Umada somaliyeed guud ahaan waxaan la socodsiinayaa in itoobiyanku (amxaaro iyo oromo) ay ku tashadeen in labada magaalo ee hargeysa iyo jigjiga ay ugu yaraan kala bar yeeshaan, iyo mooganaanteena
Musalsalkii ugu liitey ee aad soo deysaan ayuu noqonayaa musalsalkani waxyaabaha uu ku xun yahay 1 qaabka codka loo duubay oo faashil ah 2 xigmada musalalka oo ah mid aad u hoosaysa 3 inanka la jiidhay inanta wax jiidhay inanka darewalka ah sadexdaa qofna qaybtooda metelaadu aad bay u hoosaysaa 4 clipska xalqadu ka koobantahay aad bay u dhadheryihiin hadalo badan oo aan micne ku jirin baad wakhti ku luminaysaan Ugubdanbayn waa musalsalkii ugu liitey ee an ramadan ka dawado Universal tv
Filmka ad ayn uu tagera sbbto ah diinta ayu badha ku leyay yacani xiijbka iyo dhaqanka dusban ayu qayb ka leyay ❤ mansha allh filma ma odhan karo ee wa wacayi gelin
Reerkii Ku jiidhaybaan kuu gaynayaa iyagaana ku haynaya intaad bogsanayso. Halkaa qaladsharci iyo mid jiliinbaa ku jirra. Like ila booba jaaleyaal tooshbaan ku ifiyee😂😂
Maalintii hadaad soonto ood hbnkii 10 jeer wax cunto waxba ismay badalin bisha ramadaan caloosha ha la nasiyo si 11 ka bilood ee kale si fcn ugu sjaqayso
4:12 qofka asigo gaariga saaran askariga in uu waresto sharcigasi waa xagee😂😂 furaha gaariga laga qaada su’alahan saldhiga lagu dhex wediiya ma ina waalesan team universal tv😂😂😂
Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:
1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba
Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:
1. Cunid & cabid
2.Jamaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman
Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka
Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro
Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafur
2. Uu xanuunsado
3. Uu ummulo
4. Uu caadoodo
5. Uu caqligiisu tago
6. Uu u cabsado ilmaha caloosha ku jira
Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin
M.a jasakalah kheyran ukhtii❤✨
M.a
Wlle ilaahay hakaa ajarsiiyo dad badan baa ka faa'ideysan waa darsi dhan oo xalqooyin loo fariisan lahaa
M.a wll aad baad umahadsantahay Alle haka ajir siiyo❤❤
Jasaakalaah walaal
Waa Habeen Jimcee Aan Badino Saliga Nabigeena Muxamed SCWﷺ.❤📿
Scw scw scw
scw scw scw scw ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw
Calayhi Salaatu wasalaam
Scwscw
Nollosha macaankeedu waa quraanka kariiiinka oo aadku camal fasho ❤❤❤❤❤❤
Manta ana u horeya wixi iga danpeya like saara 😂 ramadan kariim ilahay acmasha ha inaga aqbalo somaalaay ❤
Aaamiin aamin walkye
Amen yarabi huno ❤
Aamiin
AAmiin AAmiin yaa ALLAH
: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤
Jah jah
Wll❤
❤thnkz
❤❤❤❤
Thanks wllky
Danta iyo duruuftu way kala adag yihiin, inta miskiinka dusha laga saaray kiiska shilka gabadhu gaysatey ka xun hays muu jiyaan😢😢😢
Waaka xumahay inkastuu flim yhy
😂😂😂😂😂 soo noqo wll waa film eee
Lkn mar dhaw qac ba yeeri donta ogaw 😂😂kkkk
Waa filim lkn filimku wuxuu turjumayaa xaqiiqda dhabta ah ee bulshada iyo sida loo duudsiyo masaakinta😢
Wlcow😢
Inta dawata filimada 1.sirma qabe
2.ilmadii qarsonayd
3.calaf iyo caasgaq
Is muujiya 😅
Waykaneee wan isku wadaaa wxabaaa
Kukale ankugudaro wa Noloshi qiyaaliga iminkaan bilaabaya😂😂wxa sodaaya Mr dhanteeye
Lkn calaf iyo caashaq wali nama qancin 😂😅
Isku midaa nahay😅
Dhalma doona ku darso😂
Inta afarti sano ee ugu dambeysey filimadan la socotey ee manta cafimad qab ku dawaneysa wan idin salamaya inta dhimatey ale ha unaxariisto🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Amiin amiin lkn kwrn ninka ila 2019 kuxidhna
Ask him about to happy waye xaladu the first without a prescription phentermine diet of proteins and plants 😢😅
Inta marka ay soo afurtay soona tukatay ee dawanaysa wan salamaya😊❤
Wanka qaday aniga
Wn kaa qadny
Waankaqaadney
Ilhay haka abal mariyo soonka iyo saladaba
Nabiga AAn ku salino scw scw scw scw
Scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤
Scw❤❤❤
Salallaahu calayhi wasalam
Scw
HaDad like isari laHayD wan ku farxi laHaaa
Nabigaa nuur leh scw scw scw scw scw scw scw
❤
Csw Csw Csw
Scw scw scw scw
scw scw scw scw scw ❤❤❤
Reer Hargaysa wlhi waa gob gobi dhashay❤
Ilhy ha ku sharfo
Sidoo kale walashay qaali
Umada somaliyeed guud ahaan waxaan la socodsiinayaa in itoobiyanku (amxaaro iyo oromo) ay ku tashadeen in labada magaalo ee hargeysa iyo jigjiga ay ugu yaraan kala bar yeeshaan, iyo mooganaanteena
Intii Raacday Nabigee Rafiiqiizii Noqotee ee Rumaysa Noqonee ku Saliya Rasuulkee (SCW)❤
صلي الله عليه
Scw scw scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊
Scw scw scw❤
Ninkan yare buuran talent ayuu leeyahey kalsoonina way kamuuqata m.a
Haa wlhy m.a
War waan idin salaamay somalida soosocotaay galabta qofkii labaad baan ahay
Islaanta yuusuf eejigjoga. Wa islaan. Xishoodbadan. Cemaradaa. Dhibaysa
Xata Marmar baad moodaa inay yar qoslayso😂😂
Haa marwalba inay qoslaysa la mooda😅@@Nuurabilan1234
Waa habeen jimce ah eee Nabiga aab kuwada saliNo❤❤❤😢
Yusuf islantisu mnshalaah waa wada xishoood❤
Alxmudilaha ilahayow cfmad nogu dhme Ramaadanka
اللهم امين يارب العالمين ❤
Amiin Yaa Allaah
Musalsalkii ugu liitey ee aad soo deysaan ayuu noqonayaa musalsalkani waxyaabaha uu ku xun yahay 1 qaabka codka loo duubay oo faashil ah 2 xigmada musalalka oo ah mid aad u hoosaysa 3 inanka la jiidhay inanta wax jiidhay inanka darewalka ah sadexdaa qofna qaybtooda metelaadu aad bay u hoosaysaa 4 clipska xalqadu ka koobantahay aad bay u dhadheryihiin hadalo badan oo aan micne ku jirin baad wakhti ku luminaysaan
Ugubdanbayn waa musalsalkii ugu liitey ee an ramadan ka dawado Universal tv
Absolutely aad iyo aad siiba waxan ku dari lahaa ujeedo sax ma lahan 😮
Cqani isku filan salanta cajibka u bixiyay iga gadan LEGEND 😂😂😂
Hibaaq wn jclhy wlhi, wn ku salaamay xbbti❤😊
Hibaaq kulahaa “Lugahayga anaa dhaqanaya.” Waa qodob sax ah 💯✅.
Inta filmka la socota like 👍 😂
ku sali nabieena muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
sir maqabe best film🎉❤
Anaa fukirka leh 😅
Wiilka hibaq wàa masha alla
Maasha allah. Sandakan walee dad baad keeney asala.
Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏😥😥😥
Flim aan runtii caadi ahayn weye jilayaal ilahay hibo wanagsan siiyayna ay jilayaan m.a😊🎉
Iyo waliba maseer iyo Filo
1M Coming Soon 🎉❤😊
Kusali nabiga scw scw scw❤😊
❤❤❤❤ yeees waan ka helaa filimadiina
Waa jimce ku sali nibikena muxamad scw scw ❤🥰🤩😮
Scw❤
Islaanta yuusuf aniga ha la igu badalo aniga cashir udhigayee wa maskiin 😂
Filimka waxa ka maqan qoyska inanka la jiidhay inay ku jiran bay ahyd iyago waayay ama loo sheegay inu tahriibay ugu yaraan
Inanka malaa yuusuf ayaa dhalay
Ruwaayadii ramadaankii hore ayaa best ahayd 😢❤
Inta iyaga oo sooman dawata like saara😂😂😂
Walee barteeda dhigan hibaq yusuf isku filan iyo dhamantood welldone
Ina ceegaag waa jilaa aan caadi ahayn yusufow fans gaaga ayaan ahay ee keep going 👍👍
Filmka ad ayn uu tagera sbbto ah diinta ayu badha ku leyay yacani xiijbka iyo dhaqanka dusban ayu qayb ka leyay ❤ mansha allh filma ma odhan karo ee wa wacayi gelin
The best film 🎥 ❤
Waar waa ramadaane dambiga iska daaya islanta yusuf cegaag waa islan wacan wlhi waa dhaqankeeda daganantuye 😊😊
Bisha barakaysan inta ka faaiidaysatay alle ha inaga yeelo
Al fanaan Jago wiilkiisa😂
Nugaheyga aniga dhaqanayee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhh
Waa film aad looga shaqeeyay runtii mawdac jira iyo xaalada rasmiga ah ka turjumaya nimankaa yuusuf ceegag iyo isku filan iyo ninka fikirka keenay ee universal gudoomiyaha ka ahna in la abaal mariyo oo lagu dhiirigaliyo ayay istaahilaan
Musalalada somalida waxaan daawada ramadaanta oo kali ah
Sanadkii 3aad oo xidhiidhaan daawanayaa teamka keep giong
allha is one ☝️ 😢❤
Wan salaamayaa qurbajoogta film ka daawanaya
Qolqol joogtana😂
@@ZamiraMoh iyaga wa Laga tagay 😂
Wow❤❤❤
Inta ila daremyso inu wiilka qoorta jaban io gadha qoorta ka jabisy xirir dhex mari doono like saar😂😂😂😊
ana waxan u fahmay inay wll yihin
Naagtan Yuusuf qabo ee itopia joogta dadki filmta lagu talgay mah 😢
Sow maha
#Hibaaq lama Qayami Karo😅Cagahayga ana dhaqanaye❤So funny
Kan xisaab xidh kaga dhagtay 😂😂
Nabiga ku saliya scw scw scw😊😊❤
Ma nala wadaagi kartaa xafadaha aad ku dawanayso filimka iyo cida kula dawanaysa anigu hargaysa ayaan ku dawanaya gaar ahan xafadaha calamada waliba singal ban ku dawanaya illahow waad i aragtaa😢
😂😂😂😂
Afka kuusaraana ma kii kashka ba😂😂
Hhhhhhh
Agtaada masalaha
Meel kugu dhaw waa masalaha
Imisa shaqaale ayaa ladhahaa danbiga dusha saaro 🙏😭
(Iskufilan) 😂😂
Su’aalo police maqli jiry oo practical ah 😂
Kan see la yeelaY❤❤😂😂😊
Yarka buuran waanin aaad u qaali ah talent weeye isku Kalsoon
Scw ❤scw ❤scw scw
Scw scw scw scw ❤❤❤
Maanta qado idinkuma lihi filmka Ramadan Ka hor la sii matalay😂😂
Nafarkaan marxsaanq
Ilaahay cilmigi ragujecelaa gavadh hooyadood lugaha udhaqda ga dhihii maantana halkay marayaan ooislaamihii baydadka unecebyihiin
Scw ❤
Ma aakhira ka soo yar noqotay😅
Best filim ❤
Team 27 one like❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
Ina a cadi maha team universal tv
Scw scw scw scw scw scw
Meesha farduusba ka maqan.😊❤
Marwalba magac yadooda runta ah ayay ku matalaan ama kujilaan ❤
Reerkii Ku jiidhaybaan kuu gaynayaa iyagaana ku haynaya intaad bogsanayso.
Halkaa qaladsharci iyo mid jiliinbaa ku jirra.
Like ila booba jaaleyaal tooshbaan ku ifiyee😂😂
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Abdiqani isku filn lanti dhadhn male isga udawadaa wlhi iyo yusuuf Hbaaq😂😂😂
Islanta jigjiga dagan wa miskiiiiin 😢😂😂
ramadan mubarak 🌙
Nabi muxamed aanku salino wll
Scw scw
Wiilku muxuu bartaa😂😂
Ma fahmin hadalkiise😢
Inaba cadimha team universal tv
Waa la yaabey🎉❤
Manku gadhigu ku jidhay maxa daremaysay aaa waba flim walan eh😂😂😂
East hargaysa jooga somaliland wa wada East
Nabiga zalihgiisa aanbadino wlloh ❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Kim Jon un 😂😂
Hibaaq iyo yusuf cegag and Cabdi qani salan sare Lakin sandakan filimka dabka ka yar dhacsan e fardus iyo umul khayr meye
Maalintii hadaad soonto ood hbnkii 10 jeer wax cunto waxba ismay badalin bisha ramadaan caloosha ha la nasiyo si 11 ka bilood ee kale si fcn ugu sjaqayso
😂😂 ha la iska ysreeyo cuntdada
ma adaa inan surwaalba ah , alaa yuusufoow 😅😅😅😅😅😅
4:12 qofka asigo gaariga saaran askariga in uu waresto sharcigasi waa xagee😂😂 furaha gaariga laga qaada su’alahan saldhiga lagu dhex wediiya ma ina waalesan team universal tv😂😂😂
Waxan filim maha waa mataatac 😢
Cegaag islaantisu ma oromaa 😂😂
Akhiro kasoo noqotey kulahaa😅😅
Isku filan kulaha maa aakhiro kaso noqoty😂😂😂😂😂😂
Masha alaah isoo.boqda walyal
Wiilka Hibaaq wiilkeeda ku jlay jiliinkiisa inaba caadi maaha🎉😮❤😅