Xog Weerarka Ciidanka Somaliland Qaadayo Iyo Amarkii ugu Cuslaa oo Madaxwane Biixi Bixiyey? Qorshaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Рік тому +3

    Masha allaah guulaysta cidanka qaranka jumuriyada barakaaysan ee Somaliland guulaysta 💪💪💪💪

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Рік тому

    Guuuul Somalian installed allllah

  • @BarwaqoSaleban-tj2hl
    @BarwaqoSaleban-tj2hl Рік тому

    Guuul guuuul ciidankaygiiii guuuul❤❤

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Рік тому +1

    Insha allaah guul ciidanka somalilaand

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Рік тому

    Masha allehi madaxweyne muse bixi xildid lander suber awal geesi qaranka weye allow dhowr muse qarenka sida geesi hacilbaxo muse

  • @roodacishqi7985
    @roodacishqi7985 Рік тому

    Guuuleysta ciidanka qaranka 💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @naima854
    @naima854 Рік тому

    Ululuuuuuuuu ululuuuuuu guul somalilad ❤❤❤❤❤

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 Рік тому

    Somalilad way guulaysan

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Рік тому

    insha allaah guul ciidamada qaranka barakaysan

  • @habibahussein-eb7ss
    @habibahussein-eb7ss Рік тому

    Guuul guul Somaliland

  • @yusufaskarkhayre
    @yusufaskarkhayre Рік тому

    Maashaa,allah guul iyo
    Gobanimo qaranka jsl❤

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad Рік тому

    Waa ruun anaga jogna tanzania ayaan rabna in wadanka laxorey

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo Рік тому +2

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Madaxweynuhu wuxuu bixiyaa 200 amar oon loo baahnayn.
    2.0. Amarka gooja cadde isagaa bixiyey madaxweynuhu dhabar jabkii ku yimid ciidamada qaranka.
    3.0. Waxan filayaa inuu madaxweynuhu bacaysanyahay.
    4.0. Yoocada uu ku waashay maxa yaalla.
    5.0. Ma ceelal baatrool baa ka qodan.
    6.0. Waa meel cidlo ah oo dhirta yoocada ka baxday.

  • @ia5159
    @ia5159 Рік тому +1

    Is about time the president goes go head to military. Let’s go Somaliland… total annihilation😂

  • @ahmedmohamoud3683
    @ahmedmohamoud3683 Рік тому

    Guul Ciidanka Qaranka Garowe waxaan ahay nagaga xeel dheer waa inay arkaan Xaarood inay yihiin Xaar meel yaala Godkiina sii qota dheh

  • @awarsame1611
    @awarsame1611 Рік тому

    Xaga kale waxa ka soo horjeeda, huwan ku qalabaysan hub gaboobay oo loo yaqaan, Fal,Baab iyo Sixir

  • @MuhyadinAbdi-h2b
    @MuhyadinAbdi-h2b Рік тому +1

    Inader pal mid run uun ah pal kena sidani waa side

  • @Ifrah-l7k
    @Ifrah-l7k Рік тому

    Anigu waxaan ofhannlahaa iska daaya oo dadka muslimska dhuugooda iskadaaya dhulka aynu hsysano ayaa nagu filan

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Рік тому +2

    Wr nagaa taga heego muuse isaga ciidan jabay beentaada waanu ka daalan . Somaliland hadii cadaw leeday waa muuse adigu wax tahay view raadis bila hadaf ah

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Рік тому +1

    Taani, "2 000 geli Laascanood oo ka soo carar habeenimo."

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt Рік тому

    War Madhax layaw wax dadku dhagaystaan usheeg

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 Рік тому

    Marka horeba dagaal ama dagaala aan ayay ahayd ee ma ahayn inay dawladu waxaa inaysamayso ma ahay cidankiibay jabiyeen

  • @mohamedadan8994
    @mohamedadan8994 Рік тому

    ar ninyahow beenta kadaa carruurta
    Dhulka aanba kaa yelna ee Cirka hadii lagugu helo

  • @maxamedmuxumedmaxamedmuxum3432

    maqlijiray ayuu yidhi ninkijiray toban bilood kahor baanu maqlaynay weerar kii ugucuslaa xukumadii qaadilahayd weerarka meday dadka beenyaan lagumaawelin werar ayqaado daa hortaada waxa imandoonta tiiyoo caasimadaha qaraxyo lagufuliyo iyo hadoorka madax siyaasiyiin sulaadiin lagufuliyo dilal kadib ayhalkaa kukaladhaqaado

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 2 місяці тому

    Ogaada idoor haday dagaal soo qaadan waxaa dhicidoona in aan ciidanka ssc khaatomo aan degaankay galaan aysan ka noqon doonin

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Рік тому

    MR.DAMEER XAABO LA TAAGAN, INTII MUUSE KUU QOREY MIYAANU KAA JARIN ,MARKII UU MUUSE DUBBIHII ILAAHEY DARANDOORRI UGU DHACAY.

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
    @mohamedAbdillahiElmi-ni7md Рік тому

    Waxan ku talin lahayn in wixii dhalinyaro ah oo huwantu beenta u sheegtay in iska baxsadaan intaan colku soo gaadhin.

  • @madarimo
    @madarimo Рік тому

    XOGOGAAL TV CHANNELKA BEENTA MYSR BIIXI FAAFINAAYO. WAY DHAMAA5AY WAKHTIGII BEEN DADKA LAGU XUKUMAYAY!

  • @Kaysetv3
    @Kaysetv3 Рік тому

    Beenasle madax waynuu waa kee waa fulee

  • @abdifatahmosman7339
    @abdifatahmosman7339 Рік тому

    😁😂😂 Allaha ga ka baq hh

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Рік тому

    Ilaahey kabaq beenta naga dhaaf muuse dagaal qaadi maayo

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 Рік тому

    CIIDANKA QARANKA WA MARKISI UU WAX TAGAYAY MARKI HORE LA TAAGAY HADA WAXAY U MUUQDAN INAY MARKODI TAHAY

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Рік тому +1

    Muuse faashil ha is casilo waxba ku qaadi maayo duulaan kale oo lagu jabayo dhinashaduun baa sii kordhaysa iyo maxaabiis hor leh

  • @asliabshir3770
    @asliabshir3770 Рік тому

    War managa dhaftid beenta haraanoo washene😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Рік тому

    Waa beenaale jaahil oon waxba ogyn. Fake news and empty predictions. looking for more viewers.