YAA HORSHEEGTAY JACEYLKA ANIGA IYO MARWADEYDA..🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
    2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
    1-SNAP @Muhanadd22
    2-INSTAGRAM @mumucade
    3-FACEBOOK @Muhanad cade
    Thanks For 130.970Ksubscribers

КОМЕНТАРІ • 91

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 роки тому +42

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🥰💞🕋

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 роки тому +8

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🙏🙏❤❤

  • @taaxoyare974
    @taaxoyare974 2 роки тому +13

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allaah created is prophet muhammad ❤️

  • @Life_Journey2030
    @Life_Journey2030 2 роки тому +25

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️

  • @khadroadam3554
    @khadroadam3554 2 роки тому +15

    Mansha allah lamane aad uquruxoon rabi haydin dhawro dhamaan lamansha somaliyeed illahay ha xafiido

  • @suleqaqali409
    @suleqaqali409 2 роки тому +11

    Man Sha allh dumashi wa quruxley ilahay ha idin xifdiyo

  • @sahraqadanofficialchannel7630
    @sahraqadanofficialchannel7630 2 роки тому +10

    Muhanad cade waa faraxsantihiin dhamaan reer Malaysia's lkn gadha yaŕ Zamzam official Maxamed yare hooyadii waa idinku dul dhibantahay ilaa xad Maxamed waa ilmo baby ah inaad caawisaan waxba maahan waana wada awoodaan plse xataa hadii maamadaa aydaan jeclayn iska cafiya oo naxa oo caawiya please 😭😭😭 islaam nimadeenii iyo soomalinimadeenii aahay hooyadaa iyo ilmahaa yar idinku dul silcaaya plse fiiriyaa

  • @hodanwacdi5309
    @hodanwacdi5309 2 роки тому +9

    Saan wawa la arkay dumashi faiza niyow caadi ka dhig afka lee dhiban

  • @nastehoosman9465
    @nastehoosman9465 2 роки тому +4

    Ilaaahay ka cabsada oo booqda gabadha walashiina zamzam aduunka ayaaa wll lagu yahay

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 2 роки тому +7

    Sidaa isku barateen noogu soo dhaqsada😍

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 2 роки тому +6

    Mansha allah lamane qurux badan ilahay haisukuiin barakeyo

  • @haniadem1859
    @haniadem1859 2 роки тому +4

    Keep going lamanahayga Allah haydin xifdiyo
    From hargaysa

  • @sahramoulid5364
    @sahramoulid5364 2 роки тому

    Bro.muhanad,i want you to name the channel-Mufez official(a short form of your names as couples as in muhanad and faiza

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 роки тому +6

    Masha allaha ma beautiful couples love you ♥️💯🥰🥰❤❤❤🥀🥀

  • @muunacumar2735
    @muunacumar2735 2 роки тому +2

    Masha allaah muhanad wa wiil wuxloowa warbal wll gadhana tus wax afka xidhan o dhan wan ka boodsane
    Maxa ku iloowdeen samsam iyo wiilkeeda

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 роки тому +2

    Inta jecel lamaanahan like saara💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @nimcodiamond5924
    @nimcodiamond5924 2 роки тому +5

    Keeeep up my couples 💑 ❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 2 роки тому +3

    Mansh allah lamane isku qurux badnad 🤍🖤💞🙏

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 2 роки тому +1

    Masha.allah.quruleyda.maas.la.aanta.kuquruxbafantahay

  • @binthassan3577
    @binthassan3577 2 роки тому +1

    Wlhi muhanad qosolkaa ayuu igadameyaay

  • @nimcodagan1804
    @nimcodagan1804 2 роки тому +1

    Wlahi inankani waa miskiin wax walba wadaaga ayuu jecelyahay

  • @cashacali517
    @cashacali517 2 роки тому +1

    Maasha Allah

  • @xamdafaarax3764
    @xamdafaarax3764 2 роки тому

    Manshallah lakiin gabadha indha waa na tusta afka iska raaci oo na tus

  • @cabdinasir9929
    @cabdinasir9929 2 роки тому +1

    Sxb teamkaga maxaa ugu fogaatay maba arko idinkoo wax isla duubooyo

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 2 роки тому +2

    Muhanad maxeey afka laxiraray kafur si aan ubarano dumarkaan waxbeey qariyaan markeey ka dhuuntaa sidii kamaal yeeysan kuku dhicin ee fur dheh aan branee 😇😇😇

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 2 роки тому +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏😭😭

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 роки тому +1

    Nuurdiin hadalka Kaa dhumay labadiina oo labadiina ah kulh funny😂

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +2

    First legend always legend keep going muhanad caade go forward my royaal family 💘💪💯

  • @guudocismaan4558
    @guudocismaan4558 2 роки тому +1

    masha allah

  • @nadianalka7525
    @nadianalka7525 2 роки тому +3

    Beautiful famliy my couple😻

  • @Ebrahim0990
    @Ebrahim0990 2 роки тому

    4:43 DREAM😖🫶🏽XILIGAN O KALE🔥💓

  • @anushaqurux8116
    @anushaqurux8116 2 роки тому +2

    M.a❤️

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 2 роки тому

    Mnsha allah lmaano qurux badan

  • @zahrafaisal9544
    @zahrafaisal9544 2 роки тому

    Mashal Allah

  • @arliyodiiney4097
    @arliyodiiney4097 2 роки тому +1

    Mansha allah♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰

  • @kawsarasharqueen3427
    @kawsarasharqueen3427 2 роки тому

    Lamaane shidan baatihiin horay usocda

  • @ziyachmoha5185
    @ziyachmoha5185 2 роки тому

    Marwada maqac maleh 💜🧡💕❤💖❤💚

  • @mohamedmaahir1569
    @mohamedmaahir1569 2 роки тому +1

    Keep going bro❤

  • @vsvvsheg7957
    @vsvvsheg7957 2 роки тому +1

    Mash llaah calhisko kindayo

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 2 роки тому

    www mash allh

  • @dyqx___785
    @dyqx___785 2 роки тому +1

    M.a ❤️❤️😚

  • @aminoaminomaxamedqeer5107
    @aminoaminomaxamedqeer5107 2 роки тому

    Masha Allah isku waara oo ubad qeyb qabo kala hela inshaa Allah

  • @fahmoqandac9457
    @fahmoqandac9457 2 роки тому

    Horay usocdo lamaane aan tageero

  • @shamsaabdullahi5327
    @shamsaabdullahi5327 Рік тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @jamiilojiddan3267
    @jamiilojiddan3267 2 роки тому

    Waad huruday baryahab

  • @Dolphin8680
    @Dolphin8680 2 роки тому

    Nurdiin inda kasoo xarte wllh

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 роки тому

    Mnshlah

  • @ismaciilsaciid1694
    @ismaciilsaciid1694 2 роки тому +1

    Asc

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    ❤❤😍

  • @quenwafa7790
    @quenwafa7790 2 роки тому +1

    ilko cadan ah ledahay dumashi

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 2 роки тому

    Muhanad wna walaaxisay hal meel ku ekaaaw labdeena lee kujirtaa😀😀😀😀😀😀

  • @aishaahmedmohamed9105
    @aishaahmedmohamed9105 2 роки тому +1

    Dumashi faisa wajigaaga hada waa loo jeeda inaa qarsoon yahay ha umaleyni ee wajiga iska fur

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому

    𝕨𝕒𝕔𝕒𝕝𝕖𝕪𝕜𝕦𝕞 𝕤𝕒𝕝𝕒𝕒𝕞

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 роки тому

    Yaala hor bartey muhanad yaa qoralka horeyey muhanad mxaa wye 🤣🤣🤣

  • @nimcodiamond5924
    @nimcodiamond5924 2 роки тому +2

    Waaaaaw🥰

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 2 роки тому +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ayaanahmed8285
    @ayaanahmed8285 2 роки тому

    Hhh😂😂

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc 2 роки тому

    Muhanad xaskaga codka kabilowda badhiga indhaha sanka afka kaliya haray gor menatusee tartiib tartiib aya notuseeysaa maxumo😄

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 роки тому +1

    hhhh 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂 is

  • @nuuneycabdullahiyare5270
    @nuuneycabdullahiyare5270 2 роки тому

    ❤️❤️😍😍

  • @farduusahmed4827
    @farduusahmed4827 2 роки тому

    De muhanad mid dora lagu yidhi waxay labadeena ayad ka bixiwayday f...
    Game ka wad xumaysay .

  • @11naa44
    @11naa44 2 роки тому +1

    Hhhhh funny wlhi

  • @sadaamcabdi6965
    @sadaamcabdi6965 2 роки тому

    Wajiga ha ka furen yan lago qabsan

  • @hanaanhussein4966
    @hanaanhussein4966 2 роки тому

    Afka basa dhiman Ina arakno hhh

  • @updycaziiz9422
    @updycaziiz9422 2 роки тому

    👍👍👍👍😍😍

  • @Dolphin8680
    @Dolphin8680 2 роки тому

    Qof waa weyntaxay doqonkiyow naag kaweyn waa kudilaa

  • @amiishaamiishacabdijabaarm8574
    @amiishaamiishacabdijabaarm8574 2 роки тому

    Jah maseer baan dareemayaa 😂

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 роки тому +3

    muhanad fartiiisa ku qoslay 🤣🤣🤣🤣
    isku waara wada jira abid

  • @xaliimofarax2722
    @xaliimofarax2722 2 роки тому

    Dumaashi afka lee kuhary

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому

    𝕞𝕒𝕤𝕙𝕝𝕝𝕙 𝕓𝕖𝕤𝕥 𝕔𝕠𝕦𝕡𝕝𝕖𝕤 👬👏👋

  • @sadaamcabdi6965
    @sadaamcabdi6965 2 роки тому

    Nagtada nin kale ma qabi jiray maxay wajiga u qarsaneee

  • @Dolphin8680
    @Dolphin8680 2 роки тому

    Cunta cunis wey kamuqataa

  • @mushtaaqabdiaziz8658
    @mushtaaqabdiaziz8658 2 роки тому +1

    Gabarta maxay isla qarin ma nin Bay ka so dhumatay 🤣🤣🤣

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 роки тому

    😂😂😂😂

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan 2 роки тому

    intii youtube yaryar sidaydoo kale aan subscribw isasino anaga dad isugu dhaq ana wan idinsin an iskujawabno

  • @zeinabcadeychannel
    @zeinabcadeychannel 2 роки тому +2

    Walal Qaali plz subscribe iisaara 🤲

  • @QUEEN-SOY-SOY
    @QUEEN-SOY-SOY 2 роки тому

    Inuu ilahey kuu naxariisto ii naxariiso walal subscribe ii saar thanks 🙏

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame 2 роки тому

    KUSALI NABIGA❤ SCW ❤SCW❤ SCW
    ❤ua-cam.com/users/shortsdzn2nQ9YsF8?feature=share