FBI oo Daba socota xatooyo cusub oo Somalida Minnesota loo haysto.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • FBI oo Daba socota xatooyo cusub oo Somalida Minnesota loo haysto.

КОМЕНТАРІ • 68

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 4 дні тому +4

    Ku saliya nabiga ❤

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 4 дні тому +2

    Niinoan waa kuwaa waax daacey

  • @mohabdul1
    @mohabdul1 4 дні тому +3

    Somalida tuugonimo way kú faana. Wa wada moriyaan. Wa asbaabaha Somalia lo burburiyay

  • @Abdikanijibril
    @Abdikanijibril 4 дні тому +3

    Oo ileyn hadaan maqli jirey dadka marykanka jooga lacag badan ayey haystaan marka loo eego dadka yurub jooga waaba dad xaaraamiyiin ah oo tuugo ah😅😅😅😅😅

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk 4 дні тому

    Hadda ninkaan waxaa uu leeyahay 5 leysan (license) ayaan haystaa, haddii uu cilmigeeda lahayn muxuu laysanka ku falayaa. Meesha lagu haayo caruurta Autisme qaba waa xaruun lagula tacaalo dad jiran ee ma aha goob ganacsi. Somalida ha joojiyaano in lacag karaadiyaan caruurta jiran.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 5 днів тому +1

    Cali❤

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 дні тому

    Nur iyo neeb way isugu jirtaa

  • @bedelnolosha2490
    @bedelnolosha2490 4 дні тому

    FBI ayaa noo timid,oo baaritaan noogu timid inuu dhaho ayey ahayd,halka uu kalee yahay,FBI baa na soo weerartey.

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 4 дні тому +1

    Caabuq .. misnoming... maaha disease waa inflammation

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 4 дні тому +1

    Somalidu waa mahaan cunaa

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 4 дні тому

    Waxad uga hadli weydey dagaalka buuraha waa mj neceyb waa lagu ogyahay

  • @SuperMiino
    @SuperMiino 4 дні тому +2

    Waxan qaba kulaha😂😂😂

  • @AbdirahmanGelle-v9k
    @AbdirahmanGelle-v9k 4 дні тому

    Subxana laahi Somalaya 🙏Sharaf iyo dadnimada 👿👿👿

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 4 дні тому +1

    In Michigan State ,
    Anigaa School ka shaqeeyeh oo caruurtaas special Kaa caawiyah waa runtiiis si gaarah baa loo ilaalsadaa walaahi Allah caafimaad Allah siiyo school ka aan ka shqeeyoh 15 caruur taa oo autism ka qabah 12 waa black

  • @Dhulka1beerta
    @Dhulka1beerta 4 дні тому

    Caliyow FPI iyo musuq masuqaa ah wa halkedaa lkn xanunka waxa keynay hoyda ilmaha dhashaay Ayaa waqtiki hadalka u carurta labaari lahaa hadalka hooyada umaa heyso waqti lkn marki u hadalka ka u kaa daahho otisimka carur gurika ku xiraan qofki hayayna haweynki dhafaar tiktok ama snap malintina jif carurta waa bilaa garab hoyoyinka hala waniyo ine carurta ey waqti siyaan

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 4 дні тому

      Oo aabihii meeyey ma keligeedaa dhashay wax caqli gal ah noo sheeg

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 5 днів тому +2

    HADII MARKII HORE XAARAAN LAGUGU SOO KORIYEY ADNA XAARAAN BAAD CARUURTAADA KU SII KORIN BALSE WAXEY KU KALA DUWAN TAHAY ADNA WAXAA LAGUGU SOO KORIYEY MEEL TUUGA FARIID REERKIISU UYAQAANAN BASE TUUGAN WUXUU JOOGAA MEEL AAN WAX LAXADI KARIN OO ILMIHII XAARAANTA LAGU KORIYEY INUU ARKO HOOYADII IYO AABIHII OO MAXKAMAD TAAGAN OO XATOOYO LOO HEYSTO WAXAA LAGA YAABAA KAA INUU KA BAD BAADIYO CARUURTIIS ILEYN MEEL SHARCI KA SHAQEY NAYO

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 4 дні тому

    OMG 😊😮😊you people you don't know how to manage the budget of that or you mismanaged everything upside down 😅😅you know what I mean 😏

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 4 дні тому +1

    Somalida lama aamini karo

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 5 днів тому +1

    Meeshay tagaanba waa gubayaan

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 5 днів тому +1

    Musuqmasuq waa meheraada Soomalida.

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 4 дні тому

      Kadaabiin

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 4 дні тому

      Musuqmaasuq soomaali waa meheradii abwn sayid m cabdulle xasan 150yrs ago ayuu gabaygaa tiriyey

  • @omarhersi4367
    @omarhersi4367 5 днів тому +2

    Waar soomaalidu waa tuug

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 4 дні тому

    Somalidu waa dad imaan la aan ah

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 5 днів тому

    Ali Harare. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 4 дні тому

    SOOMAALIDU. WAA WUXUUSH. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 4 дні тому +1

    U Malayn Maayo FBI inay with out Reason Case Been Been iyo Rumours ku Furto

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 5 днів тому

    Wuxuu wadankeena u burburay buu qabaa. Dad gaalo musuqmaasuq ka celcelinayaan

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 4 дні тому

    Nikan lanbarkisa hagen kahela

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 5 днів тому +2

    WALEE REER KOONFUREED BAAN LOOGA TAAG HELIN WAX IS DABA MARIN, MUSUQ, XATOOYO IYO MAGACA SOMALI OO AY KU XAARAAN!!!.
    REER SOMALANDOW MAGACAA WAA NIJAASEEYEENE, AYNU UGA TAGNO!!!!!.

    • @hallad598
      @hallad598 4 дні тому

      Caqli xumo. Ma waxay kula tahay in aan reer Waqooyi ku jirin?

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 4 дні тому

      Adeer Somali way ku wada jiraan, koonfur iyo waqooyi wadankani ma kala laha wax S/ LAND la yidhaana ma jiree dadku waa wada soomaali haday xun yihiina soomaalibaad la tahay, haday wanaagsan yihiina soomaali baad la tahay magaca iyo sharafta soomaali waa inaad ku faantaa.

    • @hallad598
      @hallad598 4 дні тому

      @@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. waa dad cuqdad iyo xanuun lagu beeray. Waxaan ka baqayaa in ay Islaamnimada Soomaali awgeed uga cararaan.

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 4 дні тому

      Waar soomaalidu isku doon bay saaran tahay kala gurkoodana waxba ka faaiidimeysid ee isku xishoo laxeeey

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 4 дні тому

      @Abdikanijibril ADUUNKIIBA WAA KALA BARTAY!!!!!.

  • @dahamusse6459
    @dahamusse6459 5 днів тому

    Asw waalaalayaal weliba waa la masaafuriyaa qofkii lagu qabto oogada refer koonfur

  • @SuperMiino
    @SuperMiino 4 дні тому

    Odaygan sheeko xiraan bu shekayah

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 днів тому

    Arintaan hadaysan dadka soomaaliyeed aysan si wada jir ah uga hortagin waligood laga jojinmaayo gacmo wada jir bay wax ku wada qabtaan

  • @Suleeqoa
    @Suleeqoa 4 дні тому

    Kuwa guryaha beentaha lacaga ku gurtay aya ku soxito maxa ka wada qaldan dadkena

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 5 днів тому

    Weli hada loo yaaba, dad badan baa sharcigooda ku waayi doona hadii musuq lagu helo, ninkan meesha qabsaday ma safaado.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 4 дні тому

    Waxay ka sheekeeyaan calankii buluuga .ahaa .ayaa meel laga taagay waa calan ceebaysan oo .aduunka looga yaqaano budhacad badeed iyo al maafiyada italia mid la mida sharaftii somalida way ku maydheen afar lugood ayey ku socdaan reer koonfur dhin badanaa

  • @Wadani924
    @Wadani924 4 дні тому

    Cali Xaraare waxa uu ku baraarugsan yahay in wareysiga uu qaadaayo la wada daawan karo oo afaf kale lagu turjumi karo, waa sababtaa uu martidiisa u saxaayo ee u leeyahay "war dee innaga oo keliya ma mihin ee waa la ina daawan".

    • @RidwaanMahamed-dr6wr
      @RidwaanMahamed-dr6wr 4 дні тому

      Qof sharaf daro kunool waxa kadar dadka wax ka dhiga waa loo jedaa

  • @-libanAbdi
    @-libanAbdi 4 дні тому

    Maa Mooda aduunka dhan in Somalida kuso qaldan tay Subxaan
    wa in dunida laga dabar gooyo Somalida macal Aniga Nacala 😂😂

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 4 дні тому

    Caliyoy muxuu ootiisimkuyahay?

    • @abdihakimabdi-gj3wy
      @abdihakimabdi-gj3wy 4 дні тому

      Waa cudur ku dhaco caruurta, sida hadalko oo ka soo daaho, fudeed badan

  • @roblesaid101
    @roblesaid101 5 днів тому

    Asc Caloow Sxb Kaftanka Siyaasada Yaasiin ka yar Barnaamijka Fahansii.

    • @Mahamud-g6j
      @Mahamud-g6j 5 днів тому

      Oo sxb maxaa lagu oranayaa. .muxuuse qaldaaaa yasin yare

    • @Cadnan114
      @Cadnan114 5 днів тому

      Yaasiin yare wax badan buu saxaa arimaha muqdisho maadaamaa uu ka soo jeedo, hadii uu khalad galay sharaxaad ka bixi. Aniga south iyo north kama soo jeedi.

    • @roblesaid101
      @roblesaid101 5 днів тому +1

      @@Mahamud-g6j Wuu yara Dhex ordaa Sheekada oo fiiccan maraysa iyo inuu Xoogaa yara Maahsanyahay Oo uu San sheekadaba la socon he’s paying attention into show lkn arimaha xamar ayuu xooga yara fahansanyahay.

    • @-libanAbdi
      @-libanAbdi 4 дні тому

      Dhib malaha intana wu iskala qabsan wayo barnaamijka imaka wala wada sugaa somali badan ku xidhan mahdsanid wll​@@roblesaid101

    • @Mideye157
      @Mideye157 4 дні тому

      Yasin yare waa geesi ka hadha

  • @Mideye157
    @Mideye157 4 дні тому

    In Somali rogmatey waxaad ka arkaysa comments halkan lagu qorayo. Somali leh Somali la ma Amini karo Muxu soo kordhiyey aan ahayn inu dadkisi caayo

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 4 дні тому

    Somalida madaxweynhoda iyo wadadadu dhamantood wa wada tuug oo nijaas

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 4 дні тому

    Why they keep saying xanuun with autism that itself is misleading even more

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 4 дні тому

      Caafumaad iyo xanuun wax u dhexeeya majiro allaha caafiyo caruurta

    • @LibanAden-dm7ur
      @LibanAden-dm7ur 4 дні тому

      Caruurta lacag baa laga sameeynaya​@@fahm3d88