xasan waa mishimanyahay waxaana mishemey ordigan abii axmed iyo madoobe iyo qaar katirsanaa dawladii hore ee ina farmaayo allaylehe xamarna hala qinciqilaabo oo haloo diido inuu ku soo noqdo muqdisho matashane tasho jaale dawlad mahaysid qabiilna mahaysid ee iska tag jaale mw
Xasan gur gurte inu anuso aya hada u habon Sheko khiyali ah ayu ku hadlaya war wad ku fashilantay hoganka dalka cidanki ad gaysay mesha wa jaben e is casil Xasan shekh
Dowlada Somaliya ma xishonayso waxay rabto ayay iska dhahaysa tusal Ahmad madobe so ki shalay 120 askari ka dilay so ma ahayn cidanka Jubaland so kuwi tarikhda Al mel oga dilay Alashabki ogu badna
War Dalka God Hakuriddina , Hadaan Yaabanahay Meeshay Waxmarayaan,Shirka Ankara Siwayn Haloogafiirsado!!
Mowliid xaaji iyo maxamed abdi abey asalaamacaleykum masha alaah
🥺. .🥺. .🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Allahayoo kalaqabooji wiilashanada
Guul Cidanka Jubaland wsy gulaysten
Fashil.aya ku dhacay Xasan shekh ader ha is casilo Xasan gur gurte
Hassan sheekh wax kalee oo u haray ma jiro oon ahayn wareejinta dekedaha somaliyeed kuna wareejiyo cadawga kowaad ee somaliyeed
Maxad kahadley labada waba Somalia waxa mesha ku dhamanayo waa wiilal somaliya waxa is leynayo waa wiilashi somaliyeed ogow intaa dhihi laheyd allow kala qabooji labada dhinac markas ayadba dhaheysaa kismayo iku soo orod. Maxad law faaideyso maku faraxsan tahY sidas Subxanallah
Guul jubaland, Hassan munaafuq iyo Hamze ilka wayne ayakaa ka masuul ah wiilasha dhamaaday
xasan waa mishimanyahay waxaana mishemey ordigan abii axmed iyo madoobe iyo qaar katirsanaa dawladii hore ee ina farmaayo allaylehe xamarna hala qinciqilaabo oo haloo diido inuu ku soo noqdo muqdisho matashane tasho jaale dawlad mahaysid qabiilna mahaysid ee iska tag jaale mw
xasan yahuudi ciyaalki yaryar ayuu la'yay oo gaajada askarinimo u qortay
Warkaas ma iska hubisay kafiirso warkaas
Cidii jubaland moodaysa igu soocarar maaha shabaab iyo dawladaba waykaadagyihii
Geesiyada daraawiishta ciidanka jubaland
Wasiirka gaashaandhiga isagaaba shabaab ah ,qaran dumis hadii qof lagu eedaynayo ,Hassan sheekh ha lagu qaado isagii oo dawladii somaliyeed ah in uu shacabkii jubaland oo ku duulo Hassan dhiiqo
Masuulku waa inuuwaxbadan kafakaraa
HBN
HA LAKALA XISHOODO
Xasan bye
Xasan shekh o cidanka kenay Raskaboni aya masuliyada qadaya
Ceebey tacaaal
Liyu Ethiopia gesiyaal
Ceebtii aduunka dowlado qabaa ilo leeyihiin eynu iska noqono isku daalnay
waxaa la yaab leh muxuu madaxwaynahu ka joonay jubaland
Nasiib daro weeye in wiilal somaaliyeed ay iskudiriraan
arintaan waa xumida dadka soomalida madaxda ka ah
Jubaland igu soo orad miyuu moday xasan munaaafaq
Maxad kahadley labada waba Somalia waxa mesha ku dhamanayo waa wiilal somaliya waxa is leynayo waa wiilashi somaliyeed ogow intake dhihi laheyd allow kala qabooji labada dhinac markas ayadba dhaheysaa kismayo iku soon orod. Maxad law faaideyso maku faraxsan tahY sidas Subxanallah
Xasan gur gurte inu anuso aya hada u habon Sheko khiyali ah ayu ku hadlaya war wad ku fashilantay hoganka dalka cidanki ad gaysay mesha wa jaben e is casil Xasan shekh
Hbn beentii baraha bulshada ayey bilawday war aysan hubin ayey lasoboday ciidankii dowlada ayaa isdhiibay iyo waxadhacay wakalalabo warjiraaba cakar ayuu iman loobajogee
Dowlada Somaliya ma xishonayso waxay rabto ayay iska dhahaysa tusal Ahmad madobe so ki shalay 120 askari ka dilay so ma ahayn cidanka Jubaland so kuwi tarikhda Al mel oga dilay Alashabki ogu badna
Wiilkii ku haayay madaxaa nafuran miyaa war micno leh laga sugaayaa ciyaal suuq ciidan uu xukumo rajo haka sugina
Follow up
1
asc dagaalku wa gurdaradìi koowaad soo foodsartay soomalida iyo dhaman labada dhinac cadawguna wuukafaaidaysanì waar hooiiwiii halaga wantoobo
Dawlada ayadaa la shaqayso reer afduub, oohinta dhaafa
Xoogayuuukujiirayshabaab
Beenta umada kada Ana joga kanboni
Dowlada dhexe e Somaliya markay dagalki ku jaben ayay sheko xita carurta lo shegi karin ku hadlayan miya