Wadaad beel in uu tulkiisa dadkakale ka hormariyo ayuu rabaa hadii u dad horo marikaro shaqadaan rufiyaan nimadaa kama shaqeeyeen waxuuna ku lee yahay amuura dunyaa waxaa iska deeyn.laheed shaqda aad heeyso nin ilaah jecelyahay kama shaqeeyo wdaad beel qamiiska madoow aad shaarka cad ka hoos marisay waa caleemada katooliga magaal baad thay 😮😮😮😮😮😮
xasan wax uusan ogeyn ma dhacayaan ninkii samameeya wax uusan ogey haduu noqdo reysalwasaaraha shaqo raadso ayuu leeyahay janan la yiraahdo ord shaqo raadso xasan ayaa bilaabey car aadan madoobe oo waxa uu dhacayo oo dhan kasaxiixa xildhbaanada car wax uusan xasan ogey ha sameeyo shaqo raadso ayuu leeyahay xataa madax uu ku fakaro xasan maleh oomadaxa ayuu ka jiranyahay iyo meelo badan xasan bini aadam ma aha waa ibliiskii ilazhey samada ka soo tuurey dhimasho iyo aakhirana uma qora nin foolxumo ka duuba oo kaliya ayuu ka baqaa
Asc amin ya Rabbi
Masha ALLAH aniga waxaa kaa shaqey siin lahaa malaahiga ciyaalka lagu ciyaarsiiyo
Sheekh khayr allaha ku sharfo waxaan kuugu dhiirigalinayaa sidaad taariikhda ugu samaynayso taariikhda si aan loogu wareerin muuqaaladaada
Asc aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲 wadaadkii baryahan waa lawaayey xageee ka yimid 🫵👮🏽♀️🫵
❤
Abdi hirsi qabyaalad ayaa indha tirtay kofiyad iyo khamiis wadaad luguma noqdo. Cidii taqaana tarikh wanagsan ma lahan.
Sharma media khiyaaliga dadka kalatag warkani waa mar hore
❤❤❤❤❤❤
Please taariikhda haka reebin muuqaaladaada
Jazakallaahu khayran
Nin yahoow maxaad warka u gooysay nin yahoow aniga adiga waan kaa Shakira ishaki bixi hadii aad tahay nin caadil ah
Kkkk kkk kkk
Farmaajo iyo rooble maxaa naga galay war wareerka ka daa
Wadaad beel in uu tulkiisa dadkakale ka hormariyo ayuu rabaa hadii u dad horo marikaro shaqadaan rufiyaan nimadaa kama shaqeeyeen waxuuna ku lee yahay amuura dunyaa waxaa iska deeyn.laheed shaqda aad heeyso nin ilaah jecelyahay kama shaqeeyo wdaad beel qamiiska madoow aad shaarka cad ka hoos marisay waa caleemada katooliga magaal baad thay 😮😮😮😮😮😮
xasan wax uusan ogeyn ma dhacayaan ninkii samameeya wax uusan ogey haduu noqdo reysalwasaaraha shaqo raadso ayuu leeyahay janan la yiraahdo ord shaqo raadso xasan ayaa bilaabey car aadan madoobe oo waxa uu dhacayo oo dhan kasaxiixa xildhbaanada car wax uusan xasan ogey ha sameeyo shaqo raadso ayuu leeyahay xataa madax uu ku fakaro xasan maleh oomadaxa ayuu ka jiranyahay iyo meelo badan xasan bini aadam ma aha waa ibliiskii ilazhey samada ka soo tuurey dhimasho iyo aakhirana uma qora nin foolxumo ka duuba oo kaliya ayuu ka baqaa
Somalia qatar bey ku jirtaa somali maxaa u talo ah
Ader markasta maxaad maahmada ninka subaga xaday reer mudug uga dhigtaa yaa ogaa inuu reer mudug ahaa soo dambi maaha?
CABDOW XASAN DALKAN ISAGAA ISKALEH SIDUU DOONUU KA YEELAYAA !!
ua-cam.com/video/YQXUMGMG_5o/v-deo.html
Waxa 10:37 10:37 a fiicnaan lahayd inaad u labisato sida Tik Tok layda nin culumo sheeganayo ceeb xan iyo been kama ganacsado
Wasakh war xun baa tahay wadaadna ma ahid sheydaan edab daran oo qurmoonahaa tahay.