DOORKA HAWEENKA Depression 16/05/24

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 4 місяці тому +6

    Amal walaalo ruuxa aad casumtey waxaan ka dooneynaa inaan ka baranno khibradda.
    marka adiga u yar kaadi oo hadalka haka boobin, waad ku mahadsan tahay inaad u yar camirto laakiin ruuxa aad cazumtay aan ka boganno thank u. waa aragtideyda qaali.

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 4 місяці тому +10

    Xanuunka kan murugada waxaa udaawaa quraanka

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 4 місяці тому +7

    The best thing to treat depression are:
    1. Sadaqa badso, ka below qaraabada ,agoomaha iyo sidkasto baahan.
    2. Salaada iyo ducada badso iyo Akhriska quraanka.
    3. Dadka la sheykeyso
    4. Pysologist la xiriir
    DASAQADA BADSADA

  • @asmacali111
    @asmacali111 4 місяці тому +7

    Amal xarago

  • @amalkayse445
    @amalkayse445  4 місяці тому +3

    Please share share as much as you can program to our community Somali please✔️

  • @UmuHamza-12
    @UmuHamza-12 4 місяці тому +12

    I’m so proud to see our Somali community talking about mental health. It’s about time 👏

  • @amalkayse445
    @amalkayse445  4 місяці тому +1

    Thank you so much for all your comments guys. Anyone have depress had a problem. Can you keep call me in this number 079889111. Please feel free to help you in this situation you live on it. I love you guys my email AmalKayse @hot mail.co .uk

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 4 місяці тому +7

    Mansha Allah

  • @AsliAbdullahi-ov6cq
    @AsliAbdullahi-ov6cq 4 місяці тому +4

    Maashllh amal kayse maama suleeqa thank you so much waqtiga aad nasiisen misaanka xasanaadka alle haidungu shubo noo soo badiya waanadaan cml jazakallahu khayran

  • @HooyoHodan-h5y
    @HooyoHodan-h5y 4 місяці тому +1

    Gabadhan waa wada caqli lkn amasl hadaļ dadka ka guur kolba meelbad ubodaysaa

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 4 місяці тому +3

    Amaaleey xabiibti, inantan kula joogta waa qof aqoon badan soo celceli , hadalkana u daa iyada waxay heysaa information badan oo qiimo leh .

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 4 місяці тому +3

    Maansha.allah tabaarkalaah biniaadamka waxa ugu wanagsan kan u faaiideeya walaalayal waad mahadsantihiin❤ dhiirigalinta

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 4 місяці тому +1

    Masha Allh wll Amaley dadka hadalka u daa anu dhagaysane markaa kaligaa tahay waxaa rabto no sheeg wanu ku dhagaysane❤ ❤❤

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 4 місяці тому +2

    Amal kayse waan idin salaamayna adiga iyo suleeqa 💕😍😘please suleeqa sooceli mar kale iyo markale

    • @aragsanuj
      @aragsanuj 4 місяці тому

      🙏 please suleeqa sooceli

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 4 місяці тому

    walaalayal ilaahay waxaa lawayadiisataa cafi iyo caafimaad الهم انا نسألك العفو العافى subaxanaAllah

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 4 місяці тому +3

    Bismilah masha Allah tabarakallah❤

  • @Umuamiirofficial
    @Umuamiirofficial 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Marshalheart
    @Marshalheart 4 місяці тому +1

    laabo jaahil oo isku caaamiraayo walahi wan ku qosla

  • @wahibaali6368
    @wahibaali6368 4 місяці тому +2

    Maansha allah suleeqa walaashey macaan guuleyso qof qaali ah baad tahay

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 4 місяці тому

    Gabadhan ayaa loobahanyahy talooyinka diiniga iyo daacdadnimada diineed ekamuqate you tube hafurarato

  • @Cabdi12-g2f
    @Cabdi12-g2f 2 місяці тому

    Wll anuu dhibrasgarku ihayaa ka xanaqsanahy dadkayga meel aan katago Baan waayay macnihii ima ogola in aan lajoogo

  • @anabhersi4031
    @anabhersi4031 4 місяці тому +1

    Asc mashaa Allah ugu horayn mida xigta aad baan idinka mahad celina Amal iyo Suleekh
    Laba marxaldood ayaa jira
    1- waa dad ay dhib ku soo dhacday markay yaraa yeen
    2-qofna waa dhib ku dhacday isaga oo wayn
    Qofka hore wuxuu haystaa labo dhibaato
    Qofka labaad wuxuu haystaa hal dhibaato
    Labdaa howl bay marayaan

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 4 місяці тому +1

    Masha'allah whi barnaamijka waano wacyigalin cilmi aduun & aaqiro ayey nooga faaiideysay wlshy Suleekha mahadsanidiin masha'allah masha'allah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 місяці тому +1

    Asc Amal keyse walalo mansha Allah Tabaraka Allah ❤❤❤❤👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @fadumo3449
    @fadumo3449 4 місяці тому +1

    Masha Allah aad baan ugahelay barnaamisha waa wax loo bahanyahay amaalay hooyadan waxaan o ranayaa waad mahadsantahay waxaa tahay quf aqli u saaxiib ah

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 4 місяці тому

    Anigu hurdo ma sexdo mana is daweyo ilahay ayaan talo saranaya

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 4 місяці тому +1

    Amal kayse walalo nookeen sheekooyinkaan runta ah oo kale waan kuu xiisnay

  • @shukrishindo84
    @shukrishindo84 4 місяці тому +1

    Anigabo depression 12 sano dawo qadanayey

    • @ummnora4665
      @ummnora4665 4 місяці тому +1

      Ilaahey hakaa dulqaado walaasheey macaan 😢❤

  • @CawilAbdirahman-ln7kd
    @CawilAbdirahman-ln7kd Місяць тому

    Qur,aan ka laaxin baa u akhriyeysaa hooyo iska sax

  • @hoodoabdirahman3766
    @hoodoabdirahman3766 4 місяці тому +1

    Masha Allah habo Amal iyo habo sulekha Alle hayidin barakeeyo ❤❤ thank you

  • @nadirasharif8119
    @nadirasharif8119 4 місяці тому +1

    Mashalah may Allah protect you both.

  • @fs292
    @fs292 4 місяці тому

    Badanaa😀

  • @wardaawees8041
    @wardaawees8041 4 місяці тому +1

    Asc walal nosobadi dorka hawenka

  • @anisahersi8392
    @anisahersi8392 4 місяці тому

    Salamu calykum Amal omg Sulaykha was my friend in UAE we where teenagers ❤❤

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 4 місяці тому +1

    Keep going sister

  • @ifrahkidhish2486
    @ifrahkidhish2486 4 місяці тому +1

    Masha alalh fariid

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 4 місяці тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @abdirahmanbare19
    @abdirahmanbare19 4 місяці тому

    ❤❤❤🎉🎉👏👏👏

  • @fatimaabdullahifarah4903
    @fatimaabdullahifarah4903 4 місяці тому

    Amal kayse waa mahadsaantihiin adi suleekha runtii si qurux bdn ayaa u hadasheen sidoo kle dadkana u dhiirigelynysaan masha Allah.
    Lakin ani mid ayan suleekha ugu nasteexynyaa khyr Allah ha siiyo wlhi waan ka helay sulleekha lkin quraanka xogaa sida u akhrinyso xogaa ha saxdo sida kle masha Allah

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rodahassan8898
    @rodahassan8898 4 місяці тому

    manshaallah mgabadha waxay kahadlaysaa good topic lakiin amal inayudayso hadalaka

  • @sunari8818
    @sunari8818 4 місяці тому

    Sulekha mashaa allah xikmadaada, dintaada, khuraanka sida aad u xafiday allaha ku barakeeyo oo ku xafido annagana allaha na waa fajiyo

  • @aminaabukar2638
    @aminaabukar2638 4 місяці тому

    Asc walaal waad mahadsantihiin alaahna hana wada caafiyo umadeena xaasid kii baa kaba tey wanaagaa sameynayso alaah dartii uniyayso horena usoco alaahna kuxirnaw umadana ha idinka amaanhesho

  • @HamdiWarsame-c4i
    @HamdiWarsame-c4i 4 місяці тому

    Jazaakillahu qeyr amal Keyese ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌺💕🌸🙏👍🌹🌷💘✅

  • @khadrakhalif.9316
    @khadrakhalif.9316 4 місяці тому

    Amaleey walasheenSuleekha noguu yeer marwalbo

  • @suada7363
    @suada7363 4 місяці тому

    Walaal soceliya barnaamijka waadmahadtin taleefanka noosoo gora

  • @nurasaeed5381
    @nurasaeed5381 4 місяці тому

    الخواتي
    بارك الله فيك
    القرآن تقرءون غلط انتبهوا بارك الله فيك

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 4 місяці тому

    Sister Suleeqa, Is ilaali markaad qur,aanka aqrinayso,

  • @hanifarah6370
    @hanifarah6370 4 місяці тому

    Amaley Qaali aad baad u mahadsan tahay. Wax wanagsan baad ka hadashaa longe baan kugu xirnaa allh haku barakeeyo dadka soomaliyeed gaar ahaan howl weyn baad heysaa rabigey Malika aakhiro kurba kuma tuso aduna faraxad kuwaara adiga. Ehelkaganba❤❤❤❤

  • @ghazalihussein7990
    @ghazalihussein7990 4 місяці тому

    Hada ma barmamish baa dadka u wadaan mise cabasho noo wadan sidaas lay dhahay

  • @AminaFarah-nk1fx
    @AminaFarah-nk1fx 4 місяці тому

    Seen ogaa baxanaa abayo dadkaa afriko jogo mahestaan maxa talo ah

  • @mulkihkassim8011
    @mulkihkassim8011 4 місяці тому

    Maanshallah walaal ilaahay caafimaad iyo cimri dheer inagoo idil hayna siiyo. I am glad you are able to verbalized your pain 🙏

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 4 місяці тому

    Allahu Akber xikmad badanaa qof qowlkii ilaahey ku tadaburaya oo fahamsan sidey arimaha u kala socdaan, Jazakallaah kheyr xikmadaas Quraaniga ay ku dheehanka tahey ❤

  • @rtuqsiile7836
    @rtuqsiile7836 4 місяці тому

    Mansha ALLAH mental health somali talk❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 місяці тому

    AManshalah barnamijka waa ku batey walaahi dumarka Somalia ilahow xanunkan ka dulqado alahuma amiin yaa rabi istaqfarta badiso

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 4 місяці тому

    maashallah tabaarakallah qaali aad baan kaaga mahad celinayaa arinkan aad ka hadasheen adiga iyo Suleekhaba jizaakallah. waxa jirey waqti aan aad u yaraa cilmina aanan u lahayn xanuunkan markii aad adigoo inan yar ah ilmo yaryar heysato waalid kula joogin aad ku xanuunsato alaahu akbar. maanta dhalinyaro iyo dad waaweyn baa jira ee xanuunkan la taag daran hadey sheegtaana lagu caayayo. aad baad u mahadsan tihiin.

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 4 місяці тому

    Sulekha masha Allah dirigelin fican

  • @fatuushvlogs4305
    @fatuushvlogs4305 4 місяці тому

    Ilahay khayr haku siiyo barnaamijka wn ka helay hadaan reer uk nahay noo soo badi

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 4 місяці тому

    سوليخه هي فين السوليخه ضحكتيني ياامل الله يهديكي

  • @JawahirAhmedKhalif
    @JawahirAhmedKhalif 4 місяці тому +2

    Sulekha qalbi fican kuma aqan khayr ban idin rajaynaya❤

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 4 місяці тому

    Mashalah Amaal iyo marti deeda wa idin salamay ❤❤❤

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 4 місяці тому

    Masha Allah habo Suleekha horey u soco dadka qurbo joogta badana niyad jab ayaa hayo.

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 4 місяці тому

    Maashaa, Allah Amaal iyo walaaasheyn waan u bogay

  • @AfraaxXasan
    @AfraaxXasan 4 місяці тому

    Maansha alaah amal keeysa waaqof wanaag San maansha alaah abaayo inoo soobadi barnamijkaada

  • @userimanibrahim
    @userimanibrahim 4 місяці тому

    Mashallah keep going hoyoo thanks ❤😂

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 4 місяці тому +3

    ❤ noo soo noqda Markale mahad sanidiin

  • @ayankhalif4504
    @ayankhalif4504 4 місяці тому

    Abaayo suleeqo numbarkeeda sideen ku helaa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 4 місяці тому

    Reer. Waqooyigu. Waa. Dadk. Soomaalida. U. Ilabaxaadaan. Weeliiba. Isaaqa. Soomaaliidu. Way. Ku. Daadan.

    • @AdoSahra
      @AdoSahra 3 місяці тому

      Suleqa waa mj reer mahad ah walalo

  • @fousiaibrahim4711
    @fousiaibrahim4711 4 місяці тому

    Wllo laabrkagaan gabdha meeyiyi amlee

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 місяці тому

    Mansha allaah Suleeqo iimaan baa ka muuqda

  • @abladalab2470
    @abladalab2470 4 місяці тому

    Maashaa Allaah waa barnaamish cajiib ah oo faa Ido badan

  • @nurasaeed5381
    @nurasaeed5381 4 місяці тому

    آمال عطيها فرصه تتكلم

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 4 місяці тому

    Amal kayse suleeqa sooceli

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 4 місяці тому

    Jizakalahu kharan labadenbu ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @amaalsaeed2776
    @amaalsaeed2776 4 місяці тому

    إي وألله گلمك صحيح

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 4 місяці тому

    Maansha Allah waa ka faaiday

  • @kaltuunqanigaaradcasiisa5258
    @kaltuunqanigaaradcasiisa5258 4 місяці тому

    Maansha allah ❤❤❤

  • @shukrishindo84
    @shukrishindo84 4 місяці тому

    Amal inan Ku helo ban rabaa Sen kugu hela Acton ban Isla degenahay

  • @fadumomohamed3015
    @fadumomohamed3015 4 місяці тому

    Maasha Allah

  • @yusradiinmohamed3105
    @yusradiinmohamed3105 4 місяці тому

    Mashaallaah ❤️

  • @milgomoumin7494
    @milgomoumin7494 4 місяці тому

    Mashallah 3

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 4 місяці тому

    Sax ruun babana

  • @nurasaeed5381
    @nurasaeed5381 4 місяці тому

    كل مرة تقاطعينها في الكلام

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  4 місяці тому

      ‏اعطيها فرصة ما اعطيها فرصة تتكلم أقطع البروجرام أقفل البروجرام شي ما يخصك فهمت علي إذا أنت عندك المرة هذي تعالي قدمي معي البرامج تكلمي عن نفسك إذا أنت مرض تبين تسمعينها

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 4 місяці тому

    عفاك يا اختي من مرض

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 4 місяці тому +1

    Ascwb please dabool qoorta

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 4 місяці тому +1

    Allaah yashfiik.
    Gavadhu wali may bigsan alle ha caafiyo.

    • @ummnora4665
      @ummnora4665 4 місяці тому

      Maxaa ka khaldan ood aragtey subxaanallaah sowtaa cilmigii quraanka soo tebineysa😢 ilaahey ka xishoo