Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
waah waah digfeer❤
Heskan meqa radinayey thanks ya so gekiyey yutub
Mid ayaad Birta oogu dhufatay malaha, KixKixkix
Allaah yarxamulaah fanaan ka qaalia xagayga 2005 ayay a hayd geeridiisi
Maxaa geesi rag u ladan, gabadhuu ku dhiman jiray, wuxuu gunna guneeyaba, markay gaadhey heersare, gabeed aduunyada, umalaysay gacantiyo, guudka inay ku haysoo, gurigeeda dumisiyo, gabtayoo ninkeedee, ku dambeysey goob madhan. Digfeer boqor buu ahaa. Keep going bro waa igu socdaaan heesa digfeer e
fiigsane Talks Mahadsanid walaal 🙏🏼
Waaaw
inay tamar gal noqota yaanu gagixin jacaylkuye
Digfer nag u jecla ka halawday heso badan u qaday nerfiskeda qamri badan u cabi jiray aun jano alah geyo
Waxaadan Ogayn Ha ku dambaabin ,Mowtadana ha kaa amaan hesho, Koleeey adiga un kuuma uusan heeseene
Waaba ku marqaati furtay qamri ayuu cabi jiray iyo alaha unaxaroisto isla meel magasho
4u

fiigsane Talks
Mahadsanid walaal 🙏🏼