Deg Deg Somalia & Masar Oo U Heshiiyay Itoobiya, Kheyre Oo Qatar Geliyay Doorashada Mareykanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 30

  • @cabdirisaaqmaxamed4596
    @cabdirisaaqmaxamed4596 3 дні тому +2

    Asc saxib sar waad heergb sadday Allaha kucaafiyo❤❤❤❤❤

  • @user-wd8sd8ym5n
    @user-wd8sd8ym5n 3 дні тому +4

    Thanks Egypt

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k 2 дні тому

    Wuuuuuuuuuuuuuuuuuw

  • @JibrilSheikh-gk7dk
    @JibrilSheikh-gk7dk 3 дні тому +1

    Let the people who are always against our sister leaves our sister ilhan Omar doing her job bcz people loves her ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ why this people are after our sister always ?Ilhan omar xanolado

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 3 дні тому

    Dowlada qatar.dooroshooyika somalia ma aanan fahmin

  • @mohamedhagyabdirisaq9061
    @mohamedhagyabdirisaq9061 3 дні тому

    Masar iyo Turky Somalia maka difici karaan Ethiopia...Inaad caruurta iyi wax ma faratada yaan warkaash loogu sheekeyn waayo kuwaasu Ethiopianka ayagaaba la shaqeeya.

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 3 дні тому

    REER AWDAL XABASHI MARABAN MA ARKI KARAN REER AWDAL STATE WAA SOMALI WEEYI

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 дні тому +1

    ILHAAN inay Soomaaliya ka hadasho ma ahan, maadaama ay xildhibaan Maraykan tahay. Waa inay ka gaabsataa inay Soomaaliya danaheeda ka hadahso.
    Danaha Soomaaliya way difaaci kartaa marka miiska golayaasha Maraykanka la keeno, maadaama ay Soomaaliya hadda cidna duulaan ku ahayn, laakiin iyadu dhibane u ah dawladaha deriska oo u arka Soomaaliya xilligan daciif, kana faa'iideysan karaan.

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k 2 дні тому

    Yaa shirqoolay m/w Xasan shiikh?

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 3 дні тому

    Waxaan waydiisaan ma damacaàgaan kuu saxnaa mise waan soomaali galbeed ahaynbaa aan kumuran sannahay

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 3 дні тому

    Puntland goorta ay siyaasadda Somaliya ka baxdo, dhulka Somalia weey ka taala. Idinku nool ayaa dhulkiina lakala gadanooyaa

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 3 дні тому

    Abii waa nin daad qaadey xunbo cuskey, side qudaar bad ugu bedelan karnaa, qudaar waa noo baxdaa oo naloma keeno Wan beeranaa

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k 2 дні тому

    Dad badan ayaa jira oo ilhaan afkeeda uun fiiriya ee dadkaas shaqo kale malaha miyaa?

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 дні тому +2

    Masar iyo xamar dowlado jira uma arko nio

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 дні тому

    Biyo xirenka itopia sizi asaga gacantisa ku saxixay xiligi tram. Hadana

  • @HasanBile-gu3zp
    @HasanBile-gu3zp 13 годин тому

    There is 1 issue between us with Egypt, I am Islam but Ethiopia we share many things that some of them cannot be mutually exclusive. drop ethiopia with brother let's talk

  • @kiinali409
    @kiinali409 День тому

    Wuxu amaanuu waayey madax sabuul markuu amaanay ilhaan waaley oo waxay gasho aysan jirin ninka gaalkaanoo ay hoosta ugu jirto ma arko miyaa waanag anshax lahayn madax sabuulna cid dhagaysanaysa majidho

  • @foosiyohassan147
    @foosiyohassan147 3 дні тому +1

    Weriye manta hergib ayaa kuhaayo alaha hakucafiyo

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 3 дні тому

    Siisi madaxweynaha masar waa khaain waayo haday umaleenayaan soomaalida inuu garab qabanayo waayo walaaleheen falstiin buu caawin lahaa Kuma dhamaadeen

  • @kiinali409
    @kiinali409 День тому

    Ethopia way waalatay wlh bad halaiiga badasho khudaar ma oga miyaa in beerahay afgooye kaliya khudrada kabaxda dalkeena kabadan tahay cajiib

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz 3 дні тому

    Xasanwaageesisoomaaliyer balsewaaainuuixtiraandadkooogaiyomadaxqwynexaaabsgekh

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 3 дні тому

    Xildhibaan ILHAN OMAR ha nolato, walal ithiopia naga riida.
    EU, Congresska AMERICA kaga hortaga Ninka ABYE 🫡

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 дні тому +1

    MUUSE BIIXI, WUXU XAYIRAY LACAGTI AY DOWLADDA HOOSE , TAASO MAYIR MOOGE UGU TALA GALAY, HORUMARINTA HARGEYSA, MUUSE WAA BURCAD BANAANKA ISA SOO DHIGAY, WAR YUR ISKA DHAHA BAHALKAN XARAASHAYA SOMALILAND GUUD AHAAN.

    • @AHMEDIbrahim-jb5yw
      @AHMEDIbrahim-jb5yw 3 дні тому +1

      Hadalkaga waxa ka muqata inad tahay Hadhagi Faqashki Siad Bareh wax laga maqlaya ma jirte waxba ha is daalin

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 дні тому

    Yahu yahu sizi maxa lagala hadlaya wa asga ninka labad e islamka lagu gado hadana sidas ay yahudu hortisa ku sameyn sidey donti

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 3 дні тому

    Sheydaan Adan Madoobe iyo guurguurte dalka iyo daatuurkiisa alle haka qabto xabbad sokeye haku wada dhacdo ilahey idinkiis amiin amiin ya alah

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 3 дні тому +1

    Bardho basan ka timado itibiya. Wa in dowlada abuur nookee basal baradho dowlada wa in jadka diyarada wa in la joojiya ciidbka 48 dalka nooga baxan side ABI Ahmed umada somaliyed ugu jees jeesi kar raggeenin wa wax dhintay war abi Ahmed dalkiis ku fashilmay dagaalo sokeye dhax dhigay dakiisa raba inu ku mashquliyo bada Somalia wa in loo sheega shacabka itobiya ine ceshtan ninkan waalan

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 3 дні тому

    MASAR HADAY WAX UU QABANAYSO SOMALIA WAXAY WAX UU QABAN LAHAYD FALESTINE HABEEN IYO DARAR LA GARACAYO WARKA QIYALIGA KU DHISAN AYAD ISKU KHUFUSHAN WAXA FICAN WAA SURGAL AH INAD LA TIMADAN XASSAN SHEEKH SOWKI HORE UGU TAGAY MASAR MUHU KASO HELAY FA'IDO GACAN MARAN AYU KALA YIMID MASAR HADAY AWOD LEDAHAY WABIGA NIL EE BIYA LAGA XIDHAY AYAY WAX KA QABAN LAHAYD WAR LAQABA HISO MALEH

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 3 дні тому

    Hooyada dawladaha ka was waar meesha anagaa ka farotaag taagna
    Hanooga sheekayn
    Masar iyo xamartaa burburtay oohintooda