ALLA HA U NAXARIISTO LABADAN HOBAL HEESTAN WEY IGU CUSUBTAHAY GOORMEY QAADEEN WAAYO SIRAAD WAXAY KA TIRSANEYD KOOXDA HALGAN EE GUULWADAYAASHA BASHIIRNA WUXUU KA MID AHAA HORSEED EE XOOGGA DALKA FADLAN HADAAD HEESO KALE OO AY SIRAAD TAHLIIL QAADO HEYSO NOO SOO GELI GABADHAAN LAMA HELO HEESAHEEDA YOUTABKANKANA LAGAMA HELO MANA HEESA YARA
WAA RUN HEESTA WADDANIGS AH WAXAY QASDEY IYADOO AAD U YAR MARKAAS WAXAY KA TIRSANEYD UBACA KACAANKA ERAYADDA HEESTA WAXAAN KA XASUUSTAA ( SOOW LAMA EKOONENEYN UUR HOOYO LAMAGELIN IFKALAGUMA WADA DHALAN MA NIN 10 AWOOWIYO 2BA AABA LAA JIRA MA NIN LOO ABUURAY BAA JIRA IN OO SIDA AWR KIRA LA RARO HDA MAYA AQOON DARIDA MIYAA?)
siraad tahliil halgan bay ka tirsanayd heesaheeda waan waayey
Siraad tahliil warsame ubaxii degmada hawlwadaag ilaahay ha naxariisto ku geeriyootay jgjiga
ma nin labo awoowiyo labo aabo leh baa jiro bay qaadi jirtay siraad allaha u naxariisto
Heestaas magaceed bro
Labo Awoowo waad leedahay laakiin labo aabbe ma lahayn kartid
Heestaas meel ku sheeg iyo heesta kale mugdinna habeen ma ahee waa meel aadan aqoon
Sirad tahlil warsame iyo bashir ibraahim wa hobalo fatshaqan ah inkasto hestu ay eed tahay
siraad waxay qaadi jirtay hees wadani ahayd oo aan ujeclaa oo la dhi jiray ma ninlabo aabalaa jiro
heesa aad u mcn badan aya ino sogalisa inoo soobadi aad ban ula dhacay xulashada waa mid aad u weyn
Asc asxaabta malahelaa heestii aun Bashir ibrahim cabdi ee qadraay laquruxeey Adaa jira
Haa
@@CartanCartan asc
Asc cartan saxiib qaali away heestii aun bashiir ibrahim cabdi qadraay laquruxeey Adaa jira bashiir ibrahim qaado saxiib please adoo mahadsan soo gali musig kaban cartanoow mudane horay ma umaqashay heestaan
❤❤
1:58 hapeenka cjiip
Riciraha aday jaray
Axdigeyni kala riday
Wa run heesdan hawongo garaad male walhi
Fananin taan aan wali maqlin sairad tahlil waxa ey ku jirty ayan modaya koxdii xusuus in ey tahay
Waxay ku jirtey kooxdii guulwadaayasha ee la dhihi jirey halgan
ALLA HA U NAXARIISTO LABADAN HOBAL HEESTAN WEY IGU CUSUBTAHAY GOORMEY QAADEEN WAAYO SIRAAD WAXAY KA TIRSANEYD KOOXDA HALGAN EE GUULWADAYAASHA BASHIIRNA WUXUU KA MID AHAA HORSEED EE XOOGGA DALKA FADLAN HADAAD HEESO KALE OO AY SIRAAD TAHLIIL QAADO HEYSO NOO SOO GELI GABADHAAN LAMA HELO HEESAHEEDA YOUTABKANKANA LAGAMA HELO MANA HEESA YARA
walaal anigaba waan raadinaayey kooxdiu halgan baan ku arki jiray
ubaxa degma yaadshiid baan ku bartay
ma nin labo awwoowiyo labo aabe leh baa jiro siraad baa qaadi jirtay

Hhhh