Insha Allah sanadkan dambo bisha 4aad ina wadanka u dhamado an ganacsi I gaar ah sameesto xaskayga iyo 2deyda caruur abahay la nolaado 5ta waqti jamecada ku Dukado waqtina wax siyaadsaso insha Allah rajadeyda allah i sahlo
Far xada laguu sheegaaya marabeey ii dhamees tirneeyd Aniga waxaan ku dhashay baadiya kobalka gedo 2001 2007 waxaan galay qooxodiga Ethiopia ilaahada halkaas ayaan ku noolahay halrajo ayaan ku noolahy oo bilaa farad ah in aan one day aadi doona qurbaha Waayo meel aan dib ugu laabdo mahaaysto Dhalintii aan isla soo kornay America ayeey kaleen 😢😢😢 Mahad sanid wllkey omar inshaar Waxaad kahadashay waax aniga ugu wadaa saabsan runtii muqaal kaaan waan dhameystay ma nafdeeyda ayaa kusoo dacwooday wllo thanks Thank you, thank you thank you thank you thank This video is an eye opener thank you😢
videoga waxaa aad usii qiimo yeelaya sound ga yar ee saaran markad is tidhaahdo dhagyso aad ayay kula sii macanansa oo waxaad dareemasaa feeling badan ee markadta soo saar walal❤
i use to think ogaansho desnt read our comments becouse he rearly replies in the main channel here come another channel where umar responds to everybody niyow guleyso adun iyo akhira
Sxb wad mahadsan tahay marka hore lkn sida ad ushegtay ayado ay saxan tahay waxaa jira marxalado qofka inu ka gudbo ay tahay inu xoga cuoeskisa ka yarado lkn bahida kle baji adamka aya ah mid an dhaman
Sxp fiidyawyada omar inshaar inosobaadi❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 waxn yare aad kudulqabatayna wuusii qurxiye
Insha'allah zxp❤
Markaa helo isku filnaasho dhaqaalo I.a Allow igaarsii ☝️🤲🤲
Khayr Alle hakusiiyo omar inshaar wllo walahi fariintan away igu socotaa maxaa xal ah
Aragtideyda, murugadha wxa ziyadiyah inaad kaliyah rabtid inaad faraxsanaatid oo adan nafta uogolaan ineey dareento murugadha❤️
Biniadamka wxa dabiici uah inuu dareemo murugo kadibnah frxd si uu ukalasaaro 2dooda
Lase wxa daran inaad murugo kujirtid marwaliba
Inshallah Raaxada nafta wxy kujirtaa Quranka halabadiyo❤️🙏
Insha Allah sanadkan dambo bisha 4aad ina wadanka u dhamado an ganacsi I gaar ah sameesto xaskayga iyo 2deyda caruur abahay la nolaado 5ta waqti jamecada ku Dukado waqtina wax siyaadsaso insha Allah rajadeyda allah i sahlo
Kusali nabigena Mohamed scw😢❤
Scw ♥️ ♥️
Alle haku sharfo my pro Omar ishaar ninka kaliya ee dhalinta ujooga baraha bulshada ee ka wcdigaliya guuleyso pro
Mahadsanid zxp ❤
Jawaabta Aya Ah. Markad Alle U dhawato. Markas ayad ka mid noqonaysa Kuwa alle. Dhahay. رضي الله عنهم ورضو عنه دا لك لمن خشي ربه
❤
استقفرالله ؤاتوب اليك💗🎀
Far xada laguu sheegaaya marabeey ii dhamees tirneeyd
Aniga waxaan ku dhashay baadiya kobalka gedo 2001
2007 waxaan galay qooxodiga Ethiopia ilaahada halkaas ayaan ku noolahay halrajo ayaan ku noolahy oo bilaa farad ah in aan one day aadi doona qurbaha
Waayo meel aan dib ugu laabdo mahaaysto
Dhalintii aan isla soo kornay America ayeey kaleen 😢😢😢
Mahad sanid wllkey omar inshaar
Waxaad kahadashay waax aniga ugu wadaa saabsan runtii muqaal kaaan waan dhameystay ma nafdeeyda ayaa kusoo dacwooday wllo thanks
Thank you, thank you thank you thank you thank
This video is an eye opener thank you😢
Xal hadaan kusiiyo kawaran
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Omar xaqiiq baakahadashay zxp mcn
Teacher thanks
Tanks 🎉
Saxip waxaan jeclaan lahaa in aad ka soo hadasho noloshaada iyo sida aad gobolka gedo aga sobaxday adiga oo mahadsan wllkey ❤
@ Ogaansho ku qor wkas channel ka saxda ee cumar inshaar
Omarow runti xaqiqda dabta ah ayad kahadhashay lkn qofwalbo hada mafahmi karo lkn shaqsi walbo malin ayu so hasus doona hathalkaga.
Maxadsanid.
Markan uu rabbi raali iga nqdo jnana aan Galo markaasa frxd dreemaya i.a
Haye qabyalada iskadaa hee😂😂 somali munaafqiineey
❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
videoga waxaa aad usii qiimo yeelaya sound ga yar ee saaran markad is tidhaahdo dhagyso aad ayay kula sii macanansa oo waxaad dareemasaa feeling badan ee markadta soo saar walal❤
i use to think ogaansho desnt read our comments becouse he rearly replies in the main channel here come another channel where umar responds to everybody niyow guleyso adun iyo akhira
Ok sifcn ayaa noogu warantay wxwalpa oo jira neh waa inoo sheegtay in aysan jirin wxaas ama meeshaaas ayaan farxaa ama reereen dareemaa marka maxaynu samaynaa
99