Ciidanka Militaryga Ethiopia oo Shacabka Ciise Iyo Ciidanka DDS Argagixiso ku Tilmaamay - War Yaab..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 205

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 3 місяці тому +39

    Ciise iyo dds waxaan leeyahay somali dhan ayaa idinla jirto guuleysta ❤❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 місяці тому +14

    Guul shacabka iyo dawladda deegaanka Soomaalida guud ahaan gaar ahaan ciidanka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl 3 місяці тому +10

    Wa rounti aden Farah wa damer

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 3 місяці тому +9

    Abiye iyo Oromo ayaa wadata soomaalida waa in ay midoobaan

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 місяці тому +7

    SOOMAALAAY MARYOOLEEY AMA SOMALIA KATIRSANOOW AMA SOMALILAND KATIRSANOW AMA PUNTLAND KATIRSANOW AMA SOMALI ETHIOPIA AHOOW WATAAS AF-QURUNLEEY ETHIOPIA WARKEEDII CADAAYSATAY. QOFKII SOOMAALI AH OO RAJO KAQABA ETHIOPIA BAA SOMALI KAA JACEL INTEEDA KALE ADIGAA CIRKA ROOB KU’OG.

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 місяці тому +5

    Itopiya down down. Gobolka somali galbeed guulweyn guuleysta. Dagaal halagu qaado ciidanka fédéralka.

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 3 місяці тому +4

    Walaahay Maahan Argagixisada Waxay Uyaqaanaan Soomaalida oo Dhan!!

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +6

    Burhaanoow juula hala soo qabato nijaas nijaasku dhashay

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +2

    Ciidamada itoopiya waa ogyihiin cida gar daran qoraalkaasi waa cabsiin hoow haka yeelina 😮😮😮😮😮

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 місяці тому +2

    Gumaysiga Ethiopia nacala hooyadood kuyal dadka Soomaaliyeed dagaal haw diyaar garooben

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +7

    Ethiopia down Ethiopia down Ethiopia down

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +4

    waxaa maanta itoobiya kuma hadasheen hadaay soomaliya daawlad ka jirto laakiin waan kaxumahay soomaliya mooryaan baaqabsatay

  • @GeudiBouh
    @GeudiBouh 3 місяці тому +3

    Nacala itoobiya ku yaal iyo ciidakooda

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 місяці тому +2

    Hadal wax mataree isu diyariya dhamaan soomalida gslbeed difaaca dhulkiina iyo naftiins iyo maalkiina iyo sharaftiina iska celiya afar iyo orromo iyo kuwa la safa oo gebi cadaw sh kullina waa xabashi.

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 3 місяці тому +7

    Guul somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉🎉

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 місяці тому +3

    Guulaysta ciidankeena liyuu dadka deeganka iska celiya oramada iyo axmaarada wiligood waa cadawgeena

  • @guuguulemedia7379
    @guuguulemedia7379 3 місяці тому +2

    Waxaan la yaabanahay dadka leh Dadka la yaaban warka kasoo baxay Ciidanka Ethiopia war awalba xagaynu ku heshiinay weligeenba Col ayeynu ahaynu

  • @Umo580
    @Umo580 3 місяці тому +1

    SOOMALIYEY ETHIOPIA WAY CADESATAY IN XOOG ISTIC MAALASO WARMIDOOB 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 3 місяці тому +3

    80KA QABIIL EE ETHIOPIA WAXA KA TAKORAY KILILKA SOMALIDA WAA MAGACA SOMALIGA O AY U YAQAANIIN CADAWGA KOBAAD
    MARKA OGADENIA ETHIOPIA KA GO.A AMA MAGACA SOMALIDA ISKA DHIGA EE MID ETHIOPIA AAD UGA MID NOQOTAAN LABAXA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MASKAXDAYSA HADAAN BAARAY SIDAAS AAN U ARKAY

    • @AbdullaahiCbdrxmn
      @AbdullaahiCbdrxmn 3 місяці тому

      Haragana haiskafiiqaan sowmahan???

    • @fhuddle2311
      @fhuddle2311 3 місяці тому +1

      Hadaad magaca badalato iyo haddii kalaba Ethiopia waxay cabsi ka qabtaa magaca soomaaliyeed 100 sanno ka badan yaa Ethiopia lagu jabiyay magaca soomaaliyeed,hadaad isu dhiibtana way ku baabi,in oo waligeed kuma aaminayso.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +3

    Welkom 🤗 Guuleed iyo Nuur

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 3 місяці тому +3

    war aaway somalidi dds qaybaheda kala duwan kuwan ciidan ma ahee waa xaaran oromo ahe ha la iska celiyo yaan la idin shirqolin ee oromada iyo canfarta ha la iska celiyo shirqolka ha la iska ilaaliyo ha la digtonado ha la digtonado ha la iska waardiyeyo cidankan oromada ah cidanka dds ha fejignoda sidi hada ka hor dhacday somalay kaca oo kaca dhamaan shacabka dds banaanbax ha la diyaariyo

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 3 місяці тому +1

    Ninaan Caqlibadan Lahayn Ayaan Eithopianka Aqoon ulahayn! Waa Habeeso,Soomaalina Inay Siijiraan Eithopia ma,ogala Aadbayna oogaxunyihiin Jiritaanka Soomaalida!!

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 3 місяці тому +6

    Waaa dhab hadalkaasi Gouled

    • @assisdjama1608
      @assisdjama1608 3 місяці тому

      Dameer waa kaliita Walal waa oromo shamiis soomaali sita

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 3 місяці тому +3

    Maxaa Adam loo siiyey kursigaas,? Waxaan Lee yhy haddii naf lagu ogyahay lama siiyeen xilkaas.

    • @OmarIsmaelAden
      @OmarIsmaelAden 3 місяці тому

      Aden Farah waxa loo siiyey kursigaas waxay tahay inu uu fuuliyey ethiopia waxay kaa rabtay oo ah inu uu seeheyey sadehda dagmo ee labihiyey uu naa kaa mid ahay dadki uu seeheyey lakine cuuguba dhas kama xaareyso

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    Meeday somali ku sheegii fadaraalka ufadhiyey itoopiya mey ka hadlaan 😮😮😮

  • @alihared8004
    @alihared8004 3 місяці тому +2

    wan oganahaye inaye Ethiopie nagaso Barakisaye wan oganahaye inaye Somaliedu kamida aha Éthiopie waxan ka gusan karana Ethiopie anaga iskashano si wad jir ah gar aha' shicibka ganacasatada iyo cidan qaranka dds

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 місяці тому +2

    Haday cadahay in Eraygas argagixiso ukasobaxay milatariga federslka itobiya wa,arinwayn itobiya aykagatanasushay deganka somalida balse aragtidayda waxanleyahay indhowayd qalalasa kajiray wadanke amushaqsi canfara cadifadiqaday kadanbeyay warkas odawladu kadabatimada wali wanucudurdaraya wanakasugayna jawabcad D.dhexe iyo hogankasare milatariga

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 місяці тому +1

    Cunugaan saqajaankaa guuleed maangaaboow aflagaadada jooji

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 місяці тому +3

    Ma sha allah Nuur iyo Guuleed Geesi yaasha Soomaaliyeed from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GeudiBouh
    @GeudiBouh 3 місяці тому +1

    War toogta aden hadu yimaad gobolka sitti wa oroom maahin tolkay

  • @GeudiBouh
    @GeudiBouh 3 місяці тому +1

    War toogta aden hadu yimaad gobolka sitti wa oroom maahin tolkay

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 3 місяці тому +2

    Waxaan ku talin lahaa xuduudaha oo dhan ha la furo, hana lagu dhawaaqo xoreynta dalka iyo dagaalka canfarta iyo itoobiyaanka la socda.

  • @GeudiBouh
    @GeudiBouh 3 місяці тому +3

    War toogta aden hadu yimaad gobolka sitti wa oroom maahin tolkay

  • @gouledahmed7941
    @gouledahmed7941 3 місяці тому +5

    Waa runtaa aden’ isse Maàhaa Somali maàhaa waa tug tug dhalay

    • @houmedmohamed1923
      @houmedmohamed1923 3 місяці тому

      Ciise ma hoyada ayu wasay ??? 😂😂😂😂

    • @dayax-ih4bo
      @dayax-ih4bo 3 місяці тому +1

      Bro Aden danta ciisaha kama shekeyo anyway cisse Wa cisse nin an caaro ma dheero. Ninka aden ah Wa ina Somali iyo cisse la ka saro sbbtana wan ognahay.

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 місяці тому

      @@houmedmohamed1923 waa qaawantii canfarta ee somaliga bartay ayaan umaleen

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 3 місяці тому

      @@dayax-ih4bosax❤

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 3 місяці тому +2

    Adan farax ma'aha ciise balse waa oromo hooyadi carkhatay. Hoohadi ayaa ciise ulatimid kadibna waa kudhexkorey

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 3 місяці тому +1

    Isma dhaanto, iyo dhasheed weeye Waxa Adisababa fadhiyaa!!!!!

  • @matoorh94
    @matoorh94 3 місяці тому +2

    Waa laga qabsaday ha dhihin waa laga soo ceshtay

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 місяці тому +2

    Somaali oo dhan itopiya waxay u haysata argagaxiso

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 місяці тому +1

    Ciidanka liyuuga horto gebigeedba ha ka soo baxeen. Waxii miletaarka ku jiray wixii federaalka polis iyo noocyada kala duwan .
    Abyi dagaal ha lagu iclaamiyo waana laga adkaanayaa. Siyaad barre oo la ogaa hubka uu haysta aya laga adkaaday. Meel kasto ha lagaga soo dhufto.

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 3 місяці тому +2

    Al XAQIIQA WIILKAAS YAR RUNBUU SHEEGEY GUULEED

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 3 місяці тому +2

    DOQONTA YAAN LAGAAGA DARINEY U DULOWDAA...! SOMAALIYEEY WAAD ARAGTAAN ETHOPIANKI INUU DHIIGIINI IYO SHARAFTIINIIBA KU XADGUDBAAYO, WAXAAD DHOWRSATAAN MA ARKO.

  • @ahmedabdulahiibrahim3209
    @ahmedabdulahiibrahim3209 3 місяці тому +1

    Guuld reer somali galbeed. Garabkiina taganahay hadaan reer mugadishu hadaan nahahy. Itoobiyo wax meel kumaheso darbiyada madaxa kugaraceesaa. Rer sonali galbeed waa rag adag looma bacatirikaro...

    • @ahmedabdulahiibrahim3209
      @ahmedabdulahiibrahim3209 3 місяці тому +1

      Waxaa soo dhaw waqtigi somali galbeed dowlad ka madaxbanan ethiopia aya noqon laheed soo dhow. Guulesta

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 місяці тому

    WAR. TOLKEY CIISEOW. IYO.CIIDAMADA..GEESIIYAL. QARANKA. JAMHUURIYADDA SOMALI GALBEED.

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 3 місяці тому +2

    Cagjar asagaa ah Madaxeeynaha degaanka dhan waa inuu Jawaab deg deg ah kabixiyaa hadalka gafka ah ama kursiga ha isaga tago

  • @GeediRahma
    @GeediRahma 3 місяці тому +1

    Wa garaca adan farah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 місяці тому

    ITOOBIYA 🇪🇹 WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA 🇪🇹 QUSHAAASH

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 3 місяці тому

    Madaxweyne cumar geele intaad Somaliya fidnada kula dhexjirtid, maxaa ugu hiilinwayday gobolka Siti

  • @abdirizackroble8567
    @abdirizackroble8567 3 місяці тому +1

    Somali ha guuleysato biithnilah

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 місяці тому

    Mustafe agjar ha noolaada qaybtisa dagaalka iyo awoodiisi sifican bu u isticmalat. Kuwa kale adan faraax, ahmed shide,Mohamoud dirir etc... ???

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 3 місяці тому +3

    Dagaalka ma dhamaanayo été in loo diyaar garoobaan

  • @ElmiAwaleh-p9y
    @ElmiAwaleh-p9y 3 місяці тому

    Waa.runtaa.maahin.ciise..halaraadiyo.meelaha.uu.kasoojeedo

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 місяці тому

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK. WARIYAA. YALSHAN. WAA GEESIIYAAL. QARANKA. JAMHUURIYADDA SOMALI GALBEED

  • @ahmguh7989
    @ahmguh7989 3 місяці тому

    Madax maleh reer Somaligalbeed. Tala xumo weyn baajirta

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 3 місяці тому

    Aadan Faarax huduuyahay Oronka Oronka dhale idinko ah Soomaali Soomaali dhale Xukunka issaga haayo idinku maku wareegtaan?. Inta ay Sida Dumarka oo kale fadhiga uun wax ku cambaaresaaan.

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 місяці тому

    Somali mar walbo waa diyaar. Ethiopian waxaan leenahay inoo bilaaba bahasha.

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 3 місяці тому

    Kiwiinaa yaryaree shuiqshuuqa ah warkiina xaqiijin iyo cadayn sooraaciya idinkuunbaa isu nacamleeyee

  • @HousseinFarah-k9v
    @HousseinFarah-k9v 3 місяці тому +1

    Guul guullaysta soomaali galbeed waxaan leenahay guulaysta waan
    Idinla jiraa hadaan hadaan nahay
    Somalia 🇸🇴 guuul❤❤❤❤❤❤

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 місяці тому

    Cafar iyo Aadan faarax haku daalin somalida itoobiya waa 15000 milyan waxaynu sameyn karnaa jabhad 800kun ah

  • @AbdiwaasacMaxamed-sv9wc
    @AbdiwaasacMaxamed-sv9wc 3 місяці тому

    ADAM WAA AXMAARWEEYI😂 CIISE MAYDHALINE GARACLOOBADALAYBUU AHAA😢😂

  • @ibrahimshekh1083
    @ibrahimshekh1083 3 місяці тому

    Caadifat xagay nagaysa bal wilkan dhibkahaysta ader naftada hadhibatayn waxba lamasocptid

  • @abdulmao1579
    @abdulmao1579 3 місяці тому

    ONLF waxay tiri dirirta qoriga waxan ku badalnay dirir qalin, hadii ay run ka tahay bal hala arko inay dirirta SITI ay qalinka ku daafacdo.
    ONLF si degdeg ahi halaga arko inay gudaha Itobiya iyo dibadaba u qorto wasaarada gaashaandhiga inay been ah waa "argagixiso" ku xalaalsan dhiiga shicibka iyo ciidanka Soomaalida killinka.

  • @ahmedabdulahiibrahim3209
    @ahmedabdulahiibrahim3209 3 місяці тому

    Bros, kadaya meel aalaga qabsaday ladhahayo. Waa laga xureeyay dhaha controladii ay kusoo duleen ethiopia. Hana kala rebina canfar iyo cabashada kale. Erayada waa muhiim.

  • @AbdimedWaiss
    @AbdimedWaiss 3 місяці тому

    guuled iyo nuuraw waxan ni guuled
    daraya dadki oraalada lagaga
    soguuray garba ciise waxay ka qadeen 2000 birr qofkasta laga bixiiyay biilash kuma guurin

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 місяці тому

    Qorshihii muuse biixi itoobiya u bandhigay ee ahaa in soomaalida llaga xaaqo inta u dhexeysaa isaaq Oromo iyo itoobiya ayey military ga Facebook ku soo bandhigeen ee dhulkiina Oromo ka difaacda

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 3 місяці тому

    Mustafe runtii wu dadaalay lakinse aden farah waxaa lagu xanta odaygu ma dhallin Ethiopia shaqo maba siiso nin raganimo leh

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 3 місяці тому

    Marka. Hore. Ee lalaynayey ma alshabab ayey ahayen mise magac Kaley. Waten. Tolow

  • @venti9407
    @venti9407 3 місяці тому +5

    Waa dayuus aadan farah

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 місяці тому

    WAR JABHADA. FANO. WEEY. GARAA. CAN. WAXAA LAA YIIRAAHDO. ETHIOPIA

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 3 місяці тому

    Duli Siyaasi ku sheega gidaaro ku Kala xidhay 😢 Allah ha idin Caawiyo wllayaal

  • @Rahiim7
    @Rahiim7 3 місяці тому

    Si shaqo u sheega warka, oo camerada fiiriya, warqad ku soo daabaco, main points ama qodobada nuxurka le soo qaado, qosol yar oo aad moodo inuu ciyaal la hadlayo ayaa ka muuqda ninka telka wata, xooga professional ka dhiga, mahadsanidiin

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 3 місяці тому

    Ciidan itoobiyana maahee oromo nijaas dhulka soomaalida ayey ku iimaan beeshee dhulka sòmaalida oodhan haka baxaan

  • @Muxiyadin.cabdinadifKowy
    @Muxiyadin.cabdinadifKowy 3 місяці тому

    Soomaalidu waa iney jawaab adag kabixiyaan hadalkaas iskana dhiciyaan gumeysiga tabarta daran ee itoobiya geeridu marbey nolosha dhaantaa wallaahi

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 3 місяці тому

    Dadweynaha gobolka Citi in ay is ababulaan oo ayna markasta isku hallayn ciidamada Deegaanka.

  • @nabihadarar9305
    @nabihadarar9305 3 місяці тому

    Aden Faraax shawaad xalaala maahiin Cissow diib haa loogu nooqdo

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 3 місяці тому

    Ha quusanina DDS annakoo somaliya xorta ah arrinkaasi waa na midaynayaa cadawgana waa jebinaynaa

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 місяці тому

    Somali waxba leyskakeen tirin maaye waa ineynu isxoreyno weeye waxaad arki iyagoo batroolka inaga ilaalinayo mr Aadan haku daalin

  • @saja9892
    @saja9892 3 місяці тому

    Mustafe wax maqaban karo marka soomaalidii ay weheshanayeen ilaa jabuuti maxaan liqaa keliya ay xukumaan kuwaasoo soomaalidii qabyaalad ku kala diley dhulkoodiina iibsadey qayrkoodna kareebay marka cadawgu hanagu wiirsado hadalkaas is hubid bay u tiri

  • @gulledyare3669
    @gulledyare3669 3 місяці тому

    Huuhaa gulled afkeygad kalsobaxdey ciise maha aadan faarax waa dhiqaala takale ciise waxjira maha had uu wax jira yahay maxaa biyo kushubey ismaaciil cumar geele muxu u aamusanyahy

  • @SakariyeMaxamad-vp4qb
    @SakariyeMaxamad-vp4qb 3 місяці тому

    Dadkan ithopia degen hada ka hor baa layiri somaliya dowladeeda raaca markaasey waxey yiraahdeen ithppian rabnaa

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 місяці тому

    SOOMALI GALBEED GUUUUL TAA WAAN INLA JIRNAA HADAAN NAHAY SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GEESIYAAAL

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому

    Aden Farah waa Oromo ma ah Somalia wuu iibsadey dhalashadiisii

  • @seynabshire8105
    @seynabshire8105 3 місяці тому

    Somali allaah bay leedahay
    Somali allaah qalbigooda iyo quluubtooda ha mideeyo
    Cadawga aynu leenahay waa itoobiya somaliyeey isu hiiliya

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 3 місяці тому

    Anagoo is qolqoloocinaynad billowdee 😂😂

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 місяці тому

    Wllhi hargeysa itobiyan inan dilo iyo xayawaan labada xayawanka igala culus

  • @abdirachidabdirahman972
    @abdirachidabdirahman972 3 місяці тому

    Ciidan ka Ethiopia maha kii Ethiopia dii hore, tigrey iyo Amhara kuma jiran manta waa oromo iyo jajab yar
    Oroma na dad dagaal maha, malin nagu qadan mayso

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 3 місяці тому

    Dagaal aan u diyaar garawno, cadowga ethiopia aan iska celino ONLF waa in ay baxaan oo hubka qaataan, African xabad un buu yaqaanaa xal iyo nabad waxba ku ma leh,

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 місяці тому

    Salam wariyasha sharaftale nacam maa ah isse somalie ma ah waa oromo iyo cafar dhibta somalie dawlede degaka somalida haysatana waa adan farah culeska hasta madahwene mustafe gacama kaxidhay waa adan farah 6 sano ciida xasuqa qabka ah adan farah somalina cadowga iyo gumesta ethiopia way iskadhicinayan malinta dagalka kuqadno militeriga ethiopia inu tigre kusodhaqidonan abi kaaba afka kuqadan dono gusha somalida haqiqobidonto guled iyo nur waad mahasantihin dagalka halka kawada gesiyasha damirtale guul gobonimo

  • @poom5180
    @poom5180 3 місяці тому +1

    Guul somali galbeet

  • @geedixirsi-si5sp
    @geedixirsi-si5sp 3 місяці тому

    shacabka deegaanku dhamaan madaxda fadaralka ugu jira somalida haku mudaharadaan gobolkasta oo laga soo doortay haku mudaharadan

  • @xariirxajiabdi9046
    @xariirxajiabdi9046 3 місяці тому

    Xadka bariga etpia sheegaysaa waa xaga galmudug iyo somalia

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 3 місяці тому

    Ader calol nugaylka iska dhafa oo oramada dagalkeda
    isu diyariya iyadu dagal bay idinkula jirtay intu oramkan
    garaca ahi mesha
    yimid ee idinka ka cabsana yay oo ka war waregayay intas
    dagalkasana lagu qatay dhulkan ku kale
    oo badana wa madlan
    yahay oo jidka logu so jira oromana idilked dagal ayey ku tashatay intey xukunka itobiya haysato milkila yashi hore ee itobiyana melba lays kaga xidhay oo wa la socay
    oo dagal bay ku jiren nin gulays taba idinkuna tashada rag meshan wa ka tashadaye ilahay ragbu idinka dhigaye
    ragAamusay iyo riyo Aamusayba rer kodi gaba horay lo yidhiye...

  • @aliabdilqadir1326
    @aliabdilqadir1326 3 місяці тому

    Waligeenba Ethiopia argagixisan kaahayn

  • @BashirMuuse-g9d
    @BashirMuuse-g9d 3 місяці тому

    Joog gpuled afhayenka golaha dolmega mahene anga afayenka saura ah hadan sher jaraid qaban donna

  • @Calishaqaaqo
    @Calishaqaaqo 3 місяці тому

    Aadan faarax suulasha gacamihisa hala eego malaha astaamihii soomalida

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 місяці тому

    Asc Aadan faarax somaali aha wayo damiirgi somaalinimo male. Hooyadi wa oromo .

  • @AhmedMahamuud-x7x
    @AhmedMahamuud-x7x 3 місяці тому

    Asc walalya waxa soomaali oo dhan kacudsanaya in xanunka qabyalad dawo loo helo waxa nunahay hilib ged saran oo halaqi cuni laha harerd kataganyihi nagadaya dulinimad doqoni allah uma hiiliyèe

  • @MohamedAli-nj7eg
    @MohamedAli-nj7eg 3 місяці тому

    Dooloow mooyaale iyo matabaan waxa ciidamada loogeeyay waa in citti lamajaxaabiyo

  • @AbdiNoor-o8x
    @AbdiNoor-o8x 3 місяці тому

    Guuleed waan kusalaamay adiga iyo saaxiibkay nuur waxaan idiin sheegayaa in aan soo aocono anaga oo ahdhalin Yare banana oo udhalatay deegaanka soomaali galbeed saaxiiba yaal fadlan naga gaadh siiya ciidamada xooga gaarka iyo shacaka soomaali istaad in ay nugu simaañ promo afguduud iyo danaakiro waan isnaqaan shan cash ookaliya nagusima halgamayaal ma waxay tiringoromo afguduud waa argagixiso shcabka iyociidanka xooga gaarkaah fadlan aabihiin lajaneeye nagusima bahasa shancasgo ooqudhah fdlanguuleed iynuur gudbiya fariintaas saxiibayàl waa cabdi nuur xasan axmad waan idin salaamay saaxiibayaal

  • @lifeasyouwouldwantto9465
    @lifeasyouwouldwantto9465 3 місяці тому

    Hadaan nahay soomaali waxaan diyaar unahay inaan udhimano dhulkayagii gaaladu qaadatay

  • @GgGff-mc6wq
    @GgGff-mc6wq 3 місяці тому

    Asc waxay ila tahay in soomaliya dhihi jirtey masarey ima godsend hadii ay san ku jiran gabar anigana iga mid ah marka soomalida iyada kala qaybsan waxanse is leeyahay in dalalka uu ku wajahanyahay dowladaha an walalayal nahay e jabuti Lana rabo in la isticmaalay canary jabuti na loo dhiibto canary ithopiana wey is yaqan in soomaliya management ku dhamaan balse waxa an is leyahay waxa ay u socdaan wa dekada tajura e ay degta canfar tahay jabuti ama waxay u socotaa tan eretareya mar kastana dhulkan canfar tahay e saarin bacda ayey u soconaa sidaa is leyahay sababto waxaa la cadalad lagu abuuri rabaa shacabkas canary sidii loo isticmaali lahaa madama soomalida qadiyadan bacda ku kala qaybsan tahay dhib badana ka soo horeyo ithopiana hadey dagal iska daydo soomaliya wey is raaci doontaa dhulkedana wey so cishan doontaa xitaa jabuuti isku dayo in ay kala goysa dalalka wan la galayna wax basso wax beel bey leeyahay insha allaha wanagsan ka guleysan doonaa e soomaliyey gacmaha is wabsado guul soomaliya asc