Part 25: Al Qaacida iyo GEDO | Yaa Burburiyey Itixaad | Saamayntii Sucuudiga Ee Islaamiyiinta
Вставка
- Опубліковано 28 лис 2024
- #Qaamuus #Kobocii_Islaamiyiinta_Soomaaliya
Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
ALLAAH ha u naxariisto cabdi shakuur mire aadan
Mahadsanid mudane, runtii xogo muhiima ayaad soo tabisaa.
Xog muhim ah ayuu aruuriyay adna mahadsanid walaal 👍
Hadaad karto waxaan kaa codsan lahaa inaad iyagana inoo soo diyaariso taariikh ugaar ah al-itaxaad somali galbeed.
Shukran
Mahadsanid walaal waxbadan oo an ogen ayaan baraney ama an faxamney macalin ayaad notahay
Anigu ma aana adeegsani lahayn ereyga aad leedahay baraaruga islaamiyiinta ee waxaan dhihi lahaa burburinta islaamka waayo waxaan kadhaxalnay baaba iyo qaraxyo aan wax lagu tilmaamo la aqoon iyo been abuurasho diineed oo uu wadaad walba sida uu wax urabo udaliishado si uu xurumaad alle ugu baneysto xalaashana ugu xarrimo isaga oo kudabaqaya fikirkiisa iyo rabitaankiisa wariye mahadsanid wahaabiyo iyo shiico ilaahay wadanka hanooga saaro aamiin 🤲
Mahad mahadsanid walaal.
@@QAAMUUS adiga ayaa mudan
Mahad shariif
Maasuuniyoow wanaag badan by wadeen ee waxa wax qaribayaa waa culays yadii Amxaarada iyo reer galbeedka iyo jabhadi hiii ay taageera yeen gaaldadu oo ay ka dhaqaaqi waayey
MAYEE XAQIIQDU WAA SIDAAS IN LAYIRAAHDO BARAARUGA ISLAAMIYIINTA , WAXAANA TAAS GARANKARA QOFKA AY MARKII HOREBA WALWAL KU HAYSAY DHAQAN DOWLADEEDKII SHAYDAANIGA AHAA ( DIMUQRAADIYAD, HANTIWADAAG , IYO SHUUCIYAD ) EE UMMADDA SOOMAALIYEED EE MUSLIMKA AH DUSHA KA SAARAA 1960-1991, ISLAMARKAASNA AY FARXAD GALINAYSAY BAADIDOONKA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA.
MIDDA KALE MAJIRAAN WADAADDO WADA QALDAN EE MID WALBA MEESHUU RABO WAX UFASIRTAY EE WAXAA JIRA WADAADO XAQA GARABTAAGAN IYO KUWA BAADILKA UQIILDOONA TAASINA WALIGEED WAA JIRTAY WAANA JIRIDOONTAA ,ALLAH
SWT IYO RASUULKIISA SCW AYAANA TAAS NABARAY,WADAAD OO DHAN QOFKA EEDEEYANA WUXUU DOONAYAA WAA DIIN LA'AAN.
UGUDAMBAYN ADIGU SI AABI IYO CADAALADARRO KU JIRTO AYAAD UDUCAYSAY , EE SIDA SAXDA AH WAXAA WEEYE:- ILAAHAYOW UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED WIXII DHIBAATO KUWADA KA QABO
Mahadsanid walaal waxaad noqotay wehelkayga kowaad,inta aan shaqada ku sii socoda oo aan awal wadaad dheer aana isku dhaafin jirey heeso,laakin hada waxaan dhagaysta Audio bookaga,ilaahay ha u naxariisto Abdishakur mire adan,adigana waxaan ku soo jeedinaya in idin ka soo qadatid qoyska cabdishakur,hadad ka soo qaadatay waad ku mahadsantahay
Keep going
Waa taariikh fiican oo wax laga baran karo
As a humble Somalilander I say let us all come and work for the sake of Allah Somalis have shed enough blood in the name of socialism communism under Mohamed siyad barre (may Allah pardon him and have mercy on him) Somalis also shed plenty of Somali blood under the guise of Qabiil and tribalism and even worst Somalis unjustly shed blood in the name of religion all of this is fruitless. Let Somalis return to Allah build the ties of kinship with our forefathers the Ethiopians let us all worship Allah the almighty shedding blood resulted in nothing but suffering for the lay man. Even more worrying we are now in biblical error where Imam Mahdi appears and paves the way for Essa ibn maryam
Waxaan ahayn dad lalaayo oyku sokordhiyeen maleh intay somalia kahaysteen
zxp Dagaalki Hilaac wayn wxuu ka dhacy Balad xaawo
Mahadsanid walaal #Mo_Aar sidan ayay buugga ugu qoran tahay aan u akhriyay.
Ninka aad sawirkiisa badanaa aad adeegsanaysid ee microphoneka haysta ma ninka bookga qoraa
"Dacwadda Salafiyada Iyo Raadadkeeda Wanaagsan . Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
ua-cam.com/video/R9RVGckX228/v-deo.html
"Dacwa Salafiyah Miyey la Mid Tahay Jamaacaadka Kale Se Qofki Ka Taga Ciqab Ma Mutaysanayaa"
ua-cam.com/video/8p4oktxzGAw/v-deo.html
"Kaliyaynta Ilaahay. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi"
ua-cam.com/video/e4c0PGGx2gg/v-deo.html
"Islaamku Ma Ogol Yahay Axzaabta???. Sheikh Cabdullaahi Barbara《
ua-cam.com/video/f9R4k7sMmRQ/v-deo.html
"Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???"
ua-cam.com/video/jmr2PIVMhwE/v-deo.html
"Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???"
ua-cam.com/video/jmr2PIVMhwE/v-deo.html
"Maxay Dadka Ugu Wareeraan Axsaabta Jirta Inay Kala Saaraan Inay Xaq Ku Sugan Yihiin Iyo In Kale ||"
ua-cam.com/video/w8xPwVUNxPk/v-deo.html
"Al-Shabaab Waxay Ka Yimaadeen ilma Galeenka Ictisaamka || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
ua-cam.com/video/kZYgcw_0FrU/v-deo.html
"Sidee Salafka Uga Digi Jireen Dadka Caqiidada Xun || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
ua-cam.com/video/5allgTEhqmc/v-deo.html
"XAQIIQADA JAMACDA ICTISAAM ┇ ᴴᴰ┇🔊 8aad)"
ua-cam.com/video/v0JlM6uKtbc/v-deo.html
"Waa Maxay Xukunka In La Baxo Khuruujka Jamaacatu Tabliiq || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
ua-cam.com/video/OBPsq9Hq1vw/v-deo.html
"Dhibatooyinka Xisbiyada Qabta 2aad. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi"
ua-cam.com/video/Rc1nmDKIRIc/v-deo.html
"TAARIIKHDA URUR DIMEEDYADA SH MAXAMED CABDI DAHIR BY SAAB TV"
ua-cam.com/video/YmmfO-sCXec/v-deo.html
"WAY TOOWBADKEENENE MAXA LAGA DABA SOCDA
ICTISAAM || SH.BARBARAAWI"
ua-cam.com/video/oygVk6a2bsQ/v-deo.html
"WAY TOOWBADKEENENE MAXA LAGA DABA SOCDA ICTISAAM || SH.BARBARAAWI"
ua-cam.com/video/oygVk6a2bsQ/v-deo.html
"TAKFIIRKA ICTISAAM HALKAY KASOO QAADATAY || SH.SICIID NAXWE"
ua-cam.com/video/olm8Krj0iKg/v-deo.html
"Farqiga U Dhaxeeya Kooxda Ictisaamka iyo Salafiyiinta. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
ua-cam.com/video/pXgSvfji7Nk/v-deo.html
"ICTISAAM DAGAALO AYEY GASHEY MAXAY U DALIISHADAAN || SH.BARBARAAWI"
ua-cam.com/video/H15vzldCdzc/v-deo.html
"ICTISAAM DAGAALO BADAN AYEY GASHEY SI AY DAWLADA U QABSATO || SH.XASAN DAAHIR AWEYS."
ua-cam.com/video/xvC3_c8zmaE/v-deo.html
Waa la yaab in ninkani dad aan isku caqiido ahayn uu ka dhigo dad isku caqiidaa sida ninka la yiraah ina coloow oo ahaa wahaabi takfiiri ah iyo sh maxaned macalin oo ah nin ashaacira oo dadka uu ninkani ku magacaabayo ehlu towxiid taas oo micnahoodu yahay iney khawaarij yihiin . Kadibna dhaley shabaab daacish iyo buka xaaraam qabaxa humullaahu.
Sheikh maxamed macalin Ashaaciro ha ahaado lkn ikhwaanul musliimna waw ahaa sida laweriyay