HAYEEY | XAALAD CABSI AH OO ISRA KA TAAGAN+ OOFAARKII OO GOD KU BAXSADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 58

  • @mahatmahamednurre
    @mahatmahamednurre 5 годин тому +19

    nataniyaahu waa geeriyooday alxamdulilaah ilaahay ayaa mahad leh ma kufarx santahay geerida nataniyaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AwaysElmi-xb6rn
    @AwaysElmi-xb6rn 3 години тому +5

    Allaha u siyaadsho geerida iyo baaba' Yuhuudda

  • @Bashkapoy-y3q
    @Bashkapoy-y3q 4 години тому +4

    Natenyahu Waa bakhtiyay allhu Akbar

  • @fardosoaxmed6677
    @fardosoaxmed6677 5 годин тому +7

    Masiibo Allah ku rido yahuuda

  • @sharifisakmarwan9242
    @sharifisakmarwan9242 4 години тому +4

    Ilaaah Run haka dhigo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 5 годин тому +4

    Allaha jabiyo yahuuda ayagoo duleeysan oo ihanaysan
    اللهم زلزل الیهود والکافرین

  • @duulmedia3736
    @duulmedia3736 5 годин тому +6

    Ilahay hadilo gaalka guul islamka

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 години тому +3

    Allahu Akbar 🤲

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 4 години тому +8

    OOFAARKU , Should be the next ! ! !

    • @greatshidane
      @greatshidane 4 години тому

      @@mastergeed199 oofaar maxa laga wadaa?

    • @personaldev8527
      @personaldev8527 3 години тому

      Insha allah , illhy qalbiyadeena haku qabojiyo

    • @personaldev8527
      @personaldev8527 3 години тому

      @@greatshidanexaga hore d kadarso

  • @FartunAbdirahman-hj8le
    @FartunAbdirahman-hj8le 5 годин тому +3

    Rucbi allaha ku dilo kuwaas walallaheen allaha u gar gaaro

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 години тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 2 години тому +1

    Oofaarku wuxu noqon doona mid hilbiihiisa la googooyo Insha-Allaah

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 Годину тому

    Iron dom wuu fashilmey, Dhagarta shaydaanka oo Juhuda halaag baa u sugnaatay insha ALLAH ☝🏿☝🏿☝🏿🎉🎉🎉

  • @asiyoomar2068
    @asiyoomar2068 4 години тому +2

    Oofaarka ilahay dhulka hala gooyo

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 5 годин тому +3

    Nacalatulaahi calayk geeri wuu u jooga naarna waa hoygiisa

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi 4 години тому

    Aaway dadkii ballan qaaday soomka vediogii hore✌

  • @Maahir397
    @Maahir397 4 години тому +1

    Wcs wll hassan
    Sida ay wararka qar shegayaan iran 🇮🇷 ayaa kadanbysy werarka Drone ka laguqady oofarka aqalkisa maxakajira wrkas?

    • @daadirmaxamuud4393
      @daadirmaxamuud4393 3 години тому

      @@Maahir397 Iran waa shiico wll iyadoo maalin soom ah tahay ayey wadada dhexdeeda wax iskaga cunaayen marka kuwaas khayr ma lahan wax haka sugin

  • @saidhussein8669
    @saidhussein8669 2 години тому +1

    Oofaarka macnaheed ma fahmin ma magac Aad ula baxday baa natenyahu

  • @Rayan2026kk
    @Rayan2026kk Годину тому

    war asxaabey oofaarka maxaa laga wadaa please natanyahu waban gartee

  • @gacanomar2138
    @gacanomar2138 2 години тому

    Who's Xisbiga?

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 4 години тому +2

    Fulay xaar weyn wuxuu ogyahay inuu dulun ku jiro Aqirana cadab galayo natyahu iyo mareykan waa fashilmen Allaah baa la jira xamas

  • @maxamadcaliaadam
    @maxamadcaliaadam 3 години тому +1

    oofaar 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 3 години тому

    Drones mey isku qarxiyaan helikopter ka iyo kuwa dagaalka ee wax duqeeyo

  • @ahmedalidogonadaaahdamerya2265
    @ahmedalidogonadaaahdamerya2265 4 години тому +1

    Ale hadilo

  • @AbdirahmanMoha-t9v
    @AbdirahmanMoha-t9v 5 годин тому +2

    Fast comment

  • @daacaddood3740
    @daacaddood3740 5 годин тому

    Netanyahu wufaday helicopter ka ayuu sarnaa guriga ayuu u socday lkn dronka ayaa ka dhereeyey

  • @Cabdifitaahmaxamuudxuseen
    @Cabdifitaahmaxamuudxuseen 5 годин тому +1

    Intaas weerar 2qof maakudhaawacamay alabeen badabaa😂

  • @YacquubMahad
    @YacquubMahad 4 години тому +1

    😂😂😂😂

  • @Fatimamahamed-oh8zt
    @Fatimamahamed-oh8zt 3 години тому

    Oofaar mxaa lka wadaa

  • @cabdilahifarxa
    @cabdilahifarxa 4 години тому

    Ik

  • @mustafasamow2735
    @mustafasamow2735 5 годин тому

    Kkkk kkk

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 4 години тому +1

    Oofaar 😂 macnaheedu waa maxay anigu doofaar baan maqali jirayee 😂😂 afka koonfur naga cilmi badan

    • @MaxamadCrahman-li3jd
      @MaxamadCrahman-li3jd 2 години тому

      😂😂😂

    • @ahmedhassan5175
      @ahmedhassan5175 2 години тому +2

      Ofaar. Dabaal Feero weeyne ah Dadka dhan inuu ka xoog badanyahy isku maleeyo aa laga wadaa. Wariyehaan Ciyaal xamar waaye

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 2 години тому

      @@ahmedhassan5175 😂😂😂 waar ilaadeerayaal afsoomaliga ka xishooda oo jajabka kadaaya 😂😂 luuqad kale ayaabad samaynaysaan sanad walba 😂😂😂

    • @ahmedhassan5175
      @ahmedhassan5175 Годину тому +1

      @HudaNuura-1 anaga Afsomaligeeynaa waa noo saxanyahay Oowfaar Eray Sanadkaan soo baxay maaha waa Asal ee Adaa wali maqlin 80% Soomaaliya waa Koonfur Reer Bariga xitaa Reer koofurka waa is fahmaan Reer waqooyi waaye kuwa Af Qaldaanka ku hadlo oo Soomaali inteeda kale Fahmeeynin iyagana aan la fahmeeynin
      Netanyahu inuu Oowfaar Dabaal Xoog leh isku maleeyo dhaqankiisa eey ka muuqataa umad dhan Alle Abuuray uu rabaa inuu dhameeyo uu dhulkooda ka qaato. Kaasoo Kale Af Reer Waqooyi maxaa lagu dhahaa noo sheeg

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 Годину тому

      @@ahmedhassan5175 aboowe reer waqooyi oo afsomali qaldaya adiga uun baan kaa maqlaya runta hadad doonayso afka somaliga. Halkay rer waqooyigu ka gareen cid ka gaartayba ma jirto inta waxa kaga marqaatiya sugaanta iyo gabayada somalida iyaga number one ☝🏽 ahaa marka sugan waxa sidaa u samayn Kara nin afka somaliga yaqaan runtu waatas

  • @IsmailMuhammad-m1f
    @IsmailMuhammad-m1f 4 години тому

    Kkkkkkkk

  • @SUBEERDCOSTA-wd2tq
    @SUBEERDCOSTA-wd2tq 3 години тому

    War nio Israel unbaad kahadashaa ee Russia iyo Ukraine kahadal😊

    • @funy194
      @funy194 3 години тому

      Halkaas dagaal kama socdo

  • @xawoxirsi90
    @xawoxirsi90 2 години тому

    Waxaa maqlijirey erey loo,adegsan jiray waa cabsaden bedel ey ku waasen had ayaga sidas waa warey naso gaara nasiiya difaa kale

  • @ssh1898
    @ssh1898 4 години тому

    Ofar maxa la dhaha wlo

  • @mdiinshmuse5369
    @mdiinshmuse5369 5 годин тому

    War ninkan xaaladiisa waa loo fiirsan xitaa ma odhankaro xisbulaah حزبالله wuxuu ku odhanyaa xisga شيء من النفاق

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  5 годин тому +4

      Adduun miyaadba war u haysaa! Ku dhawaaqista magacaas ayaa la isku haystaa ee Naso walaal

    • @wardaismail2064
      @wardaismail2064 5 годин тому

      De hadu ku dhawaaqo oo kanaalka la xidho ya war ka kuuso tabin somaliyey wax kasta indha adeyg looma baahna.
      Hassanow halka kaga hay hargeisan kaso salaamaya warkaagana wan la socda

    • @abdinasirabshir7876
      @abdinasirabshir7876 4 години тому

      Kanalka laga xirayaa wax fahan magaca lagu dhawaqi karo, xamaas xitaa hadi lagu dhawaaaqo waa laga xirayaa

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 3 години тому

      Fulayo puufis wax ku falanqeyn ,chanelka qaska ka daaya , iyaguba wa been bey ku fanaan,
      Dhaman reer galbeed waxay ku shirayan 🇩🇪 in ay tageeran israil .wbt

    • @axmedmohamed3311
      @axmedmohamed3311 Годину тому

      Walaal maxaad kudiidey inaad dhahdo xisbu Allaah ayagooladagaalamaya xisbigii sheydaanka?​@buuloxuubeey