Hadii aynu Reer Somaliland nahay dimiquraadiyada waynu iska sheeganaa lakiin layslama xisaabtamo. Ninkii naanta been u sheegey ayey hadana reernimo ku dooranayaan iyagoon waxba u qaban. Allah ha ina badbaadsho
Videowgaagii aad ugu hambalyaynaysay cirro ayaan fahmay in hadalkiisu ben aha marku yidhi laga bilaabo 2025ka iyada 2025kii lagu jiro cirro cidii rumaysata aya ka waalan
Dawladeena alle haynoo barakeeyo alle madaxwaynaha ha asturo umadan alle meesha amni iyo meel ay arsaaq wanaagsan alloow kayeel umadan reer somaliland dhamaantiin alle haynoo barakeeyo dalka iyo dadkaba
Guul Somaliland I wish inu new president cusub mudane ciro uu kadhabyn doono from Al❤❤❤❤❤❤❤❤ suberiya ❤❤❤cuz hdi ay been noqoto Somaliland oo dhan bay sumcadisa ku xidhan tahy one ❤ Somaliland
Well talked Mr. Waridaad! Please cover on next program this so called saoudi businessman who claims to be sole vendor of Somaliland livestock. I am sure he is not saoudi, he is simple Djiboutien yemeni working for Guelleh! I saw him walking without shoes in one desolate ghetto of djibouti. Publish his real identity. He is a thief...
Waaryaa war idaadow bari insha allaah wadada Bali gubadle media ha ka daawo Lakiin lacagta ciidanka maaha 50 dollar ee waa boqolkiiba konton sanad kasta oo ah askariga dablaha ah 1100.000 qaadanayey 550,000 baa ugu biiraya
Qudbada masaajidka siyaasada ka daa adeer sokeeyow waa in wasaarada diinta iyo awqaasta ninkan waa in talaabo ka qaado oo siyaasada masaajidka ka daayo
Wariyihii somaliland ugu qalisanaa waridaad
Reer somalilnda xalaasha ah waa noocaa geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ciro iyo xirsi ba marabno iyo maxamud xashi midna maxamed kahin moyane intakale Allah hana dhafiyo
Yes❤❤❤🎉🎉
Well done mr waridad ❤
Waa runtii dekada iyo mayirka rerka degaanka leh ayaa iska leh ciise muuse waa degaanka rerka iska leh waa na rerka ubadan ee mulkii laha ah
Deegaanka reer keliya malaha ee 3reerbaa dega
@@hiddowacan811HADAAD GURI KADHISATEY MACNU MA'AHA INAAD LADAGTO KUBIYO CAB BARBARA WAA MAGAALO CIISE MUUSE ANIGOO BUULAXAAR ISKALEH HADAANUNAHAY SACAD MUUSE NUUX ISMAACIIL MA'OGOLI IN LOODHIIBO DEKEDA BERBERA NIN SACAD MUUSE AH WAA INLOODAAYAA REERKAA BALAADHAN EE XAQLAHA AH
Guul Berbera ❤🎉🎉🎉
Dadka jahilinbay u haystaan beenta ku amusaysa. Waa been ciidanka waxba loma kordhin ee been ba la iskaga amusiyey😭Ciidankii way han jabiyeen😭
Ma caaglihii ayad ahayd ama ka nax ama ku farax ciidanka waa la sinayaa masharkii oo loo kordhiyey
@@hodannuh3012 Xagee looga kordhiyay Miisaniyada sanadkan kuma jirto. Ciro xaguu ka keenayaa lacagta. In la cadeeyo ayay ahayd xaga korodhsiimadu ka imanayso.
Wadadku in uu noolan doono iyo in kale miyuu ogahay subxalalaa ilahayow uma ka nadiifi qabyalada Amiin yaa rabi 🤲
🎉🎉🎉l
Dabka la Sakarya xukuuuumda Hurda 😅😅😅😅🔰🫡😊
Hadii aynu Reer Somaliland nahay dimiquraadiyada waynu iska sheeganaa lakiin layslama xisaabtamo. Ninkii naanta been u sheegey ayey hadana reernimo ku dooranayaan iyagoon waxba u qaban. Allah ha ina badbaadsho
Dhankalaad u socotaaye hurdaayoow wax maqal doorka danbe kulmiye wuu soo noqonayaa bilaa hadal
Videowgaagii aad ugu hambalyaynaysay cirro ayaan fahmay in hadalkiisu ben aha marku yidhi laga bilaabo 2025ka iyada 2025kii lagu jiro cirro cidii rumaysata aya ka waalan
😂 jàahil ayaatahay
Dawladeena alle haynoo barakeeyo alle madaxwaynaha ha asturo umadan alle meesha amni iyo meel ay arsaaq wanaagsan alloow kayeel umadan reer somaliland dhamaantiin alle haynoo barakeeyo dalka iyo dadkaba
😂😂😂MUSHAARKII IYO QAYILAADII WARIDAADOOW😂😂😂
Dawlad tuurlihi toosi maysee tuur hadego .dawlad ciirciiraysaa ctiraaf gaadhi masee cirro hadego
Sick baadctahayvqabyaalad la buka dawo ma laha qofka sidaada u fekeraa.
Soo uruuri balan qadyada benta ah wariyihii somaliland ugu qalisanaa waridaad halka kasiiwad
Guul Somaliland I wish inu new president cusub mudane ciro uu kadhabyn doono from Al❤❤❤❤❤❤❤❤ suberiya ❤❤❤cuz hdi ay been noqoto Somaliland oo dhan bay sumcadisa ku xidhan tahy one ❤ Somaliland
Sheekh a maaha Waa qabiili
Waridaad geesi geesi dhalay
Ismuu lahayn waa lagu dooranayaa
Kkkkkk waa run
Gulayso warridad tv kkkk
Ha kudaalin jeedaal
Ind mareeyahaa ninka hunguri ka galo wuu ku guban
Masha Allah war iidaad❤❤❤❤❤❤😊😊
Cirro uu hurda marwadii qaranka na maamusha😂😂😂
😂
Waridaad ahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂
Dhamaan dadka soomaliyee ilaahey dartii igu naxariso
Well talked Mr. Waridaad! Please cover on next program this so called saoudi businessman who claims to be sole vendor of Somaliland livestock. I am sure he is not saoudi, he is simple Djiboutien yemeni working for Guelleh! I saw him walking without shoes in one desolate ghetto of djibouti. Publish his real identity. He is a thief...
Subxanallah qudbadii jimcaha ma waxay noqotay siyaasad allow dhoor somaliland
Citiraafkiina BEEN AYUU KA SHEEGA. SOMALILAND GOD MADOW AYUU KU RIDAY CIRO
WARIDAADOW SHOODHE SHEEKH WEEYI KANIYR XIRSI WAY ISKU EEG YIHIINBE MAANAD ARKAYN.
Waar doolaal nin ka yar oo ka aqoon badan ayaa nasiib u yeeshay alle haku asturo ee bundada hudheydhka ah wax u qalma xilka wax jira jananka ciidanka,
Allahuma Barik Aamiin waridaad
Walaal heedheh Horaa looyidhi
RUNTU DADKA MADHISHEE
HEE DADKA WEYKA NAXISAA
Horaa looyidhi hee Nin talinjirey haduu tago hee nin aan talinjirin baa hee Taliya 😅😢😂😅
Laakiinseba Somaliland❤
Allah wateen wehel uma baahnee
Walaal waxaad tahey mujahika
Guul iyo Gobanimo
Miisaaniyadanii waas tii hore e uu Muuse dejiyay.
Maaha miisaaniyad uu Reer cirro dejiyeen..
Mnsha Allah ❤❤❤❤❤
War idaadow waa sidee doolaal sawdigii ogaa inaan lagu aamini karayn qaranka oo uu yahay caado qaate
Ku jare waa geesi runta Ayuu sheegay berbera waxa iska lehe ciise muuse ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waadad kani waa qolma😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂
Guuuuuul waa is not easy isaaq nimo is not easy isaaq waa isaaq waa is not easy guuuuul somaliland
Guul somaliland❤
400% ayaan kordhinayaa 😄
Mushahar kordhintu waxaykuxidhantay tiro koobka ciidamada somaliland oo dhan inla ogaado tiro sugan
Adarraxman yoonis, lan-dheere. Waa xaga garrashadee- iyo hadal yaqaanimada. W/rdaad. Ina-deerkay.
عندنا أعداء كثر خف على الجيش أمور الأمن😮
Ciidamada in misharka loo kordhiyo waxa ka horeeysa in la tirikooba
Sheego caruureedka iska dhaaf oo balaanta buuxi...
Adeer inta caaglaha lasagna kagoaysa ayaa kufilan
Kuwii maydkii ciidanka eey laayeen madaxa iskaga taagay inay sun u qooshayaan ciidanka qaranka kolkay xasan sheikh u tiro koobaan weeyaan qorshihiisu. Qorshihii ilaahay iyo Somaliland-tii xalaasha ahaydna waa yaalaan.
Xirsi gaaadhi ba la dhacay maaaad maqli 😂😂ama wadnaha istagay😂😂😂😂
Saqajaan xaasida subxanallaah miyaad wali u qaadan la'day sidii looga badiyey muse caaaaaac usgag 😮😮
doolaaal wuuba gaboobe hadu inanka dada yar ka dhigay taa anigu waban ku taageraye beenta ciidanka inu ka dayo weeyi
We have many enemies, take it easy on the army and security matters
Maar ka kale waxa so baxaya inshaalahu kulmiye
❤❤❤❤
Xilibanku waa run
--------------------😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂WARIDAADOOW SIIDAA QUWIIIQDII IYO BASHTII DEE😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂--------------------
Sck waridaad madaxweyniih waa kaa bilaabay wadaadii baligubadle
🎉😄😄😄✌✌🙏🎉
Sheekh maaha Waa xildhibaan
Reerkana sheekh bu habeenki u yey subixina wa xiliban
runti sheekhasi masajidka sagashankaba siyasad unbu kuxijay waxankabaqaya inudadka qalbi engagkurido
Doolaal waa 80 jiir. No Qabiil.
Waa isaxaaq carre wadaadku
Guuuuuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
WaaSax arinkaasi soowada bandhig
Kkkkkkkkkkk
Sheekh sokeeye waa habaryoonis isaxaaq waridaadaw
adeer waa saacad musse makaahiil waa xamarji adeerkii
2bad kala shegeysan ....wa sax lbduba
Xildhiban ku Cadeeye waa H.awal s.muse Makahil
Xildhiban S.Sokeeye isna waa Grxajis isaxaaq waa sidaa 2doda ayad kala sheegaysan ...
Lkn S.Sokeye Masajidka Halaga Qabto ilmadeerayalow Waa Goob Cibaado inuu Maalin walba Siyasad iyo Qabyalad kaga Sheekeeyo Masjidka dhexdisa oo aynu Daawano lagu eego Danbigeda weynu la yeelanaynaa Allah Xaqa Hayna Garansiiyo isha Allah
@@rashiidabdulhamiid456a بارك الله فيك
Xaasid baad tahay
ODAYGAN MASAJIDA KAHADLA SODAWO ISAGO INA WILWAL O YIDHI LABADA DAWLADOD INAY WADA HADLANBA NU UNIMI INAY KHATUMO IY SML WADA HADLAN SODAWO
Misaaniyada Kuma jirto markaa waa kordhin been ah
😂😂😂😂 walhi wan qoslay carabta kumahmahda kulahaa intii dadku wax baranayen isagu qabyalad ayuu baranayay 😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anigoo hjela ayaa kuleh ciise musow hadii cidkale loo soo magcaabo wllkayna ha noqdee madaxa ka toogta
Waridaad TV you are teacher of cirro you have to correct him . he made mistake. Cirro need someone correct him
Hayaay war waa beentii o qofa
Subxanallah
Sheekho waa habaryusi
𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐧𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝 𝐡𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐫𝐧𝐚𝐲𝐞❤❤❤❤❤
Waxaad arkaysaamudane madaxweyne ciro inay isaga iyo inta wax uqoraaba, aan aqoonba u laheyn, hibona ka madhan yihiin Xirfadda Fagaare-Ka-Hadalka iyo Aqoonteeda ,balse maaha badheedhe ee waa Bes, Waxaana ka hadalo qurxoon ka shacabka u badheedhay eebeenta fagaaraha yaqaana xirfadle ku ah isla xisaabtan iyo qiimaynta shacabku wax ku doortaan ayuu fahmey inaaney aheyn keebaa mustaqbalka dalka iyo dadka u fiican keebaa qowlkkiisa iyo qudbadihiisa ka dhabeeya, balse waxeynu waxku dooranaa tii marxuumkii maxamed xaaji ibraahin sheegay , dhadhama raac and mijin qaada iyo qado maalinta halky taalaa, inta imaanku qooman yahay hogaamyaya geesiga ah ee go,aanka leh musuqmaasuqa ,and eexda aan aqoon muwaadinka dalka and dadka jecel laga jecelyaha kana qaranimadu ku yartay , han and hami fog aan laheyn shacabkernu hunguri and hayb qabiil and waa are markaygii , guuli waa weli , shicibka xun waxaa ilaahay udooraa hogaamiye xun kaasey waxla cunayaan
Waqalad warka ciro
Hiiraleh way dhamaatay cagaadayntii ama shaaruipo xaarleh saaro afka ama dhuus
OMG😂😂😂😂😂😂😂
Waa runta war idaad adigana taageran ku ahay
MADAXWEYNE_RAYAALE_IYO_QORSHIHIISII_BERBERA___KHUDBADIHII_RAJO_ABUURKA_SHACABKA_2003(360p)
Waa isaxaaq
Kkkkkkkkkkkkkk ❤❤❤😂
Mushahatka ciidankaa udaran wa arin khaldan odaygan masaajidka ka qayliyaa waa isaxaaq
masajidka ciyartakadaa
GUUGUULE CIYAYAAN ARKAA GANTAALO DHACAYAAN ARKAA GACMO ISKU HAADIN BAAN ARKAA GIRAANTAA WAREEG SAN OO LA GOOGOOSTAY BAAN ARKAA
Waagarxajis waana xilidhbaan wadani ka soo baxay waana isaxaaq
Xildhibaan sokeeye waa golaha barlamaanka waa isxaaq
😂😂😂😂
Waaryaa war idaadow bari insha allaah wadada Bali gubadle media ha ka daawo
Lakiin lacagta ciidanka maaha 50 dollar ee waa boqolkiiba konton sanad kasta oo ah askariga dablaha ah 1100.000 qaadanayey 550,000 baa ugu biiraya
😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
WARIDAADOW KAABEENKA SIYAASIINTA OO DHAMAANTOOD AH BEER LAXAAWSI IYO WAX AAYSAN WAXBA KAQABANAAN MARKA AAY GUULEEYSTAAN,CIRRO KUWAAS UNBUU KAMID YAHAY. BALSE WAXAAN LEEYAHAY WAQTI DHEERAAD AH HALASIIYO,WAXAA LAGA YAABAA DIB KASAXI DOONO BALAMIHII UU QAADAY XILIGIISII KAANBEENKA .
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊
Manaafaq ilaahay dadka haka qabto
😂waa la bilaaby wadada
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
ku cadeeye wa laandhree xasan makahiil ah 🦾🦾
Hoos ha usii daadagin libaax waa nin H.awal ah sacad muuse.
Maxaad Qarinayaaa😂😂
Ala Kan dhib badan
zhekh maahee waqabiilayste
Qudbada masaajidka siyaasada ka daa adeer sokeeyow waa in wasaarada diinta iyo awqaasta ninkan waa in talaabo ka qaado oo siyaasada masaajidka ka daayo
WALAAHI KU CADEEYE. WUU. KAGA GARIIRIYEY. CIRO
Madaxwaynaha Qaranku isagaa Ka Masuula Diinta iyo wasaarada Diintaba....Kwrn Ninkii Diinta Ka masuul Ahaa oo Been inoo Sheegayaa😂😂😂