KU :-Madaxda Soomaaliyeedow Heshiis Walba oo La idiin Soo Bandhigo Ha iska Saxiixina ee Kula Soo Noqda Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Wasiirada iyo Shacabka Soomaaliyeed, Kuwooda Aqoonta u Leh Heshiisyada Caalamiga ah. Dhaxal Wareejin Maya.
Haddanahay dadka Somaliyeed waxaanu ka soo horjeedna heshiiskii Ethiopia-Somalia dheexmaray Ankara, Turkeye. Xukumadu waa inay caddeysa heshiiskani wuxuu sheegayo ayado la soo marinayo Barlamaanka Somaliyeed si degdeg.
Dawladnimada in la taageero Waa wajib ina wada saaran Lkn in masiirka umada jeebka Laguma qadan karo waxana waajib ku ah xukuumada in Heshiisyadan tiro beelka ah ay Noosoo bandhigto????
Somaliyeey barlamaan dalka lagu haleyn karo ma jiro ee dalka hal badbaadiyo bari yaan laga shaleynin..mweynah waa bani.aadam waa la handadi karaa waa la sixri karaa wuu qaldami karaa..laakiin iydoo aan soo joogno yaan dalka la dhaxal wareejinin..faderaalqabiil waad ujeedaan wuxuu yahay qof ka hadli karo xitaa ma jirto cabsida ay ka qabaan itby
Mais il faut dégager ce dirigeant en Somalie vraiment il mérite pas diriger le pays il est détruit le Somalie 🖤🖤🖤🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹❤️🩹😪😪😪👁👁👁
Bal qiyaas inta heshiis uu galay , aan midna baarlamaanka loo soo gudbin. Waxaase la yaab leh wadamo isu cadaw ah buu mid gaar heshiis ula galayaa. Ugu danbayn sowkii lahaa ma hor fadhiisanayo Itoobiya ilaa ay ka noqoto MoU?
Mahadsant walaalkey maxd cabdi VOA ❤❤❤❤😊😊
Xasan shiikh war soomaaliyeey Walahi isaga mudan in la xire ya xiraya wa umad wada dulaysan anan xaqana ka hadli karin Somalia alaha u gargaaro amiin😭
Guuldarayso XASAN RAAMAALE Insha ALAAHU BADDA UU IIBSADAY🎉
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
Ciidankii Badda ee Ethiopia samaysatuu salaan ka qaadanayaa Guuldarayso Insha ALAAHU XASAN RAAMAALE
KU :-Madaxda Soomaaliyeedow Heshiis Walba oo La idiin Soo Bandhigo Ha iska Saxiixina ee Kula Soo Noqda Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Wasiirada iyo Shacabka Soomaaliyeed, Kuwooda Aqoonta u Leh Heshiisyada Caalamiga ah. Dhaxal Wareejin Maya.
Badbaadiyaha ummada somaliyeed xurmadle xasan sheekh Maxamud guuleyso usoqora dadka qurba joogta.
Hooyadaana haka iibiyo itoobiya adna sacabka u tun liidyahow
@@garaaddeeq2951 hoyadaa iga iibi?
Ma waxaa badbado ah in badena la ibsado ma hilmantay 2006 waxey ku laayen muqdisho
@@farduus_ somalia dhan haduu gado xitaa hassan sheikh waa rasuul alle usodiray somalida inuu badbaadiyo.
We support VOA
Somalia madhowa
👋 Weriye Sandheere.
Haddanahay dadka Somaliyeed waxaanu ka soo horjeedna heshiiskii Ethiopia-Somalia dheexmaray Ankara, Turkeye.
Xukumadu waa inay caddeysa heshiiskani wuxuu sheegayo ayado la soo marinayo Barlamaanka Somaliyeed si degdeg.
Wadanku badbaado ayuu ubahanyahay hadii aan degdeg wax loo qaban meel dheer ayaa laga-eegi doona
Erdogan Kurdiida YBG mu la Heshiyo intu leyahay Hassan Cheick Ethiopia laa Heshii.
VOA KULLAN LAMID AH 👋
Turkigu dantiisuu wataa ee dan somaliyeed mawadee somaliyey wadankiina bad baadsada please
Dawladnimada in la taageero
Waa wajib ina wada saaran
Lkn in masiirka umada jeebka
Laguma qadan karo waxana waajib ku ah xukuumada in
Heshiisyadan tiro beelka ah ay
Noosoo bandhigto????
Madaxda Soomaaliya Maqla Yeysan idinka Hoos Bixin Dhaxal Wareejinta Dhulka iyo Badda Shacabka Soomaaliyeed Xataa Taako Ka Digtoonaada.
Ok
Xasan xilka halaga xayubiyo xabsi guril hala galiyo qayano qaran uu galay
Somaliyeey barlamaan dalka lagu haleyn karo ma jiro ee dalka hal badbaadiyo bari yaan laga shaleynin..mweynah waa bani.aadam waa la handadi karaa waa la sixri karaa wuu qaldami karaa..laakiin iydoo aan soo joogno yaan dalka la dhaxal wareejinin..faderaalqabiil waad ujeedaan wuxuu yahay qof ka hadli karo xitaa ma jirto cabsida ay ka qabaan itby
Wax laqariyo qurun bakujira
Mais il faut dégager ce dirigeant en Somalie vraiment il mérite pas diriger le pays il est détruit le Somalie 🖤🖤🖤🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹❤️🩹😪😪😪👁👁👁
Wasiur fiqi aqoondaro ayaa haysa
Xasan dabewr ayaa u Nathan in laxiro
Waar dalka dadbaa leh waana dad aan waxaas iyo wax ka weyntoona lagu qaadankarin hantigooda , waxa socdana waanu u jeednaa waana bilowday halgankayagu
Xasan Waqajaan wuxuu gurguurtoba baddii ma gatay
Garguurte waa tuug umadda qayaanay kkkkkkkk waxuu sheego Garguurte waan ayuu u sheegaa yaa aaminaa
Somaliland darteed dalka maan u halaynaa
Sanadkii lasoo dhaafay wuxuu ahaa sanad weero ah oo lala dagaalamaayay siyaasiyiinta kaasoo miro dhalay. Xassan Sh. Wuxuuba noo ifiyay in wadanku kadagi waayay iyaga, hadana laga tashaday.
Habartaa u gee
Waaw, maskaxda kujuusteey
VOA stop deleting my personal views.
Kkkkkkk
Kuwan waa tuugo
Bal qiyaas inta heshiis uu galay , aan midna baarlamaanka loo soo gudbin. Waxaase la yaab leh wadamo isu cadaw ah buu mid gaar heshiis ula galayaa. Ugu danbayn sowkii lahaa ma hor fadhiisanayo Itoobiya ilaa ay ka noqoto MoU?
Ta ogu daran Ba waxay tahay hadana ma masajidka intu tago bu Ethiopia walala nahay oran xassan dhiqo 😂 wuso shiday
@@NajibMuhumedgurigiisa ha siiyo etobiya laakiin dhul somali yeed ka yeelimayno
Hassanow DHIIQO YAAD DHAX DABAALANEYSA OGOW HADHOW HA ORAN WAAN KHAL DAMEY.
Sirta noloshu waa saliga Nabigeena NNKH kusalli nabiga ilahay dartii follow na isoo dhe mahadsanid wll❤🙏
Useless talk and voa Somali service always working against Somali people interests,
Ok