ABWAAN SHUBE | WAXAAN UGA DIGAA CEEB | HEES XANUUN BADAN | SHABAQA SIYAASADDA SOMALIA | 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • WAXAAN UGA DIGAA CEEB
    DULMI IYO QABYAALAD
    WAXKASTOO U DARAN BAAN
    DAAYOOY IRAAHDAAA
    SOOMAALAAY DAMMANEEY
    DIB WIXII INOO DHIGAY
    DHAMMAAN MA ISKA DAYNAA
    DANGUUD MA U DHAQAAQNAA?
    ---------------------------
    FARRIIN KU WAJAHN SHACABKA &
    MADADXDA SOOMAALIYA
    -----------------------
    EREYADA, LAXANKA & CODKA
    ABWAAN CABDIQAADIR CABDI SHUBE
    MUSIC: HAYKAL YARE
    VOCAL RECORDING SHIMBIROLAYS
    ISKUDUBBARIDKA: SHAAFICI QANDALA
    FARSAMADA: ABDI ASKARI
    SOO SAARISTA: ABDIASKARITUBE
    ------------------------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms. / abdiaskaritube
    Twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

КОМЕНТАРІ • 119

  • @liibaanalcadaala4335
    @liibaanalcadaala4335 2 роки тому +10

    Somalia waxay gaartay heerki ugu xuma qabyaalad iyo musuq allow wadankeena no hagaaji 🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @fadumoshugri6245
    @fadumoshugri6245 2 роки тому +4

    Dadku way ka daleen qabyaalad in awrkooda ku kacsta mooyee lakiin guubaabin fara badan baa dadku u baahan yihiin Allah SWT ha mideeyo quluubteena Aamiin Aamiin

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 2 роки тому +4

    Mashallaah waa ereyo murtileh kana soo maaxatay maskax caafimaad qabto abwaankeena qaaliga ah cimriga allaha udheereeyo caafiimad qab iyo cibaado San adeer shube guuleyso🥰💯🇸🇴💪

  • @hodonshire3428
    @hodonshire3428 2 роки тому +1

    Walahey Waa Run Hees Qiiro leh ❤️❤️🇺🇳🇺🇳Allahayoow Nabad Nooga Dhig Dhulkeena Hooyo Aamiin Qurbaha Waan ku daalnay

  • @abdirahmanjimale6402
    @abdirahmanjimale6402 2 роки тому +6

    Wuxuu arkay abwaanka wax yare maahin ee dhalinyarooy fadhiga kakaca🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🕶️🕶️🕶️🕶️👓👓👓👓👓

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 2 роки тому +1

    Abwaan cimrigaada alow kuu dheerey iyo xafidnaan aan dhamaan aan ku baryayna adiguna aamiin.

  • @Cmn753
    @Cmn753 2 роки тому +10

    Magacayga akhri ❤ ♥

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 роки тому +2

    Abwaan CABDIQADIR Cabdi Shube Allaha Xafido

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 2 роки тому +1

    Abwaan Somaliyeed mararka qaar iyagaa keep going yiraa siyaasiga fashilamay

  • @mahadafdhuub9130
    @mahadafdhuub9130 2 роки тому +2

    Maaansha alaaha abwaan shube waa halyay hiil wayay maskaxda iyo garadka alah ku siyaadiyo abwaane

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 2 роки тому +5

    Abwaan shubo ilaahoow caafimaadka iyo
    Maskaxdabo ha kaa qaadin oo ducadaada
    Iyo wadaniyadaada kugu dhawr

  • @shaaficiqandala3173
    @shaaficiqandala3173 2 роки тому +3

    Abwaan SHUBE wlhi blhi waa wadani dhab ah waan ilmeeyaa goortaan heestan maqlo allow ku daa abwaan anagana na garansii taladaada 🤲

  • @hodanfarah7721
    @hodanfarah7721 2 роки тому +1

    Ummaha kulla fahma allaha keen,abwaan shub jir oo joog.

  • @horeeye10
    @horeeye10 2 роки тому +1

    Abwaan gaamuray Allaw baryo noo daa aan murtidiisa illaah hibo u siiyay oo waanada xanbaarsan qaadanee

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 роки тому +3

    Mashaa alaah abwaan shube afkaaga caano laguqabay caaqil unbaa fahmaaya runti laakiin reer qabyaalad marna mafahmayaan

    • @omarganni7422
      @omarganni7422 2 роки тому +1

      Abwaan Shube wuxuu ka mid yahay dadka fara ku tiriska ah ee waddaninimadu ku weyn tahay qabyaaladna meel iska dhigay, wuxuu fahamsan yahay qiimaha dowladnimada iyo dullinimada qabyaaladda! abwaanka waxaa ku kaydsan wixii la soo maray iyo dowladnimadii luntay iyo quruxday lahayd iyo meesha hadda la taagan yahay. bini’aadamka kuwooda caqliga lihi waa kuwa markii masiibo ku dhacdo wax ka barta kana gudba. Laakiin waxaa nasiib daran kuwa wixii la soo maray aan waxba ku qaadan oo meeshii lagu ba’ay wali taagan!!!
      Dugsi ma le qabyaaladi waxay dumiso mooyaane!!!

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 роки тому

      @@omarganni7422 waaruntaa abwaanka waa xikmada kuhartay dalka haboontahayna in talo laga qaato odayada waxlaweydiyana ah alaha nooxafido abwaanka xikmadiisana halaga faaiideysto

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 роки тому +2

    abwaanada qaran
    Oo somalia iskugu mid they
    Abwan shube waa wadani dhaba walhi

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 2 роки тому +2

    Ilaahay aqliga hau daayo abwaanka wadaniga dhabtii wakaaa waxaan leeyahay halagu daydo soomaliyeey

  • @ogadhiinleygaandiogadhiinl9387
    @ogadhiinleygaandiogadhiinl9387 2 роки тому +2

    Guuuul soomaliya
    Abwaan shube illahay ha noodaayo

  • @Dhaga-baceyr
    @Dhaga-baceyr 2 роки тому +6

    Allow ku daay Abwaankeennoow.
    Abwaan Shube 🙏❤

  • @mohamudahmed8105
    @mohamudahmed8105 Рік тому +1

    Mansh Allah Abwaaan shube adeer Allah ku xafiyo wax baden baa Dadka la hadashey waana rajeynaa iney malin un fahanaan waxaad Kala hadlaysid
    Adigana taalo lagu dhisodoono

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 роки тому +1

    Maasha Allah Abwaan Shube Illaahay Ha ku xafido Aamiin

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 роки тому +1

    nolow fanan weyn ayad tahay oo weedeni 👍👍👍👍👍👍👍💞💞💞💞💞🌹💐🌹🌹🌹🌹💐👌👌👌

  • @mrmoha251
    @mrmoha251 2 роки тому +2

    Wlhi caawa caadi baan uqiroodey 😭

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 2 роки тому +2

    Masha Allah Wallaal Wa Muwadan Qaran Waaye Abwaanka

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 роки тому +1

    Waano Abuur is baa ka Horeysay, Umaddan ma aha kuwo wax Qaadanaya Ee TaxadKa hoose hasoo Taabtaane Daa... Abwaan Adigana Cimrigaagu Ha Raago intaa wax uunbaad usheegaysaa Soomaali Howl'leey Dhul Barwaaqo Hurudooy.

  • @Mohaajiofficial2025
    @Mohaajiofficial2025 2 роки тому +1

    Abwane qabyalada waa lahormariyay allah naga dulqaado xuman jirto

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 роки тому +2

    waaaaaaaaaaaw manshaa allah waaxasa hes ah codkana waa mansha allah noolow noolow wedeni inad tahay wanu ognahay nolow jir oo joog si layableh ayad ula hadashay lakin wax kaley don donayaan moryantu dhalintoy kaca dhulkan adinka leh ka yuureya dhurwayada

  • @hassanahmedabdi3942
    @hassanahmedabdi3942 2 роки тому +3

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 2 роки тому +2

    Kor hoos wax ugu sheeg 🇸🇴✍🏽

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 роки тому

    Thanks. Abwaan. Shuube iyo abdi askarii. Ilahay kuwii wac ku qataa haaa kadhigo. Alle. Somali iyo dalka iyo diintaa haa Ino. Badbadsho 🇸🇴

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 роки тому

    qalbigan ka oynay fananka allaha badbadiyo amiiiiiiiiiin ackuyey doqonimadena ruunbadana waa cod quruxbadan iyo hees qaliya mansha allah nolow fanan shuube weedeni qaali aha nolow amiiiiiiin💪👍💪👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪🌹🌹❤💘💙💙💙💙💙

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 роки тому

    Xigmad iyo Abwaan qiimebadan
    Somali halkey mareyso iyo Midhahan Kujira Xigmadan ayaa kaaf iyo Kaladheeriya

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 2 роки тому +1

    Abwaan shube ilaahow ku ziiney waliga.

  • @Rxp.ftbl2
    @Rxp.ftbl2 2 роки тому +3

    💕masha allha 👏 ♥️

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 роки тому

    ASC Mansha Allah waa haaaaaaaa Thanks 👍👍👍👍👍👍👍 Thanks ❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @omarganni7422
    @omarganni7422 2 роки тому

    Alle ha ku xafido, abwaan qaali ah oo rugcadaa ah

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 роки тому

    Abwaankii ugu dullisana ee ka dhashay Somalida .
    Nacdali ku kartoy waa munaafaq. أخص الانسان

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 2 роки тому +3

    Clear massage ✍🇸🇴

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 2 роки тому +2

    Mansha allh abwaankii abwaanada

  • @abdulfatihchannel6986
    @abdulfatihchannel6986 2 роки тому

    Alle hayna garansiiyo talada abwaanku tacabiray ustaad

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 роки тому +2

    Abwaan shube ILaahay cimriga ha u barakeeyo Waa geesi wadani ah

  • @haa7643
    @haa7643 2 роки тому +2

    *Somaliyey ii kaalaya❣*

  • @maankeylyrics1916
    @maankeylyrics1916 2 роки тому +2

    Waxaan wataa fikrad ah heestaan Haff Haff ayadoo ah in Rapp Ahaan Loo Hagaajiyo Ka Dib Loo Dhiibo Fanaan Sharma Boyy iyo Liil baliil iyo Rap walbo sameen badan ku leh bulshada waa anigoo ah cabdiraxman maanka jooga kenya 💯🙏

  • @maxamuudaadan319
    @maxamuudaadan319 2 роки тому +2

    Abwaanka ummaadda soomaaliyeed❤ #shube🏅💫

  • @suleimanhassan3095
    @suleimanhassan3095 2 роки тому +1

    Axsan marti Kasoo Maaxatay Maskax qaamuus Ah ABWAAN ABDULQAADIR CABDI SHUBE ALLAHA Xafido if iyo Aakhiro.
    Talo iyo Tusaaleba waad dhamaysay Dhagihii weeleeya Anfacaysa.
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 2 роки тому +1

    Soomaalaay XASUUSIN FIIRO GAAR AHAANEEED abwaan shube waa KII UGU DAMBEEYAY ((( LAST ORIGINAL LIVING SOMALI POETS IN ACTION )))

  • @hustleforeverypenny9792
    @hustleforeverypenny9792 2 роки тому +9

    Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲🤲🤲

  • @maxamedyare5566
    @maxamedyare5566 2 роки тому +1

    Allaa yaacisak yaa abwaan

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 2 роки тому

    Abwaan shupe aad baan u jclhy fankiisa io abwanimadisa

  • @khaalidy
    @khaalidy 2 роки тому +1

    Woow🔥❤️✊

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 2 роки тому

    Awooowe shube xafidulh ❤️❤️

  • @cwalimacalin2801
    @cwalimacalin2801 2 роки тому +2

    Alaha ABWAAN ka noodaayo marka 2dna
    Soomaaliyeey
    Indhaha aan hoos udhigno
    Qabiil waxnooga siyaadaa
    Maleh ee aan wax garadka
    Kadanmeeyno
    Intaasu waa dhalin yarada
    Talo aan usoo jeediyey

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 роки тому +1

    Manshaa allah

  • @wadanisare9007
    @wadanisare9007 2 роки тому +1

    Clear message for everyone of us

    • @Fardowsamohamed670
      @Fardowsamohamed670 2 роки тому

      🥰🥰🥰🥰🥰✅✅✅👑🙏🙏🙏🙏🙏💪💪🤝

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 2 роки тому

    Wooow Cajiib!!!

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 2 роки тому +2

    Wlhi Waa Ilmeeyay Hees Xaqiiqada Ka Hadlaysa Qofkii Damiir Lehna uu Dareemi Karo

  • @arahmaanmaanka5845
    @arahmaanmaanka5845 2 роки тому

    Abwan shube ilhay haku xafido

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Рік тому

    Abwaan, laxameyste cajiiba , jilaa iyo hoobal mararka qaybtood heesaha ku tuurta Cabdulqaadir Cabdi-Arraab ( Shube).

  • @MohammedMohammed-vp3zl
    @MohammedMohammed-vp3zl 2 роки тому

    Manisha allah cimri dheer cafimad San alle kaga bar ya

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 2 роки тому

    Manshallah Manshallah

  • @sanaagno1023
    @sanaagno1023 2 роки тому

    Nice song 😍👏👏👏

  • @suleimanhassan3095
    @suleimanhassan3095 Рік тому

    The gold man is not old

  • @zayidofficial6125
    @zayidofficial6125 2 роки тому +11

    amazing vioce abwaanka ala hanoo dhawro

  • @codaymoohaalihaashi999
    @codaymoohaalihaashi999 2 роки тому +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Fariidadan khatraaaaaycaday yarey bahyarb iyada 5.absuttly

  • @AliAli-ob3jb
    @AliAli-ob3jb 2 роки тому +1

    CABDIQAADIR SHUBO MAAHAN NIN WEYN WALIGAY MA ARAG NIN KA QABYAALAD BADAN BALAAYO BEERKA KUYU DHUFATAY SHUBA DAYUUS

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 роки тому

    Yaaaaaaaaaaaaaaa

  • @shukrimuse7144
    @shukrimuse7144 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 2 роки тому

    Guul iyo gobanimo soomaalia

  • @hasansyad785
    @hasansyad785 2 роки тому +1

    Nice

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 роки тому

    Ma abwaanka qaadaya xaga codka ma isagaa .

  • @asheegtugaartubu8953
    @asheegtugaartubu8953 2 роки тому

    M.a abdi askari wllo silsiladii danguug nosocili fadlan waa codsi

  • @salahliif7413
    @salahliif7413 2 роки тому

    Abwaan qabiileedka idaa warkiisa

  • @faaraxjanagale3579
    @faaraxjanagale3579 2 роки тому

    Waxaann uga digaa ceeb
    wax kastoo udaran baan daayooy iraahdaa

  • @anasyarethomas5901
    @anasyarethomas5901 2 роки тому

    Samaaliyo
    Hanalaato

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo6241 2 роки тому

    Cabdi Askari ka fiirso dadkaad ammaanayso Adeer

  • @fadumocisman1977
    @fadumocisman1977 2 роки тому +3

    Awew horoy usoc

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Mashaaaaaaaaala.asww5

  • @abadeahmed2088
    @abadeahmed2088 2 роки тому +2

    Great song

  • @jabarkuson2241
    @jabarkuson2241 Рік тому

    M.a

  • @hodankaarshe2168
    @hodankaarshe2168 2 роки тому

    Muwaadin somaliyeed

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 2 роки тому

      Wallaahi waa Mujrim Haddii in uun iiimaan ku hadhay ha toobad keeno Ummaddana ha yidhaahdo I cafiya.

  • @dudechanal7768
    @dudechanal7768 2 роки тому

    alaw wuxuu abwaanku arkayo anana na aragsii

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    ShARE

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 2 роки тому

    Abwanka isagaa ka masuulah waxaa dhacayo iskuna direy umada somaliyeed intuu xalinlahaa

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 роки тому

      Horta ma fahantay abwaanka warkiisa??
      Laakiin hadaa gartay meesha dhibku ka haysto waa magaca (Jeelle )iska badal Kkkk

  • @dalmarwali3759
    @dalmarwali3759 2 роки тому +2

    Ma duqiiba udhar dhigtii hees yaab

    • @kingzaynaanofficial5795
      @kingzaynaanofficial5795 2 роки тому

      Tani hees mahan ee waa wacyi galin fahana muwaadin

    • @shaaficiqandala3173
      @shaaficiqandala3173 2 роки тому

      Wadani ilma xalaal ah wlhi waan qiirooday tani hees maahee waa xadiis hadaynu wax ku qaadanayno

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 2 роки тому +1

    INEY DOWLADI DOOR TAHAY
    LAGUNA. DIIRSANAAYO
    DADWEYNAHA SOOMAALIYEED
    DANYARTAA LA XOG WEYDIIN
    Mar kale Waxaan leenahay
    ALLOW QAAB NOO MIDEE
    QADARTU WAA XAGAAGEE 🙏🙏

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LIVESTIONS

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo6241 2 роки тому

    Ninkan sow ma aha ninkii tiriyey Daarood Ismaciil yaa aheey durugtay ceebtiiye

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 2 роки тому

    Umadan xilimay danteena garan

  • @ismailahmed6288
    @ismailahmed6288 2 роки тому +1

  • @Liban-hl6ei
    @Liban-hl6ei 2 роки тому

    Alow wadanka nohagaji

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    SHARES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    LIKES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    FACEBOOK

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    FACEBOOKS

  • @ahmedabdi3761
    @ahmedabdi3761 2 роки тому

    90 waxa kaso qeylisiye waa cudur

  • @nuurmohammed2089
    @nuurmohammed2089 2 роки тому

    Cimrigaaan miyuu ku hysaa Allah ha ku so hanuuniya adiga ayaaba umada qiirta isku galiyy
    Wxaan kugu xasuusanaa heestii aad la baqday in aad fagaaraha so dhigta ee aad u qaad gorgor iyo duufaan

    • @abdifatahabdi3409
      @abdifatahabdi3409 2 роки тому

      Haaaayay heso ka qiro badani way na so maren e somali ayayna wano u noqonayn

    • @abdifatahabdi3409
      @abdifatahabdi3409 2 роки тому

      Somali nin dila nin dhaca nin musuqmasuqa uba mamulikara

    • @omarganni7422
      @omarganni7422 2 роки тому

      Nuur Mohamed
      Nacas baad tahaye tani maaha heed ee waa wacdi, fahan waxa ku ka lifay inuu makarafoonka qaato oo tixdan wacdiga ah u jeediyo da’yarta! waa haddaad caqli leedahay!

    • @nuurmohammed2089
      @nuurmohammed2089 2 роки тому

      @@omarganni7422 cape caqliya adiga ayaan ku siyy tan hdii aay wacdi thy tii hore maxaa weya

  • @rahmaiidle6612
    @rahmaiidle6612 2 роки тому

    Maasha allaah