Wixii aan ka digeynay wey dhaceen| Isra O aan la gamban iney Suuriya Qabsatay & Wadamo hada hurdo ka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 141

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 години тому +18

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 Годину тому +2

    Waan rajaynayaa nasriga Allaah ardul shaam way guulaysan insha allaah guushuna way soo iftiimaysa hooga iyo qaxa wuxuu ku danbeen israaiil

  • @umxasan7407
    @umxasan7407 2 години тому +14

    Aniga oohin ayaa i haysa ilahay qalbiga ha inoo adkeeyo
    Xaalada islamka

    • @بنتخالتي-غ4ل
      @بنتخالتي-غ4ل 2 години тому

      Oo islaamka aad u cabsaneuso inay burburaan aaway ilaahii lahaa muxuu u aamisan yahay kkkk ilaahay dadka dhan buu u dhaxeeyaa yuhuud iyo carab midna gacal uma ahan midna cadaw uma ahan midna kama jiro midna lama jiro. Qofkii wanaagsan oo aan dambi ka galin aadanaha ayuu la jiraa. Carabtaan iyadaa isku vadaw ah oo aduunka isku neceb isku awood sheegta is xanta isu cadaw ah dhaqan xun waxa ay dhexdooda isku sameeyaan yuhuud iyo shiine wax isku sameeyaa ma jiraan. Ilaahayna yuhuud ma necba yey cadaw nagaga dhigin

    • @Umuyaasir5434
      @Umuyaasir5434 Годину тому +2

      Walal waan kula murugooday wxdse niyada ku dhisataaa in aan guuleysanayno hadaan islaam nahay

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 3 години тому +2

    Subxaana Alaah Alaahayow xaqa banaanka soo saar io dadka dhibaataynayo biniaadamka amiin yaa Alaah

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 3 години тому +2

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates..

  • @MohamedAhmed-oq3yz
    @MohamedAhmed-oq3yz 2 години тому +1

    Illahayo musliminta melkaso ee jogan halgarab kadig iyo mid calamka islamka utaliyo kadiig

  • @Somalestine
    @Somalestine 3 години тому +3

    Subxana Allah 😢 😭😭😭🤲🤲🤲ilahoo umada muslimiinta u gargaar🤲🤲🤲

  • @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
    @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769 3 години тому +2

    Allah ha xafado muslimiita insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 3 години тому +1

    Yahuudu hasoo socoto meeshaasaa qabri unoquneysa insha,allah

  • @abukerali6840
    @abukerali6840 3 години тому +1

    Afarta ugu horeyso midkii 5 aad aa ahay alx ❤❤❤ waa ku wataaa sheekh news kaga aad uga helaaa adi iyo abdixafid nadara iyo kow iyo moowliiid haji ❤❤❤❤

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Годину тому

    Hassan sheeq dolow mashiicaa. Qaabka shiicadda ayaan ku arkey.Ilaahow nakaqabo dhamaan waxii somali kalageynaya

  • @ismaaciilcabdi5753
    @ismaaciilcabdi5753 2 години тому +5

    Shiico waa majuusi naxariis ma laha shartooda muslimiinta allaha ka bab baadiyo

    • @بنتخالتي-غ4ل
      @بنتخالتي-غ4ل 2 години тому

      Yuhuuda ayaa ka fiican sax?

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 Годину тому

      @@بنتخالتي-غ4لhadda ma yahuudoo doortay shiico oo udhaw buu shartooda ka hadlay waxaana kasii xun yahuud ee hadalka qofka saa rabto ha ubadalin

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 51 хвилина тому

      Yuhuuda walaalahoodow sowta lagu qabsaday yaa munaafaq.

    • @AbdeksIbreks
      @AbdeksIbreks 50 хвилин тому

      Sharka sunni kushega ilaahay umada hakabadbaadiyo

    • @farhiyakahib4435
      @farhiyakahib4435 34 хвилини тому

      Cuntada shiicada maa laa cuni kara?

  • @nimcobarkad4946
    @nimcobarkad4946 Годину тому +1

    Illahay Somali aqli ha siiyo

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 3 години тому +3

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😢😢

  • @abbdll
    @abbdll 2 години тому +3

    Xabsiga laguma mashquulsaneyn waa la ogaa. Laakiin cid wax ka qaban karto ayaan jirin

  • @MOSMAN-wo9vy
    @MOSMAN-wo9vy Годину тому

    Thank you DD

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 години тому +1

    Subxanllahi subxanllahi Subxanllahi Allaahu Akbar 😭😭😭😭

  • @cqaadirmaxamed-v2k
    @cqaadirmaxamed-v2k 3 години тому +2

    Suuriya waxaa way kasoo kabanasaa haday shacabku midoobaan 😊

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks 52 хвилини тому

    Mashaallah dowladihi sunniga e khatartaa ayaa israil u hanjabaaya

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 години тому +1

    WCS SHEEKH 👋

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 55 хвилин тому

    Xasan sheekh ilahay umada hakaqabto dulmiga Uu dadka kuhayo 😢😢😢

  • @zeinabahmed7596
    @zeinabahmed7596 2 години тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 2 години тому

    Xasan. Shiikh. Turkiga. Bada. Iibsaaday. War. Keen. Somqli

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 2 години тому

    Sheikh waxii aad ka digeyey waa dhaceen, kkkkkk dulmi diid nin is daaniyey waa ri isnuugtey

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 14 хвилин тому

    Xassan ilmihiisii turkey bay u joogaan, maxamed madoobe nayroobi iyo mela kale u joogaan wixii ku dhawacma waalid kood bay u taal

  • @nasra-y3f
    @nasra-y3f 2 години тому

    Mareykanka asaabo wax ka duqeeynayo Yuusuf u sheega warkaas

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 2 години тому

    Asc
    Waxaa qaldan xassan sheekh waxaana masuuliyada dagaalka bilaabay madaxawaynihii loo idmaday wadajirka soomaaliyeed
    Waa nasiibdaro

  • @AbdillahiOmaraskar
    @AbdillahiOmaraskar 9 хвилин тому

    Asc wllky waxan iga talo'ah in kamradaadu siday saafiga iyo guruxba uleedahay markaanu daswaneyno ragankalee dulmudiid uquruxbataan

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 2 години тому

    BAL USO DUCEEY DADKA HADII ALLA KA DHIGO SHEEKHOW

  • @Amiiramahamed-p1i
    @Amiiramahamed-p1i 2 години тому

    Alle ayaan kugu dhaariyay ee arintaa kasoo hadal xaalada dalku maanta galay iyo maqnaashaha xasan,soogelitaanka ciidanka ethoopia mahasanid

  • @TALL_MAAN
    @TALL_MAAN 3 години тому

    Ipadkas uu shikhu haysto wllh hadan heli laha farxd wan oyilaha san ugu bahnahay illahyba og arday jamacd dhigtana wan ahay😢🥹mana awoodo wllh

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 Годину тому

    Shiicada ilahay hababiyo iyaga Israel udhibay sirta suriya lkn way iska celindonan insha allah

  • @YasinBile
    @YasinBile Годину тому +1

    Ethiopianka wadanka kuso qulqulayaa maykahor takaan? Bedelka dhalinyarada simalaliyeed laysku jebinaayo

  • @MaskinUmacin
    @MaskinUmacin Годину тому

    Nio adi War so gudbintda walagu caajisaa walahi

  • @nazihat7
    @nazihat7 3 години тому +2

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967734829253 Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 20 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,¸°꒰·̮ •̥·°`.`.`.`.`.,.•¯,.•¯}:;:;:;;::;;::;;::;;-,'-|........😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢yyhs🎉🎉🎉😢😢😢

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 2 години тому

    🥺. 🥺 🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 години тому

    Hawiye vs Darod HAWIDAAR

  • @ahmed2world
    @ahmed2world 3 години тому

    Asc soo daawo muuqaalkayga

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 години тому

    Fadlan sheikh wararka naxdinta iyo murugada leh nagadaaa
    Farxada noosoo badi plz
    Murugona na dishay waxna maqabn karno

  • @abdirizakmohamed6889
    @abdirizakmohamed6889 Годину тому

    Sheakh dulmi diid arintaan ka socoto bariga dhexe waxeey kuso wajahantahay Somaliya Somali mar aan dheereen waa la gumaadi doona Itobiya xabsiyadeeda waxaa ku maqan somali badan hada wadankii aaba loso wadaa

  • @abdihaaji
    @abdihaaji 2 години тому

    Axmed waa shabab

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 години тому

    😢😢😢

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 58 хвилин тому

    Kkk sheeq hasan sheeq ayaa lacag ku siiyey ilaahey kabaq nin laku soo duuley ayaa leedahy sharciga halakeeno. Hasana qabuurihii ayuu gadey

  • @iikarkaafi630
    @iikarkaafi630 2 години тому

    Asc walaalkey xaqa ka hadal dhinac ha raacin labadoodaba waa dambiilayaal umadda waa in ay iska qabataa kursi jaceel ayaa haya labadaba nadiif ma aha umadda allah ka qabto

  • @akhadara4995
    @akhadara4995 2 години тому

    Asc sheekh somalinimowadhaatay hada qabiil ayeey iskubadashay somalinimda

  • @yuusufyare3617
    @yuusufyare3617 2 години тому

    Israaiil muslimiinta waa baqsatay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 години тому

    Wax loogu talo galay ayey ahayd
    In la soo ciyaarsiiyey Jabhadihii loogu yeeri jiray Argagaxisada
    Maalintii u horeysay ee dad badan oo muslimiin ahna Lagu mashquuliyey dabaaldeg iyo Xabsiyo ayey Israa,iil Ka faa,iidaysatay.

    • @habonumar6229
      @habonumar6229 Годину тому

      Wey soo qorsheeyen lkn qorshah Allah wax walba ka weyn Allah haw gargaaro umada Islaamka

  • @hudeyfaabdukadir
    @hudeyfaabdukadir 2 години тому

    Wlh sheekhanaa anaa saakey markaan maqley sidaan qalbiga uga hadley afkeyga xatta kama soo bixin
    Labo qof walal unbaa dagaalka kudhimanayo

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Годину тому

    Kursi Jacayl baa la isku dilay, Ahmed Geeda Naar ayaa Guuleystay Caawa, lkn Wiilka nin Kursigii u Dhimanay muxuu yhy horta

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 Годину тому

    War waxaan shaki baa Ku jira
    Haddi turkey wanaag lee yahay
    Ha difaaco😊😅

  • @kadiye1981
    @kadiye1981 2 години тому

    Sheekhtc maogtahyliiqaagaa ka bada akhbaarkaaga

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 3 години тому

    wey jiraan

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 Годину тому

    Marka hore Falastiin hadana Suuriya, yaa ku xigo😢

    • @lailayshappy6718
      @lailayshappy6718 50 хвилин тому

      Somaali cidanaa maraabo waa adoomo madow gaajo ah😂😂😂

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 години тому

    Raasgabooni waxii kadhacay waxaa masuuliyadeeda qaadaya Madaxwaayne Hassan Shikh oo si bareer ah ugu duulay Deegaano aay Maamul iyo Amni la’isku halaan karo kajirto. Shaqsi aan siyaasad isku haayno baan ladirirsanahay darted baan intaas oo dhiig ah u daadinayaa waa nasiib daro ween.

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 52 хвилини тому

    Suuriya qaacida qabsatay yuhuudina waaba cadaysatay maanta inay yadu tahay gumaystaha qabsaday dalkaas. Muslimki mee farxayey. Finished

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 2 години тому

    Sheikh Mohammed Yahuudu dalkan weyn ma qabsan karto waa in ka badan 40 tan milion bal markey suuriya saldhigato wax baa ka dhici doona lkn Jabhadahan ma ahan kuwo Israael ka gabanaya Masahlan Taxriiryiinta Ilaa Alqaacida iyo daacish ayeey kaso dagalameen

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 години тому +3

    Sheikh mawaxaad kadigaysay inay suuriya qabsato srael waa booto waana markii ay bariga dhexe kaguuri lahaayeen

  • @calibare1641
    @calibare1641 6 хвилин тому

    Shiikh dhibaatada qofkawada wadankana madaxweyne usheeganaya ayaafarata lagufii qaa waarun inaad xaqacadayso yaasoodaabulayciidamada yaabilaabaydagaalkasokayye xasansh dheh latali haduutakaa qaadanayo isagaamasuul kaah

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 2 години тому

    Xasbuna allah

  • @Amiiramahamed-p1i
    @Amiiramahamed-p1i 2 години тому

    Asckm wll bal waxaad soo fasirta jabka cidamadii qaranka somalia iyo maqnasha ha xasan sheekh uu ku maqanyahy inuu ethoopia bad kalasoo hadlo

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 Годину тому

    Yahuudii bay kasidaranyahii

  • @sunniic
    @sunniic 2 години тому

    Somali waqti haiiga dhumin

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 2 години тому

    Amaraykanka waa yahuudii waa Amaraykanka

  • @11naa44
    @11naa44 3 години тому +1

    Kan libaaxa laha ma shiica mrka

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 3 години тому

    Mid falastiin aan fiir saday asigo nol eey duugen intey God ku riden dugayan

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 2 години тому

    Mooryaantii xamar laga keenay waxaa ay isku dhiibeen cidamadii Kenya 😢

  • @OMARMOHOMAD-ct7ee
    @OMARMOHOMAD-ct7ee 2 години тому

    Aaway nimankii abniga lawareege iyo hubkii dowlada

  • @hibbocadey7719
    @hibbocadey7719 2 години тому

    Wasifican culimaduhakacdo walalyaalow

  • @nunuibra9861
    @nunuibra9861 2 години тому

    Ha qaramsato awalba cadow lugulama dagalamyn shacabka lagu leynayey

  • @Somalestine
    @Somalestine 3 години тому

    Kula jiroow kaala jiroow America😂😂😂😂😂😂

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 Годину тому

    Usheeg madoowe in uusan dowlad isku taagin

  • @HindoMuse-p2z
    @HindoMuse-p2z 2 години тому

    Libaaxii halasiiyo asagana

  • @IkramHassan-l9v
    @IkramHassan-l9v Годину тому

    Damiirka iyo caqligu waxay shaqeeyaan inta qofku uuna caadeeysan dulmiga iyo xaaraantta xataa haduu gaalyahay intuuna dilalka dhaca baran wuuroonyagay

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 2 години тому

    Ha mashxadeeyaan ee dhaafa koleyba carab geesi eh oo reer Gaza, hutiyiinta iyo Hezbollah ka eheen maba jirtee.. Syrianka ayaa ugu fuleysan inta carabta sheegato..yaa dhoho isdila nag ayeey iska dhigayaan lakin markii yuhuuda ey arkaan uluulu ( mashxarad) iyo carar ayeey isku datsadaan

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Годину тому

    War waxan suniga lagu sheego madaxdoo dhan waa gaalo raaac

  • @LailaEbrahim-p5g
    @LailaEbrahim-p5g Годину тому

    Waxaad u hiilisaa Axmed showroom Mar ku arkey ee Axmed rental u sheeg oo itoobiya jawaasiis u ah,
    Dab haduu meel kuu dhaw ka dhaco meesha kuu dhaw la damiyaa Axmed waa jaajuus waa in asga lagu jano tagaa.
    ...

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 3 години тому

    Immaaraadku waa yahuud sacuudigu waa yahuud ha umalaynuna carabta dadkan sheegan in ay carab yihiin ogaada ogaada ogaada

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Годину тому

    Wixii kudhac turkigaa masul ka ah

  • @abdihakim4133
    @abdihakim4133 2 години тому

    Ethiopia ha u gurmato si ay ukala badbaadiso
    Ileen waa aragnaa caqli ma le soomaali

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 години тому

    Shiico ayey u jeedaan ma iyagaa fursad u haya yaahuu Qashin ordugaan waa beenaale israil waxa uga daran kurdida war waxaan dad maahan cadawada shiicada ma iska dayn karaan😊

  • @Lagdheera
    @Lagdheera Годину тому

    Marqatiga nool waye kamaarada

  • @ashidabdulla4598
    @ashidabdulla4598 2 години тому

    Natinyahu,trump iyo xasan sheekh iyo inta lashaahaysa hamoodin inay baxsanayaan.

  • @SaidDilat
    @SaidDilat Годину тому

    Sidee loogu xajinkaraa of dhintay iyo buka
    Iyadoon nas sax aan loo haayn.

  • @abdirizackababina3481
    @abdirizackababina3481 3 години тому

    A.laykum dilmidiidow yaa qaldan labadooda ma orange karnataka ahmed waa laga qaldan yahay?

  • @IbrahimIssack-rh3tm
    @IbrahimIssack-rh3tm 31 хвилина тому

    Allah umada somaliyed maxaa hormari lahed because they are best and active people in nature and did best in business . they are people who even lead the world leave about Africa or somalia if ONLY if they get a great leader who is pure from greedy,tribal line, weakness and dictatorship.
    Look at what is going on in Raskamboni wallahi Abey Ahmed is laughing and happy in this level, if Hassan shiekh has capacity to arrest someone he could have jail dheree alshabab leader the same applies to madobe of jubaland.
    Ilaheyooo save somalia from enemy leader. asc from moyale somali weyn

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 2 години тому

    Turkiga aya ka denbey aritas

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 години тому

    SOMALI DADKA LANDHERTA SHEGTAY WAA DAD XAYAWAN MUFTARIS AH OO U EG BANI,AADAMKA.

  • @Rakuub
    @Rakuub 3 години тому

    Meshan farba ku godan sheekhow

  • @Amiiramahamed-p1i
    @Amiiramahamed-p1i 2 години тому

    Waxaa dhici karta inay is ogyihiin oi xasan,madoob, iyo ethopia ay hawshan wada wadaaan

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 49 хвилин тому

    Doorasho lagalaa lama gaalayo hada inllagu dagaalo maxaqaa illah amarkiise

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Годину тому

    Somaalina ha is dhameeso Natanyaahu wuxuu dhahay somaaliya iigu xigta laandheernjnadiina iskaga cesha

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 Годину тому

    Aad baad u qaldan tahay usheeg madoowe in uuw is dhiibo dowlada uuw taageero

  • @MustafeMuuse-gp8dc
    @MustafeMuuse-gp8dc 3 години тому

    Maxaa loga ahdli daayay baadh de shekh waxanu moodaynay inaad warka kaso qaadadto meelo sare jolaan yaa haystay marki hore waar shiicadi ayaa lala dagaalamaya iyo hubki ruushka waa laga heshiiyay suriya waxa u diyaar ah hubka turkiga iyo maraykan
    Shicada marka la dhameeyo waa la heshiinaya sunigu wuxu la heshiinaya yuhuuda nujuusti shiicda waa la xasuuqaya

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 58 хвилин тому

    Sheekhuna waa is xareyntii you know xukumadaha carabta gaar ahaan khaliishka maraban dowladaha iyo shacabka xorta ah waayo weyka cabsanayaan because waa boqortooyo lagu gumeÿsto oo la shaqeysta belaayo muslimiinta gumaada

  • @Rarisasa6846
    @Rarisasa6846 2 години тому

    Sheekh dalkeennii ayaa lagaaday haddii wax la gaadayo. Gumeysi aan isku diyaarinno dhawaan

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 години тому

    Doofaar waligi ma daahiro durba waxay bilaabeen dil iyo bililiqo Argagixisadii syria qabsatay

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Годину тому

    Carabtu nafmalah weeligoodba hogaan fiican mayeelan

  • @HassanHashim-ed8jj
    @HassanHashim-ed8jj 2 години тому

    Ama riyo kunolada ama qayaali dadkan adunka aye qabsaden 100 lalsano kahor weyna samenayaan waxee wadaan shaqalahoda aya dhigiina daadiye idinkow leh w herkena marka doqon somali aya uhoreysay

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 Годину тому

    af muxuu taraa iyo cambaareyn waxaa loo baahan yahay action

  • @NaNas-c6v
    @NaNas-c6v 2 години тому

    Dee bal calan israa'iil haka taagato Syria wax la dhaho ma jirto hadhado magacyo kale ha'ula baxaan