Mashaa Allah TabarakAllah Jawi qurux badan oo degan walashay samira, hooyadu wey u baahantahay inay nafteeda wakhti degan la qaadato, guuleysta, Mahadsanid👸❣️💕
Samiira allah ilmha ha kula korsho walsheey hooyo qaaliya allah haku xifdiyo tv kaa daawda badan tv text ma commotie ma qori kartid allah haku xifdiyo amaayo macaan❤❤❤❤
Masha Allah tabarakalah walashey qali Aan alle darti u jeclahay iyo gabdhaheyga alle ha idin wada xafido masha allah meel aad u Qurux badan waye aad ayan ugu helay qalbigana kala socda farxada iyo jawiga dagan iyo Quruxda lagama shekeyn karo aniga coffe cano leh oo bila sonkor ah ayan ka hela maxa yelay shah waan joojiyay bil ku dhaw ayan shaha guaan ka garay marka cafimad ku cun oo ku cab aniga waxan ka hela meel mila buq ah marka alle haku xafido isna ilali lawadeyda gabdhood mac iii sii aniga bada wanka hela wlhi inan doonta raaco gudaha shawi kuso qato malaga iyo jibsiga cafimad ku xun Masha allah gurigana nabad ku tak Aamiin yaa rabi meel Qurux badan waye Insha allah 🎉❤❤❤
Samiiro kkkk waa kufahmay hbbt nabar dumashigeen naga dhaaf khiyaliga kkkk waa jeclahay hormarkaga hbbt. Hooyo karti leh❤❤❤❤
Salaam sister you best mum
Mashaa Allah TabarakAllah
Jawi qurux badan oo degan walashay samira, hooyadu wey u baahantahay inay nafteeda wakhti degan la qaadato, guuleysta, Mahadsanid👸❣️💕
Somaliyey aan kor u qaadno channelkan, Aduunka ayaa lagu yahay walal❤❤
Samiira allah ilmha ha kula korsho walsheey hooyo qaaliya allah haku xifdiyo tv kaa daawda badan tv text ma commotie ma qori kartid allah haku xifdiyo amaayo macaan❤❤❤❤
Masha Allah tabarakalah walashey qali Aan alle darti u jeclahay iyo gabdhaheyga alle ha idin wada xafido masha allah meel aad u Qurux badan waye aad ayan ugu helay qalbigana kala socda farxada iyo jawiga dagan iyo Quruxda lagama shekeyn karo aniga coffe cano leh oo bila sonkor ah ayan ka hela maxa yelay shah waan joojiyay bil ku dhaw ayan shaha guaan ka garay marka cafimad ku cun oo ku cab aniga waxan ka hela meel mila buq ah marka alle haku xafido isna ilali lawadeyda gabdhood mac iii sii aniga bada wanka hela wlhi inan doonta raaco gudaha shawi kuso qato malaga iyo jibsiga cafimad ku xun Masha allah gurigana nabad ku tak Aamiin yaa rabi meel Qurux badan waye Insha allah 🎉❤❤❤
qof caml lacan ah ani okala tahay 😂 intan qoral ah ejer ma lag hela
Na walaley samiira amu jeclday😮😂@@Nimco-u8n
Masha allh waye adbey uquruxbadan tahay ani komanti masoqoro lkn fidiyowgagu imadhafo wakuraxeysta wlhi waxkastono sodubto belowe malinhadada sodubin fidiyow wlhi wakutaba mcnto farxada allh kusaidiyo ❤❤❤❤❤❤
Samiiro markabka feeri Aad vlog noga soo sameey marka xigto
Maashaa allaah waligaa farax sanow❤❤❤
Asc abooyo samir meesha magceeda noo sheeg❤❤
Meshas magaced samira Mombasa jogaye😊
Samiro simaney abyo marked bexeso yaoka taktaaa
Mashalaah ❤❤❤❤
Mashallah illah haku barakeyo 😂lkn hada kaliga aado yakaa duubayay
Adna kaliga ma tihid qofka cmrda haya kula socdo 😂
Forodhani❤
Xagee meshan abyo mombasa waba kula jogna ee
Mansha allaha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😂
Mesha magaced abayo
masha allaah
Masha Allah my sister 🤲👑🌹🫶♥️🫶
Wa ku slma
Meeshan mageceed abyo
Meeshan forjisees miya qaali
Meelqurxbadan gawar qurux badan jewi qurux badan mansha alaah