SHIRQOOL | IMAARAATKA IYO ISRAA'IIL OO XARUN SIRDOON KA SAMAYSTAY JASIIRADA SOQOTRA EE YAMAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey  2 місяці тому +10

    Maxxeey aaminsan yihiin :ua-cam.com/video/LTAZLZtILhM/v-deo.html

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 2 місяці тому +1

      Mahadsanid sxb Inadan iloobin link😊.

    • @The_president9
      @The_president9 2 місяці тому

      Pin dhe wll si loo arko markaba in badan ayaan daydayayay imika anuu❤

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v 2 місяці тому

    Mansha allah walahay soo gudbintaada waan ka helay mhdsanid wll❤❤❤

  • @Abdullahi-b
    @Abdullahi-b 2 місяці тому +8

    Sh buulo xubay wankusalaamy knalkagh 8years ayan kuxidhanhy aad noogu soo gudbiso tafsirka sh khalil xusaray ee aad noo turjunty جزاك الله ❤

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 2 місяці тому

    Allow imaaraatka iyo yahuudda alla ha halaago

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 місяці тому

    Imaaraadka waa cadowga umada muslimiinta ee Allah ha ka qabto hana ku celiyo dhagartiisa iyo xumaanta uu wado aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 2 місяці тому

    Asc brother. Thank you so much

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 2 місяці тому +2

    Jasiirada somalia lahayd waa inaa soo ceshana inta yuhuuda halkan lanoo soo fadhiisin lahaa

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 2 місяці тому

    Imaaradka waa ibnul yahuud lacnad alle haku dhacdee

  • @muscabcabdulahi79126
    @muscabcabdulahi79126 2 місяці тому

    Yaa Allah u gar gaar reer fslastiin

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 місяці тому +2

    Sokhotra Soomaaliya ayaa iska leh

  • @Foody-j4z
    @Foody-j4z 2 місяці тому +3

    United Arab Emirates ❌
    United Israel Emirates. ✅

  • @eriksune8497
    @eriksune8497 2 місяці тому

    Alla ha jabiyo cadawgeena israil io ethopian aamin so wada dhaha allah xaqa ha guuleeyo

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 2 місяці тому +1

    Jazirada siomaia is kalee

  • @maanka4722
    @maanka4722 2 місяці тому

    Imaaraatka waxaa ba fahmi la ahay wuxuu ka doonayo lugooyada wadamada islaamka subaxanallah

    • @zynabhussein2247
      @zynabhussein2247 2 місяці тому

      Sababto ah yahuda xoog ku haysato hade didana sidi sadam xuseen okala sugeso marka wixi same ladhoho wa ine sabeyan

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 місяці тому

    ❤wcs ❤qiyanada carabta ❤

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 2 місяці тому

    Suniga iyo yahuudii ayaa baxrayin ku shiray dheh

  • @SuhaybAhmadAbdi
    @SuhaybAhmadAbdi 2 місяці тому

    Allah akbar guul xamaas

  • @TravelwithAbdule
    @TravelwithAbdule 2 місяці тому +5

    Walal salaada hakatagina marwalba dukta inshaa Allah

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 місяці тому

    WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 місяці тому

    Imaraadka mr kasta waa seyn ka laalado yahuud iyo gaalo😣

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 місяці тому

    Haddaad lacag haysato cid walba askar baad ka dhigan kartaa bal eeg Yamaniyiinta Soqotra ku nool ee ka mid noqday Ciidanka Imaaraadka oo weliba dalkooda duullaan ku ah

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 місяці тому

    Xaqiiq waxaa ah oo caqliga saliimkii ogolaanaya in jasiiradani soomaaliya dayacday! Taas ayaa sobobtay damaca waalida ee carabta.

  • @Adenrayid
    @Adenrayid 2 місяці тому

    X.c.bulo xubay asc zxb

  • @RoblehMoud
    @RoblehMoud 2 місяці тому

    Asc

  • @apdallavorarzhe5103
    @apdallavorarzhe5103 2 місяці тому

    keep up🔥😂

  • @laskacade4214
    @laskacade4214 2 місяці тому

    Shiikh Buulo xubey 😂😂😂

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 2 місяці тому

    7 October waxa ay ahayd dharbaaxo kulul oo ku dhacday Yahuuda,waxaana qiilqiil galay jiritaankooda,waxaana loo awood-sheegtay sirdoonka Yahuuda (Shet Bet,Mossad iyo Aman),waxaana madoobaaday wajiyada hoggaanka Yahuuda,imaanshaha wafuuda reer galbeedka ayaad mooday in ay u soo celisay wax uun naruura ah iyo kalsooni ay naftooda ku qabaan.Mossad ka waxa uu waayadii dambe la kulmayay fashilo lixaad leh kadib markii marar badan ay MIT qabatay xubno badan oo jawaasiis u ahaa sirdoonka dibadda Yahuuda ee loo yaqaan Mossad ka.Malaysia ayaa dalkeeda ku xirxirtay xubno jawaasiis u ahaa,oo afduubyo iyo dilal ka fulinayay gudaha wadanka Malaysia.Xiligan Netanyahu uma jeedo dadka Yahuuda ah ee lagu haysto Jiida Gaza balse waxa u muuqday sidii looga takhalusi lahaa Iran,arrintaas oo aysan Yahuudu ku filayn maadaama ay soo dhaafi waayeen Xamaas iyo Xezbollah,waxa uuna doonayaa in uu qarxo dagaal ballaaran oo ka dhaca gobolka,kaas oo uu Mareykanku ku khasbanaado soo gelitaankiisa,ugu dambayna ay adeegsadaan hubka nukliyeerka.Inta kaliya ee u hartay Netanyahu waxa weeye in uu shillin cirka u tuuro,wax kale oo u haray ma jiro.Waxa khasab noqonaysa in adeegsiga nukliyeer looga jawaabo nukliyeer kale,mana jirto cid ka dhul yar Yahuuda.

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 2 місяці тому

    Waxa aad ilowday in aad sheegto joogitaan Yahuuda iyo Imaraatka iyo gacan ku hayntooda ciidamada PMPF ee mooro gobolleedka Punt ee Soomaaliya.

  • @CarabXassancismaan
    @CarabXassancismaan 2 місяці тому

    War saaxib wamaxay xld carabtu waxbaba ma hayaanee

  • @AsadFanproj
    @AsadFanproj 2 місяці тому

    Kalay cidacadan bulxubeey codsi malahan miya dad weynaha dawanayan youtubka tabsir sidoon duurjoog diin dood wacdi dhacdo tariikh waxliba playlist ayu no sheyga lkn tisa la socoto wax codsi malahan dadweneha maxaa?

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  2 місяці тому

      Soo dhawoow walaal maxaan ka caawiyaa?

  • @SMOJohan
    @SMOJohan 2 місяці тому

    Ani waa yaabee imaaraad maxa waaye iyaga... Ma cadowbaa mase wax kale..

  • @zakiyare1675
    @zakiyare1675 2 місяці тому

    Yahuuda iyo itobiya iyo emaradka waxaay rabaan badaha somalia inaay xoog ku siyaan itoobiya hadanan laaga hortagiin Ee Somalida gacmaha is qabsaan halis wayn ayaan ku jiirna walhi anigaa waxan go,aan ku garaay itoobiya hadaaysan ka bixin wadanka xaraakada inan ku biiraayo hadaysan dowlad ku sheega xamar fadhida tilaabo qadiin

    • @khada917
      @khada917 2 місяці тому

      @@zakiyare1675 xarakadu waa agency yuhuudu leedahay biilka isku meel bay ka qaataan iyaga iyo danab.

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂 caqligaagu ma xarakada cabdow

    • @zakiyare1675
      @zakiyare1675 2 місяці тому

      @@xasansuudi4565 Ina ader waad araagta waxa dunida ka socda dowlada hada jirta 30 sano muqdisha anan dhafeeyn waxa dhanta xarakada walhi ragaas xaaq ayaay ku dagalamayan baal is waaydi dowlada waxa ku dhagan mise wa moryaan so shaaqo tagtaay

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 місяці тому

    suqudara waxa iska leh somali

  • @zynabhussein2247
    @zynabhussein2247 2 місяці тому

    Dowladaha qaliijka oo dhan waa wada yahuud somalina ayage daba oroda waligen madageno sida falastiin o kalana noo dambeso anaga iyo dowladaha carbeed oo dhan 😢300 oo malin aya kaso waregtay marku xasuqan ba'an bilawday ilaa hadane dowladihii carabta wey iska fiirsanayan jah ala carab duli sana 🤦‍♀️

  • @sammaanofficial5287
    @sammaanofficial5287 2 місяці тому

    Soomaaliyeey isku diyaariya dagaal inaan israa'iil la galno I.a

  • @khada917
    @khada917 2 місяці тому

    Mashruuca brobogaandaynta imaaratka ee fahad yaasiin iyo CBB ayaantan sifiican baad uga qadaysaa lol😅

    • @shaficimohamed6481
      @shaficimohamed6481 2 місяці тому

      Warbaahinada waawayn ee warbixnadaas qorayana ma fahad ayaa wax siiya iyagana fahadku awood iyo dhaqaale badana dawlada adeerkaa isku dhawyihiinba cida kaso horjeesata hadaad moodo in fahad quudinaayo waad waalaaynaysa ee marka hore waxa la isku hayo iyo danaha dawladuhu kala leeyihiin so ogow

    • @khada917
      @khada917 2 місяці тому

      @@shaficimohamed6481 warbahinada waaweyni ma tii camiilka argagaxisada Qatar intaan si rasmi ah loo shaqalaysin uu wariifka ka ahaan jiray baa kkk

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 2 місяці тому

    Carab waaba kalaab doofarada