FILO PART 62
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi
Inta qoralkeyka aqrineyso inta aqridootaba allaha janata naku kulmiyo❤
Aamin abaayo
Ameen
Kaligay amiin
Aamiin yaa rabi
Amiin
Kusali nabigeena muxamed,🫶🏼
صل الله عليه وسلم، 😩
Scw❤
Scw❤
Scw
Scw scw scw scw ❤❤❤
Omg film ka qarax bu isku badalay meshi ugu xisaha badnayd waa bilatay 😊
Wooow Dr Ali BA cawo nogu so koradhay so dhowow wan Ku xiisnay hada nahay Tim filo wan kaga mahad celin sida qurxon oo ad waqtigiina nogu hurten abukar mahadi iyo timka filo oo dhan ❤❤❤
Gacanta haku xanuunto hada like ila Agmarto😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Yaahuu
@@Seynabcadey-t1t hee mxaa dhacay😂😂😂
Inyo😂
@@SumayaAhmed-s4v Gacan canuun iskudiyaare hee😂😂😂😂😂
Xaa ihabarey wllll😂
اللهم بلغنا رمضان 🤲🏻🤲🏻
اللهم آمين يارب العالمين
آمين يارب العالمين ❤❤
Amiin
Amiin ya Allah
Aamiin yaa rabi
Qofkii allah iyo rasuulkisa jecel like saara❤❤❤❤plz🥺🥺🥺 ilaahayow bisha ramadanka bil barakeysan nooga dhig
❤
Aamiin wllo mcnto😢❤❤❤😊
❤❤
@@aishabarakalaafikummahadss1670allaha kucafiyo wall
Mel.fiican ayuu maraya filinka adunyo waxa kasto ka filo waye❤
Amiin hooyada mama arliyo ma ahan😢😢😂😂😂❤ yaa ijeedo like ha ila dhaafin
Mama arliyo waya usheegtay hooyodisa enuu mahomed amiin yaha wiilkeda markuu u soo dhofaye mohamed amiin London
Ani
@@najmaaxmed2736😅😮
@sucaaadg und zu Frsalam
Romiyoo waa nin cajiib ah inta Riwayad uu jilay meelkasta ku fican waye Ninkaas caadi mahan Jilin dabecad wanaag daganan wax kasta waku so baxayaa Mash Allah Romiyoo nolow intey nololi jirto
Been maha
Maslax miyaa Romio ladhaha
Haaa Abdirihmaan roomiyow@@Kifax2020
Haaa@@Kifax2020
Romeo wa acotorka ugu cajibsan inta filimanta Abukar mahdi an la socday meyl walbo iyo boos walba lo dhibo wuu ka so baxaa m.a Romeo nolow sxb intee nolol jirto best actor Romeo
Alle Nabad qab haynugu gaadhsiiyo Ramadanka🥰
Aamiin
Aamin Aamin Aamin ❤❤❤❤
Walalnimada cajiib waaye bal arag baxsan sidey ugu damqatay walsheet😭 filim nolal sax eh ayu ka turjuma
Part 1 to 62 waan la haystaa ❤ Alx alle caafimadka iyo cimrigaba ha inoo barakeyo
Aamiin❤
Aamiin
amin Amin
Amiin❤
😂😂😂Ala waxaa qosol igudilay mohamed amin kale radso 😂😂😂keep going team gurmad m.a shaqo fican hesin ❤❤❤❤❤one love all ❤❤
Bisinkow weligey MA dawaan ruwaayad Somalia jishay sidaan uguma xirnaan wlhi aad iyo aad ayaan uxiiseeya weliba baxsan iyo maxamed amiin iyo halaag shekado bisinkow waa suki LA ahay wlhi qeybeheeda kale aad ayaad u mahadsan tihiin dhamaan teamka ka qeyb qaatay Nola so dhaqsada qeybeheeda kale please and please thank you for giving us your time 🎉🎉🎉
Thanks abukar mahdi iyo team gurmad part1to 62 waana la haysta ❤ alhmd Alle caafimaadka iyo Cimrigaba ha inoo barakeeyo ❤❤❤❤
Aamiin wll
Inta bilaawga iyo dhamaad lasocoto waa salaame😂
Ayy amiira sidokle waa kaa qaaday abyo waa ku hestaa filo❤😂
Alx waan lahysanaa illhy ha Ina barakeeyo
@@anizaaxmedcabdi9587amiro machan
Qofaan Soomali ahayn like iima saari karo 🇸🇴
Waana ahay kumana saaraayi kawaran... 👎 umbaad uu qalaanta, waxaa lagaa rabey dalqada filinka intaad wax ka sheegtid, tuugsiga badan mesha ka daah.
@@sirkaal abayo maseerka jooji
❤❤@@rooblehassan1949 Somalia 🇸🇴 hanolaato
Allah is one ❤
Maanta waa iiga hormarisay😂😂😂
@@ismaashaaofficial2595 🤣😅
Allaah ❤❤❤
yes allah is one❤❤😮😅😊
Allah ❤❤
Xaada i dhaqaaqday runtii markoo dhahay shariif halaag waa u sheygay ani in laba naag isla dhalatay oo qabo😢 ani oo og in e walalo ku mataloyaan filim ka waa sugi la ahay maalinka sida saxdaa isku arki doonaan baxsan walasheed ii moha amiin ❤😊
Alaa kula mid ah waa sugii Lahy inta ee oganayaaan runta😢😢
😅
Walalyal iso doceya manta ayaa imtimtixan galay sabtiga ayaa helaa natijada in anku baso ilahy ha ikasee
Ilaahey ha kuu fududeeyo
Illahey hakufudhudheyo
Arinta Walaalaha Wa Soo Dhowatey Masha Allah Filo❤
Romeo best actor possittion walba loo dhiibo wuu ka so baxaa farxad ku nolow Romeo adiga iyo familkaga Allah idin xafido
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤
Scw❤
Cajiib manta filmka laga ma shekeyn karo thanks abukarmahdi❤❤❤❤❤❤❤❤
اقسم بالله العظيم ده احلى فلم ❤❤
Kooxdan koox an kala dhicin weye mrwlipa xiiso gooniya noosameeya xalqadii 62-aad maba moodysid inad xta hal xalqo dawtey cajiibkeeda Guulesto maamo faynuus salaan diiiran ika gaarsiyaa🥰😘
Sheekada Baxsan iyo walaalaheed ayaa ugu xiisa badan dhankeyga
Manta waa Shifnal m.a fillo
Tallado hadad kudarteen committal waaaa diyaar🎉
Barakumu Allah jamiican. This is one of the top . ❤❤❤❤
Romeo wadna kudkud kuriday baxsan,maama siteey beer wax dhalay welwel iyo walaac haysta , lkn maama faynuus ayaamaha waa tirsan yihiin, well done our great director ABUUKAR IYO KOOXDA GURMAD❤❤❤❤❤❤
Wooow my favourite film 🎉thanks director abukar iyo team gurmad dhamaan
Macha allah team filo I love so much this films😂❤
Team gurmad waa u iftiinka umada somaliyed
woxga lkn dadkan ajnabiga kala ah ee hab isasiinaya naga daya thanks 😊 ❤ 👍
❤❤❤❤❤❤
Masha allah tanks asxabta filimkq noso gudbiso u.k iyo xamar❤❤❤❤
Abuukar waa nagu soo yereysay qeebtan arliyo baasta ayay daliiqee saaxiib teena waa taas ika dhiban oo kawaanka malaayga is socoto sitee alla kula jiro maama fuaynuus sanad dwars xaasid saan ma ku fiicnid ee Amiin hooyadii usheeg waa na oohisay siteey 😢😢😢❤❤❤😅😅😊😊
Nogosodhaqso qbt63
😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤ maslax mawaxaad diidee Mohamed aamiiin inow baxsan walaalkeed yahay
Shidanaabo shidan Mel macaan maraa filimka Allha nasiiyo cimri iyo cafimad ku firsano
Aamin yaa rabi dhamantenba 🤲🤲
Maslax wan wataa wllhi malinba runta ayuu shegaa jah 😂❤😊
Mahdsanid abuukar mahdi kooxda gurmad dhamaantiin waanu idin jeclahay dhamaantiin ❤❤❤
Filimku waa sidee hadey is ogadaan inta wll ah filimku dhamaad waye😢😢❤❤
Asc Team Filo 🇸🇴✊️
Wcs team filo
Wcs❤❤
نة ما
Gagmaxaa Allah kubarakeyoo director❤
Filimkan sabriin quruxley katagera ❤
Wow ❤😊 mahadsanid abukar Mahdi ❤
Sodhdhowaaw62
M.a Ramadan allow nabada nagu gaarsii
Thanks wallkey Abukar mahdii Allaha ha ku xafiido wallkey guuleyso inbadan
❤❤❤ku saliya nebiga scw
Mash allh hadaa fiirsaday haduu filimka macaan noqdy thanks abukar mahdi iyo kooxdiidasa
Filinki waa gabagaba mar hadii baxsan walalhed hesha maxaa laiska hor fadhin waa dhamaan filinka😮😮😮
Sheekada hdey meel macaan marosa wlhi inaga soo dedeji abukarow❤
Meel macaan ayuu marayaaa wow thanks Abukar mahdi wllo
Flimka meeshi ugu mcneed maraya I can’t wait part 63😢
Flimku haduu macn yahy😮 waa sugi la ahay intay helayso baxsan walaalaheed waliba mxamed amiin😊
Maalinba malinta kale ka siifican . Team Gurmad you're the best
Waxan sugi kari la'ahay intay baxsan iyo hibo is ogaanayaan iyo weliba Maxamed aamiin
Team abubakar keep going on.
.timega nosobadiyo plz ❤❤❤❤❤❤❤
Waaw maanta Ali baa yimid.
Iove baan ku ahay Ali
Yareey ninka iiga leexa yaah😂 ali anaa ilaa xujo so jeclaayee
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@@mariaadan4822naa xishooda😂
Thanks brother abukar mahdi🥰👑
Boksiya iyo Kaltun gabdho yar yaroo qurux badan saxibo ku jilaya in kastoo Boksiya saxibted lacag ka doratay hadana yel kadeed wax kasta waku so baxayaan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤filo filim wuu dhaafay ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salansare abuukar mahdi ❤iyo dhamaan koosda gurmad dal iyo dibad❤walahi waa qoslay filimka hadlees macaanadi😂baxsan maslax😂docter ali well came we miss you❤teem 1🇸🇴maseyrka😭
Thanks Walal
Masha. Allah filinka aad iyo aad ayuw u qurux badan yahay
Lamma gaa ri ka ro ceb malleh
Dhamaan jilla yaalku dhamaan
Tood iyo inti figradaha isku soo dawariday dhamaan guu l'esta gob baa tihiin isha baxarka siiba mamma feynuus sheikh daahir iyo walalkey abukar mahdi salan sare iyo dhamaan koxda kuwa joogta London iyo kuwa jooga somaliya
Isku so noqod wanagsan intan iskaga so noqon doona team gurmad ❤
Guule my bthr Abuker mahdi
Waa inoo talaadada inshaAllah 🙏 🙏 🙏 ❤❤❤
Wow xaasasi weeye caawa thankas A/mahdi. Iyo team gurmad . I cant whait jimcaha 🌹🌹🌹
Yaa iga horayn kara dee😂 thanks wllo
Filimkaan waa cajuib👍
Ku saliya nebigeen scw scw scw scw dcw scw ❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Best movie somali Mashaalah ❤Aboubaker mahdi best director
asaxaabta gurmad wan idin salamay dhamantiin ani cawinaad ayan idinka raba iso garab istaaga idinkoo mahadsan❤❤❤ waan idin jeclahaye❤❤
San xaq maha channel kaan 1 million angarsina🎉❤
Wad kumahad santahay abukar Mahdi horay usoo ❤😂🎉❤😢❤
❤❤❤❤❤❤
Filimki ugu ficna een dawado noloshyda wakan walal soo badi hana naga ragun
Wow filimkeyga manta Ana u horeyo😂
abaayo xiriir ma ila samaynee❤
m.a allah in xafido dhan koxod gurumad❤❤❤❤
alle ramadaanka nabad ha nagu gaadhsiiyo ❤
ameen ya rabi iilahow muradkeyga irumey ❤
Aamiin ya rabi 🤲❤
Amiin yaa allah
Waa wanaagsanyahiin jilayashu waaana film wacan oo qiso macaani ku dhexjirto gulaysta somali mel aad joogtanba
Thanks team gurmed plz la so dhaqsada baxsan Aya rabaa side ku ogen lehed walaldeydi
waaw axsan musasal Abukar mahdi thanks yaqe
SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE THANKS MY DEAR team😂
The Best Films 📼 ❤
Asc team filo salan kadib ruwayada kasaaro baldoos iyo Mr raiis
Filime ka ba maantu si ficin ii maray 🎉🥹🥰thank you abuukar Mahdi dhamaan gurmadka filo👏🏻
Wow filo is the film all Somalie watch😮😮😮😮😮 imika 4 min 2k ayaa arkey😮😅❤❤❤❤
Meel fiican buu marayaa walal abuukar mahadsanid
Merci beaucoup abuker mahid et dhamanba Koxda Macha allah 😂
M.a it was enjoyable part eagerly waiting part 63
Wow caawa caadi ma ahan thanks Ustaad and team Gurmad
Bravo Abukar mahdi qisada filmka xiiso badan yahay waa dhacdo xaqiiqo ah🌹🌹🌹👏👏👏
Maasha Allaah caadi maba aha maantey filmka horta meeqo maalin uu soo galaa
Yaa allaah meel mcn buu ku goay xitaa talado masugi karo pls wll abukar kuso dar m.a alle ha idiñ xafidee❤❤❤❤❤
3.wllo qisadodu waxbeyba iso xasusi say😭😭
Sorry wll abahay wuxuu inamo dhalay kaligay iyo 4hablaa iigu soo duceeya wuu xanuusanayaaye inuu ilahay abahay awlaad kale oo garab noo noqda siiyo 😢❤
Asxabda dhaman dawasho wacan guuleysda ❤❤❤
Filo filo wax kastaa aduun kafilo ❤❤❤
Wow mahdsanid abukar mahdi❤
Filimkan inuu dhamdo uma qlmo ha iska socdo lee😂besy filim filo
❤❤❤❤🎉🎉🎉 masha allh allw baxsan guuleee teem gurmad dhamaaantiiin mahat sanidin
Guul Wacan May Team ❤Allha Idin Xafido