Diinta Islaamka halagu dhaqmo,ilaahey Subxaanahu wa tacaalaa ha laga baqo. Asturka halagu dadaalo walaalayaal, maanta waa Adduun berrina waa Aakhiro aan is xasuusinno cabsida Alle mar walba.
This is the best song 🎵 you're legendary 🙌 👏 ❤ Waa hees fariin cad oo run ah u direysa dabadhifyada iyo soomalidiidka. 🇸🇴 SOMALIA IS ONLY ONE. ILAAHOOW DARAAWIISHTA NOO BADBAADI WAA GEESIYAAL, NOOLAADA.
😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️Kumaan sanaajiey kuwii Mar walba jira oo jooga ilaahay ha naga dhigo aamiin aamiin I love my country and my people ❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹💋💋💋🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹Thanks
Daraawiish oo calankaas cawaale ee buluuga ah u dhamaadey dartiis oo gaal cad uga dhaartey inuu dalkooda ku xukumo ayuu muuse shaani leeyey qasab ku qaata calan beena oo talyaaniga laga soo koobiyeeyey oo dhexda towxiid kaga qoreen si carabta loogaga tuugsado. Daraawiish Allah hala jiro.
Masha allah our queen Deeqo afro io Yasiim tiina dhal Darwish proud to be Darwish allow Darwish nimada io calankayga Khaatumo state io diinta nagu dil Somali wa ani Darwish wa ani 💪💪💪💪🩸🩸🩸🩸🩸🐎🐎🐎🐎❤️❤️❤️
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan
👇Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
Somalidiidku ha guuro
Ana kugu raacsan
Madsnd
Aamiin
Ilaahay dadkayga ha xafido
Cadawgeena ha jabo
Viva Darwiish 🐎🇸🇴
DARAWIISH WAA SOOMAALIDA XALAASHA GUULAYSTA❤
Ilaaheey nabad iyo xoriyad ee ku caano maalaan ha siiyo dhulbahante❤ from xawaadle hiiraan cadde joogto 😹
Somalidiidku ha guuro
Me too I’m Somalia
Thank you my queen
Aamiin, iinsha Allah ilaahow soonaalidiidka umadaada ka qabo.
Love u sister ❤🇸🇴🙏
Diinta Islaamka halagu dhaqmo,ilaahey Subxaanahu wa tacaalaa ha laga baqo.
Asturka halagu dadaalo walaalayaal, maanta waa Adduun berrina waa Aakhiro aan is xasuusinno cabsida Alle mar walba.
Wow waxaan heees way dhaaftay waa heesyaalo👌👌❤️✅️waa anoo kaso hadlaya C.W from marexaan🇱🇺
Maasha Alah viva reer Daraawiish anoo ah gabar Somali from Mogadisho xamer
Somalidiidku ha guuro
❤💪🇸🇴🩸 tnxs walashay wqxaanu nahay somali kuligeen Proud dadkayga iyo dalkaygaba anagu waanu u dhimanaynaaa somalinimo🇸🇴
Guuleysta insha allah ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 gabar xawaadle
Gabar mareexaan guul darawiish waligay waan idin jeclaa
Somalidiidku ha guuro
Sidee qliliddada
Dhulbahante gulaysta dadki soamli odhan xoreyay❤😭
Halke ku xoreyen somali wa beenaha dawldi kacanki faafisay weye
Somalidiidku ha guuro
May Allah bless darwish people
Amiiiiiin Amiiiiiin yarabi
This is the best song 🎵 you're legendary 🙌 👏 ❤ Waa hees fariin cad oo run ah u direysa dabadhifyada iyo soomalidiidka. 🇸🇴 SOMALIA IS ONLY ONE. ILAAHOOW DARAAWIISHTA NOO BADBAADI WAA GEESIYAAL, NOOLAADA.
ilaahey somali bogood burcad is ku marsho waan jirirocoodey runtii oohin i qabatey top hees🥰🥰🥰
1milyan ha Gabadha heestaan ❤ Calashaan Daraawiishnimo❤🇸🇴🩸
Somalidiidku ha guuro
Viva somalinimo midnimo ❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️
From Borama 😘🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴😘🇸🇴
Somalidiidku ha guuro
Beatiful song Salaan Saree from your Ogaden brothers, Day & Night we due support darwish forever inshaAllah
Mansha Allah reer Ayayday aan jecelahay Maxamuud Graad reer Cilmi 🌹❤🩸❤🩸 from Hargeisa..
Waaw qoyskayga
Manta ani ayaa siida Somali waa ani ❤️❤️❤️ awoowgey Somalinimo wuu dagalmay ana waan ku dhiman Somalinimo a.k.a darawiishnimo 🇸🇴🐎
Harti oo bilaa dhulbahante ahaan lahaa wlh ma sheegteen guuul inshallah reer tolkay naf iyo maal inta aduunyadu jirto waan idinla garab joognaa from mj
Gobey liicoo ha jabin
Sow ma joogo darwiishkiii waligii sarayn jiray
Waligaa waad sarayn inshallah dhulbahante gob aan gob kale jirin
Illahay saas idinkuma dilio toobadana illahay haydin waafajiyo gabdhahayga aamiin
Allahuma Ameen
Mansha Allah Darawiish gabdho ilmadeer isjeceel🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💐💐💐🥰😄💖
Dhal Daraawiisheed ❤❤❤❤❤ Soomali idingeey idiin kabilaabatey oo idiin kudhamaataa from MJ 🩸🩸
Somalidiidku ha guuro
Viva Darwiish from Jigjiga.🥰🥰🥰🥰 Somalinimo Waa powerful
Salan sare darwishta people inkasta qof darwisha an arkiin 😥 lakin wax ogahay iny gessiyal nika dashayn🥰🥰🥰🥰🥰From cisse djibouti🇩🇯
Somali waa idinka darwiishoow waligiin jira koleey somali waxbo iskuma ogoleee from wiil xawaadle
Taarikhadu Waay Qoran Tahay Darwish Guulaysta 💯
Somalidiidku ha guuro
Eesh calaa hees
Yasmiin iyo deeqa Afro 😘
Viva darwish my blood khaatumo h nolato 🥰🥰🙏🇸🇴🙏
Somali waa ani🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣Guuuul iyo gobanimo 🇸🇴♥
Somalidiidku ha guuro
Dadkan iska qaawan ee qaaaaaawan hada goormay qabriga xasuusan alaha idin soo hanuuniyo
Heestan waxaan daawan jiray 6 January 2023 hadana waan daawanayaa Oo taariikhda tahay 19 November 2024 saacaduna tahay 2:002 daqiiqo inta ka heshay like iisaara
Beautiful song and perfect timing love from your marexaan sister my husband is dhulbahante ❤❤❤❤❤❤
Dumashi quraxey
@@ladyheart2272 ❤️
😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️Kumaan sanaajiey kuwii Mar walba jira oo jooga ilaahay ha naga dhigo aamiin aamiin I love my country and my people ❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹💋💋💋🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹Thanks
Waaw Daraawish Geesi yaasha Soomaaliyeed👍👍👍👍👍👍👍
Somalidiidku ha guuro
Maashaa Allah somali Baan ahay united is the best
Calanka somali waa mid dalkayga iyo dadkaygaba guul baan u rajeynayaa For ever somalinimo🇸🇴🩸 Viva dhulbahante wadanka waanu u qubi dhiigayaga waligayana waanu ku taagnaanaynaa Somalinimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸❤
Subhana Allah Rabiyoow soo hadee
Walaalo dhammaan teen dheh, adiga iyo aniguba weey nagan dhexfadhinee.
xiishooda habrayahaw codka xunle
sayhees mcn qaadayaan bay isasooqawi
yeeen uf
May Allah bless DARWISH my people inshaAllah Quul Quul Quul
Khaatumo government Hanoolaaato Somalia 🇸🇴 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙💜❤️❤️
Darodnimo dheh somalinimo ka fog, maxay tolow dadku been iisku sheegan, wadadkii waalna iyo Afweyne darodnimo baad Caruurha iyo dumarka ku dilijirteen Somalinimo kulaha🤔😂😂😂🤣🤣🤣
Bal dadkan iyagu isdilaya ee is ku heesaya
Mashalaah guulysta tolkay reer dardhiish calankinu hasareeyo from taleex i am darwiish girl👧
waxay ku qurxoonayen iyago hido iyo dhaqanki xidhan
Maansha alaah guul gabadhahii Daraawiish qurux badnaa codka macaanaa
Deeq afro ma dhulbahanta
Somalidiidku ha guuro
@@caaisha71 haaa wllo labaduba waa dhulbhnte
Maasha allah yaasmin iyo deeqa labo hablood oo darawiish ah my dhiiga waynu guulaysan❤calankaas inaynu u dhimano hadana aan laynooga garaabin waaa dhib .. Soomaali waa ani🐎✊
Great looking queens masha Allah. Guul guul. Halganka meel walba buu kujiraah❤🥳😍💐🥳💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🙌❤❤
Somalidiidku ha guuro
@@11naa44 insha Allah wallal. Waa qasab. Ee uga bexeen. Lakiin waxaa laga yaab in ee so noqon kataan
Gabar Darwiisha ma idinka wayay rer darwiishow from Somali galbed
Iidoor oo weligood dhulbahante ka naxi jiray halkan bey maseer iyo hate la joogaan masha allah quruxda waa u dhalsho
Hadaad geesiyiin ahaydeen maxaad afwayne udifaaci waydeen sowtinkii hadh cad isdaba yaacay ilaa daflihiini ta kale daraawishta aad sheegayso waan ka buuxee ma kalidaa bay ahayd sayidku kii idin karbaashi jiray maaha ee idinku xaaray idinkaa xadhig lama sitaana taariikhda soo baadh inta sayidku idinka dilay ayaa ka badan dadka aad imaiga nagu eedaynaysaan hambadiini anaaga magangalinay oo xoolo iyo gabdho siinay miiskiina reer xamarka beenta ugu sheekee anaga maaha
Nooooooo
Waxa maserya majiran eequdada iskadaya habaryar
Fosiyo afro waa la ogaa naa jirkiina qarsada Allha ka xishood
Masha Allah. Laba halyeey.insha Allah Daraawiish guul.❤️
Dee waligaaba sid yaa somalinimo kaa barayaaya somali waa macaga qofna qof kama xigo
Daraawiish oo calankaas cawaale ee buluuga ah u dhamaadey dartiis oo gaal cad uga dhaartey inuu dalkooda ku xukumo ayuu muuse shaani leeyey qasab ku qaata calan beena oo talyaaniga laga soo koobiyeeyey oo dhexda towxiid kaga qoreen si carabta loogaga tuugsado. Daraawiish Allah hala jiro.
KUMANAAN SANAAN JIREY, KUN SANAAN U TAGNAA SOMALINIMADOO, MAANTANA ANAA SIDA, WALIGAYNA WAAN SIDI, SOOMAALI WAA ANI , SOOMAALI WAA ANI...👏👏. Dhashii daraawiishta noolaada, dhiigayaga iyo Maalkayaga ayaanu idiin hureynaa Somali way idin garab taagan tahay
Masha Alaah 🇸🇴🎉🇸🇴🎉🇸🇴❤️
Maash Allah darawish
Viva darwiish 💖💖💖
Somalidiidku ha guuro
After tempo. MA HEESAYSAA HHHHH.
Dakaygi gushiina jeclhy darwiish ❤️❤️ ❤️❤️
Qalanjooyinkii darwiish ta❤
Waawo gabdhihii ilmadarwiish❤❤❤❤❤❤❤❤❤
It’s make me cry waa run Somali waa ssc
My allah bless magaloyinki darawishta burco oodwayne las'anod taleex sanaag
Abwaan Nageeye Xirsi 🙏🇸🇴✅💪
Somalia 🇸🇴 haa Nolaatoo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎🎉🎉🎉
waa sax Soomaali waa aniga
Somaliya puntland marabto Somalilandna tagtaye xagee umaraysaan somaliya baakh baakhda jooja anagaba Somali nacnacnay oo kasocona hadiikalena anagaa dhanka kale idinka kasoo garaacayna umada intaa leeg uma talinaysaan Somaliland iyo puntland waa goaayan
Masha allah our queen Deeqo afro io Yasiim tiina dhal Darwish proud to be Darwish allow Darwish nimada io calankayga Khaatumo state io diinta nagu dil Somali wa ani Darwish wa ani 💪💪💪💪🩸🩸🩸🩸🩸🐎🐎🐎🐎❤️❤️❤️
Manshallah tabarakallah beautiful darawiish 🥰🥰🥰🥰🥰
Somalidiidku ha guuro
Darawiishnimo 🥰❤️
darwiishita Guulaysta 💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴kumaan sano jiray kun sannaan utaagnaa maantana anaa sida 🐎♥️💪soomaalinimada soomaali waa ani🇸🇴💪🐎
Heees somalinimo muujinee waaye
Guul daraawiish
Inad is Asturtan aya fcned
MashAllah Somalilanders girl but this not our flag
I love those 2 ladies ❤❤❤
MashaAllah beautiful girls and historical song💖💓👏
Beautiful song mashalaaah
DARWIISH nimo iyo deentena mcn ilaah ha inagu dilo
Xornimo Allah Siiyo Jiilka Darwiish 🤍💙🙏 Xornimo waxay ku timaadaa Xinjiro dhiig ah, Dhulbahante Halganka Ha Joojinina. 🤍💙 From Jijiga
Adigu is xoree marka hore wax la gumaysto waqtigan adaa jireee dadkani xabashi ma guumaysato sidaado kale
Saado Ali bey I xasuusisey yaasmiin. Maaanshaa allah
Dadka aad u heeseysiin waa dad muslimiin ah ee is astura
Mansha allah
Somali ana leh orod putland aad khiyali ba ku noshihin xamar ana leh homeles ba tihin somali hawiye leh
ya salam | SOOMALI WAA ANI! WIIL DHULBAHANTE AH BAA IDIN SALAMAYA DHAMAANTIN
Suu muu noqon darwiishkii
Masha Allah two legend keep going
Somalidiidku ha guuro
Yas miintu waayo
Hadalkay ku gooyeen guusha nololeed ama geeri aakhiro 🥺🐎💙🤍💙🖤
Somalianimo from darwish
Ayeeyinkay waan idin jacalahay from Hargeisaa
Markaaa hadhcad riyoonaso waaiska sidan darwiish waxay soamli kayihiin majirto
Best song
Darawiish guul
Somali Waa ani❤️🐎🐎🐎
Masha allaha waa hes fican lakin waxa kasi ficnan lahayd baydka deeqa afro ina la horaysiyo wayo kaba qiro badan ka yasmin
islaamo daalan
Deeqo afro qofta kaliya ooshaqo adag noo haysa
Soomali ani ❤🐎🐎
Ilaahoow dhulbahante guul sii cadowgooda cagta hoostiisa gabar reer xamar anointed ah
Somali waa ani yes kumanaan kun oo ragaygii ah baa ku maqan calankaa buluuga ah doonistiisii waligayna waan sidan sidoodii uun baan ahaan
Anaa kugu raacsan wllo
Daaman kuuskuusanaa
Viva daraawiishta
Masha allaah reer awoowayashe 🥰🥰🥰❤️❤️❤️waa ruun ❤❤❤guulestaa dhulbahante 🥰❤️❤️