MOHAMED DEEQSI HEES CUSUB ARAGSAN GABDHA UBAX FAHMO 2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 92

  • @rashkamohamed5000
    @rashkamohamed5000 7 років тому +8

    Yaa iga hormaray bal #Like ta lacag malaga helaa bal isaara ana aan helaa lacag hadii lacag laga helo tollkay away hhhhhh

  • @halaaduale5633
    @halaaduale5633 7 років тому +22

    Xidigaha somaliya weee shidan yihiin tllhi caadi matihiin idin jecliyaa 😛😜❤

  • @gataayadan8363
    @gataayadan8363 7 років тому +23

    First comment yaa igu haysta like ii sasr hadaad igu horeeysay

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 6 років тому

      mnsh allh lkn mesha heeska lagu qady wa guri fool xun ee.meel shidan aya lagu qadi laha

  • @abdikarimibrahim7337
    @abdikarimibrahim7337 7 років тому +4

    Nasiib badanaa gabadh uu great Samaroon abti u yahay. isaaqna awoow uyhy great Somaliland love you where ever you are.

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 6 років тому +2

      abdikarim ibrahim nasiib bdna gabadhe hawiye dhaleen

    • @munasancani4322
      @munasancani4322 6 років тому

      isku filan ina Said Xawadle iyo Samarom qofkey iska dhaleen wallee dad umu baahna

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 6 років тому +1

      Muna Sancani xawadle ya ahna tan labad gabadha samaron ha dhale aabehed abgal miya mise murusade ama xawadle

  • @yasmiinmohamud4609
    @yasmiinmohamud4609 7 років тому +2

    Aaar abti aragsan ma magac baa an la baxee wa laysku arkay magacaas fanan cod macaan wlhy

  • @abdirahmanabdirashid2577
    @abdirahmanabdirashid2577 7 років тому +1

    wooow xariiradi boon bilane borame awbare ilaa iyo jigjiga tii ugu bilicsanaydbaan ku dhawacanahe wooow nice song

  • @argsandadkaroon6122
    @argsandadkaroon6122 7 років тому +2

    Waaaw cadi mahan deqsii hor usocoaa uniga naga shidantahay sanadkan aragasan

  • @sookarienough9290
    @sookarienough9290 7 років тому +11

    Inaba cadi ma ahan hestaan
    Codka
    Laxanka
    Miraha
    Music
    Muqaalka

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 7 років тому +1

    mashallaha waa ubax fahamo biya ismarin argasan ku soo dhaawoow muqadisho

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 7 років тому +7

    Anaa uu hoor egaay

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 7 років тому

    Masha Allah quruxdi hoyaded ubax fahma aywadataa kusodhabow xamar cdy

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 8 місяців тому

    M.a wllshy aragsan❤

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 7 років тому

    Musion subxaanyo iyo inaantiisii woow quruxlay weeyi ina fahmo dhar huruuda weeyi sowmaaha waa gadantahay heestu ama sidaasa loo heesaa ama waa la iska amusaa

  • @gobdoongashaanle1095
    @gobdoongashaanle1095 7 років тому +1

    quruxdii ubax fahmoway leedahay

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +1

    🙉Hooy waxad tahay hadaan sheego hacadhonin bulshadad kamid tahaye👩🏾👩🏽👧🏿👵🏿😂

  • @xiinkaboy123
    @xiinkaboy123 6 років тому +2

    erayadaaa ika kadan iyo codka ,fanaanka hora uma arag nagana,before now,,,,, 👏👉👀

  • @SharmaaOmar
    @SharmaaOmar 6 років тому

    M.deqsi fanan dhameytiran fanka rer muqdisho fananka ugu cod mcn tageero weyn

  • @amiintakar2679
    @amiintakar2679 7 років тому +2

    Maxamed deeqsi axsan hees aragsan nce

  • @saynabsomalia446
    @saynabsomalia446 7 років тому

    Masha allh ilhey hakudayo subxnyo gabdhad

  • @xalimo2416
    @xalimo2416 7 років тому +2

    ya uqtii walagu amanay anaka neh yano maqan 😢😢😢😢

    • @yusufsadaq1717
      @yusufsadaq1717 6 років тому

      Hamda Sharaf 4i😅😇😈👶💏💑💅💪👀💙❤💋👅👄👣👃💚💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💘💘💘💘💘💘💝💞

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 7 років тому

    Manshallaah she is beautiful walahy 😍👌💓💓

  • @qumanqali636
    @qumanqali636 7 років тому +14

    Subaxanyo caadi maha ciyalki u musicka u utamayay o dhan inantayda hees u qaadu yidhi hadi kale hees danbe idin garaci mayo xariif😂😂

    • @fadumoabdi1966
      @fadumoabdi1966 7 років тому

      Quman Qali hhhbb wlhy waa yaaby

    • @deqadeqa7952
      @deqadeqa7952 7 років тому

      Quman Qali kkkkkkkkk ma ila aragtay

    • @nimoabdi5941
      @nimoabdi5941 7 років тому

      Quman Qali Hhhhhh

    • @aishahibo8796
      @aishahibo8796 7 років тому

      Quman Qali daa sxb ilayn wax bilaashi majiraane kkkkkkkkkk tolow yaa Ana iqaada hees

    • @ayeshakiin3210
      @ayeshakiin3210 7 років тому

      Quman Qali hhhhhhh subxanyo muzikiste jiro waye

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 7 років тому +12

    Ar ayaamahaan maseer badna fanaanka aragtid #araagsan lee uu kusoo heesaa omg😳😳

    • @faatimamuuse8731
      @faatimamuuse8731 7 років тому

      Empire girl hhhhh alla ani xtaa maseerkaas ihaayo baryahan😒😒

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 7 років тому

      Faatima Muuse kkk alla huunooy maserka ma ila qabta aduna

    • @faatimamuuse8731
      @faatimamuuse8731 7 років тому

      Empire girl 😂😂sxbey meeshan dhanba darteed uga tagi rabaa maseer waa dhaafay wxayga😡

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 7 років тому

      Faatima Muuse 😃😃waa inaan raadsana wax nala waasha kaliga waalo wareer waayaa layidhiye

    • @faatimamuuse8731
      @faatimamuuse8731 7 років тому

      Empire girl 😂😂😂😂😂

  • @crisaqali5165
    @crisaqali5165 6 років тому

    maxamed deeqsi iyo maxamed tomanle waxan ka codsanayna inay ka fogadaan meel ay ka heesayso naagtan codka xuna leh akhlaakhdana ka dhimatay oo ku magca dheer nayruus

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 7 років тому

    mashallaha ✋✋✋✋ maxmed 💖💖💖💖 deeqsi yasalaam 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💐💐💐💐👌👌👌👌👏👏✋✋

    • @yusufsadaq1717
      @yusufsadaq1717 6 років тому

      Hussein SAID 👐👐👐👐👐👐👐💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💝💝💝💝💝💝💜💝💝💝💝💝💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐✋✋✋✋✋✋👊👊👊👊👊👊👊👊👏👏👏👏👏👏👏👏👏🚨♨💒

  • @samiiroahmed8966
    @samiiroahmed8966 7 років тому +1

    Aragsan igadaba geya maxa lo amanaya bal ubax fahan ba dhashay sax wadanka dibadisa may katimid ma la arosay qofki igu dhamo ha iso shego plz

  • @hananabdullahi234
    @hananabdullahi234 7 років тому +3

    hestan inaba cadi maha Codka wax lo dhigo lahen

  • @zakiabbe8902
    @zakiabbe8902 7 років тому

    😃😂😂😂gabdhan ubax fhmo halayga daba geeyo😂😂
    Waaba iwareeiseee

  • @munanolow8577
    @munanolow8577 6 років тому

    aragsan ina hooyo ❤❤

  • @sunaliitamuqtaar1526
    @sunaliitamuqtaar1526 7 років тому

    wooow aragsan abaayo sooo noqo adooo nawada

  • @hanfisaleban3449
    @hanfisaleban3449 4 роки тому

    Xariirad dila iyo boorama saylac iyo awbare halkii aqoonta soomalidu kasooo ifbaxeysaay aragsaney abti kunoolow waligaaaa

  • @maxamedsacdyomashaalhahhbb7948
    @maxamedsacdyomashaalhahhbb7948 7 років тому

    masha alha wll maxamed deeq

  • @afyarepro5865
    @afyarepro5865 7 років тому +2

    plz camerooyinka high qualitygooda ku dadaala hees iyo bar mohamed deeqsi

  • @taatuujanagale6956
    @taatuujanagale6956 7 років тому

    waaw nin culus Sxb deqsi

  • @liibanmohamed5656
    @liibanmohamed5656 4 роки тому

    masha allah

  • @user-fc6ct9ji8t
    @user-fc6ct9ji8t 7 років тому +2

    Ar anga wan ybnhy aragsan yaa la dhahaaa

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 7 років тому +2

      Gabadhan Dharka jaalaha wadato ayaa la dhaha Odaga aktaagan ee Musigada tuma ee Subxaanyo la dhaho ayaa dhalay iyo Fanaanada Ubax Fahma

    • @user-fc6ct9ji8t
      @user-fc6ct9ji8t 7 років тому +1

      Zacharia M Mohamed thnks

  • @mohamedking7408
    @mohamedking7408 5 років тому

    You are good boy

  • @albaghtadofficial6435
    @albaghtadofficial6435 3 роки тому

    From 2021🤣

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 7 років тому

    Nice song

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 7 років тому +1

    Maxamed deeqsi Samaroon ayaa ahay miyaa waa asaga gabadha ku Abti Tuulooyinkii Gadubiirsi oo dhan tiriyee

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 6 років тому +1

      Zacharia M Mohamed wlle ubax fahmo maa samaroon ba.myna isaaq ahyn lkn ninka heesya maa samaron ba isna hawiye ayan uhysty bal usheeg inta hn

    • @kowsarhassan4756
      @kowsarhassan4756 4 роки тому

      Maxamed tobanle gabartu adeer u yahey waa xawaadle

  • @mohamedking7408
    @mohamedking7408 5 років тому

    Nice sog bro

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 років тому +1

    duqa waxuu u xanaqsan yahay heesta miraha ayuu fahmoyaa lkn dhalinta musiga lee maqloyaan lol

  • @mohamedsharif6495
    @mohamedsharif6495 5 років тому

    Waaw

  • @hormarwacantube8636
    @hormarwacantube8636 7 років тому

    Musika 💋💋

  • @mohamedhassnaden2678
    @mohamedhassnaden2678 7 років тому

    wiilkan cod fcn ayuu lee yahay

  • @marwaismailmohamedmarwaboq2698
    @marwaismailmohamedmarwaboq2698 7 років тому +2

    hhhh klay ani waayaabe tanyar mxay tahay fananad miyaaa heezuhu bilaazh miyaa iqda anina de😂😂😂

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 7 років тому +1

      Aabaheed ayaa Music u wadda tuma Hooyadeedna Waa Fanaanada Ubax Fahmo

  • @ibravohassan5042
    @ibravohassan5042 6 років тому

    0.44 yarka maxaa kaqaldan mesha surwelka lakeste😂😂😂

  • @salmaqalanjo2393
    @salmaqalanjo2393 7 років тому

    aragsan yawaye qaraaboy

    • @elinajseph4360
      @elinajseph4360 7 років тому

      salma qalanjo waa inantii musitionka wayn ee subxaanyo iyo ubax fahmo

    • @munasancani4322
      @munasancani4322 6 років тому

      Aragsan quruxdeda ka garo waa gabadh xawadle Iyo Gadabursi iska dhaleen

  • @adanmohammed594
    @adanmohammed594 7 років тому

    yaa igu cawin karaya macageda gabadha 2:53 dharka madow ?hmm

  • @aliamohamed7096
    @aliamohamed7096 6 років тому +1

    wllayal su,aaal inanka koodhka buluuga ah sita ee surwaalka laabtay ma make up buu marsanyahay yaabay ee wajigiisa dhalaal iiga muuqdo hhhhhhhhhhhhh

  • @canabrooble4016
    @canabrooble4016 7 років тому

    Kkkkkkkkkkk qaraaaxo badanaaaa kaneeecadiii dhalataba maloooheeesaaa iskaga keeen baraaaaweesta kkkkkkkkkkk

    • @elinajseph4360
      @elinajseph4360 7 років тому

      Canab Rooble Afkaaga wax ureebo ka xun baad tahee noocaagoo kle ayaa farxada iyo soo dhawaynta dadka ka xun miyaa lagu soo nacay habro wadaag 😂😂😂

    • @canabrooble4016
      @canabrooble4016 7 років тому

      Farxad masidaaan baaad utaqaaana kkkkkkkkkk alxamdu farxada waatiii familyga Ku eg balse maaha in bulsho lalabadan lalasoo dhex istaago

    • @canabrooble4016
      @canabrooble4016 7 років тому

      Mida kale aniga kulama caaay tamaayo waane isku galsoonahay nuucaan ahaadaba amaaan waaan kadhamahay ale ayaaa iga deeqay amaaaan mahadsanid

  • @canabdahir2173
    @canabdahir2173 2 роки тому

    Pppppp

  • @preciousmuslimah903
    @preciousmuslimah903 6 років тому +1

    Aabaha hakula jaaso Waaba dhib wacadale😂😂