Tuug allaha isku kiin diro umadii waad dhibteen shacabkii waa dhibtoodeen ee Allahayoow ka qabo tuugtaa calooshooda u shaqestayaasha oo aan Naxarius aan lahey kansar calooleed u dhinta aamiin
Yaan Hawiye ahayn oo Nidaam iyo maamul Dowladnimo ku ciyaaray?! Mid kasta intuu 4 guri ka dhistay Baadiyaha Muqdisho ku hareereeysan ayuu rabaa in Degmo lagu sheego! War Degmooyinkii hore ee Muqdisho sida Shangaani ayaa baaba'sane kuwaas marka hore dib u nooleeya dadkii nooleyn jiray waad ka qaxiseen oo ku soo noqon mahayaane!
Tuug allaha isku kiin diro umadii waad dhibteen shacabkii waa dhibtoodeen ee Allahayoow ka qabo tuugtaa calooshooda u shaqestayaasha oo aan Naxarius aan lahey kansar calooleed u dhinta aamiin
Wixii meeshaas ka dhaca waxaa ka mas’uul ah Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiye Yusuf Maddaale.
Waa in xuduud loo kala Sameeya
Madaale waa in uu xaliyaa siloo kala Amaan helo
XASAN XUMOW IYO MADAALE ALLAHA NAGA QABTO IYO KUWA DHULBOBKA WADA DHAMANTOD
Farmaajihii madaxakaa garaacaayey ayaad rabtaa
Alaha ku qabto adiga qumayo
Yaan Hawiye ahayn oo Nidaam iyo maamul Dowladnimo ku ciyaaray?! Mid kasta intuu 4 guri ka dhistay Baadiyaha Muqdisho ku hareereeysan ayuu rabaa in Degmo lagu sheego! War Degmooyinkii hore ee Muqdisho sida Shangaani ayaa baaba'sane kuwaas marka hore dib u nooleeya dadkii nooleyn jiray waad ka qaxiseen oo ku soo noqon mahayaane!
Allaha kala qaboojiyo
Hawiye manta afduub ayuu bilaa bay oo uu ka gudbay dilkiii
Duqa muqdisho ayaa mas.uliyaada gobalka banaadir ka.saraantahay iney wax ka.qabtaan labada degmo gobolka banaadir miyaa isku bedelay shekaadi maamul goboledyada dalka ka.jira waa yaab maanta meshaashi miyaan marena waa dhibaato weyn ummada soomaaliyed ilahey baa umaqaan wax kale aan dhihi karno majirto
Aaway ma daxdii dadka u dharatay😊
Waa yaab 😢
Yaab waye😂😂😂😂
Kulligood waa shabaab, hala soo qabto
Mnata ana jogay mesha 2 jeer aya ciido imaden kuwa markay imadan ay baxan dhinac kale aya imanayo haday isku so qaran in ay isku dhacayan lashaki waye
Waryaahee miyaadan ismaqlin oo aadan wariyanimada qaymo kuugu fadhin gobolka banaadir dwaladi kama taliso miyaa xagee waxaan oo dhan u wadaa
Kkkkkkk Allow uur u bixi wey adkaatey
Cidi waxba kala socoon somali waxay u qadan labo dal oo jaar ah😂😂😂😂😂
Looks like 1993
Madaale arinkaan mu wax qabto
Murusadow waraabow maa naga xishootaan darisnimo ma rabtaan😂😂😂😂😂😂😂
Habeen madow hadaanan idiin soodhuuman oo aanan idin ruugin😂😂
Deyniile gobol wye Garasbaley uma daaheyso nabad waxay kujirtaa in Garasbaley meeshas isaga tagto
Mxe isdhaman wa labo dagmo
Soomaali maryooleey waa kuwaas dhaqankoodu hawiye dowladnimo MA awoodaan ha iska dhiibaan dadkii dowladnimada yaqaanay haloo dhiibo.
Ok Hoyada ayaan iskudhibayna