Taksiilayaasha Hargaysa oo isu soo bax sameeyay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 66

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 днів тому +1

    War u soo banan baxa Aqoonsiga somalilaan waxad helidoontan shaqo wacan taagera Aqoonsiga somalilaan oo soo baxa qata calanka somalilaan iyo ka 🇺🇸 si Aad wadankiinu o noqodo wadan wacan ❤❤❤❤

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 5 днів тому +1

      Meel fogbad kahadshe dadki wxad moda inayn warba hayn dagaal kuso socda ictirafba sosocda inta wxay kadorteen qabil iyo shaqo radin😢😢😢 dalki wa kudayay

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 6 днів тому +10

    Nimankan waa nimanka suura galiya inla shaqa tago in wax barasho la tago waavrag si nadiifa ushaqaysta basasku miyaanay ahayn kiwii rakabko shaqo iyo ardayba leh intay istaagan diidi jiray inay dhaqaqan lacagtii iyo waqtigiiba iyagoo qatay daga odhan jiray nabsigoodi ayaa tagaasida keenay waa hiil allah ❤❤ mayirku haka fogaado

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe 6 днів тому

    Allah ha. Idin. Xafido

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 днів тому

    Isbedelkii waa hesheen😮😮😮

  • @ApdiraxmaanLegend
    @ApdiraxmaanLegend 6 днів тому +1

    Isbadalkii waheshen kuraxaysta nolosha 😂😂😂

  • @Fagaaremedia335
    @Fagaaremedia335 6 днів тому +14

    Hadaanu nahay tagasilayda magaalada hargeysa waa in aan helnaa cadaalad waayo saddex cashuurood ma wada bixin karno ?

  • @somalilandguuldhe7725
    @somalilandguuldhe7725 6 днів тому +3

    Liisanka 106000 ayaa sanad walba bixinaa ..dawlada hoose cashuurteeda waa 180000 waana noo gaar oo gawaadhida kale lagama qaado .. casuurtii maaliyada 260000 sanadkii waxaanoo dheer ganaax maalin walba askartu taraafiiga naga qaado

    • @SalloAdam-tp7fo
      @SalloAdam-tp7fo 6 днів тому

      In inta laga badiyo ayay ahayd malinti 1300slshiling ama 0.12$ ayay ku qabanaysa sandki marka lagu xisabiyo cashurta dhan ee laga qado dawlada hose 450slshiling ayay malinti ka qada o noqonaysa sanadki 180000slshiling 18$

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 днів тому +1

    Waxyi iguma so dego cabdow wxana imaba seegan
    Wxan ahay nin wayaha aduun wax uga muuqdan
    Xukumadan cusub. Watii burburin lahayd qaranka hadalka meel kuqorta ilamderyal

  • @SiyadMo
    @SiyadMo 6 днів тому +1

    Masha allah kussuocda

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy 6 днів тому +10

    Isbadalki wad heshen adkaysta

    • @IsbedelkaSomaliland
      @IsbedelkaSomaliland 6 днів тому +2

      adeer jooji qaran dumis nimada

    • @AmareKayse
      @AmareKayse 6 днів тому

      Waa run

    • @said1498ify
      @said1498ify 6 днів тому

      ​@@IsbedelkaSomalilandqaran dumisnimo maahee ma xilku muwaadin baad tahay.

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 6 днів тому +1

      2020 - 2021 na ma cira joogay?😂 ilaa xligaa adeerka joogay waa lagaqadi jiree

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 6 днів тому

    Allow u gargar dhalin yaradan 🤲🤲🤲❤👍

  • @CasiisAli
    @CasiisAli 6 днів тому

    Wallahi taxilaan ahoo suuqaa hargeisa waxaan unacay ee u dhiganwaayay askari laaluushkaaga qaadaya qofbaad wadada ka qaadaysa imikana waxaaba kusoo kordhay qaar cusuboo minashiibiya lagu sheegayoo dirays dadka ku dilaya

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 днів тому +4

    Wadani iyo Ciro way khiyaameeyeen Dadka iyo Qaranka Somaliland. Out Wadani iyo Ciro. Ma xukumi karaan Dalka.

    • @Cantarah
      @Cantarah 6 днів тому

      Muuse is daji 😂

    • @abiibabiib4108
      @abiibabiib4108 6 днів тому +1

      Guskayga iyo ka reer Boorama oo dhan jaq.

    • @Cantarah
      @Cantarah 6 днів тому

      @@abiibabiib4108 Hhhhh khaniis Daba deyste illaahey ka xishoo naagyahown

  • @NimcoMaxamed-is7ut
    @NimcoMaxamed-is7ut 6 днів тому +3

    Xaqooda halasiiyo masaakiintan tobanka kun ee shilin ay u ruriyaan bayku biilan qoysas io caruro

  • @kamaludiinabikar3735
    @kamaludiinabikar3735 6 днів тому

    Macaac Macaac

  • @OmarShawqi-t8e
    @OmarShawqi-t8e 6 днів тому +3

    Cashuurta dawlada hoose sharci mahan

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 6 днів тому +1

    baga wixii idinku dhacaa .sow dowllad faqasha meydaan dooran. baga aleylehe baga

  • @omarbashehajiyusuf4572
    @omarbashehajiyusuf4572 6 днів тому +1

    MAR HADII CABASHO LAGUDBINAYO WAA HANAAN DAWLADNIMO WAA LAGA RAYSTAY CABUDHINTII

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 6 днів тому +1

    Waar taxi lahayne dalkiina difaacda

  • @abdit8270
    @abdit8270 6 днів тому +4

    Isbedel isbedel haaheey ka daroo dameer dhal.

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 6 днів тому

      2020 - 2021 na ma cira joogay?😂 ilaa xligaa adeerka joogay waa lagaqadi jiree

  • @dhamme0
    @dhamme0 6 днів тому

    Caqabadaha wadanka inaga haysta wey badn yihiin 😢hadaanu dhalinyaro nahay wadanka joogista adigoo iskaga tagaa dhaanta

  • @FarxanMuuse-d6d
    @FarxanMuuse-d6d 6 днів тому +2

    Manshaha

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 6 днів тому +1

    500 shilin hadii laga dhigo xata raaci mayno bas inta boqashada iyo iska soo taxaash usocota raacde intaa ha bismilaystan basasku

  • @YaseinAbdi
    @YaseinAbdi 6 днів тому

    Lisanka 5 sano lacagtis lasii qadimay oo lagaa iibayay hadana sanad walba cashuur ka bixi marka 5 samo qimo laba license qiimahoodi bixi weeye. waxa tuugo dawldi Muuse bilawday barlamankuna ka aamusay

  • @raadiyacumar8141
    @raadiyacumar8141 6 днів тому +1

    Allaah haydinka qabto waa aduunyee. Talow umadan miyaan xisaabi ka dambayn😢😢😢😢😢😢😢

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 6 днів тому

    Ahahahahaha, maantana ma kuwanaa la soo diray

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 днів тому

    Horta maxa madaxwaynaha korka loga saaraa wax kasta? Marka hore hoos ka bilaaaba mayor ilaa wasirka gaadiidka

  • @wacyigalintadad-weynaha1361
    @wacyigalintadad-weynaha1361 6 днів тому

    Waa degdegteene suga dee dawlada cusub😂

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 6 днів тому

    aar maa la ii sheego waxbadan oo kale ayaa jira sida shidaalka iyo dhaweeye laftarkiisuba

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 6 днів тому +1

    Mayor qiiro cashuur dambe taxi gayga ka qaadimeysid

  • @muxumedmohamed5008
    @muxumedmohamed5008 6 днів тому +2

    Ciro madax weyne maha haku tashina

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 6 днів тому +1

    Inaad iclaamisaan bay ahayd

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn 6 днів тому +2

    War mayarku waa ilmo furash waa beenale munafaqa

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 6 днів тому

      Adiguna?😂

  • @nuhahmed9813
    @nuhahmed9813 6 днів тому +2

    mayor na qanci

    • @MohametDarajoh
      @MohametDarajoh 6 днів тому

      Walashaa u geee beedeeyow la wasaa orod gurigiina gee naaefyow bilaa caqligii

    • @AbdifatahAhmed-t4c
      @AbdifatahAhmed-t4c 6 днів тому

      Hoyadaa beedega ka was wuxuu xaq u leyhy ayuu ka hadlyaa

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 6 днів тому

      ​@@AbdifatahAhmed-t4cbeedey

  • @Engsoftware12
    @Engsoftware12 6 днів тому

    😅😅😅😅😅😅

  • @shaaibamir5604
    @shaaibamir5604 6 днів тому

    Markaas ma muuse aya ka dan beya

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 6 днів тому

    Waar ñimankan buur buuran hala maroojiyo

  • @JimcaaleNuur-r9e
    @JimcaaleNuur-r9e 6 днів тому

    Tagsiga ma maayirkaa kuu iibiyay

  • @MaaxNuur
    @MaaxNuur 6 днів тому

    Bacaac ma tagaasidii bay soʻ gashay heego

  • @shafyabdi
    @shafyabdi 6 днів тому +1

    Taxi istaan raadinaya waa waali. Waar shaqadina garta 10kun dhukaan baa hargeisa joogta halke station la idinka siin karaa, busaski dadweynaha ayaan haysan meel ay istaagan marka adeega 'taxi' ayunbad xaq u leedihin inad ku shaqaysatan joojiya qaabka kale ee aad u shaqanysan

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 днів тому

    Waxbaa is xoojeeyay ma maqli jirteen? Bal yarkaa wariyihii siduu naftii xoorka isu galiyay eega

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 6 днів тому

    Idinkuba basaskii ayad mesha ka sarteen idinkuna markiina adkaysta teda kale basasku cashuurta way bixin jireen dee

    • @hamzekozar6316
      @hamzekozar6316 6 днів тому

      Wll cashuurtas uu bixiyo basku gaawadhiduba way wada bixiyan lkn taxi waxa udheer cashuur iyaka ukhaasa oo 180kun ah oo kaba badan tan wada marista ee gawadhidu bixiso iyaka uun ku kooban

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 6 днів тому

      @hamzekozar6316 haa wllhi wll ilahay ha u gargaro

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 6 днів тому

    Oohinta joojiya

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 6 днів тому +2

    Waar Hassan Sheik udira gabashadina reer isbadal doonow

    • @raadiyacumar8141
      @raadiyacumar8141 6 днів тому

      Wll haku digan, ismay lahayn sidan ayey wax udhici doonaan.