NINKII AISHA ANIGA MA DHALIN INANTA YAR AISHANA WAY ISAGA TAGTAY ANA QOYS CADAANAN SIYAY ADKAATAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

КОМЕНТАРІ • 38

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 2 місяці тому +8

    gabadha yar waa gabar dhllin yara oo hooyo la aan soo kortoy ha loo naxariisto

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 2 місяці тому +6

    dahir.Alasow.waa geesi. Waa.boqortooyo 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 місяці тому +4

    ILAAHOW. QATUMADA. KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @DaahirSiyaad-s3s
    @DaahirSiyaad-s3s Місяць тому

    Maanta waa aduunyo barise waa aakhiro somaliyeey waad halaagsanteene tawbadkeena uguyaraana umadaha kalataga akhlaaq xumadiina

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 місяці тому +1

    Caisha illahey carurteda hausahlo maskaxdedana rabi howdejiyo dhibkana rabi hakadulqado wllhi wagabaryr oi dhiban somali grab fbi ha ugadhigo oo kanaxo😢

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 місяці тому +2

    SUBXAANALAAH. ILAAHOW. DAALIMIINTA NAGA. QABO. YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-kn5sh2wx5l
    @user-kn5sh2wx5l 2 місяці тому +2

    Waryaa hadad daacad tahay inaa cayr dalbato maxad Marku weynado xanaano geyso adna shaqo fiican oo subaxdii ah u aadi weyday intaa faamil u geyneysay war hooyin kaligood baa korineyso Ilmo hadad Hayso waxa haystaa cadeyn ah Ina ilmihii kula joogo lacag ku qaadato Marku xanano tago shaqo raadi lakin shaqo xun ilmihii u geeyay 5 maalin oo maxaa aabo ku tahay ilmihiisa Maba ogid side ugu aamintay 5 maalin inaadan arkin wahwar adaa halkaa dhigay hadad gabadhan is haysaan caruurta maxay galabsadeen

  • @mohamedabdiriixo3468
    @mohamedabdiriixo3468 2 місяці тому

    Maanshalah

  • @mohamedabdiriixo3468
    @mohamedabdiriixo3468 2 місяці тому

    CAQLIGA ILAAHAYBAA BIXIYA NIN WALBANA INTUU DOONO GALIYA ILAAHAY HAKU GARAB GALO CAQLIGANA HAKUU BARAKEEYO SHAYDAANAL INSIGA KALE EE IDINSOO DHEX GALAYANA ALLE HA KAA QABTO HADII RAJO KUUGU HADHSANTAY GABADHAA OO ILAAHAY RIXIMKEEDA CUNUG KUUGU HADHAY ADNA MA XUKUNTID IYADUNA MA XUKUNTEE WIXII ALLE KAQAYBSHO AYAA KA QAYBSHAN BALSE SHARAF IYO XARAGO CIYAAR WEEYE ARINKAAGU FIKIRKAAGU IYO AKHLAAQDAADUNA WAA TOP ILAAHAY MID EHLU SHARAF AH HAKUSIIYO HADII AAN CALAF KUUGU LAABNAYN HALKAA NIYOW ARINKANA ISLAAMNIMO HADAAD HOOS UGASOO DEJISEEN SOOMAALINIMO HA DHAAFININA WALIBA INANKA WARIYAHA AYAA KUGU DIRQIYAY NIYOW XINIINI WAA TAAS AAD KARTIDAA KUSAMAYSAY ANIGA KULA HADLAYAA SHAQSIBAAN AHOO AAD AYAY IIGU CUSLAAN LAHAYD ILO 13 DAYS JIRA VERY SERIOUS INANTAANA HADAL UMA BANAANA ALLE HASOO URURIYO HANA KA HADHO SOCIAL MEDIA HA GO AHEAD SXB

  • @Yusro557
    @Yusro557 2 місяці тому

    Maansha allaaaaaah Mahad iyo khalid🙏🙏good barmaamish👍

  • @Minagamzel
    @Minagamzel 2 місяці тому +2

    Somali wa indho ko garadya yal comments ka dhan ninka ayey la riyaqeeno aminen hadow run sheegi moxow inanta xaskisa ehed o qawan ugu diray sabab uh iyadi ba aragtay o qirtay iyado qawan in u fafiyay marka halka ayaba cimamadi kagag dhacaday

  • @user-kn5sh2wx5l
    @user-kn5sh2wx5l 2 місяці тому +3

    Hadey daacad jirto ninka waa uu awooday in uu shaqada u sheego xaalada ilmaha uu hayo kadibna waqtiga uu badasho shaqada inta maalinki loo haayo uu shaqeysto galabkii uu so wato hadey shaqada ka diido bartaa uu ku joojiyo shaqada oo uu cayr dalbado ilaa Inta uu ilmaha xanaano ka bilaabo kadibna uu shaqo ku haboon aabo single father ah qaadan karo subaxdi xanaano galabkina so wadatid lakin shaqo darteen aan faamil ugu dhiibay macqul maaha shaqo waa la helaa lakin caruur lama Helo taasi far aya ku mudan meeqo hooyo oo single ah ayaa cayr u qaatay si ay u haayaan Ilmo Marku u koro xanaano geysta shaqeya galabkina so wata lakin famil Uma dhiibaan caadi iska dhig Ayada xanuuji intaa is lahayd dhiiqo faraha la gashay

  • @SaroAbdi-jg4jw
    @SaroAbdi-jg4jw 2 місяці тому +4

    M.a wiilkaan waa wiil deggan oo aqlaakh leh

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤

    • @maryamabdi5551
      @maryamabdi5551 2 місяці тому

      I’m so sorry I know someone doing because of us t r ❤❤❤

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v 2 місяці тому +1

    Wiilkan wuu maskax badan yahay. Sida aynu arkayno. Isakoo shaqaynaya hadana ilmo yar gelii ku ahaa Nin ahan way ku adkayd marka. Wax qaldan Alah Og😮😮😮

  • @truechannel2041
    @truechannel2041 2 місяці тому +1

    22:32

  • @cosob8117
    @cosob8117 2 місяці тому +1

    Wiilkaan inta hadda uu. Sheegay haday run tahay waa ok. Xaqbuu uleeyahay inuu caawin raadsado,

  • @Yusro557
    @Yusro557 2 місяці тому

    Amiiin🤲🤲🤲yaarabi

  • @marwaanofficial9707
    @marwaanofficial9707 2 місяці тому +1

    M.a

  • @Yusro557
    @Yusro557 2 місяці тому +2

    Wiilkan waa wiil daacad ah runtii Aisha waxaa kawaalay soomaalida inta xun👈Daahir calasow iyo qomkiisii alle uu Nacay ayeey ugashay gacanta👈😳Talo alle kufilan mahadoow isaga samar inta xun ee kusoo qorayo hadalada xun xun👈insha allaaaaaah qeer idin dhafay👍👍

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 місяці тому +3

    MAASHA ALLAH. WIILKAN. HADALADIISA. AAD. AYEY. RUNTA. UGU. DHOW. YIHIIN. INSHA. YOU. ILLAHAY. KHAYR. HAKA. DHIGO. AAMIIN YAARABI ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @monaabdullah3596
      @monaabdullah3596 2 місяці тому

      Waad xanuusanaysa wlhi
      Isa soo dabiib ..... adiga iyo isaguba cilaaj baad u baahan tihiin😂

  • @truechannel2041
    @truechannel2041 2 місяці тому +3

    Mahad Saad uhadlayso waasax ninmacquula baad u egtay laaakiin markuu kosooqabtay. Dahir Caybaadkubilowday Inaad Saad hada uhadlayso inaad ulahadosho bay ahayd

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 місяці тому +3

    WASAQ NINKA HADLAAYEH DHABAYECEH MJ WARYAA ADAA CANDHO WEYNEH QANIIS FUTADA LAGA WASO AHE DAHIR DAHAB WAA LAANDHEERE IDINKA DAWARSADE O OOYA REER FAQASH MARKA AFKIINA URAYE HAGAAGSADEH WASAQ

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 місяці тому +3

    Mr calasow aduunka wuxu ugu neceb yahay Mj

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 місяці тому

      Dhilo mj ada yaqan dahir dahab afkaaga ka baxi

  • @samirhashi2193
    @samirhashi2193 2 місяці тому +1

    700 hal ilmo lagu bixinayo been waynaa

  • @muhuboelmi4662
    @muhuboelmi4662 2 місяці тому +1

    Will iyo gabarbey kuudhashey maxaa will kaliya usheegeysaa aawey gabadhii shaleyna. Adoocey bilaabey ayaalagu tuurey hadana maskiin baad iskadhigeysaa

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 2 місяці тому +1

    Habo mahad gabadha si gaara iyo si gooniya ugu dulqaado waa gabar

  • @abdelazizabdirahman8831
    @abdelazizabdirahman8831 2 місяці тому

    Masha Allah wa nin aad udegan yaqaanana maslaxada ciyaalkiisa

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f 2 місяці тому +1

    War wiilkan wax garu kahalaye maxa loga been abuuraya dahir calasow waa sheydaan isaga gabadha been ushegaya

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 місяці тому

      Dhilo faqash dahir dahabka afkaaga ka reeba sheeydaan waa faqasheh

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 місяці тому

      Maxaa gar ah ma in uu ilmihiisii gaalo siiyay

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 2 місяці тому

      ​@@Maria28832waxaas reer lafti nagaa ka ahow ka dhex bax reer Somalia 🇸🇴 daarood iyo hawiye waa dad wada dega

  • @Imanx602
    @Imanx602 2 місяці тому

    The guy is genuine... Laakin naag fudud buu ugaley. Im sorry.

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 2 місяці тому

    Waryaa mooryan beenloow jooji beenta mahad ma dhihin cunug ma dhalin ....mooryaan inagumeeyhoow ciilan