Ruwaayadii | Ha ila Guursan | Prt 4 | 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 226

  • @muniiracabdinuur2360
    @muniiracabdinuur2360 Рік тому +100

    Muna faysal masha allah muna gaarsiiya 200k subscriber ❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +43

    Wiilasheena Reer
    Somaliland Waa Romantic
    Socda Masha Allah
    Muxtaramiin Miidhan
    Allownooda🥰🥰🥰

  • @MarwaDaud-i5b
    @MarwaDaud-i5b Рік тому +33

    Wiilkan iyo Muna inta is la jecal😂❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Рік тому +67

    Hablahan muna soo booqanaya shaqa laaanta iyo gardarada dumarka qaar ayay ka turjumayaan😂😂😂😅

    • @itszeno8083
      @itszeno8083 Рік тому +3

      Dariska qaar wa sidaa waliba mrkaf Aroosad tay xafda ku cusb😂😂💔

    • @diamondmatan5937
      @diamondmatan5937 11 місяців тому +1

      Sd

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Рік тому +33

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Рік тому +21

    Munay musal saladaduu wa wada qosol iyo cajiib wllo heesta hayla guusan hakuso galo wa fikir kayga❤❤❤

    • @KhadraKiin-lc1ne
      @KhadraKiin-lc1ne 11 місяців тому +1

      AASDFGHJKLPYTE❤️♥️😘💕👌

  • @FaisaMohammed-vj7kk
    @FaisaMohammed-vj7kk Рік тому +16

    In raga la salaamo lays taabto dhaqan gaaleed weeye munay

  • @ahmedcabdi3930
    @ahmedcabdi3930 11 місяців тому +7

    Muno Faisal is not easy walahay 😂😂😂😂

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Рік тому +12

    Waw🎉 Ax yaa musasal. Munssy wn ku tgeera wlhi asxb bdn oo ku tagerana wad leedahay wlhie lakiin munaay bage ka noo kala kici oo prank iyo short film iyo musasal noo bilow wlhi anaguna 200K iyo ka badan ku gaarsinyna wana u qalanta😊🎉❤

  • @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
    @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Рік тому +14

    Hayyy muuni way dalacaday naago walaalan bay u yeedhatay 😂😂😂😂😂❤

  • @wardaahmed649
    @wardaahmed649 Рік тому +20

    Alla naagaha necebiyaaa Waa xaasidiin😂❤

  • @Ishqi_yare
    @Ishqi_yare Рік тому +19

    Muna Faysal Ciise diin welcome back walaal mcn 🥰

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 26 днів тому

    Tiim muna feysal ..
    ..lek nosara
    ❤❤

  • @IsraNuur-s5d
    @IsraNuur-s5d Рік тому +3

    Muna mashalah

  • @MunaYar-h5x
    @MunaYar-h5x 11 місяців тому +8

    Muna faysal is not easy 😅😅

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 11 місяців тому +4

    Alla Munaay Nagahan way ku waalayaan😂😂😂😂

  • @rahmamohamed2906
    @rahmamohamed2906 Рік тому +13

    Riwyada dhanbah muna igu hysa ❤😂 funny weyeh 😂❤

  • @XamdaCiise-zp1fx
    @XamdaCiise-zp1fx Рік тому +15

    🎉1m inshallh muna boqorotoyo ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +6

    ﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽ALLAH ALLAH ALLAH ALLAH 🥰🥰🥰🥰

  • @barwaaqo725
    @barwaaqo725 Рік тому +8

    Muni reernimada wy kusoo bxysa 😅😅😅😅😅😅😅waa kutageera xppt mcney❤❤

  • @sadoali8138
    @sadoali8138 Рік тому +2

    Wll ninka kaa xisho afka sida ula kaleysi wax yar dhib ugu bax edab ku dhar ajanib aya kala tihin adi iyo huzzen xisho subxanallah

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 Рік тому +10

    Asc wll mcn❤❤❤❤❤❤ muna faysal❤❤❤❤❤❤ runti wanku xisay qalbiga ka salamay nolow sodawow markaleh baracho wanagsan magacayku abdillahi kunool dalka jabuti...😂😂😂😂🎉😢😮😅😅😊❤

    • @MuunaBashiir
      @MuunaBashiir Рік тому

      Inanta baryaha madow maxy dawadu gubtey bisinkee 😢😢 baytaraf bad moda 😢

  • @amiinupdy1753
    @amiinupdy1753 Рік тому +15

    MUNA WAXAD THY FUNNY 😅😅 WAXAN SUGNABA WAA Q/ 5 LASO DHAKHSO

  • @HoodoCabdirashiid-p9w
    @HoodoCabdirashiid-p9w 2 місяці тому

    Muuna faeyzal is the best acter❤

  • @hibocabdiqanidaahir2737
    @hibocabdiqanidaahir2737 Рік тому +7

    Ala wllo labadiina wan isla kin jecelahay waxa nili moodaa in aad is qab tiinba 😂🥰🥰🤣🤣

  • @RadwanDaher-vl7sk
    @RadwanDaher-vl7sk Рік тому +4

    Walashy muna wan ku salamya ❤❤❤ ❤❤❤❤

  • @NaimaSaleban-n3d
    @NaimaSaleban-n3d Рік тому +11

    Inay naaguhu bara kiciyan hablaha masakinta ah baa laga turjumaya 😂

  • @ApdilahiHussen-g3z
    @ApdilahiHussen-g3z 10 місяців тому +1

    2:54

  • @FaraxCabdicali-c6s
    @FaraxCabdicali-c6s Рік тому +4

    Muna wn jelahay illahay amarkiis keep going hno❤😂

  • @MohammedMsicid-ej1hh
    @MohammedMsicid-ej1hh 11 місяців тому +3

    Wlshy muna feysal funny best inta io in ka bdn waad u qalatay 200k subscriber hal gaarsiyo❤

  • @SagalCabdilaahi-r8m
    @SagalCabdilaahi-r8m Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cumarcabdigaas5931
    @cumarcabdigaas5931 Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤😮

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +6

    Waaruntii Dumarkeenu
    Waa Kaaba koruqaada Miidhan 💗💗💗

  • @CabdiXaafid-t2l
    @CabdiXaafid-t2l 11 місяців тому +1

    Ilaa. Xawiyo. Aadan. ayay. Jireen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umuasmaumuasma-o5q
    @umuasmaumuasma-o5q Рік тому +4

    Muna faysal way iigu baxdaa wlhi from puntland ❤❤❤❤

  • @clrisaaqbashiir5383
    @clrisaaqbashiir5383 11 місяців тому

    Munafay salwaabaxaraabe😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡😇😇😇😇😇😱😇😱😱😱😱

  • @fatimoyonis3061
    @fatimoyonis3061 Рік тому +6

    Come soon 200k muno🎉 hadan awoodo 1milan bn malin kugu gadhsin lahaa walal😊

  • @Sales556
    @Sales556 Рік тому +7

    Adiga dawanaya runta sheg
    Waliga bacda malaga jaraaay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Fahmaya
    Dadka an laga jariiin 😂😂😂😂
    😂😂😂

  • @NabiihaHassan-u7n
    @NabiihaHassan-u7n Рік тому +5

    Muuna aadban kuu tageera adiyo xuusen wllo😂❤

  • @NasriinYusuf-my2dq
    @NasriinYusuf-my2dq 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ednaali4000
    @ednaali4000 11 місяців тому +1

    Doqan😊

  • @ladnokaafi
    @ladnokaafi 11 місяців тому

    Welcome muno faysal

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Рік тому +6

    Alla ma nooli munaay qaybta 5 aad xbbty😅😮

  • @elmifarah7535
    @elmifarah7535 Рік тому +1

    Hadaad xataa xabashiyad soo guursato naagaha somaalidu way kaawalayaan

  • @MohmedAhmeth-mo2ct
    @MohmedAhmeth-mo2ct 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HoodoAadan-nt9ik
    @HoodoAadan-nt9ik Рік тому +4

    Alaa qosol iguma hadhin 😂😂❤

  • @Sapirindheman
    @Sapirindheman Рік тому +2

    Muna faysal macha Allah❤❤

  • @amiishamustaphe4099
    @amiishamustaphe4099 Рік тому +2

    Muna faysal ciise Qof an tagero keep going ❤️🥰

  • @MariaAbdikhaliq
    @MariaAbdikhaliq Рік тому +3

    Walhi muno waa funny😂😂😂

  • @sana_qli
    @sana_qli Рік тому +3

    Waxa reeeraha dumiyaaaa waaa dumar 😅

  • @marjaanahaqurux9479
    @marjaanahaqurux9479 Рік тому +6

    Mana fayasal willka kama talaya magaranayo nagiciisa lkn wallhi waa rijaal saaxibadi gabdhiisa uga ma sheekeeyo 😂

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb Рік тому +7

    ALLA Muuna iyo huseen yaa isku balamiyey😢😂😂😂

    • @aliahmedshire1983
      @aliahmedshire1983 10 місяців тому

      Ku arkay ku caashaqay huuno 😂😂😂😂

  • @safawamarwa7247
    @safawamarwa7247 11 місяців тому

    East and West muna is the best❤❤❤

  • @amunabdi
    @amunabdi Рік тому +2

    muna ❤

  • @AmiiratNour
    @AmiiratNour Рік тому +2

    Wll 2 io 3 xalqadood isa soraciya way nagu yartahe midakale wa macan riwayadani wlhi waxay kudanbenbe

  • @kamolove
    @kamolove Рік тому +2

    Munay waa ku jecelahay mcnto ila soo xidhiidh Gacaliso 💋🥰

  • @FaadumoCisman-m3o
    @FaadumoCisman-m3o 11 місяців тому

    X z is a great place

  • @nafisaali.abdullahi
    @nafisaali.abdullahi 11 місяців тому

    Nagahu waa balo

  • @ShugricabdulShacni333
    @ShugricabdulShacni333 9 місяців тому

    Muno faysal isn't easy wlhi 😅

  • @xamsekhuburo1636
    @xamsekhuburo1636 Рік тому +4

    Xuseen Qoraansi bada Naa 😂😂😂😂😂

  • @mameyare3192
    @mameyare3192 Рік тому +2

    Kusoodar ❤🎉😊

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 11 місяців тому +2

    😅😅ma naag ana qabinbaa jeceshahy

  • @SiciidAli-l2m
    @SiciidAli-l2m Рік тому +2

    Waa lagu baalashaynaya 😂

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Рік тому +2

    Munaay madar iyo najma iyo hudhud asxbtii an naqaanay so qapo please 😮

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 Рік тому +2

    Hadkii smada dulaayay
    Muna😁😁😁😁

  • @KingHumble-ib4dt
    @KingHumble-ib4dt Рік тому +2

    Sobadiya nooh😂

  • @Kayf_Ali
    @Kayf_Ali Рік тому +2

    Balayo wey dumaarku walhi wan ogahy Wa jiliiin lkn sidani Wa xaqiiiiqo jirta

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому +2

    Kuwani Waa Kuwi Ka Furi Laha Ninka Kula Mad Bakha Seexo😂😂😂

  • @amiinupdy1753
    @amiinupdy1753 Рік тому +2

    Inzha allah part 5

  • @NadiiraAbdilaahi-lf1yd
    @NadiiraAbdilaahi-lf1yd Рік тому +3

    Oo Ragu sidaa Miyey wax isugu sheegan 😂😂

  • @cawocumar7711
    @cawocumar7711 Рік тому +2

    Ilaahayow mid sidaa huseen oo kale ah isiih oo marka wax la.iga sheegaya isoo baxa😂😂😂😂

    • @xamdawacan
      @xamdawacan Рік тому

      Wllhi muna faysal way iga qoslisy wll allhe ah ku dhawro

  • @sihaarali
    @sihaarali Рік тому +4

    Kulma naa suug dee bacadn ka jarnaye😂😂😂😂

  • @munibalovemuniba316
    @munibalovemuniba316 Рік тому

    Mansha Alle waad iga qoslisaay

  • @haboonnuura8381
    @haboonnuura8381 Рік тому

    M.a wlshay muna qof cawan weeyan wlhy wx badan uqalntaa🎉🎉🎉🎉

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 Рік тому +2

    De wllo muney naga soda waxa😂😂

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +2

    way kawaaleen wlhi😂

  • @AmiiraAhmed-o2t
    @AmiiraAhmed-o2t 11 місяців тому

    😂😂 waka waLen muNA😅😅

  • @Najma-d5b
    @Najma-d5b 9 місяців тому

    Casumadihii ma waxay noqotay makroone😅wale waa yaab

  • @sayidsuleiman6324
    @sayidsuleiman6324 2 місяці тому

    Maximus have attached photos ❤❤❤❤❤

  • @AhmedalyAthen-ij2nt
    @AhmedalyAthen-ij2nt Рік тому

    Maclin khalid

  • @queenamula5385
    @queenamula5385 Рік тому +1

    Naaguhu waa balayo wataa nagtii walay

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 11 місяців тому

    Labadan yaaa isku balamiyyy😂😂😂😂

  • @AmienApdilahi-yo8il
    @AmienApdilahi-yo8il Рік тому +2

    Muna faysal removal ❤

  • @asouma620
    @asouma620 11 місяців тому

    😂😂😂😂😂 allaa beerka qosol iguma hadhin

  • @BaxzanDaahir
    @BaxzanDaahir Рік тому

    Wllhii muna waa xarbeee wan jeclhy

  • @xamsakhalid
    @xamsakhalid Рік тому +1

    hhhhj muna umadena mha

  • @najaxdayb4824
    @najaxdayb4824 Рік тому +3

    Munay madax waynaha ku dawanaya😅😅

  • @MunaIbrahin-t6y
    @MunaIbrahin-t6y 11 місяців тому

    Qosol badan,😂😂😂😂

  • @zubaidaabdillahi
    @zubaidaabdillahi Рік тому +2

    Cun cunbaa igu dhacay😢😂😂😂

  • @MalyuunMaanka-s8m
    @MalyuunMaanka-s8m Рік тому +2

    Part 5 lagaaga fadhiya❤

  • @MuxuboAbdi-g8b
    @MuxuboAbdi-g8b 11 місяців тому +2

    😂😂

  • @SafiyoaadanwaliSafiyoaadanwali

    M.a wllo❤

  • @Nasranalka-kx8tq
    @Nasranalka-kx8tq Рік тому

    Muna waa laga waalay Naaa iskaga taga Gabadha

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 Рік тому +3

    Muna faysal in the building ❤❤❤❤

  • @AyaanAbdi-bw8hr
    @AyaanAbdi-bw8hr 9 місяців тому

    Mijihiina maad eegtiin siday yihiin intaad wax ismarinaysaan😂

  • @sofiahassan5033
    @sofiahassan5033 Рік тому

    Munay MADAR meee❤

  • @faysaismail5222
    @faysaismail5222 Рік тому

    Alla xraabo bdnaa muni

  • @nimcosiciid3761
    @nimcosiciid3761 Рік тому

    Alla ba.ayeey qosol iguma hadhin 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @NuuraIbraahin-j2h
    @NuuraIbraahin-j2h Рік тому +2

    Wllhi dumar sidan wax u waalaa waa buux 😂

  • @Mssdiamond-c6c
    @Mssdiamond-c6c 11 місяців тому

    😂😂😂😂😂