Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Wlhi qofkii asxabtanoo kale haysataa waa qof nasiib leh..lkn waxan jeclaanlaha inay dowladdu noogu keento xuduudka dalka isaanu qofna streasss u dareemin I LIKED THET
Jeekey iyo yacko tagera ayan Inhaya guul guul
Masha allah waxasa walalo isjecel lagadhaha sidas ubashalayo iyo cuntaynayo Waad salamantihiin dhamantiin
Asc ciid mubarak asxaabta maashaalah ilaahey ha idiin barakeyo
Masha alah waa bashal wacan
Masha allah macalin jeekey wlhi wan ku xisay allah ha ku xafido 😚
Mashaa alaah wiilasheena hore u socda keep keep going
Niiki Niiki Niiki 👏👏👏💃😂😂Baahiyaa iqawati cuntadiina markan arkay 😋👌
Ciid. Mubaarak
Alaha ku soo hanuuniyo sheeko maa wax bixiso
Family isjecelba sheko yar official ✅ Guul
Sheeko yar ma gabar baa mise nin
Jeekay qosol kaad naga dhamaysay jeekay iyo yackoo Taageera Lee idiin ahay
Eid Mubarak all Muslims
il adkaaa naagta raga ku dhex jirto allow na astur
Inta Yackoo tagerto please like
🙏seerabtaa🙏jekeey✅madax sareBravo❤brother👏tageero buuxda2 laba saano baan youtubekan ku xirna👏Qosol/ MadaadaaLo✅intaba¤seraabta💪🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋✋✋
Jeekey: seeraabtaa Aboowe?Yackoo: Saannaa rabbaa Aboowe.
iiid weeeye baashaaala
Liketa hayla dhaafin
jeekey nin waalan waaye 😂😂😂😂
Wow channaalkaan caadi maaha wan ku heeestaa
Kuli cun kusoo baxday kulahaaa 😂😂😂😂😂😂
Yackoo saan uraadinaayay waanba daalaye ileen Odayashii 4jeeboodka ayuuba u.ekaaday
Asxaabey iidda filimkee u diyaariseen
Niiki niiki niiki niiki niiki niiki niiki niiki niiki hhhhh wlhi waa la dhacay shegta jeekey nin weeyen waku tageera marwalbo
Quraaacdaan in luugu cazuumo eheed jeekey iyo yackoo meel saarilahaaa
Macaaani niiki hhhhhhhh
Baahi aa i qabatay ilaahey ha nii daaweyo insha alaha 🙄🙄
Damac aa igalay dhareerka iga baxoyo 😋😛🤩🤪
jeekey marwalba guuleslyso
yackoo sidoo kale
Allow dhaqan xumaan kaa magan galnay nin niman u niiikinaya oo hadana dabada nin ka taabanaayo oo qoslaaya wlhi dhaxan xumo ka weyn waligay ma arag 😡
Macaane wlhi waa Actor anaaba Yaabay caloosha ayuu saartay saxanka Yaab Mel oo La isboobo muu ka imi
بلعافيه عليكم
Hadaa xamar jogi lahay waxa Marti qadi lahay yackoo iyo jeekey iyo abukar laki lakin wan ka xumahay xamar ma jogi
Intee joogta abyo
Xarada qoxotiga dadab aye jogta
Meel kasta ee jogto wax weymarti qadi karta
Wlhi chanelkaan cadi maha
Jeekey waxkale yacko salansare hhh All asxaabta
CID wanaagsan
Intaaso ragga aniga ma dhax fariisan kari wey iga wadna adagtahay
Yacko waa ooynee ku lahaa arjeekeyaa
Jeekey
Hunguri korkiise lagu dheelo Jaahilnimo waaye.
Yackow ayawaxudidesin miya jekeyow hhh sxb bashal wacan sxb wankusalamay
jeekey war buuukuunay kuli cun aaa iiiisoobaxday kilahaaa khiyaaano baakujirto 😁😀😂
Ma indhahayga mise waxa ku jira yarta malagu hayaa
Kuli cun gacantaada iskudil waaa hhhh
Kkkkkkkkkkm ooy😅
Clip-kaan totally wuu khaldan yahay, waayo wxy bilaabeyn shuqul reer waaberi, in Nin rag ah dabada kaamirada soo xijiyo oo niiki LA dhaho oo weliba dabadda laga dharbaaxo waa gaf weyn iyo dhaqan xumo tii ugu darneed. Waa sheeko khaniisnimo ah, Jeekee dhaqan xumida aad bulshada Ku heyso ka daa haddii kale ciidanka amniyadka xarakatul mujaahidiin Al shabab baa shaqo kaa qabaneyso.
Jeekeey doqon fudeed badan raga futada ka taabanaayo
Nio rer xmarkani xishoon mayaan
Hhhhhh yacko maxa u oyn wayday oyintadada ayaan sugenayee hhh
Hhhhhhh
Mawa so garayiye isoo niyesta
Jeekeey waalidiisa wuxuu ku darsaday miyaa inuu nin dabada kadharbaaxo qaniis dheh
Yarey malagu haaya xrifka ladhaho maa waxlalacuni karaa
Naagta 10 nin dhexda ka fadhisa ee jilibka ulaabatay sida nin ee wax u daliiqeyso indho adkaa il yaxaas mee cuntay xishoodoow i am sorry 😟
Washidantahy lkn xishood waxladhaho meel iska dhig
Heedhe waxaas ma naagbaa mise waa nin
waayabe miyeyna ku amurin sabuus bisinka rer xamarkudhaan iinta isticmasha yuutub oo dhan casho ka dhigtan afuur
war waa subaxdii ciida wana quraac la soco qowdhaney
@@cabdallaboss6332 😂😂
Kkkkkkkkkk
Hhhhhh kuli cun
kkjkkk
Wlhi qofkii asxabtanoo kale haysataa waa qof nasiib leh..lkn waxan jeclaanlaha inay dowladdu noogu keento xuduudka dalka isaanu qofna streasss u dareemin I LIKED THET
Jeekey iyo yacko tagera ayan Inhaya guul guul
Masha allah waxasa walalo isjecel lagadhaha sidas ubashalayo iyo cuntaynayo
Waad salamantihiin dhamantiin
Asc ciid mubarak asxaabta maashaalah ilaahey ha idiin barakeyo
Masha alah waa bashal wacan
Masha allah macalin jeekey wlhi wan ku xisay allah ha ku xafido 😚
Mashaa alaah wiilasheena hore u socda keep keep going
Niiki Niiki Niiki 👏👏👏💃😂😂
Baahiyaa iqawati cuntadiina markan arkay 😋👌
Ciid. Mubaarak
Alaha ku soo hanuuniyo sheeko maa wax bixiso
Family isjecelba sheko yar official ✅ Guul
Sheeko yar ma gabar baa mise nin
Jeekay qosol kaad naga dhamaysay jeekay iyo yackoo Taageera Lee idiin ahay
Eid Mubarak all Muslims
il adkaaa naagta raga ku dhex jirto allow na astur
Inta Yackoo tagerto please like
🙏seerabtaa🙏jekeey✅madax sare
Bravo❤brother👏tageero buuxda
2 laba saano baan youtubekan ku xirna👏Qosol/ MadaadaaLo✅intaba
¤seraabta💪🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋✋✋
Jeekey: seeraabtaa Aboowe?
Yackoo: Saannaa rabbaa Aboowe.
iiid weeeye baashaaala
Liketa hayla dhaafin
jeekey nin waalan waaye 😂😂😂😂
Wow channaalkaan caadi maaha wan ku heeestaa
Kuli cun kusoo baxday kulahaaa 😂😂😂😂😂😂
Yackoo saan uraadinaayay waanba daalaye ileen Odayashii 4jeeboodka ayuuba u.ekaaday
Asxaabey iidda filimkee u diyaariseen
Niiki niiki niiki niiki niiki niiki niiki niiki niiki hhhhh wlhi waa la dhacay shegta jeekey nin weeyen waku tageera marwalbo
Quraaacdaan in luugu cazuumo eheed jeekey iyo yackoo meel saarilahaaa
Macaaani niiki hhhhhhhh
Baahi aa i qabatay ilaahey ha nii daaweyo insha alaha 🙄🙄
Damac aa igalay dhareerka iga baxoyo 😋😛🤩🤪
jeekey marwalba guuleslyso
yackoo sidoo kale
Allow dhaqan xumaan kaa magan galnay nin niman u niiikinaya oo hadana dabada nin ka taabanaayo oo qoslaaya wlhi dhaxan xumo ka weyn waligay ma arag 😡
Macaane wlhi waa Actor anaaba Yaabay caloosha ayuu saartay saxanka Yaab Mel oo La isboobo muu ka imi
بلعافيه عليكم
Hadaa xamar jogi lahay waxa Marti qadi lahay yackoo iyo jeekey iyo abukar laki lakin wan ka xumahay xamar ma jogi
Intee joogta abyo
Xarada qoxotiga dadab aye jogta
Meel kasta ee jogto wax weymarti qadi karta
Wlhi chanelkaan cadi maha
Jeekey waxkale yacko salansare hhh All asxaabta
CID wanaagsan
Intaaso ragga aniga ma dhax fariisan kari wey iga wadna adagtahay
Yacko waa ooynee ku lahaa arjeekeyaa
Jeekey
Hunguri korkiise lagu dheelo Jaahilnimo waaye.
Yackow ayawaxudidesin miya jekeyow hhh sxb bashal wacan sxb wankusalamay
jeekey war buuukuunay kuli cun aaa iiiisoobaxday kilahaaa khiyaaano baakujirto 😁😀😂
Ma indhahayga mise waxa ku jira yarta malagu hayaa
Kuli cun gacantaada iskudil waaa hhhh
Kkkkkkkkkkm ooy😅
Clip-kaan totally wuu khaldan yahay, waayo wxy bilaabeyn shuqul reer waaberi, in Nin rag ah dabada kaamirada soo xijiyo oo niiki LA dhaho oo weliba dabadda laga dharbaaxo waa gaf weyn iyo dhaqan xumo tii ugu darneed.
Waa sheeko khaniisnimo ah, Jeekee dhaqan xumida aad bulshada Ku heyso ka daa haddii kale ciidanka amniyadka xarakatul mujaahidiin Al shabab baa shaqo kaa qabaneyso.