Ali xaraare caadi ma’aha Ahmed Madoobe saaxiib kii ayuu meel ueaadibayay Danina sidoowkale wallee waaqosol Mashaallah Fahad Yassin allah haxidiyo waa geesi nin aan aarsan habari maydhalin salaan sare Ali & Yasssin🙏🥰
Waa maantooleeski ugu xumaa ee aan dhageysano barnaamijkaan wuxuu ahaa sheekeysi uu cali xaraare sheekeynayo iyo wariye yaasiin oo u jiibinaya in uu ka hadlo arimo baaris maba ahayn wuxuu iska ahaa nin dhinac u raran oo raba in uu sheego waxa uu rabay beentiisa waxaa fashiliyey 1-gabadha waxaa la yiraahdaa waxaa loo dilay xog ay hayso marka xogta cida laga hayn karo ma ahayn Rooble iyo kooxdiisa ee mar kasta dilka waxaa eedeey jiray mar kasta fahad yaasiin iyo dowladiisa.2 - gabadha meesha laga watay waa xafiiskii nabad sugida ee ma ahayn gabar qarax ku dhimatay oo meel iska socotay waxaa lagu qaaday gaari nabad sygida leedahay waxaana waday darawal naba sugid ah ee la yaqaan iyo ssrkaal nabad sugid ah ee loo soo diray gabadha ee la yaqaan.3- waxaa fashilka ugu weyn fashilinaya masntooleeska Cali xaraare gabadha warkeedi ugu danbeeyey iyo qoki ugu danbeeyey ay la hadasho waxeey ahayd hooyadeed hooyadi ayaana sheegta hadalki ugu danbeeyey gabadheeda in uu ahaa hooyo waxaan u socdaa Xafiiska Fahad Yassiin oo ii yeeray ee gabbadha ma sheegin in looga yeeray xafiiski Rooble marka waxaan dhihi lahaa Cali Xaraare maatooleeskiisa kale ha iska wato laskin waxyssbaha waaweyn ha iska ilaaliyo Yaasiinow adigana waa uun iska qoslaysaa ma dhahaysid Caliyow arintu sidaas ma aha.
Runtii mid waan kula qabaa in sirdoonka dalka madaxkahaa oo siyaasada dan kaleh intuu TV soo fadhisto wax tuhun ma sheegi karro ugu yaraan cadayn buuhayaa ku filan
Asc asxaabta Waxaaan qabnaa In fahad saxanyahay 100% Dadkaa mooriyaanta ahi U shiraakoobeen inantaa dilkeeda Dadkale ay saarayaan Waxaan qabaa in si cadaalada loola xisaabtamo
aad iyo waa saxiix in fahad dusha laga SAAREY waxanu shaqa kulahayn oo jagadiisa iyo shaqadiisa laga xumaa heerkuu gaarsiisyey sidowladaas markii jirtey loo ceebeeyo I hope one day her family gets justice ilaahay gabadhaas xaqeeda haka soo saaro cidii geysatey dulmigaas
Xaqiida horta allah og lkn gari allay taqaan ani cadaalada ikraan tahliil loo raadinaa waxaan dhihi lahaa fahad yasin baa ubaahan cadaalad 1 ninkaan waxaa lagusameeyey faquuqid xad dhaaf ah kaligii ayaa xildhibaan loo diiday asagooy reerkiisii soo doortaan oo waliba ergada dooratay ay dhamaan reerkisa ahaayeen oo kuwa badan oo ka liita lafasaxay ayaa toos loo dhahay kursiga anagaa maamulna reekaada mamaamulaan ayadooy heero dhan isu bahaysteen based on qabyaalad iyo xoog sheegasho qabiil 2 danbi uusan galin baa dusha laga saaray 3 waxaa la weeraray gurigiisii oo waxii yaalay la qaatay waana markii u horaysay qaabkaan loola dhaqm qof xil soo qabtay Marka ani waxaan isleeyahay fahad yasin waa dhibane aan wali dhibkaas oo kale qof masuulyad soo qabtay aan loo geysan
Horta gabadhaas kubada laga dhigtay e Ikran T. ilaahay how naxariisto. Dowladu sideedaba waxy U egtahay garoon ay ku ciyaarayaan niman aan ballooni Walea siyaasad wax ka yaqaan! Somalia allow U sahal. Thanks Ali iyo yassin for always interesting programs.
Asc saaxiib bal dey waxaad isku mashquulinaysid muhiim ma aha 1970kii buu dhashay iyo 1980 dhashay .wax ka muhiimsan buu ka sheekaynayey .waxaa ka muhiimsan mowduucan uu sheeayo inaad wax ka ogaataa muhiim ah .waad mahadsantahay .khayr baan kuu rajaynayaa
Maansha Allaah Tabaaraka llaah swt haku xiftiyo Ali harare way cadahay in Aabahaa gar yaqaan ahaa gatuna allay taqaan Runtii dadba odhan doona fahad inayku qolatahay baa dhicikarta wlhay ilaa hada somaali cidu kayahay ma aqaan mana asaga iyo kuwi edeeyay cida debiile ah balse garnaq sigiisu wuu cuntanayaa e qolyaha la.eedeeyay hala yimadaan wax cad o ay ku beeniyaan umaduna ku qanacdo Wabillaahi tawfiiq
Cali xaraarow maad guursatid sxp ilaaa 2022 ayaanu is naqiinayae ma sidii waagi ayaad dumarka uga cabsataa war naftu marbay baxdaaye Is habe calow, anigu xagi aad igu ogayd waan ka dhaqaaee
Al shabaab in uu gacan saar wada lahaayee Fahad yaasiin shaki kuma jiro. Ikraan iyo yariisow iyo wariye Afrik in uu ku lug lahaa ama uu ka war hayo shaki kuma jiro. Waa in sharciga la keeno isaga iyo cidii kala shaqeysaba.
Hawiye ayaa soomaali u danbeeyay marka ay tahay beenta iyo qabyaaladda Daarood. Ala maxaa la is bartay. Cali Xaraare wuxu Fahad ugu hiilinayaa Farmaajo darteed.
Cali iyo fahad waa laba ninoo soomaaliya Qabiilna mawadagaan Marka hadalkaaga kafiirso Wuxuu lahadlayaa xaqa Ma aha inuu caydaynta ka Aamuso Haday qabyaaladad kusheegtay Yahay axmed madoobe Wax kama sheegeen Marka Waxaan qaban dadka Ha odhan
Wad mahadsantihin cali iyo yaasin warasiga fahad run ayuu ah 100% arinja axmed madoobe iyo ina cumar geelana xaqiiq yaad ka sheegteen may ahayn in la soo marti geliyo
ASC ali xaraare & yasiin xaqiiqda aad ka hadashaan wad ku mahadsan tihiin 1-fikirkeyga yar fahad 100% waxaan u arkaa nin runta u dhow oo dagaal kula jiraan damjadiid 2_ hooyada dhashey ikraan waxaa dhegta wax ugu sheegay damjadiid qof kalena ma aaminsano laakiin waxaan dhihi lahaa inay maxkamada kiiskeeda furto kaasna ku qanacdo wixii ka soo baxa ayana ka hor dhicin waxa imaandoono ?
Fahad yaasiin ama qabiil halagu maago ama bacayb kale balse ninkaasi waa qof legend ah very smart and intelligent ah geesi ah🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️
Intuu kushegay waa sax fahad . Axmed madobe haadii qabil wax shegayo Axmed ayaan isxegnaa
Ali xaraare caadi ma’aha Ahmed Madoobe saaxiib kii ayuu meel ueaadibayay Danina sidoowkale wallee waaqosol Mashaallah Fahad Yassin allah haxidiyo waa geesi nin aan aarsan habari maydhalin salaan sare Ali & Yasssin🙏🥰
Walaal khayr allaha ku siiyo runta sheeg fahad waanadiif
Fahad waa qof wanaagsan
CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 Salan sare 👏
HOYO MCN ALLAHA INOO XAFIDO DHAMAN TENBA ❤️🇸🇴 INSHA ALLAH
Mashala wa bijdhi alahaxafido Farhad
Alla axmad madoobe Dani iyo HAWIYE mexe sad ciileen 😭😭😭
Been ma aha wlhi
Masha Allah fahad yaasiin waa qof wanaagsan oo ehelu diin ah alle habarakeeyo
Seyid Mohamed laga so bilaabo malaha Somali cida laysa oo xasuuqda bay xasuustan u dabaldegi
Waa maantooleeski ugu xumaa ee aan dhageysano barnaamijkaan wuxuu ahaa sheekeysi uu cali xaraare sheekeynayo iyo wariye yaasiin oo u jiibinaya in uu ka hadlo arimo baaris maba ahayn wuxuu iska ahaa nin dhinac u raran oo raba in uu sheego waxa uu rabay beentiisa waxaa fashiliyey 1-gabadha waxaa la yiraahdaa waxaa loo dilay xog ay hayso marka xogta cida laga hayn karo ma ahayn Rooble iyo kooxdiisa ee mar kasta dilka waxaa eedeey jiray mar kasta fahad yaasiin iyo dowladiisa.2 - gabadha meesha laga watay waa xafiiskii nabad sugida ee ma ahayn gabar qarax ku dhimatay oo meel iska socotay waxaa lagu qaaday gaari nabad sygida leedahay waxaana waday darawal naba sugid ah ee la yaqaan iyo ssrkaal nabad sugid ah ee loo soo diray gabadha ee la yaqaan.3- waxaa fashilka ugu weyn fashilinaya masntooleeska Cali xaraare gabadha warkeedi ugu danbeeyey iyo qoki ugu danbeeyey ay la hadasho waxeey ahayd hooyadeed hooyadi ayaana sheegta hadalki ugu danbeeyey gabadheeda in uu ahaa hooyo waxaan u socdaa Xafiiska Fahad Yassiin oo ii yeeray ee gabbadha ma sheegin in looga yeeray xafiiski Rooble marka waxaan dhihi lahaa Cali Xaraare maatooleeskiisa kale ha iska wato laskin waxyssbaha waaweyn ha iska ilaaliyo Yaasiinow adigana waa uun iska qoslaysaa ma dhahaysid Caliyow arintu sidaas ma aha.
Walaahi waa cajaaib biniadam ku waxuu rabuu sheegaa waa idaacad reer miyi reer miyigu hadba qofkii la hadleey raacaan sidii dameeri dhaan raac marka cali xaraare waa Aabihii CBB maanta taan qirtay. Malintii gabadha la waayey baa la eedeeynaayay xukuumadiii Farmaajo iyo Fahad yaa loo sheegaa dadkale ?
Ilaahay baanalhe ee fahada baa xqiiqada udhow 👍👍👍
Masha allah fahad wa qaof qalbi ficn somali xagxaganysa omnka beshy ilhy imn hasiyo somali
Mansha Allah fahad yasin warisigiisa kadib waxan u aqoonsaday nin qaran oo wadaniya nin karmeed ah waxana kor uqaaday sumcadiisa waraysiga
Runtii mid waan kula qabaa in sirdoonka dalka madaxkahaa oo siyaasada dan kaleh intuu TV soo fadhisto wax tuhun ma sheegi karro ugu yaraan cadayn buuhayaa ku filan
Maqal iyo muqal ayu haya isku haleyn bu haysta
Codkar Fahad Yasin 🇸🇴💕❤️💕🇸🇴🎤
Walaal aakhiro iyo aduun ba ilaahay hakuxafido fadlan codkakkga igutaageer walaal waxan joogo hindiya hydrobad waaxey dheheen waaa badal beerkaga
Masha.alaah ❤️ hooyo waa lama iloobaan lkn hooyadda ikraan waa bissad caruurteedda cunto
Agree 👍
@@saidojama1170 asc wallaale hooyo waa hooyo lkn rooble wuxuu yiri waan akhaanaa wixii diley ikraan fahad wuxuu yiri waan akhaan wixii diley ikraan hooyo may dhahddo kaaliya ii sheega aniga gabar baa iga makhan lkn waa dhinac ka raran
Kkk ceeb , fikir kaaga wa gaban yahay ,saan u arko hooyada inlaheysto oo lohanjabo lacagna lasiiyo aya dhici karta , hadana ikran maama waxay shaqo kasiiyeen vilada madaxtooyada xasan sheikh waqti yar kadib allahu acmal , qarax lomaamulo dil ah si kiiskas u xirmo marka sheekada wbt.
Hooyada ikraan ma aaminsana in ay dhimatay gabadheedi hooyo fahadoow ii soo daa baytiri hooyo waa maskiin
Asc asxaabta
Waxaaan qabnaa
In fahad saxanyahay 100%
Dadkaa mooriyaanta ahi
U shiraakoobeen inantaa dilkeeda
Dadkale ay saarayaan
Waxaan qabaa in si cadaalada loola xisaabtamo
Aad iyo aad legenow
aad iyo waa saxiix in fahad dusha laga SAAREY waxanu shaqa kulahayn oo jagadiisa iyo shaqadiisa laga xumaa heerkuu gaarsiisyey sidowladaas markii jirtey loo ceebeeyo I hope one day her family gets justice ilaahay gabadhaas xaqeeda haka soo saaro cidii geysatey dulmigaas
Walee cidkasta hayska hada shee Fahad Yaasin waa Geesi Soomaaliyeed ilaahay haku xafido
Maan sha allah Ali Harare iyo Yaasin Ducaale Hooyadu waa lama huraan
wcs sax sax fahad waa geeeeeesi geeeeeesi dhalay
Maxkamada cadaaliga ahi xagay jooftaa
Alharaaro mar hore ayaa tiri Djibouti wa cadawga Somali. Ana run
Mansha allaah Ali Harare waat lahashay waxana kashagtay run guuleeso
Xuseen kaaratay yaad ilawday
Afarta qowleysatada uu rooble ugu weyn yahay ayaa ikraan intey karsadeen cunay Fahad yasiin shaqo kuma laha waa beeri rooble bahane xaqiiqda in la sheego ma rabo Allah umada haka qabto
Fahad libaaax alaaah xifdiyo asago kale alah no badiyo ❤
Excellent,waad mahad santahay boowe
Xaqiida horta allah og lkn gari allay taqaan ani cadaalada ikraan tahliil loo raadinaa waxaan dhihi lahaa fahad yasin baa ubaahan cadaalad
1 ninkaan waxaa lagusameeyey faquuqid xad dhaaf ah kaligii ayaa xildhibaan loo diiday asagooy reerkiisii soo doortaan oo waliba ergada dooratay ay dhamaan reerkisa ahaayeen oo kuwa badan oo ka liita lafasaxay ayaa toos loo dhahay kursiga anagaa maamulna reekaada mamaamulaan ayadooy heero dhan isu bahaysteen based on qabyaalad iyo xoog sheegasho qabiil
2 danbi uusan galin baa dusha laga saaray
3 waxaa la weeraray gurigiisii oo waxii yaalay la qaatay waana markii u horaysay qaabkaan loola dhaqm qof xil soo qabtay
Marka ani waxaan isleeyahay fahad yasin waa dhibane aan wali dhibkaas oo kale qof masuulyad soo qabtay aan loo geysan
Horta gabadhaas kubada laga dhigtay e Ikran T. ilaahay how naxariisto. Dowladu sideedaba waxy U egtahay garoon ay ku ciyaarayaan niman aan ballooni Walea siyaasad wax ka yaqaan! Somalia allow U sahal. Thanks Ali iyo yassin for always interesting programs.
Cali Xaraaroow waa kaa hoostay hilmaan hadal kuma jiro inaa hilmaantaan u badinayaa FAHAD 1970 dhamaadkiisa ayuu dhashay sidaan wareysigiisii hore ka fahmay ee bilowgii 1980 sideetamaadkii ma dhalan ee hada kadib iska sax xogta aad nala wadaageysid.
Waa runtaa wallaa
Waa isku mid dhamaadkii 1970 kii oo noqon karto 1978 ama 1979,
Marka cali wuu round gareeyy hadaad xisaabta taaqaano 1975 - 1979 marka tobanka ugu dhow loo round greeyo 1980kii
Wu qiimeyay e ma ogayn meshu ku dhashy wax dhibana maleh
Asc saaxiib bal dey waxaad isku mashquulinaysid muhiim ma aha 1970kii buu dhashay iyo 1980 dhashay .wax ka muhiimsan buu ka sheekaynayey .waxaa ka muhiimsan mowduucan uu sheeayo inaad wax ka ogaataa muhiim ah .waad mahadsantahay .khayr baan kuu rajaynayaa
@@abdulqayummohamed3217 waad mahadsantahay walaal bal eeg haddeeynu soomaali nahay waxaan isku mashquulino maxay muhimad leedahay 1970kii buu dhashay iyo 1980 kii buu dhashay . Moduuc baa laga hadlayey isna wax mica samayneeyn ayuu isku mashquulinayey
Halyey qaran waaye geesi geesi dhalay Guul
Waafalaqaynfiican waanasidaytahay
Walaahay waa nin halisa wuxuu shegayaa waa run
Maansha Allaah Tabaaraka llaah swt haku xiftiyo Ali harare way cadahay in Aabahaa gar yaqaan ahaa gatuna allay taqaan
Runtii dadba odhan doona fahad inayku qolatahay baa dhicikarta wlhay ilaa hada somaali cidu kayahay ma aqaan mana asaga iyo kuwi edeeyay cida debiile ah balse garnaq sigiisu wuu cuntanayaa e qolyaha la.eedeeyay hala yimadaan wax cad o ay ku beeniyaan umaduna ku qanacdo Wabillaahi tawfiiq
Ali.xadhadhe run ayat.kashgetaya
FAHAD Iyo FARMAJO guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimooooooooooooooooo insha Allah cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi. Rabbiyoow soomaali badbadi yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.
Jabuti . Odaygan haystaa. Mawacna
Arintaa ikraan tahaliil markaad waxoogaa aad ugu fiirsato waxay u eegtahay in rooble baahane iyo mahad salaad arinkaa kadambeeyeen
Maash allah cali xaraare wlhi aqoon yahan baatahay waxwalba falqayankar
Wallaahi runbuu kusheegay Axmed madoobe waa cudur soomaali haye
Mooryaantasi waxay ilaaween in ay jidho maalin uu ilahay qof kasta weydiinayo danbigii uu laha shakhsi kasta.
Guul iyo gobonimo somaliya hanoolato
Cali legendary horay usoco zxp
Fahad wa Macan .ani ardaydiisan noqday,
Xaaan isagaa ciideyey markuu mahad salaad uu deg deg mahad salaad NISAugudhiibay
Cali xararaare walalal waxan ahay nin dhalinyara ah oo dhibane u ah xanuunka beerka
Aqoon weyn ayaa ka baranay wareysigaas xasaasiga ahaa ee Fahad yasin bixiyey runtii xaqiiq badan oo naga daboolned ayuu inoo ifiyey marka cidii xanaaqdo iyagey utaalaa waan rumeestay wareysigiisii oo macquul ahaa
Asc cali nabad iyo nolool lagu fahan adeer
cali ma dadkii biilku ka goay buu ka mid ahaa
lol
Astaamihii usheegaa kaa soo baxay
U jeedidaa hhhhh CBB WARKOODA WAA CADYAHAY xataa lama difaacaan beey difaacaan indho adeeg
Mashalaah. Alxaqiiqa
sheekada rooble iyo ciidankiisu waa
(nin dawee laleeyahay danbi uubadhleeyahy daaranta miridhka leh inladaaro ma ogola)
Asc dear brothers may Allah bless you Ali the way you protect Mothers thank you
Ali xaasid taageer mujribka dilaaga ah caay pland iyo jland maxaa yeeley laangaab baa tahay cuqdad heeso oo cudud laheen xilna qaban karin xoogna laheen 😭😭😭😭😭😭😭😭ooy ooy maskiin
Thank you for supporting hooyo kuris I'm single mother raising kids.
Sax walaahi fahad run IU hadlay
Fahad waa halyey Somaliyeed. Fahad info ga uu bixiyey seems very accurate and there is a lot of evidence that he displayed.
Cali xaraarow maad guursatid sxp ilaaa 2022 ayaanu is naqiinayae ma sidii waagi ayaad dumarka uga cabsataa war naftu marbay baxdaaye Is habe calow, anigu xagi aad igu ogayd waan ka dhaqaaee
Absolutely this is turu ali harare
Yaasin ma xiiniiyaa
Fahad wallahi waa nin culus
Asc caliyow wll hooyo wax lamida ama ku naxariisa majiraan weyna isoo korisay alle hawanaajiyo hooyo mcn
warkaasi wuucadyahay waanu sheegay
Al shabaab in uu gacan saar wada lahaayee Fahad yaasiin shaki kuma jiro.
Ikraan iyo yariisow iyo wariye Afrik in uu ku lug lahaa ama uu ka war hayo shaki kuma jiro.
Waa in sharciga la keeno isaga iyo cidii kala shaqeysaba.
Dhiiqo
😂😂😂😂😂😂😂 waranka waa idinku socda
Aawey wariye cawil daahir salaad
Fahad waa nin adag warkiina waa sheegay lakin waxan kayaabay islantii oo is siyaasadeysey oo gabadheedii xabaashay wiilkiina kuso jeesatay
islaanta ururka USC party two ee moqdisho unuka iska leh ayay xubin ka tahay aqoon iyo diiniyan waa zero...
Waa fikirkaaga yaa kuu sheegey in la dili rabey
Fahad waa libaax iyo harama cad ilaa cadaw ga ha qabto Reer jabujti waxeey dhahaan waa ku urureen Yacni waa issagutageen waa ku goobteen reer tolkeey maxishoodaan ills kacabsina majiro Somali waa ba, day walee 😭😭😭😭
aad iyo aad wa nin libaaxa oo lagu goobtey oo la dulmiyay
Illahay haxifdiyo
Cadawgiisana allaah ubaabi habaabi iyo
Cali Xaraare sbb Maa noqotey
Runtu way qadhaadhahay
Walaahy dadalkiina waan ubogoy
Waa run
Walale kii uorw Kenya 🇰🇪 ayaa kuersi lahaa 😂😂😂😂😂 ali harare cadai matihid 👍👍
Adiga laftaada soo qabayaalad ku jirta daaroof nimada waxaad nacaab u muujisa qabilad hawiye ayaa nacab iyo xumaan ku jirto
Hawiye ayaa soomaali u danbeeyay marka ay tahay beenta iyo qabyaaladda Daarood. Ala maxaa la is bartay. Cali Xaraare wuxu Fahad ugu hiilinayaa Farmaajo darteed.
Ninka. Kenya. Qaadka keen yidhi
CALI GABADHA HOOYADEED AYAA CADEYSAY IN TALIYE FAHAD YAASIIN INUU GABADHA WACAY BAABUUR NISA LAGU QAADAY MARKA XAGEE ROOBLE ,MAHAD ,AL CADAALA BOOS KUMA LAHAYN
😂😂😂😂maqal iyo muqal iska sug noc badan loma bahna adkesi yesha🙄
Fahad Waddanka ma joogin saaxiib
Hooyada waa loohanjabey laguna yiri waan kujarjareynaa hadaadan dhihin unuu Fahad diley.
Away kiiskii waziir siraaji iyo marshaale iyo saado cali iyo injinyeer yariisoow
CALI XARER DAAN YEER BU U EKAADAY XUMAANTII QABYAALADA KASOO IFBAXDAY
Cali iyo fahad waa laba ninoo soomaaliya
Qabiilna mawadagaan
Marka hadalkaaga kafiirso
Wuxuu lahadlayaa xaqa
Ma aha inuu caydaynta ka
Aamuso
Haday qabyaaladad kusheegtay
Yahay axmed madoobe
Wax kama sheegeen
Marka Waxaan qaban dadka
Ha odhan
Adigu wxd ku raacday hdalka fhd inuu ROOBLE gabadha dilay hadalkagana waxd ku tidhi anagu odhan maynad tidhi roobla ka danbeya hdana hdalkaga danbe wadigaa ilaa DJ iyo wuxuu fhd lha ku raacsan #MUNAAFAQBAD THY
Wuuna ka reebay inuu yiri imaay shaqeeyn
@@aminaosman3176
Dhexdhexad bu iska dhigaa lkn cid ka qabyaalisani ma jirto
Horta lbadan ma isku ...
Benaleh
Guuleeysta
Cali xaraare io Yaasiin guulaysta waxad dareeemaysa inay sharafta io runtu inay nooshahay aadna wad iga qoslisaan my favorite chanell 👍👍😍
Adigu amaanta aad usamaynayso maxaad ku qaadatay dhanbaad kararantahay
Farmaajo ayuu ahaa ninkii geed gaaban iyo geed dheerba u fuulay in labaadho arinta ikraan fahad iyo farmaajna waa la ogyay inay wax isku qarsanayeen imikana hawiyaa arintii dusha loo saaray ee xagaanu dhan kahayn ina xaraare
Thanks Xaraare…
From doutchland
Deutschland?
Doutchland wadan cusub aan u maleeynaayay.🤣🤣😂
Fahad yaasiin Wiil hoog walle rag badan buu kaga xaariyay oo AJNABI iyo SOMALIBA LEH
Mashallah
Maan sha allah Ali Harare iyo Yaasin Ducaale laakiin arintani maha wax lagu qoslo waa cadayn waa itus oo itaabsi Fahad ma,aha qof iska hadlaya waa Agaasimi Nisa waa lataliyihii madaxweynaha marka maha qof caadiya oo cid iska Eedaynaya marka 1 waa in Mahad Salaad, Rooble iyo all cadaala shaqada laga joojiyo 2 waa in baadhitaan qoto dheer lamariyo hadii dambi lagu helo waan in cadaalada lamar siiyo fahadna iyo cidii kale cadan haysa ay cadeeyaan hadii aysan dambi lahayn waa in Fahad Yaasin Cadaalada lamar siiyo iyagana laxaalo
Wad mahadsantihin cali iyo yaasin warasiga fahad run ayuu ah 100% arinja axmed madoobe iyo ina cumar geelana xaqiiq yaad ka sheegteen may ahayn in la soo marti geliyo
Runta waa sunta bini aadanka. Kailmaysiisa fahad yaasiin wax jiro oo xaqiiq ayuu kahad lay cidii kunici lahed iyo cidii kujeclan lahay soomaaliya a qabiil ayaa jeeraha kagay weligoodna hurumar magaarayaan
Jalaafooyinku ma yara. Barnaamijkani waa Tafsiirkii siyaasadda. Wax badan halkan ka hor aad uma fahmo. Mahadsanidiin! 🙏🏾😁
Erayga somalia
Ali haraare meesheedii baad dhigtay wlhi
Sida iimuqata cali xaraarow dhex dhexaad matahid egaarbaad ka rarantahy ee ilahey ka baq
Way Iska Hadashay
Tani Maanta. Uf
Axmed madoobe waa awr kiraale duliyah daari kugu durtey oo illaahey kuuma naxariisto
ASC ali xaraare & yasiin xaqiiqda aad ka hadashaan wad ku mahadsan tihiin 1-fikirkeyga yar fahad 100% waxaan u arkaa nin runta u dhow oo dagaal kula jiraan damjadiid 2_ hooyada dhashey ikraan waxaa dhegta wax ugu sheegay damjadiid qof kalena ma aaminsano laakiin waxaan dhihi lahaa inay maxkamada kiiskeeda furto kaasna ku qanacdo wixii ka soo baxa ayana ka hor dhicin waxa imaandoono ?
Cali xarare iyo yaasin ...runtaa sheegteen ... soomaali qabiil lee walayo
Mamadane lacag ayeey qadatay
Subhana laah.mamadan wa jiini
In aad xanuunkii eey aragtay arantaan ilahay waxba lama aha qof owladiisii waaayay hadalka wuu idiin fudud yahay
Hadii fahad ehel diin yahay dadka ma laayee man xasuuqeen wll ee illahay ka baqad oo runta sheega
CUQDAD LAAN GAAB CALI NEEF
Landharaha tuugada mala dhageesanaa moryaanta ah dofar madahiro bililaqo u xiisteen cali waba. Darood waye ok fahad shiiqaal ma ahoo Misa shiiqaalna darood menoqotay 🤔