafaq, war Ilaahay kabaqa.
    Kahadla xasan garguurte iyo iimaan daradisa

  • @abdinasir7706
    @abdinasir7706 11 годин тому +1

    Kan xunun maskixiyan aya haya

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 11 годин тому +1

    Ninkan hadlaya oo iska dhigaya in ju wanag ka hadlayo kofiyad sheikh wata. Horta is weydiya muxuu yahay ninkan?waa danbile sheikh wax an ka ogoyn hadana dhinac u janjera xaqana an ka hadleyn .Somaliyey nin waliba wax haka dhageysanin oo is macaneya inta kamirada heyso.

  • @taqwatube1372
    @taqwatube1372 11 годин тому +1

    Xasan cade (Qabiileeste xanuunsan raadinaya xumaanta juba land

  • @UbaxNur-bm7yh
    @UbaxNur-bm7yh 12 годин тому +1

    Shekh shakuul runta kahadal hadii ay doorashadan sharcidaro tahay tii uu xasan sh uhambal yaynayay masharci ayay ahad???

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 10 годин тому

    Shalay tigré buu jajuus uahaa autant xasan dhiqo 😂😂😂😂😂kkkkkkk wadaad ma aahaa ee waaa moriyaanti cadi ilay

  • @CabdiQaadir-k3t
    @CabdiQaadir-k3t 5 годин тому

    65 jir waxaa. Lagu yaqaan inuu kahadlo siyaasadda wlaalgii iyo inuu isku dhaxyaaco sida xasan sheeq Marka boqolkiiba sagaashan ee iska ilaaliya oona

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 12 годин тому +1

    Wllhi been maha 1waxqabad kuma taageerayaan qabil baa madax ka galay kkkk

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 12 годин тому +1

    Adigu maxaad qabatay?

  • @amazonfinds4youu
    @amazonfinds4youu Годину тому

    Xasan sheekh ayaa BADHIL AH. Sheekhuna afka ayuu subag u mariyay

  • @amazonfinds4youu
    @amazonfinds4youu Годину тому

    XASAN CADE WAA U JIBINAYSAA. MESHA DOWLAD DHEXE MA JIRTEE ADEER DADKA BEENTA KA DAYA

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 4 години тому

    Jaajuuska xassan billiqo fiiri caloosha orod jimicsiga tag😂😂& he’s not a doctor 😂😂😂

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 12 годин тому

    Waa dambiile ninkii/ninka weerara Ciidama Qalabka sida dadkii kudhintayna waa loohaystaa.

  • @ahmed-eo7ov
    @ahmed-eo7ov 11 годин тому

    Xasan cadow wadaad kan wadwad masaajid mareykanka ku yaal milyan iyo badh yuu ka xaday

  • @amazonfinds4youu
    @amazonfinds4youu Годину тому

    SMS waxuu matalaa afka HAWIYE. Sheekhuna waxuu marti u yahay xasan dhiiqo

  • @aligabow2448
    @aligabow2448 2 години тому

    Xasan cade ninkan aad warey saneyso maxad uweydin weysey dadka shegayey inu lacag kasodhacay ?

  • @AhmedHussen-d6y
    @AhmedHussen-d6y 11 годин тому

    Wanxurmaynaya ugaska bales lambada Dorado!!!

  • @nuurabdi8821
    @nuurabdi8821 10 годин тому

    alla maxaa Ogaadeen doqon ka buuxa bal kan sheekh shakuul laleeyahay fiiri

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 години тому

      Wll kursi ayu odaygan radinaya 3 wadan ayu ka radsady inu madaxweyne ka noqdo WU KU FASHILMAY IMIKA WU MAZEYRZAN YAHAY MADAMA AHMED MOHAMED ISLAM U KURSIGA U RABAY ISAGA KU FADHIYO 😂

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 11 годин тому

    SMS tv waxaad wadaan joojiya gaar ahaan wariyaha xumaanta aad faafiso ee aad uhayso Jubaland
    Dad wada cuqdadeysan ayaad wareysataan

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 2 години тому

    SHEEEQOW XAAL QADO WA ODAY 3 WADAN ISKU SHARAXAY INU KA NOQDO MADAXWEYNE WUNA KU FASHILMAY SADEXDIIBA 🤣😂🤣

  • @HusseinAbdullahi-cf4le
    @HusseinAbdullahi-cf4le 8 годин тому

    I had alot of respect for this allegedly self claimed shk .
    He is extremely ambitious person with many characteristics. It is alleged he has many nationalities. He vied for presidency in Jubaland but failed in his attempts yet
    It appears he has alot of grudges for mathobe despite him being claimed knowledgeable in Islam.
    Some of his claims are open lie to all in Raskamboni incidents.
    It is claimed he is lying.
    It is imperative to stop such person's who want destabilise countries.

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 12 годин тому

    Sabta oo uu uxukuma dadkiisa raba

  • @AhmedHussen-d6y
    @AhmedHussen-d6y 11 годин тому

    ASC

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 11 годин тому

    Kan maxaad kawareysan wax majiro ma ahee waa igu shubo xasan iyo xamze ayaa afka ubbuuxshey

  • @abdinasir7706
    @abdinasir7706 11 годин тому

    Kan xamow inudile ayey aheyd

  • @hassanabdi3266
    @hassanabdi3266 2 години тому

    Adi kuma tahay

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 10 годин тому

    Kani waa nacas

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g 11 годин тому

    Odeygan iyo islanta xasan xamar ka tagerta wa isku cid wuxu naga dhadhicinaya industrial champer of comerce ka weyn ban ka hirgalin laheyn hadu axmed dhafo jubbland inay nureyso cid walba ujeda xog ogal bu u aha dhibatada ay so mudatey kismayo iyo sida dagalo qabali ay u sameyen ader iska naso shiikh axmed maxamed islam aya jubbland madax ka

  • @amazonfinds4youu
    @amazonfinds4youu Годину тому

    Sheekha isaga FAKE AH

  • @abdirizakabdille2959
    @abdirizakabdille2959 11 годин тому

    He is not sheikh

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 12 годин тому

    Beenta weeye

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 12 годин тому +1

    Mooryaan ayaa tahay eee koofiyada dhiig

    • @Alicabdalla7332
      @Alicabdalla7332 12 годин тому +1

      Moryaan umada la degay waa amxed khawaarij 13sano Dib noo dhiagy wacalaka from marexan

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 12 годин тому

    Wa run in gurgurte uu Hawiye daba ka wado

  • @abdirahmanmuktar2147
    @abdirahmanmuktar2147 12 годин тому

    fadlan raali galin ka bixi madaweyne maxamed abdulahi farmajo ma tageerin axmed madoobe

  • @abdiwayel2108
    @abdiwayel2108 12 годин тому

    aqliigiinu wuu fooraraaa