Taan iyo waagi shirka aan u qabanay walalahaayaga soomaaliyeed waxa murugo iyo tiraanyo nagu haysa hadan reer jabuti nahay dhibka iyo shaqaaqada ku si fidaysaa soomaaliya. Xadana Allah oog sidii roon ee ducadan wadayna kolay
Dad badan oo halkan kujiro wa dhinteen waliba raiisal wasaarihii xiligaas madaxweyne abdiqaasim uu doortay professor Ali Khaliif galeyr allah ha unaxariisto intii dhimatay Abdulqadir sanka daauud Cali masxaf Cabdi tahliiil Warsame kinsi xaaji Adan yaa Alabama shimaali isago sokor kudhacday ban xamar kuso arkay. Dadkan ba fanaaniin laga dhaha live bu heesaya ma aha kuwa hadda afka ino nuux nuuxinaya intay CD 💿 daaraan
18 sano ayaa ka soo wareegtay heestaan DARAJO IYO XIL YAA MUDAN ? illaa hadda ma aanan helin Dad wadiniin ah oo lagu aamini karo Wadankeena🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
5:52 bal u fiirso. Dariiqyada agoonta gaajadu ku dubatatiyo curyaamiinta daawiyo yaa daryeel u fidin kara waa dacar qabiilkuye yaa diiday oran kara hadal diiqa oran karan kasban kara rag iyo dumar hadal deeqa oran kara wlh madaxwayne farmaajo malaha heestaan ayuuba ku socdaa waa asagi agoonta iyo masaakiinta iyo curyaamiintaba wax siiyee taloe heestaan muu dhagaystay hal maalin ayuu madax wayne yahay 8/2/2017 ayaa la doortay maanta waa 9/2/2017 anigoo fiirsanaayo igu soo dhacday malaha waa asaga frmaajo guul
Siidka Omar marexan ahaan maanutageraysa mise murasade cml sxb 4 sano waa afar Naga qasaartay mida kle ilaa aan runta lesku ogoleen dowlad la arki mayo
Cadceed ba dul joogtoo dhididbaa ka da'ayoo diifbaa ku raagtoo bulsho daalan weeye Dareenki wadanigiyo yaan ka dhiman damiirkoo dhibaatadu damqaysaa 😭😭😭😭😭 wlhi halkaas markey mareysy heesta sidaan noqdy allah og ilaahow nimankaan madaxda noo ah meesha lagu xisaabinaayo hana keenin aakhiro war jiro 😭😭😭😭😭
Walal kuwaa murti Somalia ka jawaab Suualaha hal jaawab Sii Somalia waa luqud u gaar Allah Somalia siiyey. Anigu waa texture of composed Allah baa waa abuur Allah daaya Somalia
SOMALIA shaqo shaqo kuma leh guitar walal Daud Calo Masfax sii hal abuur caqli badan walal u sheeg digniin sii Kenya bal walaah Somali khatar cadiim anaa walaahi ana Somal waxid Allah yaclam
20 sano ayaa ka soo wareegtay Shirkii carta ilaa hada somaliya wali Ma degin lkn hada waxaa muuqata Rajo wanaagsan oo u muuqata In ay soo dhowaa tay dowlad nimadii Ilaahay waxaan ka rajaynayaa In nabad dalkeenu noqdo
Aaax aaax wax aan sheego ma aqaan kaligeey ma oooyaaa aduunyo dowladii cabdiqasim hugamiya kooxedkii diiyey mantay maxay haya Ina caydiid Muse suudi qanyare caato cabdulh yusuf qarna wey dhinteen qarna melahasi ku baqtinayan kuwa hada WADANKA qasayana sida ba u dambeyn inshallah
Xujuduu iyo hal xiraalaha guracan bal walal Somali wada akhrayiya car isdhaqaaji Sheikh Shariif Sheikh Axmed waad laga xareeyn Somalia aad u eeg ilimada ka qubaneeysa yaa geeystay waa kuma kajooga Somilia noocada uma baahna nocaa
Abdi tahliil warsame allow caaafi stroke baa kudhacay shimaaali axmed shimaali allow caafi sokor baa si xun u cimri dadajisay allow abwaan sangub caafi cagaarshow ba beerka kahaya allah ha unaxariisto fanankeena quruxda badna abdulqaadir sanka fananiinta dhaman allah ha hanuuniyo ha caafiyo hana unaxariisto
Maanta 20 sano ayaa laga jooga walina waa sidii inkastoo waxyaabaha qaar la taabtay lkn waa in wax la is weydiiyo dalkeena yaa sidan ka dhigay wabilahi tawfiiq
Waaa dacar qabiilkuye yaa diiday Oran kara?dadka yaa hor iman kara,hadal deeqa Oran kara,kasban kara rag iyo dumar?Dalka dib u dhiskiisa iyo dadka yaa wax tari karo? caadi ahayn shirkan waaayo wxuu ahaa aasaaski halka aan maanta joogno..lkn hal qodob oo aaminsanhy inuu xunyahy ayn ka dhaxalnay..4.5..booog xun ayay nagu noqoty lkn waaan ka bixi doonnaa Insha Allah..walaalaha Soomaaliyeed ee 0.5 la yiri wxn u sheegi lahaa inaaan warkaas loo dhamayn Soomaali badanna ay ogtahy inay tahy qalad,kana xunyihiin maaalinna laga talaabsan doono I.A
Waa kuwaa codka gabdha ha Soomali ka caution ku Dubois wajaha khatar maya diiday Somali ka joog walaal horn Africa khatar beey wajaheeysey kala jooga kajoog Somalia waa 12 million khatar
Hakko aliuliza wimbo wa kuimba wimbo na akakubali lugha yeye na hrako wanasema leo j, umri na umri ni wa kidini h. kwanini dini haibadilishwa kuwa mfano mbaya j, ni mwezi ni muujiza ambao unakusudiwa kubadilishwa na kifaa na saa h. ni serikali ambazo zinaweka maneno na uchunguzi kwenye simu j. Ni makazi na wilaya sio kudhulumiwa kila siku kwa familia zilizopata shida na zinazotumia maneno. h. ni ujirani na uvumilivu kwa vita na ukandamizaji j. Ripoti na uulize h. ni kiwango na uvumilivu ni maneno ya mshairi 2 / 23pm tarehe 10 / 12.2019
Waberi ilahow no da inta nol.inta dhimatay alah u naxaristo
17sano kahor ayey ahayd hooyo waxay u daawasho tagtay xaafad deriska ah, anigana guriga joogay. markaas waxa jiray 9sano. walahi waqtigu wuu dheereyey... ilaa 2005 waxa kadhagaysan jiray idaacadihii xamar.
17sano kadib rajana wey iska jirtaa lakin walahi umadu dhibbtii maalintaas jirtay mid kadaranaa haysto oo ah 22,000 Ciidan military shisheeyaa wadanka gees ilaa kagees joogo
I'm reer Djibouti wali waxba mahene wadankena aya haagi kara Rabiyow nabad nasi ankusu tosno shacabkegu wey dalene love you Somali 🇸🇴🇸🇴❤🇩🇯 Xamar mahan jeclahay inane kugu nolado cadawga ilahow naga qaabo
ax ax ax waan qirodayba allaw nabad waarta sii aamiin yaaa rabiii
waxkasta oo ayrabaan waan dareemayaaa
walaalahayga somalia
Amen
Walala qali ah jbouti wlhi waa idin jclahay
Almost 20 years, welina waa lama hayo qofkii mudnaaa
😂😂😂😂😂😢 Insha alah ilah naga hor warejin inta xun dhan 😂😂😂
Taan iyo waagi shirka aan u qabanay walalahaayaga soomaaliyeed waxa murugo iyo tiraanyo nagu haysa hadan reer jabuti nahay dhibka iyo shaqaaqada ku si fidaysaa soomaaliya. Xadana Allah oog sidii roon ee ducadan wadayna kolay
thanks bro
Ma isdhahday wali jabuuti ameey tahay dabinkii soomaali lagu dabay
Ileen waaa meeshii qabiilka iyo 4. 5 la lee yahay loogu soo meershaye 😭😭😭
Iyadooo intaaa ka dhaweeyd
Xalkoodana uu aad u fududaaaa waxna laga qaban karay
Kolay waa aragtidaada lkn kulama qaabo
Waan kaa ilaaaway waa aragtideeyda bro
Dad badan oo halkan kujiro wa dhinteen waliba raiisal wasaarihii xiligaas madaxweyne abdiqaasim uu doortay professor Ali Khaliif galeyr allah ha unaxariisto intii dhimatay Abdulqadir sanka daauud Cali masxaf Cabdi tahliiil Warsame kinsi xaaji Adan yaa Alabama shimaali isago sokor kudhacday ban xamar kuso arkay. Dadkan ba fanaaniin laga dhaha live bu heesaya ma aha kuwa hadda afka ino nuux nuuxinaya intay CD 💿 daaraan
18 sano ayaa ka soo wareegtay heestaan DARAJO IYO XIL YAA MUDAN ? illaa hadda ma aanan helin Dad wadiniin ah oo lagu aamini karo Wadankeena🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
I love you all my Somali brothers and sisters
allaw umadena wanag dhexdooda dhig oo dalkena gees ka gees nabad iyo barwaaqo noga dhig amiin
AmiiiiN allow noo aqbal waa habeen saqdhexe ah
InshaAllah sanadka cusub 2021 waan ka baxaynaa dhibaatadda
2017
Ilaa Hadda Maheyno Hoggaaan Sifahaasi Leh
Allow Soomaali Oo Nabad Ah
mohamed farah farmaajo baa ladoortay niyada kheyr usheeg kkkkkkkkk
Ansam Qurux lol farmajona maanta rajadi dil. walee dhafoorka lawada haystaa
Sheikh Shariif Sheikh Axmed kajoog xabsi dabin walah Somali wali kutureeysa daa dalka intaaku cafi Somali
Qainul wadan xabsi ayu geli indha alah
mashalahnhobaladeni qaranka oo an uga jeedo meshan musikisto daud cali masxaf cabduqadir sheikh cali sanka alaha uraxamade shimali axmed shimali
Cajiib saan u daawaday waan ku tashan jirnay anagoo asxaab badan ah,ALLE ha u naxariisto inta dhimatay inta xanuunsana ALLE ha caafiyo.
AUN inta dhimatay..waxan ka arkaa meshaan CABDi Tahliil,SANKa,SHIMALi,BACALWAAN iyo qaarkale oo badan Allaha caafiyo inta xanuunsan
alaahu akbar intii dhimatay alaha u naxariisto
Ilaa hadey taagan thy darajiyo io xil yaa mudan somalaay 😭😭😭😭
Waa runtaa
Erayadii Abwaan Cabdi dhuux Yuusuf
Xuseen caydiid ..muse suudi iyo ..maxmed dheere ...qanyare cumar finish...cusman caato..c/lahi yuusuf iyo intey qoryaha uside ayaa ka soo horjestay umada somaliyeedna wey wada ogyihiin hadana alshabab iyo mamul koboledyada ayaa dowlad somaliyed diidan allow naga qabo oo dowladena xooji
Malinba weji ayaso aragnay ilah no.kalmeyna insha alah
5:52 bal u fiirso. Dariiqyada agoonta gaajadu ku dubatatiyo curyaamiinta daawiyo yaa daryeel u fidin kara waa dacar qabiilkuye yaa diiday oran kara hadal diiqa oran karan kasban kara rag iyo dumar hadal deeqa oran kara wlh madaxwayne farmaajo malaha heestaan ayuuba ku socdaa waa asagi agoonta iyo masaakiinta iyo curyaamiintaba wax siiyee taloe heestaan muu dhagaystay hal maalin ayuu madax wayne yahay 8/2/2017 ayaa la doortay maanta waa 9/2/2017 anigoo fiirsanaayo igu soo dhacday malaha waa asaga frmaajo guul
Siidka Omar qiiro jabanta la tag sxb farmajo wa amxaar dadka kata danta Itobiya oo mesha u jooga walagu sirmay
hawal walin walal wabadan jirkaygu wuu gubtay lkn waxan kuraja weenahay.
madaxwene heeena cusub
Maxamed cabdulahi farmajo
Siidka Omar marexan ahaan maanutageraysa mise murasade cml sxb 4 sano waa afar Naga qasaartay mida kle ilaa aan runta lesku ogoleen dowlad la arki mayo
Siidka Omar in habar qabo lagu sirmay yahay farmajo 2 sano kadib ma ogotay mise wali mar haduu dadki iyo badaha somalia amxaar ka ibiyay
maanta kawaran farmaajo inuu madax weynihii ugu liitay ee nasoo maray yahay ma aragtay?mise wali waxbaa kuu dhiman?😭😭😭😭😭😭😓
2019 wali daawanayaa hadii heeso iyo halbuur dal dhisi karo somalia ayay dhisi lahaayeen
waa hoboladii qarankii somaliyed intii dhimatay jana fardowa alle ha kawaraabiyo inta noolna naxriistii alle ayaan u waydiin
diu
Alla wakhtigu muxuu dheeraynayaa berigii #aandhashay ayaa shirkanla qabtay oo heestan lasameeyey
l from somaliland
Nabd waarta ayaan idiin rajaynayaa walayaal
walahi way i damqaysa dhibatado ilahay nabad haka dhigo (sw) am djibouti yar markaste welcom (sw)
abwaankee sameyay shirkii @Carta. walee abwaankaas waa abwaan somaliyeed oo aan caadi ahayn.
Abshir Abdirizak ÂBWÄÃÑ Cabdi dhuux Yuusuf
Herstaan derejiyo xil yaa mudan shirkii carta ka hor baan maqli jirey 1997 baan maqli jirey.
Cadceed ba dul joogtoo dhididbaa ka da'ayoo diifbaa ku raagtoo bulsho daalan weeye
Dareenki wadanigiyo yaan ka dhiman damiirkoo dhibaatadu damqaysaa 😭😭😭😭😭 wlhi halkaas markey mareysy heesta sidaan noqdy allah og ilaahow nimankaan madaxda noo ah meesha lagu xisaabinaayo hana keenin aakhiro war jiro 😭😭😭😭😭
Walal kuwaa murti Somalia ka jawaab Suualaha hal jaawab Sii Somalia waa luqud u gaar Allah Somalia siiyey. Anigu waa texture of composed Allah baa waa abuur Allah daaya Somalia
maanta 2021. runtii wali haad lama haayo. waliba armay dowldii taagta darnayd duntaa ayaa laga baqaa.
Farmaajo waalaguugu hungoobay.
Waxaa ii muuqda adeerkey Bashiir ibraahim allow u wada naxariiso intii xiligaas nooleed oo dhimatay
SOMALIA shaqo shaqo kuma leh guitar walal Daud Calo Masfax sii hal abuur caqli badan walal u sheeg digniin sii Kenya bal walaah Somali khatar cadiim anaa walaahi ana Somal waxid Allah yaclam
Maanta waa doorashada madaxweyne 2017. ilaa hadda wadanka wuu burbursan yahay. Su'aalahaas nin ka jawaabi karana uma jeedo.
Hal abuurka Cabdi dhuux yuusuf waa lagu farayareystay ruwaayadan
Daauud Cali Masxaf baa gitaarka kaga muusanaabinaya, waxaa ka daran ninka drum ka canaananaya. Muusikiistayaashu dhamaantood way duraamanayaan qalabka. Xulkii waaberi iga dheh.
wa hees kicinaaysa dhiiga una fahmi karo ruux kasto afka soomaaliyaad ku hadal mcnaaaaaaan
aax aaax aaax
damiirki wadanigiyo
yayn ka dhiman
damiirkiyo dhibatadu
damqaysaa
wlh intaas ilin ayey iga keenty
aamiin allow dowlad wacan iyo derejadi dib Loo helo
20 sano ayaa ka soo wareegtay
Shirkii carta ilaa hada somaliya wali
Ma degin lkn hada waxaa muuqata
Rajo wanaagsan oo u muuqata
In ay soo dhowaa tay dowlad nimadii
Ilaahay waxaan ka rajaynayaa
In nabad dalkeenu noqdo
Isbedel la garay wax yar dhiman
hessaha waxba kamaqan ...gibigood halkeen kahelaa
very good greet song darajo iyo xil yaa mudan aun sangub ayaa alifay
Dad badan ayaa dhintay oo meeshaan kujira hadda Sida Daud cali masxaf Cabditahliil iyo Cabdiqadir sanka Allah u Wada Naxariisto
Insha alah mar ban heleyna midka jawabo
Heestaan shirka jabuuti waa ka horeysey xasuus hayada cogwo
wali waa su,aal taagan................darajo iyo xil yaa mudan ?..................................armaan anigu ugu dhawahay ilaah wuu iga dhigi karaaye
wali lamahaye allah haka dhigo
Farmajo Iyo khare 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Inshllh dalkey goow darbiga hormarka baan kuu dhisi intii karaan keygaa.
Walal Farax Xabad Ibrahim Geel nashaye walal cidna ha iisheegin walal
Ilaahay ha idiin naxariisto intiina dhimatay 😥
Waa Shacabku Doortaan Kaasa Ayaan Mudan
:O yaa allh best wadani
Aaax aaax wax aan sheego ma aqaan kaligeey ma oooyaaa aduunyo dowladii cabdiqasim hugamiya kooxedkii diiyey mantay maxay haya Ina caydiid Muse suudi qanyare caato cabdulh yusuf qarna wey dhinteen qarna melahasi ku baqtinayan kuwa hada WADANKA qasayana sida ba u dambeyn inshallah
Farmaajo ayaa Mudan Darajo Iyo.Xil.Doco ayaan kula garab taaga nahay mudane.Madax wene Farmaajo
Farmaajo Waa Qaa'in tuug ah oo beenaale ah.
Xiligaan ninkii ubadkii laga qaxay oo dalka looga cararay wax barayay ee madaarista u furayay baa ugu dhaw wadaniyad iyo daacadnimo waana Prof Hassan Sheikh Mohamud.
waxay aheyd hees taariiq leh oo wada su'aal ah xiligaas rajo aad u weyn ayaa nagu jirtey lkn waxa noo bedeley shabab iyo sheydaan hadii aan saas ku sii socon mid ka sii xun ayaa madaxa la galeynaa Allow Umadan adaa u maqan
Aamiin
ilaahow hagaaji dalka dhibkana kasaar siyuu u gaaro muunadii iyo muuqaalkow lahaan jiray. adigaa awoodee
Adigaa lagu yiraah daa Democracy adaan waxba ka aqoon halssua'l sharax west boys
Erayadi abwan mohamud abdulhi ciise (Sangub) haben kaaa abaal marin buu qatay ilmaana soo dhaaftay 1999 july wlhi haday ila ahyd
guuleed maya walaal waxaa heeskaan iyo ruwaayadoo dhanba magaceedu yahey darajo iyo xil miraha leh abwaan abdi dhuux yuusuf maareyaha tiyaatarka laxankana daauud Cali masxaf oo uu taageeray ama caawiyey cabdi tahliil mahadsanid walaal
Erayada waxaa Alifay Cabdi dhuux Yuusuf
Sxb abwaan Cabdi dhuux yuuduf ayaa leh waxeeyna ku jirtaa isla ruwaayada Darajo iyo xil yaa mudan waxaa la sameeyay 1998dii
Guuleed erada waxaa iska le sida laguu sheegay ba abwaan cabdi dhuux yuusuf
waa yaab Danbiile baa darajo doonay imagin Somalia
Xujuduu iyo hal xiraalaha guracan bal walal Somali wada akhrayiya car isdhaqaaji Sheikh Shariif Sheikh Axmed waad laga xareeyn Somalia aad u eeg ilimada ka qubaneeysa yaa geeystay waa kuma kajooga Somilia noocada uma baahna nocaa
allhu akbar allhu akbar illahow na ad nasii
Ahmed Abdiwahab aamin walaal
Ahmed Abdiwahab wow waa xasuus ilaahow nodaa dadkeena najecel walaalaheen reer jabuti ilaahay haxifdiyo iyaga iyo madaxdoda ilxuni idinma aragto
Qabyalad nin ka fog baa ubahanahy Aakhiro warbaa uyaal madaxdaan
Walaahi inta shirqolka Shisheeysho u loomageehay ka sabilow UN envoy Maxamed Saxnuun. waaa maxay garaad la'aanta Somaliyeed Somalia Abwaan iyo waxgarad baay ka jira waxaba kama jiraan
Xooga buuqa ah miyaa jira boowe..
Waaa xil xiraale kuma mudan dalka Somalia ku aaminaa
Abdi tahliil warsame allow caaafi stroke baa kudhacay shimaaali axmed shimaali allow caafi sokor baa si xun u cimri dadajisay allow abwaan sangub caafi cagaarshow ba beerka kahaya allah ha unaxariisto fanankeena quruxda badna abdulqaadir sanka fananiinta dhaman allah ha hanuuniyo ha caafiyo hana unaxariisto
Aaamiiin Aaaamiin
20/12/2020 ayaa daawanaa
Baxsan markan tarbuinkay fadhiday mamada way cuslatay sidaas bay uga qeeb gali weeday riwaadihii carta
Anaa laah kalaam Faaruq laa walal
Caasimadaha Sida Baydhowo , kismayo , Balaweeyn, Dhusumareeb iyo Garowe waa bilaaw dhimurayda Somalia
waa.zax
Maanta 20 sano ayaa laga jooga walina waa sidii inkastoo waxyaabaha qaar la taabtay lkn waa in wax la is weydiiyo dalkeena yaa sidan ka dhigay wabilahi tawfiiq
Maxamed xassan barrow " waa dacar qabilkuye yaa diiday orankara dadka yaa hor imaankara oo xumaan ka daahir ah"
Barow now isaga ah hudomiyaha waberi
Adooyal qabiil lasoo xulay natiijo maleh garo Somalia tiro iyo tayo Somalia baa mudan go'aankoodu waa xaq Somalia saxi kara xaaqiiq dhibta hogaanka dalka Somalia talawadaag, midino, qaran Nimo qaadan. Doorasho lacag noqonweeyday qaran qurxoon Somalia
Waa xaqiiq maataa lahelay wadaniyiin hogamin kara
No play boy America leadership say No sir
Inta geerida imaaneeyso runta Calanka Somalia sidataa been falalow iskadhici xaqa Shacabka Somaliyeed toosh qaado darar iyo habeen qaado kala saar kala xulu masuu'l qiimo bsdan markale yaanan masuul iskudheeg hal qof baay Shacabka Somaliyeed indinku Sixers lacag maaha doorasho sax nabadeey
Daaya gabadha midkood waa dood furan walal
Waxii 4.5 no samyey ba waxay ahayeen TPLF iyo Ismaciil Cumar geele 😡
Haday donut Somalia geeeka Africa waaa burbur culus aduun aad u dhageeyso waa digniin Ian these those sir khatar
Waaa dacar qabiilkuye yaa diiday Oran kara?dadka yaa hor iman kara,hadal deeqa Oran kara,kasban kara rag iyo dumar?Dalka dib u dhiskiisa iyo dadka yaa wax tari karo?
caadi ahayn shirkan waaayo wxuu ahaa aasaaski halka aan maanta joogno..lkn hal qodob oo aaminsanhy inuu xunyahy ayn ka dhaxalnay..4.5..booog xun ayay nagu noqoty lkn waaan ka bixi doonnaa Insha Allah..walaalaha Soomaaliyeed ee 0.5 la yiri wxn u sheegi lahaa inaaan warkaas loo dhamayn Soomaali badanna ay ogtahy inay tahy qalad,kana xunyihiin maaalinna laga talaabsan doono I.A
waan kugu raacsanahay waa aas aaskii halka maanta aanu joogno..............bilaaw fiican ayuu ahaa maalina soomaaliya weey dhameestiri doontaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa aas aaskaas wanaagsan
Sheikh cabdullQaadir insha Allah brother Wan Aminsanahay Inan Laga Bixi dono waqtigeda ayana sugena insha Allah
Xasuus waaye waayo waayo
Waa dacar qabiilkuye yaa diiday odhan kara. Anaa diiday oo diiday oo ku kufriyey weliba meel daran haka dhecee😭😭😭
Waa kuwaa codka gabdha ha Soomali ka caution ku Dubois wajaha khatar maya diiday Somali ka joog walaal horn Africa khatar beey wajaheeysey kala jooga kajoog Somalia waa 12 million khatar
kumaa diiday Walal Madaxweyne Ismcil Cumar diiday indhheeygo wey ka qubabeeysa walal igatir markale dhimin aboowe
abdi dhuux yuusuf miyaad garaneysaan horta somali madax yareey
mohamed bishar maya maxuu ahaa noo sheek
waa ninka samey ruwayada heestan eey ku jirto VIVA Baladweyne waa abwaan somaliyeed
mohamed haa saaxiib waa abwaan somaaliyeed cuqdada iska rog waa maareyaha tiyaatarka somaaliyeed
Abwaan abdi dhuux waa Agasiimaha Theaterka dalka Muqdisha waa abwaan weyn waa ninka Ruwaayadan iska leh
Hadda ayaa wax la fahansanyahay somalidu hadda waa majoorati waxay rabaan nabadda in yar baa dhib wadda sidda al shabaabka
Like saar
Daa Somalia gardaro magardaeeysato misana gardaro ma ogala intaa ku xushmeeh xikamad ciil ka daah Somalia
Hal gabardh Ilhaan waa fartiin Somalia ka socota aad u akhri
aax aaax aaax
damiirki wadanigiyo
yayn ka dhiman
damiirkiyo dhibatadu
damqaysaa ......
17 sano kadib farmajo ayu noqday kasiii,,, noé wais
waxan waan maqalnaa indhheeygu weey weey arkaan waa sidaa wataa xaajadu ama idil ama isilci America
Wiilka gadaal taagan muziekistaha dheeshiisa qofkii kaheli like 👍🏻 dhac igasii
😭😭😭😭
Maxaad karanka Somalia
dariiqyada agoontA gaajadu kudubatiyo curyaamiinta daawiyo daryeel yaa ufidin Kara wAa su'aal weyn walina qof kajawaaba maheyno
Somalia waa Shacabka wangasan waxa ka maqan rabitaanka qof iyo cod kali walal intaa waa xalka Somalia 5 mamul gobaleed Somalia wada ogashahay. dabadeed iskuraacdaan doona Shacabka Somaliland walal
Falcon bird standby was Shimbir ku dili walaahi calool xuma baad muteeysan Somalia I call Egal bird excersice go sir
Daaud Cali Masfax waa somali
Walahi iminka Joe Biden heysa dadka ya hor iman kara kasban karo rag iyo dumar o xuman ka dahir ah
Ilahow no ken mid wadani dacad ah
Maxaad ka doontay gardaro wataa Somalia
Eebow dadkeena quluubtooda isku alif sida Awos iyo khasraj. Xerregsga diintada islamiga iyo sunada suubaheena caleyhi Salam ku ku dhagan iskuna xukumu dhagayeel. Cadooga diinteena islamiga iyo dalkeene kuwa iska dhiciyo dhaga yeel. Iyo muslimiinta oo idil
Hakko aliuliza wimbo wa kuimba wimbo na akakubali lugha yeye na hrako wanasema leo
j, umri na umri ni wa kidini
h. kwanini dini haibadilishwa kuwa mfano mbaya
j, ni mwezi ni muujiza ambao unakusudiwa kubadilishwa na kifaa na saa
h. ni serikali ambazo zinaweka maneno na uchunguzi kwenye simu
j. Ni makazi na wilaya sio kudhulumiwa kila siku kwa familia zilizopata shida na zinazotumia maneno.
h. ni ujirani na uvumilivu kwa vita na ukandamizaji
j. Ripoti na uulize
h. ni kiwango na uvumilivu
ni maneno ya mshairi 2 / 23pm tarehe 10 / 12.2019