ABDULAHI HAGIO iyo IAMK SHEEG QOFKAAN KU GUULEYSO LACAG hhhhh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 869

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 роки тому +836

    Ani dhibka ihaYzta wxa WeYaan Qofkan Wan GaranYaa laakn magaciiza ma aQaan 😭😂😂😭
    Ya ila Qabo walalYalow 😩😂

  • @afitaaxronaldo6151
    @afitaaxronaldo6151 2 роки тому +329

    CABDULLAAHI codsi waaye Biri kuso celi funny waaye Barnaamishka u baahan 😂😂😂😂😂😂

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 2 роки тому +122

    Abdullahi Xishoodkaada Ayaan Jecelnahay We Love You Bro.

  • @nurreproductions4340
    @nurreproductions4340 2 роки тому +88

    Barnaamijkan waa funny so baadi, gadaalma camera qarsoon ugu xir 😂😂😂

  • @ikhlaas4993
    @ikhlaas4993 2 роки тому +27

    abdullahi hagio Wlhi waa Qof Qalbi Wngsan hadan anigoo arkin ayaa uu qof xishood ❤🤴🏻
    badan wlhi waan iska jeclahey ❤🤴🏻

    • @iman1527
      @iman1527 2 роки тому

      Kawaran hadan kugu daro wa cadi wan samen kara😂😂😂

  • @ayaansiciid3768
    @ayaansiciid3768 2 роки тому +18

    Cabdulahi faani weye markale fidiyow ku soo dar plz asad inta igu racsan like🥰🥰🙏🙏 👍

  • @qadanbisle5261
    @qadanbisle5261 2 роки тому +57

    Abdullahi waa funny wlhy nosoceli xishoodkiisa ayaaba shidaya barnaamijka❤

  • @MohamedSaid-gk8rw
    @MohamedSaid-gk8rw 2 роки тому +72

    Labadan Funny wye anaga Isa sodirayna kulaha 😁😂

  • @suhaybcabdiraxmaan128
    @suhaybcabdiraxmaan128 2 роки тому +21

    2years 600k another level best youtuber wllhi 1ilaa 600k waan kulazocdy
    zanad la cuzup mopile ii hadyeee pro

    • @Qathar113
      @Qathar113 2 роки тому +3

      Hdiyad lma codsado wa lisku gartaa😂✌️

  • @apdallaaways230
    @apdallaaways230 Рік тому +1

    Sami cabdulaahi maficantahay wll asad sifiican aloodaryeelo wll asad aqlikiisa soo ufikirAyo mashaalah

  • @FADSO
    @FADSO 2 роки тому +7

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 2 роки тому +12

    Hhhh🤣🤣🤣🤣🤣keep going wallkey ilahay haku cafiyo insha Allah mar uun waad ka kici doonta insha Allah marwalba waad naga qoslisa keep going Aboowe qaali ilahay haku barakeyo🥰🥰😍😍👍👍❣🙏

  • @Ayuup-cj
    @Ayuup-cj 2 роки тому +53

    12:23😂😂😂 abduLaahi Hagio wlahi funny weey asadow zxp ninka soo qabo views badan buu leeyahay dadkuna wey jeclyihiin zxp😂😂😂😂

  • @maryancadey8922
    @maryancadey8922 2 роки тому +18

    Nika kaamirada kuu haayo asigana ha sameeyo chalange intii igu ravsan like saara😄😄😄

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому +1

    Updilaahi hagio hore u soco hno qli

  • @xanaan1762
    @xanaan1762 2 роки тому +19

    Ilahow candilahi oo kle isii naag somli ah iyo tu cadan tona garan mayo mana dawado
    Inan qaali ah say mansha alllah abdilahi naagti hasha nasiib leh

    • @warsan11
      @warsan11 2 роки тому

      🤣🤣🤣🤣

  • @junioraraleofficial7565
    @junioraraleofficial7565 2 роки тому +52

    I real love Abdullah walhi he's honest guy 🙏

  • @hiiliyaibraahim1687
    @hiiliyaibraahim1687 2 роки тому +1

    Wllhi qof lacodsado waa tahay cabdulahi ilhy hakugu guuleeyo labada daaroodba

  • @nasteexomuuse8326
    @nasteexomuuse8326 2 роки тому +17

    Washaaq washaaq majac majaac mala dhahaa waa kii balbalarka qabaay kulahaa c/dulhi xajiyo wlhi qosolka iga dhamadaay🙈🙈🙈😁😁😁

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 роки тому +16

    Cabdullahi walahi qosol ba igudishay you are so funny 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 роки тому +21

    Sheekh mahamuud shibli meey aqoon wayeen 😭 waa sheekh aan aad ujeclahay aan dhagesto

  • @suldanirsiqchannel1658
    @suldanirsiqchannel1658 2 роки тому +23

    Inta cabdilahi ku qoslaySa action kiisa like 👍 😁😁😁😁

  • @mariamfarah3141
    @mariamfarah3141 2 роки тому +3

    War dee Abdullahi hagio ma calankii qowmiyada soomali qurxisa garanweysay only faankayagi unbaa iga dhexhadlayey gulaysta brothers

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 2 роки тому +77

    Asad Masha allah you are creative and always make us laugh. Keep going brother 🥰

  • @shacbaancismaan3177
    @shacbaancismaan3177 2 роки тому +8

    Maasha allah cabdillaahi hagio xishoodkii oo qofa

  • @amboolosokor2407
    @amboolosokor2407 2 роки тому +26

    Keep going my brother comes soon 700k

  • @afitaaxronaldo6151
    @afitaaxronaldo6151 2 роки тому +43

    ASAD CAMERA GUDAHA UGU XIR MESHEE KU JIRAAN IN ee isku shegayaan in kale 😂😂😂

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +17

    13:21 Cabdullaahi : Kuwii Caadiga sheegi waaye Hindi maa sheegayaa🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedweidow4637
    @mohamedweidow4637 2 роки тому +5

    walal Asad hagio aad baan kuu taagyeeraa oo mar waliba kugu soo duceeya in alle inta kaa dhiman kuu dhameestiro balse waxaan kaa codsanaya lacagta aad ragaas mar walbo ku tartansiiso in aan ugu faaideyso bulshada soomaaliyeed see abaaraha galaaftay taasi ayaa aakhiro iyo aduunyo ku hormareysaaa, mahasand wallal mcn

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 2 роки тому +39

    9:15 "abdullahi waa funny ilahy ban ku dhartaye😂"

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 роки тому +57

    C/laahi hagio ku xumeen haloo codsado 😂😂

  • @user-di9xm9xz4k
    @user-di9xm9xz4k 5 місяців тому

    Abdullhi ood cawa keentay su allaha u fidudee isagu reer soshila ma aha ee guuul Abdullhi insha allah ❤❤❤

  • @jimaalehassan9318
    @jimaalehassan9318 2 роки тому +31

    Always legend walal Asad♥️♥️♥️♥️

  • @muniiroaxmed6105
    @muniiroaxmed6105 2 роки тому

    🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿 www asad calankii puntland baad cawa haysaa gar iyo Gardaro waan ku wataa

  • @qaalidcabdirashid3344
    @qaalidcabdirashid3344 Рік тому

    Asad walahi dhibka aya kabadatay abdulahi aya ledahay ciyarta gabagabey asiga neh waxu leyahay ay amkey oo kujediyey walahi wawata kusoday fidiyowkasta cabdulahi libax waye 💖💖💖💖🤣🤣🤣🤣🌹💯🤙

  • @queenhafsa5453
    @queenhafsa5453 2 роки тому +16

    Mnta abdulaji nozo qabaty azad
    Keep going wlladay💝👑

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 роки тому +18

    Keep going ma brother asad hagio legend always legend love you 🥰🥰🥰🥰

    • @nuuroaxmed2029
      @nuuroaxmed2029 2 роки тому +1

      Wlhi Abdullahi qofkuu kushakiyo magac caadi eheeeeeeeen kusheeegaaa😆😆😅

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 2 роки тому +1

    Abdillah waa nin daacad akhlaaq iyo karti badan xishood iyo xayo wanaagsan leh
    Legend reer burco xamar kaa soo salamaya

  • @ibramahamud1037
    @ibramahamud1037 2 роки тому +2

    Asad respect boy wllhi

  • @captainharera2181
    @captainharera2181 2 роки тому +1

    Asad soo celi barnaamijkii mid dooro inta igu raacsan like

  • @duniosuperstar1994
    @duniosuperstar1994 2 роки тому +8

    Mansha aallah abdulahi waa qof wangsan oo degan

  • @cadexasan8461
    @cadexasan8461 2 роки тому +8

    Subxanallah culimadii Lama Yiqaanno Gaalo Cristan ah ayaa Loo Abtirinayaa waa calaamadaha qiyaamaha walahy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @saabariinabduqadir4292
      @saabariinabduqadir4292 2 роки тому

      Cabdulaahi waan iska jeclahay qosolkiisa iamk congratulations sxb adne

  • @AdanAmin-m7u
    @AdanAmin-m7u 5 днів тому

    Legend waxas Laga ma yelayo abdullahi suuraha iga daa

  • @deeqzixasan900
    @deeqzixasan900 2 роки тому +5

    Away Team 27 600k waxyarba inoiga hadhay hala gaarsiiyo sanadka cusub intaan la gaadhin wxn rabnaa inaan sanadka cusub la dabaal dagno 600k insha allah Team Asad hagio 27🚩🚩

  • @ilkacaseqeys6101
    @ilkacaseqeys6101 2 роки тому +72

    Asc wllkey Asad Hajio marka hore wanku salamey salan Kadib waxan raba inaa wax kU shegtoo waxan rajeyna ina codsigeyga Aad aqbali dontid anigaa waxan tageraa kU ahay ilaa 2018 ilaa hadaa marka waxan ka codsana Naya telephon laa AAN ayaan ahay marka waxan raba inaa telephone Waa ibisid wallka Waa codsii lacag isodir ama telephon isodib midka Aad ahodo Ardey Ayan ahaye waxan kaa sugaya jawabtaa Asad Dow wakuu duceynaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❣️

    • @nawaalhassan2142
      @nawaalhassan2142 2 роки тому +1

      Waxaan rajeynaa in uu codsigaga ku aqbalo wllkaa somaliyed waye hadi aan awoodo anigaba wan ku fulin lahaa codsigaga quruxda bdn sida u soo gudbisay qimaheda jiran wax lagu koobo💯💯💪

    • @shandolarcade9627
      @shandolarcade9627 2 роки тому

      @@nawaalhassan2142 masha allaah nawal

    • @aminoahmed2836
      @aminoahmed2836 2 роки тому

      Hassan m.a

  • @naturalvideo6499
    @naturalvideo6499 Рік тому

    My brother asad hagio you are very very very good

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 роки тому +5

    Hadaa rug cadaagi la keenay abdilahi hajio masuul sare waa qof karaamaysan mnsha allah alle hydin sharfo plz raali ka noqo dad ku jecel weye ,anuu ku so qoraya markasta hhhhhh mhdsanthh sida noogu karaamaysid

  • @captaincarapinho4923
    @captaincarapinho4923 2 роки тому +22

    Cabdullahi qof walba oo WWE dheelo
    Tripple H🥺😂😂😂

  • @misterhanad7051
    @misterhanad7051 2 роки тому +16

    Waa yaabey shoog 😭😭😭😭😭☺️😭😭😭😂
    Asad anaa ku fikarayay in aad labadaan keeni doontid maanta waxaas isku aad la dhahaa qalbigeyga waxa ku jiray sameysay👍👍👋

  • @myhandwritings6864
    @myhandwritings6864 2 роки тому +5

    MAASHAA ALLAAH walaalkaaga sida uu kuu tix gelinayo uu kuu jecelyahay ILAAHEY ha kuu xifdiyo

  • @fadumoahmed4023
    @fadumoahmed4023 2 роки тому

    Cbdulhi wakumhdsabthy saad notixgelsy rbi hku karameyo wllo 👏🏻

  • @nimconimco9917
    @nimconimco9917 Рік тому +1

    Azad hagio hore u soco wlo

  • @Ahmedvidic
    @Ahmedvidic 2 роки тому +11

    Amazing and wonderfullllll Creativity Keep goin bro

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 2 роки тому +104

    Asad Sxbow Abdullahi Xaajiyow Kusooo Celiya 😂

    • @azrabacdimucar9239
      @azrabacdimucar9239 2 роки тому +2

      Kuxumeyn haye😂😂 miskiinka uu cawaday iga dhaafa ka keenteen bes kadhaha😂😂😂

    • @abdiririsakawil3235
      @abdiririsakawil3235 2 роки тому +2

      @@azrabacdimucar9239 Kkkkk Ninkaaas Waan TAAGEERAA Talent Qosol Ah Buu Leeeeyahay

    • @deeqcade6936
      @deeqcade6936 2 роки тому +1

      @@abdiririsakawil3235 kulahaa kuwa caadiga ah ayaan sheegi waaye hindi miyaan sheegaa

    • @deeqcade6936
      @deeqcade6936 2 роки тому

      @@abdiririsakawil3235 13:19

  • @momsacdiya4707
    @momsacdiya4707 2 роки тому +5

    C/laahi funny waaye wllhi qosol iga dhameeyay mashaqmashaq kudhahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullaahiali4387
    @abdullaahiali4387 2 роки тому +2

    Keep going masha allah my family xafidullaah tagere buuxda ayan ku ahe bro 👌🤲

  • @sowdocudoon7910
    @sowdocudoon7910 2 роки тому +1

    Wlhi cabdulahi waxow isku qarinaayo wow qurxoon yahay wanba ka helay cabdulahi are u sngle plze🙏🙏

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 роки тому +6

    Masha allah wacalaykum wasalaam thanks pro❤❤💯🌺❤

  • @mrmjninwayn5044
    @mrmjninwayn5044 2 роки тому

    Cabdulaahi janal maleeyahay waa fani

  • @muhaynamohamedugaas4072
    @muhaynamohamedugaas4072 2 роки тому

    C.laahi vany weyaan pleas cabdulaahi iyo arimaheena haisla soon sameeyaan fadlanm

  • @sareyonoor3064
    @sareyonoor3064 2 роки тому +6

    Kii balbalaarka qabe waaye funny waye abdullahi keep going bro asad

  • @umalkhayrdheero4337
    @umalkhayrdheero4337 2 роки тому +3

    igu salan cabdilahi mash Allah wa wiil xishod badan funny asad iga gadhsi salanta from gabiley

  • @sacdiyomoalin7064
    @sacdiyomoalin7064 2 роки тому +6

    Masha Allah Hhh Abdulaahi siduu baxsad u yahey ani Qosol igu dishey, Asadow inuu ku laqo kasoo dhow wajigiisa u sheeg kuye, usheeg ta ka dhax arkee Eboow cade,

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 2 роки тому

    Abdullahi hagio m.a wllkey wa saxan thy barnamijkaan waadka weyn thy macnaha qof aquaar ah Aya thy o masuul ah wlhi waan dareemaya Sbbta u diideyso ixtiraam aya mudan thy asxaabtane wey jecel in aad ka muuqato asad barnajimyadiisa by the way Wll jiro mugo mugo le isku so tuur Hana ilaawin yaah full respect ✊🏾 from Abaayo somaliyeed 🇸🇴🇸🇪

  • @abdinhofanole529
    @abdinhofanole529 2 роки тому +5

    Asad hagio legend keep going prda❤️💯

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому

    Updilaahi hagio hore u soco hno

  • @xasancabdixasanducaale6917
    @xasancabdixasanducaale6917 2 роки тому +1

    Asad Hagio Pls Pls Abdullahi Hagio & Armahena Hagio Isku BalaMi Barnamijka

  • @shafiemohamed8684
    @shafiemohamed8684 2 роки тому +17

    Challenge Kan ku xiga marka la bilaabi asxaabey comment ga cabeylahi Hagio aynu ka buuxino
    Ninkan San UA-cam ogoleysiino nio 😂😅

  • @abokorrashid9994
    @abokorrashid9994 2 роки тому +3

    Asad Hageyo por Anigu Adiga Ga Waan ku Tageerna Mar uun Hargeisa no Kalaya please Wll

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 2 роки тому +5

    Abdilahi waxad tahay wll aan jacaylnahay ogow sxb ❤❤❤❤

  • @mukhlisofficial4212
    @mukhlisofficial4212 2 роки тому +2

    600k coming soon hambalyo hambalyo bro asad hagio

  • @djrashka92
    @djrashka92 2 роки тому +15

    NEXT ARIMAHEENA VS ABEERA big GaMe 😎🤓🤓

  • @zakipoi2553
    @zakipoi2553 2 роки тому +6

    Legend waa ku wataa half milyan sugi la ahay 🤩🤩🤩

  • @cadeqanax6062
    @cadeqanax6062 2 роки тому

    Asad waan ku salamaay adi iyo asxaabta

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 роки тому +1

    #abdulahi Rageedii weeye plz #Asad salaan iga gaarsii #abdulaahi from Burco🥰

  • @maxamedjeylaani566
    @maxamedjeylaani566 2 роки тому +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo 700k my brother Hormar wacan intaan iyo inka badan ayaa ku rajeynaa my brother

  • @osmandaoud2826
    @osmandaoud2826 2 роки тому +1

    Asad wllkey wan kusalamey from Djibouti ilasohirir wan ku bahanahay manta biri ana wa ani

  • @garadkaofficial1395
    @garadkaofficial1395 2 роки тому +2

    Walhi aadban u qoslay xili ay habeen tahay dhamna dadkina hurdaan xita waxan ku sigatay inay jaarku soo yaacan qoslakayga dartii..... keep going ased..... abdulahi hagio funny waye salan iga gaadhsii walalka wayn....

  • @habonmohamed9542
    @habonmohamed9542 2 роки тому +4

    Khaatumo kulahaa Abdulaahi wlhi qosol miidhan weeye 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 роки тому +8

    Hada haaa 👍❤🙏🤣🤣🤣💯 intaa maal mahan way nahay satee

  • @barwaaqoyusuf5442
    @barwaaqoyusuf5442 2 роки тому +3

    Anig xata gacantu igagam dhacado hhhhhhhh wan ogahay inanu ogolanina tasi😂😂😂😍😍😍😍

  • @salahdin191
    @salahdin191 2 роки тому

    IAMk wlhi big respect xushamad tana la dhaha wllaka kaa weyn tan ayu ka mudan yhy 🙏🙏🙏🙏🙏 i respec you IAMK pro legend

  • @mohamedjama41
    @mohamedjama41 2 роки тому +4

    Cabdilahi is hilarious man. Too much brother.
    Aaad baa iga qosliyay walee@@@@

  • @filsanaxmedguhaad5596
    @filsanaxmedguhaad5596 2 роки тому +1

    Abdullahi meel lagaa jecl yhy lagma caymdee hanaga caymdin aboowe Allah dartii bn iskaa jecelnahee

  • @qaalidcabdirashid3344
    @qaalidcabdirashid3344 Рік тому

    Asad Pro waxa kacod sana cabdulahi fani waye kusodar timkina su,alaha plz waa iga codsi saxib key oky iso jawab pro oky 🤣🤣🤣🤣✌️

  • @Amounabdi9442
    @Amounabdi9442 2 роки тому

    Galada io waxa kle wala shega shikha canka ahna oo somali oo dhan ay yaqnn inta samaha usaxibka lama yaqaano subxnllha

  • @nimconimco9917
    @nimconimco9917 Рік тому +1

    Iamk hore u soco

  • @cnaasirismaacil1273
    @cnaasirismaacil1273 2 роки тому +38

    Legend is always legend

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 2 роки тому

    Asad Hagio abdulahi aad ayuu ku xushmeyaa wllh masha allh

  • @deeqowarsame3170
    @deeqowarsame3170 2 роки тому

    Please Cabdulaahi waan ku jecelnahay nosonoqo

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 2 роки тому

    Asad salan sare saxib I have idea xan raba inad tartan ugabato tartan Fanskaga like example one person from Canada one person American or Somalia Kenya I’m from Canada Edmonton thank you

  • @fetiyagulad1919
    @fetiyagulad1919 Рік тому

    Iloveyou c/lahi xaji waa dacad ilxun kuma aragto

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 2 роки тому +5

    Hhhhhh cabdullahi anoo Ku gu ixtiramayo codsigaaga hadana walahi youtube kaa kuu baahan mashaq masha maa dhahday, 😂🤣🤣

  • @ifraaxwadani650
    @ifraaxwadani650 2 роки тому

    Cabdulaahi saas ha dhihin waan ku jecelnahay walalka weyn

  • @khadrabeerdhige6030
    @khadrabeerdhige6030 2 роки тому

    Abdullhi so celi fadlan wa qofka ugu akhyaarsan inta dawanaynay barnamijka wllhi❤

  • @abdifatahali2302
    @abdifatahali2302 2 роки тому

    Asadoo ciyaarta taayero la.aan marax wayy eee taayeero usameey ciyRta markaasee macdahy kptn codsigeega iitixgali plz

  • @hassanahmedfiidow3726
    @hassanahmedfiidow3726 2 роки тому +3

    Asad xaajiyo wan ku wata sxb ❤

  • @CADAANISHOW
    @CADAANISHOW 2 роки тому +1

    Thank you abdullahi

  • @hussenmaxamed6350
    @hussenmaxamed6350 2 роки тому

    Asc saxiip asad mar ka hore waan ku salamay mida labaad walal mcn waan ku tager sanahay ciyaar ta dhalan yarada ku samey neyso waxan jeclan lahaa in aan ku sobiiro maxa kaledahay wll

  • @qureshahajj4010
    @qureshahajj4010 2 роки тому +1

    I love Abdullahi hajio