Xasuusin Muuqaalkan Waxan Duubay 12kii June Maalin Sabti Ah Cilad Dhanka Internetka Awgeed Iimasuura galin In Aan Soo Geliyo Sidaas Ula Socda Mahadsanidiin🙏🏻
Hooyada dhashay gabadha yar ayaba hooyo fican ahayn sababto ah maxay udifacaysa dadkale oo iyadu aysan dhalin ayado og gabadhedii sida logalay iyo arxan daridii lodilay😭😭😭 Allahuminajina minal afaad wlhi kan aduun ma ahan ee wa aduun saman akhir ah ee Alle haina badbadiyo🤲
ASC WLLOW ALLE KA BAQ KUFSI 4.5 LA DHAHO MAJIREE NIMANKAN CAWAANTA AH QABIIL EY DAAYAN MA JIRTEE KUWAAGA ALLAHA KUU BADBAADIYO AFKAAGAA QOYAN LOOMA HADLEE
ilmahaas yar waxa dil ah magalin waa la nawoya ana kaa aqaano e cidkle aya dishay e ilmahaas dulmi loo haystaaa shalayn gawdha waa laso daaya ad shegoysa wilka ayaa dhiman insha allh mardhow asaa laso dena e ilmahaas rajo ku so koray hoyadod marhore ayey dhimatay iyo rafaad ayey kuso koren amaan hakaa helaano
Wariye Cabdullahi, Takhaatiirta waalida waa ogyhiin in Xaalad waali aay ka dhalanayso marka gabar la "Xoogaayo". Gabadha hala baro sida wiilasha maskaxdooda loo dejiyo, loogu abuuro jaceyl ama rajo fiican.
Xalku waa in gabadha ka fogaadaan kalinimada iyo cidlada wiilal ka agdhowyhiin, la saaxiib hooyooynka 30 illaa 60 jirka ah, markii Hooyada guriga ka tagto, wiilasha ha soo dhaweysan haddii uu ka yaryahay 30, ama uusan ka bixin Dugsiga Sare
Gabdhaha marka la kufsado ama dhalinyaro xoogeyso, ma yaqaanaan sida naftooda loo badbaadiyo: Gabadha qaylisa, ama dagaasha Weeye gabadha la goowraco, ama la dilo.
Xooga waxaa yara adag wiilka waaba la oron karaa wiilka wuu kufsanaye ee gabadha 17 jirto maxay ku qasbi karo inay gabadha yar disho wax jiro ale yaa og lagana yaabe inaysan ahayn dadka xiran oo dariska yahay waxa dhibtaan gausta allow u soo saar banaanka gacan ku dhiigle yaasha
gabadha yar walaa kufsaday masoo bixin miya DNI, mida kale walal guryaha wadankii dariiska oodhan ba iskasoogala sida camal dad reerka katirsan marka hooyada gabadhadhahay way dareemi karta dhibka waxa kestay natiijad cadaalada ban urajeeynaya miskiinta
Shuubadii ku dhashay was hooyo ma ku dhalinmiyaaa mise SHAYDAAN aa ku dhalay ma is dhaheesid miyaa hooyada dhashay aa fiirsineyso vidoe gaan HOOYADAA ILA WAS ka dhamow gabarta hadii dhimatay waxay haleysaaa cadaalad adi aa u ah horseed iney buuqaan maxaa yeelay waxaad rabtaaa inaad ku hesho lacag aad ka sameyso youtube ka dhilada ku dhashay was uff. Way dhimatay. Mar uun waa soo fariisandoonaa inaad ka hadlo wiilkaaga la dilay mar walbo waa ka hadli doo waad dareemi doontaa xanuunka hadal heenta. ONE DAY in sha allah.
Asc Wllo arintaan qabiilka wxy socon jirtay wagii u shariif biijoole & xasan XARAAN ay wadanka madaxda Ka ahyn lkn hada wxa madaxweyne wxa Ka ah nin dacad ah o diinta islaamka ku dhaqmo
maya sharciga xitaa ma qabo in gabadhaha guriga loo keeno nin ajnabi ka ah maxaa yeelay maanta dhan ma xijaabnaani guri u kiree rashinka so doonta dheh
Xasuusin Muuqaalkan Waxan Duubay 12kii June Maalin Sabti Ah Cilad Dhanka Internetka Awgeed Iimasuura galin In Aan Soo Geliyo Sidaas Ula Socda Mahadsanidiin🙏🏻
Anaga waxan rabnaa jawab cad 😱😱😱
War cad keen c/laahi waa ku sugaynaaye
@@caashobashiir648 8
Jawaab waadixa ayaaan rabna kuna hadhnaa hada nhy family quruxda qoyska
thanks for the good information Mr bro Mohamed Hussein Mailin
Masha allah Cabdulahi abowe kiiska gabadhan yar ilaa aad kasoo sal gaarto haka harin insha allah sidii caisha cml waa kuu duceenay qeer alaha kusiiyo
haaa hormar wacan Ayan Ku rajenaa Sida wansgan NOLA socodsinayso Ku Sali Nabi maxamed scw
Scw
Gabdhan yarta ah xaalkeedu wa iska cadyahay hadan lees indho tireen labo ayey mid uun tahay majiran wax sedaxku ah ileen ilaah caqli ayuu nasiiyey kow guriga ayaa lugu kufsaday lugu gowracay lugu jejebshay kadibna digsiga lugu riday waana labada qof oo jogay guriga wilka iyi gabdha sababta eey sas usameyen ayaga ayaka jwbidona hadii esan eheen sasne oo bananka lagusoo sameyey arinka gabdha lagu sameyeyna kor iyo hoos waxbeyka ogayeen oo hosha ayey waxka wadeen majiro qofku dhiiran karo inuu qof dhibkas ugeesto hadane gurigeda soo geliyo geesi nimadas qof leh majiro lkn allh waxanka baryeynaa inuu saqiradas xaqeeda soo ifiyo sida ugu fudud insha allah
Wll hadaad qoraalkayga argato ilaahay naarta kaxoree ee wll sbscirbe isaar 😭😭
Waan kuu saaray adna iisaar wll
@@hafsabilanbeauty4012 walaal ineey kuu saarto supscrb darteed hadaad ugu saarto ajir kama haleysid inaad ilaah dartiis ugu saarto ayaa kugu haboon inti aad saxan saxan kugud ka dhigi leheed hawsha jskl
Walaal ii saar aan ku saare
See laguugu saara address maaragnee
Bal iisaar ana kuu saaraye
Alle ha soo ifiyo
Waxii sidaa ugalay
Yaarabi soosar oo soo qabo
Dabiyaalkii waa xaas sameeye
Aamiin🤲🤲
Masha allah quruxda qoyska waxan ku jeclahay wax la hubo ugu imaada
Thank you Abdulaaahi sidii aciisha shekadeda taxamaha aad noogu soo gudbin jirtay tana sidaaaa nooogu soo gudbi
Mashallah..abdull kheir Alle haku siyo
Aniga waxaan amiinsanahay qof keeliya ma qabaniin shaqadaan oo dhan, lakiin Maana ficna, malahdaana oo Ruunta ha la ogaado.
Warkaan waa in miiska korkiisa lagucadeeya waana jeclaanlaha qofkii sameeyay inlahelo markaasna sharciga lamarsiiyo mahadsanidiin quruxda qoyska great family masha Allah
Allow ugargaar gabdhaheena walalahay gabdhaheena maan difaacno ragow gabdhaheenu garab ayey inaga rabaane yeynan inagii bahdilin oo xaqoodii duudsiyin
mahadsanid zxp weynu kaa sugi akhbaarta inta hadhsan insha alla
Macalin Abdullahi, sad ayaan u jecleystay warbixintaada dhameystiran. Was gabar 4.5 ah !!! Waa wax aad looga murugoodo.
hore usoco quruxda qoyska
from hargaysa
Aniga rayigayga gabadh guriga lagu dilay markii horena waa laceejiyey markay dhimatana waa la gawracay sababto ah qofku marku dhinto dhiig kama yimaado
Sawab dhiig soomalaha ruuxa dhiiga xaguu aadi
@@imkhatray8099 waa runta wll diig khasab uuka imanaya kolay qofka lama daldalin.....
Mashallah
Qurxda qoyska
Noolaafa💕👍
Waxa macquul ah reerkuba qaar kamid ah inay dileen wlhi saaid uga shakisanahay reerka
Cabdulaahi waad mahadsantahay waan KU sugaynay Nala socodsii hadba xaalku meeshuu marayo
Ilaahey wixii inantaa yar sidaa ugalay hasoo qabto aduun iyo aakhiraba
Hooyada dhashay gabadha yar ayaba hooyo fican ahayn sababto ah maxay udifacaysa dadkale oo iyadu aysan dhalin ayado og gabadhedii sida logalay iyo arxan daridii lodilay😭😭😭 Allahuminajina minal afaad wlhi kan aduun ma ahan ee wa aduun saman akhir ah ee Alle haina badbadiyo🤲
Waxay rabeen markey jaanis u helaan inay digsiga kasoo saaraan oo qashin weeye dhahaan kadib na ay qashinka ku daraan malaha 😢😢😢😢
Asc walalahy Soomaaliyeed fadlan haaa laa isoo boqdo 😊😊✌
Aabaha rayihiisa ayaa run ah
Wilkada dile gabdha walashiis neh we ku cawesi . Allaha iga cafiyo hadan nabayo
ASC WLLOW ALLE KA BAQ KUFSI 4.5 LA DHAHO MAJIREE NIMANKAN CAWAANTA AH QABIIL EY DAAYAN MA JIRTEE KUWAAGA ALLAHA KUU BADBAADIYO AFKAAGAA QOYAN LOOMA HADLEE
Mshlllh quruxda qoyska🥰
Ma Ka dambeyaan gabaadha & wiilka la hysto ee dariska halaga raadiyo dilaaga
gabadha ayakaa dilay wax iska cad weeye lkn habarta dhashay waa doqon mase gabarta ma dhalin ayada waaba yaabe
Wlhi wa runta wll hooyada laleyahay ilmaha way dhashay hooyo ma ahan ee wa arxan gows ayada ayana dhihi karna wa dilaga kobaad
ilmahaas yar waxa dil ah magalin waa la nawoya ana kaa aqaano e cidkle aya dishay e ilmahaas dulmi loo haystaaa shalayn gawdha waa laso daaya ad shegoysa wilka ayaa dhiman insha allh mardhow asaa laso dena e ilmahaas rajo ku so koray hoyadod marhore ayey dhimatay iyo rafaad ayey kuso koren amaan hakaa helaano
rafaadkey ka qaadeen dee naxariis laAan
@@umumascuud3307 haddad arik lahed sas ma dhihi laheen wll
Gabadhah cadalad ayee Raban 😭😭😭😭
Hooyada maxaa kaqaldan aduun waqti xun ayaa lagu jiraa wax aan dhicikarin maleh abti qaraabo ah waye ma ahan iney aminto ayadaa carurteda ladhibateyee aniga aabaha ayaan aqanaa iyo familigisa dhan iskumeel ayaan kusoo kornay illaah ha fududeyo kiiska masahlana
Allaah ayaa og oo waxba ka qarsoneen
Walee sida ninkaza lo dhaqma 💯youtbers sheegayaa wax xalaaala sheega
Ilahay haka shifo gacanku dhiiglaha dilay gabadhaa yar
asc walalkey Abdulaahi macalin xusen QQ2 mar walba waxaan kaa rabanaa kiiskan dhamaadkisa
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
M.a quruxda qoyska ♥️🙏
Gurigaa mala hubiye in shaydiin ka adeegen laga yabaaa😂
Wariye Cabdullahi, Takhaatiirta waalida waa
ogyhiin in Xaalad waali aay ka dhalanayso marka gabar la "Xoogaayo". Gabadha hala baro sida wiilasha maskaxdooda loo dejiyo, loogu abuuro jaceyl ama rajo fiican.
Digsi weyn oo Gabadha yar meydkeeda qaadi Kara inuu guriga yaal waa Qof ogaa
Xalku waa in gabadha ka fogaadaan kalinimada iyo cidlada wiilal ka agdhowyhiin, la saaxiib hooyooynka 30 illaa 60 jirka ah, markii Hooyada guriga ka tagto, wiilasha ha soo dhaweysan haddii uu ka yaryahay 30, ama uusan ka bixin Dugsiga Sare
War Disi ma.ahee DIGSI DHEH Naga sax afsomaliga Disiga nagadawa.wado nagaaa ina macalin
Maangaab maangaab. Qofka.haku mashquline. Muhimada ka qaado..
Gabdhaha marka la kufsado ama dhalinyaro xoogeyso, ma yaqaanaan sida naftooda loo badbaadiyo: Gabadha qaylisa, ama dagaasha Weeye gabadha la goowraco, ama la dilo.
Culimada qaarbaa qbiil drtii uqeyliyo ssbbtoo ah isbuucn gudi hisa qoyskii hobiyh kudhcy dowld ama msuull ama culimo kma hdlin mrkii lgareebo abwaan guure allah xfidee mikiin alluw leeyhy
Hooyada aan ilmahaeedii wixii dilay ogayn inay udoodo maaha ninka iyo naagta guriga joogay
0
Walaalkay Iska Hubi Ciwaanka Iyo Wax Aad Noo Sheegaysid ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Subxaan Allah 💔💔😭😭😭
Hasbunu llaah
Hooyada waa inay fahanta dadka dadkii an naqaney maha Aduunka wey is hadashey qofna hadifaacin
Oo Alle Swt arimaha u gudub isa ku so cadeey inshaAllah
walhi abdulaahi cadaalad maheesano waa sax 4.5 waa wax lalayaabo waxataagan alle xaqahatuso
Allow.ilmahas.yar.ee.saqiirka.ah.u.naxariisoo.🤲🤲😭😭
Wll warkaas wuu cad yahay labad qof kama foga dilka gabadhaas
Mashallaah brother keep going beautiful family
c.llhiyow howshaan sidii casha yar meel ku so hobso wll qeer allha kusiye
Xooga waxaa yara adag wiilka waaba la oron karaa wiilka wuu kufsanaye ee gabadha 17 jirto maxay ku qasbi karo inay gabadha yar disho wax jiro ale yaa og lagana yaabe inaysan ahayn dadka xiran oo dariska yahay waxa dhibtaan gausta allow u soo saar banaanka gacan ku dhiigle yaasha
Ilahow kashif qofki dhibkaa gaysty
Yes qof kudhiirankara majiro inuu gurigooda kusooxareyo manaoga inuu bananyahay digsigu iyo inkale waa dad lanon
Quruxda qoyska igu gaariya s
Keep going walal
nigis iyo rujubeeto bayku maraan dariiqyada lamana eegikaro wadamada reer yurubka
Mxa wayeh
Kuwaas waiska kufsanyihiinba
@@farxaddaqoyskafamily5449 😂😂😂😂
Warnagatag waxaas horey ban u ogeyne wax cusub baan moodey in aad noo sheegeyside
Kama foga kama foga waa hadii caqligu shaqaynayo.
amiin
gabdha waa yar tahy lakin guriga dhaxdisa waliba jureyo la dul saray waa iyaga
Illaahay ha gar gaaro dhibka. Waxaa keeney. Odayaasha Waaye iyo qabiil. Dhibka waa in wax ay ka qabtaan
Waxa kaloo jirta dharka gabadha oo ay wadatay waxa laga helay guriga luuqiisa iyo buugaagta oo iyagana la duugay iyo maalmo ka hor kabaha gabadha aya la helay armaajo guriga taalay dusheed
Waana sax ruqiyo iyo reerkeda ilaa iyo hada weydiidan yihiin ilaa hada in dilka guriga ka dhacay.
Malaga yaaboo inay gabadha inay dhibayso u arkaan oo dhibaato isku hayeen ilaahaa naga og
laga yaba in
marki reerku badidoonka
ahayn in guriga lakeenay alla wax og
Laga yaba wlahi ilahy aya naga xal og
Somaalidu wa iska baylah way dhicikartaa inay yahiin dad dadbada kayimi oodukhulkooda ogaa
gabadha yar walaa kufsaday masoo bixin miya DNI,
mida kale walal guryaha wadankii dariiska oodhan ba iskasoogala sida camal dad reerka katirsan marka hooyada gabadhadhahay way dareemi karta dhibka waxa kestay natiijad cadaalada ban urajeeynaya miskiinta
Hadaa Maxaad Noo Sheegtahay Ciwaanka Iyo Wargagu Ismaal Lahaa¿?? Cajiib.
Waa hunguri raadis kan asxaan kale meesha uma joogo
Warkan risiq doon waaye ha moodin asxaan
Aniga hal rayi aan qabaa ninkii gabar kufsada haladilo ama asagana inta laxir xiro dabad kasha sanbuuska lagu fidiyo dabada halooga kawiyo
Kkkkkkkkkkkk walaahi hadii saas layeelo mardambe inaysa dhacdeen
😂😂😂😂😂
Ilaahow xaqa so cadee adaa og oo caalamu qayuumee
Shuubadii ku dhashay was hooyo ma ku dhalinmiyaaa mise SHAYDAAN aa ku dhalay ma is dhaheesid miyaa hooyada dhashay aa fiirsineyso vidoe gaan HOOYADAA ILA WAS ka dhamow gabarta hadii dhimatay waxay haleysaaa cadaalad adi aa u ah horseed iney buuqaan maxaa yeelay waxaad rabtaaa inaad ku hesho lacag aad ka sameyso youtube ka dhilada ku dhashay was uff. Way dhimatay. Mar uun waa soo fariisandoonaa inaad ka hadlo wiilkaaga la dilay mar walbo waa ka hadli doo waad dareemi doontaa xanuunka hadal heenta. ONE DAY in sha allah.
Aboowe anugu shaki kaqabaa labadaan qof oo xumaan samaynay inay aragtay kabacdina ayka baqeen inay sheegto😅😅😅
Cadalad aye ubahantahay gabadhas
Asc
Wllo arintaan qabiilka wxy socon jirtay wagii u shariif biijoole & xasan XARAAN ay wadanka madaxda Ka ahyn lkn hada wxa madaxweyne wxa Ka ah nin dacad ah o diinta islaamka ku dhaqmo
Wcs sax sax alla subxaaan alla
Horta xamar cadalad matalo awey hamdi afadali putlan aya dhabta meqa gabdhod oladile oxita la sohadalqadin subxanallah wale nabad hasugin
Xaqeda Allaha soiftimiyo amiin yarabi
wali lama cadeyn miyaa kiiskii ganadhii la diley
4.5 wax loma kufsado.xaqiiqda marka laga hadlo badanaa loma.so.qabto qofka wax kufsado
wxn.arkaysa gabdho Abgaaal & mursado la kufsaday xaaa lo.dhaafi wayey
Asc walal
Aniga aabaha ra.yigiisaa laqabaa ee alle hasoo ifbixiyo runtaas
Asc wllee reer koonfur madaahiro
Walaaley ilahay ka baq maxaad umad dhan isugu dareysaa
@@aminaabyan6373 wllo balaayo oo dhac foonfu baa looguyimaadaa ma beentaybaa wllo
Wll adigon ka sal gaarin haka harin plz 🙏🙏🙏😢
Ilaahoow soo ifbixi
Culimada somaliyed xalkooda waa aloow sahal
Maxay sameeyeen culimadu 🤔
Sax Sax runta aye ka hadshey 😔
Asc.Dadka gabadha dilay familka kama dheera haddii layiri kuwa guriga joogay madilin yaa dilay?runta hala sheego
Waxan umalaynaya 2 daa ciyaalka ee loohaysto inaanay shaqoku lahay dilkaa
Saax waayan xadaalkaga because daad kale ayaay isla ogyixiin
Le suite de cet Histoires
Qabiil waxba namatarayee ilahay inta wax kufsata alaha kaqabto gabdhaha iyo hoyoyinka dhibka haya laha kadulqaado culimada way naga jiiftaa yarabi xaqa sosaar
Walahi qaraabo qansaxaan guryaha nalagu soo xaraynaayo inlaga daayo aniga hada gurigeyga sadax ragaa ila joogto oo wax barasho loo keenay wa iñaa iska diidaa
saax wax laamino majiraan adunkan
maya sharciga xitaa ma qabo in gabadhaha guriga loo keeno nin ajnabi ka ah maxaa yeelay maanta dhan ma xijaabnaani guri u kiree rashinka so doonta dheh
Waa Yaab subxanallah Allaah ha u naxariiso aamiin Yaaaaaaa Allaah 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏
Wakhti Ayaa Naagu Socda 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌🤲🤲🤲🤲👑
Walahi sax.waye
Kufsiga habarta sheegtay waa been gabadha lama kyfsan wxy ku qarine dilka gabadha wxy isledhy bananka lagu kufsaday hala dhaha waayo nalka wxa ladamiyey inta digsiga lagu ridayey waana dadka guriga kulanol waana habarta wlhd lkn sababta waa in lasoo ogaado iyaga ayaana laga hadalsiinkaraa hadii si fcn loo kiis baaro