Morning 🌅 routine quraac fudud by Hami Official

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 8 днів тому +2

    Mashallha ❤ruley walhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 9 днів тому +2

    Mash allaahh 🎉🎉🎉

  • @HindamohamedHindamohamed-zm7yg
    @HindamohamedHindamohamed-zm7yg 10 днів тому +1

    Mashallaaah qaali

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 10 днів тому +2

    Masha Allah xbbt Hooyo Shaqo Waye ❤❤❤

  • @rayaanofficial9688
    @rayaanofficial9688 10 днів тому +2

    Wcs xppti masha allh❤❤❤❤❤

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 10 днів тому +2

    Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 днів тому +1

    Manshaallah maryan ❤❤

  • @ashaherow139
    @ashaherow139 10 днів тому +1

    Welcome back my sis long time I like u videos Allahey haku barkiyo family ka quruxda baden

  • @faizamohammed7706
    @faizamohammed7706 9 днів тому +1

    ❤❤❤❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 10 днів тому +1

    Jah ❤😊

  • @ashaherow139
    @ashaherow139 10 днів тому +1

    Asc maryan qali sharafey welcome I miss u I m so happy to see u my sis baris caano laguvdarey

  • @safa_faysal5945
    @safa_faysal5945 10 днів тому +2

    Masha allah tabarakallah hpo maryan baby bay noso wada😂😂 reer comment dhan way sugayaan ilmaha ay habaryarka iyo walaalaha u yihin sidayda congrats mom❤❤

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  10 днів тому +1

      🥰🥰🥰😅😅😂♥️♥️❤️❤️❤️❤️

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 9 днів тому +1

    Mcnto skorta iska yareey. Coffee gaas aniga waan dadhin lahaa too much sugar. Mcnto rootiga in la toast gareeyo aa fiican hadii kale caloosha oo ku fariisanaa. Mabruuk Allahumma Baarik Allah ha ku adkeeyo oo idhiinku caafiyo Ameen yaa Rabb
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 10 днів тому +1

    Maansha allh maryam horta noosheeg halkad naga maqnayd wanan kujeclahy wall

  • @Nasim-f4m
    @Nasim-f4m 8 днів тому +1

    Malagu tumayo waa lagu tarxiilin

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r 10 днів тому +1

    wlhy maryan anigabo barkinta ina maro iskasaaro an jeclhay chnalka hlla kala kudo maryan ilahey caafimad haku badiyo ku jecliya

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 10 днів тому +4

    Asc Abaayo maryaney Abaayo uur mad ledahay Abaayo ❤❤❤

  • @sucdiarif9878
    @sucdiarif9878 10 днів тому +1

    Kkkk thank u 4 u answer kkk if u ❤ holand ? you should stay there because uk houses dadki a kabatay guryo hana wa ku xunyihiin kkkkkkk😂❤🇬🇧

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  10 днів тому

      🤣🤣🥰🥰🥰wallahi guryo laan ayaa ka jirto Uk 🇬🇧

  • @shamischannel6816
    @shamischannel6816 10 днів тому +1

    Abaayo maryan intee kalaso xariiraa abaayo inaa kula hadlaa rabaa hadii ee macquul tahay

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  10 днів тому

      Abaayo Snapchat keyga wakan igala so xariir maryanca7👈🥰♥️♥️

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 9 днів тому +1

    Abaayo xaamila tahay gabar facaaga waxey soo qas qastay ha aaminin xataa bacteria aa ku jiri karto ee gurigaaga wax kasto ku sameyso. Cream ka it's not certified 😢.

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  9 днів тому

      Waa mahadsantahay abaayo lkn waa ii dharatay gabadha aa ka gatay haruuda abaayo mahadanid 🥰🥰🥰🥰🥰🥰