Aroos Qaran | Hodan - Mursal - Haboon - Ciro -Khadra -Aarshe| Ali & Hodan Gaariye | OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 249

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 роки тому +201

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa
    Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa
    Muxamed scw ‎ﷺ 💖📿🥺

  • @sahracismaan9129
    @sahracismaan9129 2 роки тому +36

    Naag nool khadra silimo naagi waa tii tashata ee dhexda xidhata qofka hada kala tagtaan waa inaad iska hilmaamta ood noloshada wadata dadkana kula mid noqdaa naagaha inta gobanimada taqaana way yaryihiin hore usoco .Geesiyad

  • @busrayahye3446
    @busrayahye3446 2 роки тому +41

    Hodan iyo Khadra Sinimo oo meel kasoo wada muuqday waa farxadayda. Midkoodna ma aqaano bal farxadayda lama soo koobi karo. Allaw dadkiii is jecel midee. aaamiiin

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 роки тому +67

    khadra silomo wlh waa gabar gobnimo leh gabadhaas aan u istagno soomaliyee hashtag waxii la dhijirey u sameeyno omg😍😍😍😍😍

    • @braziliano12
      @braziliano12 2 роки тому +2

      Munafaqada jooji labadaba waa dumarkii mursal muuse xumaanta ka jooji caruurtooda walalo ah iyaga waa walaalo

    • @amyeden8616
      @amyeden8616 2 роки тому

      Waa doqon khadra

    • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
      @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 2 роки тому +1

      Cajiiiib walhi imika ma naagtii ninka kaqaaday rerkeda burburisay ayay is agjogan khadra wanageda iyo sabirkeeda mashalla

    • @rahmaosman7374
      @rahmaosman7374 2 роки тому +4

      Nin wax laysku colaadiyo maaha aduunkana wa laba beri

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому +1

      Naa munaafaqnimadu waa waxa cadaabta lagu gale jooji warka xin, khadri waa naag isku filan cidna uma baahna aan Allah ka ahayn qofku marka aanuu isku kalsooneyn buu colaad ku dhameystaa waqtigiisa niyad samidaa uga wanaagsan if iyo aakhiraba, VIVA dhamaantoodba iyagaa iska kaaya xiga dhexdoodu nama qaado.🥰❤❤

  • @nasimoshiikh3482
    @nasimoshiikh3482 2 роки тому +26

    Gob hada maqasho waa khadro guul 🎉😮❤

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 роки тому +26

    Hodan iyo Khadra Silimo Waa layaabay
    Hambalyo 💯💯🥳
    Hawraar Ishe Best💯📸📽

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden1005 2 роки тому +30

    Mashaalla kadra qurux edeebsan iyo hodan qurux Allah ha isgu giin dayo ❤

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 2 роки тому +17

    Alle Haw Naxariisto Abwaankeeni Waynaa professor Mohamed Hashi dhamac GAARIYE

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +8

    Hodan abdirahmaan waxkale ayay noqotay codkii waxay ku darsatay laxan cajiib ah alfu mabruuk ❤️

  • @farahlucky66
    @farahlucky66 2 роки тому +25

    Khadara Cabdi silimo wlhi Waa Nasap Alle ha daaye🥰😍

    • @braziliano12
      @braziliano12 2 роки тому +2

      Niic looma baahne iyaga awlaad ka dhexesa munafaqada jooji khadra iyo hodan waa walaalo

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      @@braziliano12 🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍💯

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall 2 роки тому +12

    Hodan Abdi raxman Imika LaxamaYste ayey noqotay mnzha allah🥰❤️

  • @shamsahussein1045
    @shamsahussein1045 2 роки тому +7

    Absolutely beautiful sisters 😍😍 Khadro iyo hodan waadka baxsateen keep going idinkaa dumar Isla ah faarax dartii haysku colaadinina qofwalba nasiibkiisa ayuu heleyaa aduunkan oo taas Allah subxaano watacalla aya balan qaaday heesaha danbi idinku filane is wanaajiya illahay subxaano watacalla aya wax iskugu kiin daray❤️❤️👍👍👍

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 роки тому +85

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

    • @abdillahiyare7674
      @abdillahiyare7674 2 роки тому +1

      Waaryaa niicle adeer waxad aad caanka ku raadinayso iskadaa

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 2 роки тому +2

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 2 роки тому +1

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @sahramohamed7031
      @sahramohamed7031 2 роки тому

      SALALAAHU caleyhi wasalaam

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 2 роки тому

      Nabiga salalahu calayhi wasalam magacisa meshan okale ha kuso qorin wll melaha qerka leh ayaa wanagsan

  • @marlaarakruun2098
    @marlaarakruun2098 2 роки тому +11

    Wlhi markaan isku arkey hodan qadra farxad darteed la ooyey ilaahayow qalbiyadooda iswaafaji waa dad wllo ahee wlhi waan farxay farxad aanla ooyey m.a sidaan iyo sikasii fiican idin rajeynaa abwaankeena qaaliga hambalyo hambalyo

  • @nastehoabadir1339
    @nastehoabadir1339 2 роки тому +19

    Hodan abdirahman laxankedu caadi maha horay usoco huno 🙏❤❤❤

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 2 роки тому

      Codkii laxan bay ku darsatay

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      Haa walaahi waa fanaanad dhameystiran.

  • @housseinhassan5938
    @housseinhassan5938 2 роки тому +25

    Ala walaal Khadri cod macaana. masha Allah

  • @malyuunismailshukow7787
    @malyuunismailshukow7787 2 роки тому +4

    hambalyo dhisma oo dhaqma alfa mabruuk insha'Allah ubad qeyr qaba kala hela ❤❤❤🇸🇴❤❤

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 2 роки тому +12

    Hambalyo Hambalyo 🎂 dhismoo dhaqma Abwaan cali haybe iyo dhal abwaan Hodan maxamed xaashi dhamac gaariye 🥰👋

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 роки тому

      Hodan maxamad xaashi dhamac gaariye waatee?

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 роки тому

      @@wehelashaq3368 abwaan gaariye gabadhiisi

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 роки тому

      @@hodanmohamed8046 Haa Walee maxamad xaashi dhamad gaariye allh yarxam fiilasoofar kii waynaa baa dhalay miyaa wll

  • @AssaDjama
    @AssaDjama 2 роки тому +4

    Hawaaro Jacaylku. A million Congrats. Reerkaa sharfanee hoyday.

  • @hodoaxmed2073
    @hodoaxmed2073 2 роки тому +4

    Khadra silimo Waa libaaxd ❤️💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️💚💪💪💪💚❤️❤️❤️💚💪💪❤️❤️❤️💚💚💚💚

  • @mohamedgacal4683
    @mohamedgacal4683 2 роки тому +3

    Hodan andirahman laxamadeeda caadi maaha 🤗🤗😘😘😘

  • @hibonuura1036
    @hibonuura1036 2 роки тому +3

    Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim Salalahu calayhi waslim

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 2 роки тому +1

    Mabrouken my indr Ali M Haybe Galal iyo Hodan Mohamed Hashi dhamac❤

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 роки тому +35

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤🥺💞🤲☝🕋

    • @abdirazak__1043
      @abdirazak__1043 2 роки тому

      The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad
      really🤍✊

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 2 роки тому

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 2 роки тому +1

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 2 роки тому

      Nabiga salalahu calayhi wasalam magacisa meshan okale ha kuso qorin wll melaha qerka leh ayaa wanagsan

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 роки тому +1

    Mnsha Allah hambalyo walashay hodan maxamed xaashi dhamac gaariye iyo cali haybe reerkii lagu nasto rabi haka yeelo

  • @hodanhadalwanaag95
    @hodanhadalwanaag95 2 роки тому +5

    Hodan iyo khadra guulaysta❤

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому +3

    Hodan iyo khadra waa dad walal ee somliyey mashqulka ha laga yareyo

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 2 роки тому +7

    Hambalyo Cali Haybe & Hodan Gaarriye. ❤

  • @nihalabdi4434
    @nihalabdi4434 2 роки тому +2

    wli miyuu qba khadra mise ana modayo😁wlhi waa gob khadri😘😘💜💜💜

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 роки тому

      Maya ma qabo markuu hodan guursadey ayey kala tegeen

  • @khadratufaaxo7678
    @khadratufaaxo7678 2 роки тому +4

    Khadra iyo hodon aadban ugu faraxsanahay inay meel kaso wada muuqda wada jira idilkiin

  • @faadumoyasiin7880
    @faadumoyasiin7880 2 роки тому +18

    Haboon nuura io hodan cabdiraxmaan aad bn u tageera 💋❤

  • @raxmaahmed171
    @raxmaahmed171 2 роки тому +2

    Haldoorkii geyiga inaderkay🧡🧡🧡

  • @mudaneic2259
    @mudaneic2259 2 роки тому +12

    Kusaliya nabi mohamed zxb zcw zcw zcw 🥺🥺🥺

  • @nuuradiinabdirahman9709
    @nuuradiinabdirahman9709 2 роки тому +34

    Mursal waa ninka isku keenay khadra iyo hodan😅👌

    • @hibakmustafe9743
      @hibakmustafe9743 2 роки тому

      Isagu wxna isimu kenine dumarku iyaga qalbi wacan😂 hadanay is rabin wlhi iaumu keni karen

    • @nuuradiinabdirahman9709
      @nuuradiinabdirahman9709 2 роки тому +1

      @@hibakmustafe9743 haa dadnimo ayaa isku keenty

    • @braziliano12
      @braziliano12 2 роки тому

      Labadaba ninkooda waay jecel yihiin reeraha ka dhex baxa mursalna isga ka masuul ah dumarkiisa idinku camal kale ma lihidiin mardhawna iyagoo wada heesayo oo odayguna la qaadaya arki doontaan munafaqada joojiya waa kuwa wada jooga midba habeen buu la seexan maxaad ka qadaysan ileen isaga wada qaba dumarkee muafaqada kala meereesta

    • @ismailomar7156
      @ismailomar7156 2 роки тому

      In uu isku haayo ayaa ka dhiman odeeyga markas ayaan dhihi karna waa xariif

    • @yussufmohamed6365
      @yussufmohamed6365 2 роки тому

      Khadro meqa cunug uhaysa mursal?

  • @kaysesaleeban4557
    @kaysesaleeban4557 2 роки тому +2

    calaf uma yeelan
    inan ilma gaariyee
    noloshiina farax adduun ugu
    faraxad badanaa

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 2 роки тому +1

    Hambalyo Hambalyo Cali ×hodan gaariye what a song ❣️❣️❣️

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +4

    waa la yaabay hodan, khadra , iyo mursal

  • @abdikhaaliqmohomed9066
    @abdikhaaliqmohomed9066 2 роки тому +3

    Hodan cabdiraxman laxankedu wa ashqaraarba

  • @mowlidabdilahi8079
    @mowlidabdilahi8079 2 роки тому +5

    Khadra codkeedu waa score jabis.wey is cadeysey in aan cod lagu gaadheyn.

  • @maxamuudahmedjaamac369
    @maxamuudahmedjaamac369 2 роки тому +2

    Boqortoyada dir dir ❤ samaroon : isaaq ❤❤❤ is guursaday

    • @wihibibrahim2730
      @wihibibrahim2730 2 роки тому

      Ader labaduba wa issaq

    • @mussefilsan1108
      @mussefilsan1108 2 роки тому +2

      Wa isaaq labaduba gabdhu sacad muse iyo wiilka habar jeclo wana abwaan

  • @dembilsucad9457
    @dembilsucad9457 2 роки тому +4

    laxanki hodan wa hirgalay horey usoco cadi mahan

  • @amiiroyar1167
    @amiiroyar1167 2 роки тому +1

    M.a viv min yarooyinka sharf bey leeyihiin

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul7339 2 роки тому +5

    hodan axsan laxan heesaha ay laxanka saarto waa waxkale fananiin an kala dhicin malmahan hadaney laxankaaga waa na waalayaaa

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +18

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💞💞

  • @ubdihakimabdo5213
    @ubdihakimabdo5213 2 роки тому +4

    Msha allah wllky ali mahmud haybe & hodan gariye hamaplyida liveka manta wan kaga horreye iso dhahaa love loveeeeee

  • @foosiyaibrahim4722
    @foosiyaibrahim4722 2 роки тому +1

    Sahra Hooyo Hodan Masha allaah

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 роки тому +1

    Jah dad qaliya aroos wacan

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 2 роки тому +3

    Zamidey hodan hambalyo ❤👸🏽

  • @Zhongli-f9s
    @Zhongli-f9s Місяць тому

    MshaAllah hodan gariyee mbruuk waxaad tahay abkii hoyaday ee asiliga ahaa kariti iyo caqli ku misamnaa curadaydaan ku idhi week-end gan dhexdiisa abrtiyaaladay waa gariyee iyo xasan ginii oo abwanadaas baan ku faanaa ,adana hooyo xusen abokor waliba cabdalle siciid oo salaadintii ah ku faan

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 2 роки тому +3

    Labanaagood Oo nin isla qabo ninka isa soo ag is taajiyay samaroon ayaa laga helaa. Anigoo Ah team khadra silimoo ducale

    • @laylaabdirahman2157
      @laylaabdirahman2157 2 роки тому

      Khadra waa lafuray wax ubso

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 2 роки тому

      @@laylaabdirahman2157 ma adaa xaakinki ahaa 🥵🥵🥵 naag la furay nin furay ma soo ag is taagtee

    • @hodanarashid3031
      @hodanarashid3031 2 роки тому +1

      Bro labadan nin iskumuu keenin gobanimada khadra isu keentay kuna darso oo khadra ninku hada maqabo

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 2 роки тому

      @@hodanarashid3031 ma adaa ka furay sister eey iyaduna waa gob wan u ogahay

    • @hodanarashid3031
      @hodanarashid3031 2 роки тому

      @@alhamdulilaahalluakbar595 ma ayaydaa baa ka furtay

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 роки тому +1

    Mashallah mashallah hodan gari weeye gabadhu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmacabdi5366
    @najmacabdi5366 2 роки тому +1

    Mursal muuse waa fanan aqlaq leh oo afgaban lagend

  • @mohomed5327
    @mohomed5327 2 роки тому +8

    Hodan iyo khadra oo isla heesaya😂😂😂cabsi cabsi

  • @fasxiyamxamed5902
    @fasxiyamxamed5902 2 роки тому +2

    Khadra iyo hodancabdiraxmaan oo hesheeyay dhaha

  • @ilhaanmacalinilhaanmacalin4275
    @ilhaanmacalinilhaanmacalin4275 2 роки тому +5

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 2 роки тому

      Nabiga salalahu calayhi wasalam magacisa meshan okale ha kuso qorin wll melaha qerka leh ayaa wanagsan

  • @MursalodwaaBarre
    @MursalodwaaBarre 9 місяців тому

    Gabarcnasab ah khadra cabdi salimo wlhy somali iyadoo kale lagama hello dulqad iyo gobanimo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 роки тому +2

    HABALYO HABALYO leeyahey iskuwaara Aroiska

  • @shamisyusuf3687
    @shamisyusuf3687 2 роки тому +1

    Manshallah habo👍💝💞❤💘💟💞💕

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 роки тому +1

    Hambalyo Eedo adi iyo seegada iskuwar 💋💋💋🌹❤

  • @Nastexoahmed20
    @Nastexoahmed20 2 роки тому +7

    Heesta waxa ikala wayn hodan iyo khadra siday iskula jookan actore mursal na o dawanayo 2 xas

    • @laylamaxamed6189
      @laylamaxamed6189 2 роки тому +1

      Asookani mucdiso gasra dadbadan ayuu kulmiyay

  • @maryamaabdirashiid7667
    @maryamaabdirashiid7667 2 роки тому +3

    Hambalyo dhismoo dhaqma ❤❤❤

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 2 роки тому +1

    Woooooow hambalyo hambalyo

  • @foosiyaibrahim4722
    @foosiyaibrahim4722 2 роки тому

    Habo Masha Allaah Hodan

  • @farduusibrahim8854
    @farduusibrahim8854 2 роки тому +3

    Mansha allah

  • @xaawocali663
    @xaawocali663 2 роки тому +2

    M.a Hambalyo dhisma. Oo dhaqma insha Allah 🥰

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 роки тому +7

    Hodan.khadra iyo mursal 😂✌️

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому +1

    WAAW Ina haybe galal inaderkay iyo dumshi hanbalyo 🌹🌹🌹🌹🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hodanmohamed9022
    @hodanmohamed9022 2 роки тому +3

    Walahi. Qadri wa wa goob nafsigedi waka ka so baxay hodan ee manta. Jelku sugayo 🔗🔗🔗🔗

    • @QueenHamda243
      @QueenHamda243 2 роки тому

      Wll yaa xidhaaya hodan 😂

    • @ismojano5031
      @ismojano5031 2 роки тому

      Madaaa xidhaya wlal

    • @hodanmohamed9022
      @hodanmohamed9022 2 роки тому

      Hodan waxa xidhaya lacagti ay xaden ba jeelka leenta ku cabaysa. Hadhow na mustafuris ba lagu samaynaya wyo malaha Shari he wayna wofkuna hadu danbi galo isago an sharci buxa lahan wa celis waliba iyadu wa marke labad wahore na jaad ba lagu qabtay sidas banay u haysan sharciga wan

    • @caaisha71
      @caaisha71 2 роки тому

      @@hodanmohamed9022 may ku jirtay hodan

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому +1

      @@hodanmohamed9022 BEENALEY, XATAA HADAAD U BADHEEDHEY INAAD BEEN CAD SHEEGTID WAX RUN U DHOW BAA LA SHEEGAA. DADKII LACAGTA LUNSADEY SOWTA MAGACYADOODII OO DHAN FBI WEBSITE KOODA KU QORAN HODAN KUMA JIRTO ALLAH KA BAQ, HODAN WILIGEEDBA UMEY SHAQEYN COMMUNITY ANAGAA MEEL LA DEGAN, ALLA SOOMAALIDA QAAR BEENTA HORTA MA XOOLAA LAGU SIIYAA? NAA WAX KALE KU SHEEKEE OO CAQLIGA GALI KARA, MA KULA TAHAY INEY SHAASHADAHA KA SOO DHEX MUUQAN LAHAYN IYADOO USA DABIILE KA AH SAACAD GUDAHEED BEY KU SOO QABAN LAHAAYEEN SIDA KUWII LACAGTA CUNEY KENYA LOOGA SOO QABTEY IYAGOO WIVA DHUUMANAYA.

  • @hodoaxmed2073
    @hodoaxmed2073 2 роки тому

    Khadra legend libaaax❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚💚🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 роки тому

    Mash Allah walaalkay hanbalyo hanbalyo hanbalyo ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️cali iyo hoda hanbalyo

  • @iqramuhamed2354
    @iqramuhamed2354 2 роки тому

    Masha allah allow isku barakey hambalyo hambalyo abaayo iyo abowe

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +9

    Wonderful marriage 💗💗💗💗 ceremony wish the couple a loving lasting marriage and blessed children

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 роки тому

    Hodan gaariye iyo cali hanbalyo hanbalyo hanbalyo family qurux badan

  • @nouraelmi366
    @nouraelmi366 2 роки тому +6

    KHadray dhiiga tumbada ufreshta lagag nuug

  • @hassanibrahim3540
    @hassanibrahim3540 2 роки тому

    Hambalyo congratulations hodan &ali haybe alf mabrouk

  • @handeeq
    @handeeq 2 роки тому +6

    iyaaH😂🙄 khadra salima & hodan & mursaL😂✌️

  • @LakiAbdisalan
    @LakiAbdisalan Рік тому

    Jah jah

  • @abdullaahihassan3469
    @abdullaahihassan3469 2 роки тому +4

    Mursal the legend two his wife s dance togather 😂

  • @rayaanjamaal5687
    @rayaanjamaal5687 Рік тому

    Insha allah

  • @asmacali454
    @asmacali454 2 роки тому

    Mansh allh barakooba kaan dhiig wadagnaw👩‍❤️‍👨

  • @fasxiyamxamed5902
    @fasxiyamxamed5902 2 роки тому +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo

  • @nasraslbnducale5655
    @nasraslbnducale5655 2 роки тому

    Inanta hodan maxamed haashi dhamac gaariye caliyow soomali odhanbay ka dhalate ilaali alle hawnaxariisto abwaankeni weyna

  • @lilmoayy5793
    @lilmoayy5793 2 роки тому +2

    Scw scw scw

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому

    Mansha Allah Hambalyo

  • @laylamaxamed6189
    @laylamaxamed6189 2 роки тому +5

    Mambalyo arooska mursal waa lend wahi haduu labadii xaas isku keenay rikoodhka sadexaadna jabi haboon nuura ku sadexee ayaan dhihi lahaa anuu

    • @amao4464
      @amao4464 2 роки тому

      qabra salimo maisqaban mursal

    • @laylamaxamed6189
      @laylamaxamed6189 2 роки тому +1

      @@amao4464 kolay waxa lagu heshiiyay ayaa jira

  • @maxamuudahmedjaamac369
    @maxamuudahmedjaamac369 2 роки тому

    Masha allah barakoobo

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому

    masha alaaaaah hambalyo

  • @farahmohamed4363
    @farahmohamed4363 2 роки тому +1

    Hanbalyo wllo hodan adiyo saygaaguba

  • @Ahmed.Ruush6
    @Ahmed.Ruush6 2 роки тому +4

    samaronow ilahay ka baqa waxan wax an aragnay mahee Hodan Haboon iyo khadro salimo o ilmadera o hadana fanano ah

    • @khadramohamoud4422
      @khadramohamoud4422 2 роки тому

      Waa naag isaaq waxaba uma argto waxaas waa laba dumaroo la heesaya uun ni kii qabi jirayna waabay kala tageen maxaad shegeysaa ee kale

    • @Ahmed.Ruush6
      @Ahmed.Ruush6 2 роки тому

      @@khadramohamoud4422 qablaha qoladado un by ka hadlay wana gabdho samaroona quruxey ani nin qabay iyo mid guursan doona toona kama hadlin!

    • @Malapo22__
      @Malapo22__ 2 роки тому

      @@Ahmed.Ruush6 dee khadra samaroon mahan miyaad xanuusanthy waxuba waa fananinteenii lkn qof qabiilusan ahayn haka dhigin inantu waa duriyadiiye😳

    • @Ahmed.Ruush6
      @Ahmed.Ruush6 2 роки тому

      @@Malapo22__ hada ma ciida galaa?

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 2 роки тому +2

      Khadri waa gabadheena marba haday seddex caruura inoo hayso lkn nafteeda maha samaroon

  • @sjn6736
    @sjn6736 2 роки тому

    Yamamoto yaabay...hambalyo

  • @fardowsomaxamed7182
    @fardowsomaxamed7182 2 роки тому

    Waa rskii hashiska kan
    Masha alha

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed2237 2 роки тому

    Khadar silima waan kuu jeed🧐🧐🧐

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 2 роки тому +10

    Arooskiina la' isku arag baan maqli jirey walee arooskaan waa la' isku arkey😂😂😂😂

    • @amranidan3360
      @amranidan3360 2 роки тому

      Hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

      Laysku bartay 😂😂

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 2 роки тому +8

    Hodan khadra iyo mursal😅😅😅🤣🤣

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 2 роки тому +3

    Isaaqa waa kuqali gaariye oowaayo waxukamid ahaa mujahidintii snm wuxuu ahaa gob yaqana godka hadal iyo godka aakhiro

    • @barwaqo1125
      @barwaqo1125 2 роки тому +1

      Haadraawi saaxiibkii ilaahay janada ha ku kulansiiyo

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 2 роки тому

    MASHA'ALLAH

  • @asmamohamed7416
    @asmamohamed7416 2 роки тому +1

    Masha allh hampllyo hampllyo

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Рік тому

    Khaadka iska daaya dhalin yaro sidaad u eeg tihiin eega.

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693 2 роки тому +5

    Ninka suudh leeg maa loo waayay wuxu wuu dherar dhaafee😂😂😂

  • @cabdixakimkiiko7212
    @cabdixakimkiiko7212 2 роки тому +2

    Scw