Qeybtii 2aad Ee Barnaamijka Awoodda 5-aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Barnaamijka Awoodda 5-aad :
    Qeybta 2aad ee Barnaamijkeenna oo uu marti ku yahay Madaxweynaha Puntlan Saciid Abdullahi Dani waxa uu kaga jawaabi doonaa weydiimo khuseeya Siyaaadda iyo Ammaanka Puntland.

КОМЕНТАРІ • 183

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому +10

    Nebi maxamed scw wuxu ku yidhi asxbta ma taqanan geesiga asxbti midba waxbu yidhi wa ninka dagalka ku ba an Suubanu scw wuxuu yidhi
    ليس شديد بصرع
    Geesigu mha dagaalyahnka ee waa qofka cadhopda ee kasoo noqda WERIYE DENI waa bini aadmi wanu xanaaqi karaa

  • @aminayusuf9852
    @aminayusuf9852 3 роки тому +3

    Waar aaweys yaaa noo keena waa niin aad aan uuga helay waraysigisa huuno mudane muuse bixii cabdi iyo farmajo warayso insha allah

    • @aziiz94
      @aziiz94 3 роки тому

      Sababto ah aweys wa wariye muqdisho jogo hadu puntland mise somaliland jogi laha qof madax ah sidan uma fareesa lahen Xuriyatul saxaafa ba ka jirta muqdisho hoygi umada somaliyeed 🇸🇴

    • @abuubakarali5480
      @abuubakarali5480 3 роки тому

      muuse biixi igu soo arod maahan farmajana lamaba wareeste warkiisa waalasoo jar jara

  • @hal-karaan4755
    @hal-karaan4755 3 роки тому +3

    Wariyahu wuxuu uu muqdaa in uu ku Tala galay inuu dani ka xanaajiyo.
    Lakiin si dhexdhexaad maaha.
    Wuuna ku ceeboobay warysigaan..
    Runtii wuxuu lumiyaya kalsoonida shacabka

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 роки тому +5

    Inkastoo aan federalka necebay hadana Siciid Deni run ayuu sheegayaa..farmaajo wuu laharay

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 роки тому +1

      Sxb taas baa xaqiiq ah LAKIIN dadka comments ka bixinaya bal fiiri. Jahilnimsda haysa

    • @mukhtarfarah969
      @mukhtarfarah969 3 роки тому +1

      @@trumpppl2024
      Waa CBB

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 роки тому

      @@mukhtarfarah969 AQOONTA Ku yar cay mooyee wax kale lagama faaidayo sxb CBB kkkkkk

  • @beelarashiid4015
    @beelarashiid4015 3 роки тому +4

    Dani waa iga samir badan yahay lablabada iga haysa sualaha ninka wariyaha ah kuwaydiinayo
    Oo ixtiraam darada leh

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 3 роки тому +5

    SICIID DENI WAA RUNTII LACAGTII SOOMALIYA WAXAA LAGU DHAMEEYAY SOCIAL MEDIA IYO CAY DADKII MADAXDA AHAA IYO NINKII FARMAAJO KA ARAGTI DUWAN LA CAAYO..

  • @farhanjay2637
    @farhanjay2637 3 роки тому +7

    Benalale ayaad tahay saqiir iyo kabiir ayaana ku og inad imaaraadka xiriir laledahay walibane xiriir kusaabsan in dalkaga iyo dadkaga laguuso adeksado shisheye kal gaal ayadna tihiin adiga iyo madowe ee umadan dhiban ilahey ha idinka qabto walibo bil damadana lagu jirahe ilahey hanakiin hor lexsho

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 3 роки тому +4

    DENI HAL SU,AAL SI SAX AH UGAMA JAWAABIN WAX KALE AYUU KA HADLAYAA MARKA WERIYUHU SU,AAL TOOSA WEYDIIYO

  • @maryanmohamed6311
    @maryanmohamed6311 3 роки тому +3

    wariyuhu waa xag jir wariye haddaad run sheegayso farmaajo miiska soo fariisi ee sida dani u warayso

    • @konteandrea7096
      @konteandrea7096 3 роки тому

      Farmaajo somali Wayn ayaa wadatakan waxaa wata tuug

  • @alalialmaqribi4188
    @alalialmaqribi4188 3 роки тому +1

    Wacyi yeesha soomaaliyeey, waxa ishays taa waa Israaiil iya imaaraatka oo dhinac ah , Turkiya iya Qadar oo dhinac ah

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 роки тому +2

    Waraysi sare su’aalo sare jawaabo sare

  • @munasarcade2842
    @munasarcade2842 3 роки тому +5

    wariye dhab ah runtii

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 3 роки тому

    Adeer waan soomanahy ee ha nadanbaajin. Wadankii aad nooga ciyaarta orad wax ka badal.

  • @dhagaweyneyusuf9966
    @dhagaweyneyusuf9966 2 роки тому +1

    Burburinta banadir geynta hub iyo folkaanoyin lagu burburiyo muqdisho

  • @mohamedsalah1819
    @mohamedsalah1819 2 роки тому

    Wariyahaan dhinacbuu kararanyahey waa nabar iyo naxdin

  • @salebaanxuseen9764
    @salebaanxuseen9764 3 роки тому +2

    DAAMEER SOOMALIBA MA AHA DANAY WAA LIBEERIYAAN BAADA KA SOOCAAARYEEY OO MAJERTEEN LAQORAAY

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +1

    CAR SIDAA FARMAAJO SU AALO FURAN HA LOO WAREYSTO WALAAHI HADALKAA KU DHAGAYAA. BBBBB CCCCCCCXXXXXC SOMADKMAD YU IN

  • @mohamedharir235
    @mohamedharir235 3 роки тому +3

    wan yax yaxay uweysow madaxweyna utur saxiib

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 роки тому +1

      Farmaajo maxaa loo wareysan waayey horta si furan

  • @dhagaweyneyusuf9966
    @dhagaweyneyusuf9966 2 роки тому +1

    Caana shubkii biya kulule ee ahaa biya kululwe hadaladii habaqina hadii la dhihi jiray argagaxisaa joogta maantay madaxweyne deni ayaa xalfad kugalay iyo mudane axmed madoobe buraha mareero dhawaqa dacish iyo alshabaab ku hardamayay waxay mujisay inuu kalsoni ku qabo kuna balan qado nabada celka biya kulule

  • @aaaadventureofficial3904
    @aaaadventureofficial3904 3 роки тому +1

    Saeed deni you are governor, you are not president, you can not host any government in somali soil.

  • @naimoelmi4856
    @naimoelmi4856 2 роки тому

    Wariyahaan waa in training lasiiyaa sida loowareysto dadka dalsan tv aniga maihi dadka caytamo lkn mafiicno sida uu u wareysanaayo dadka

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    dawlada faraal ka ma awoodaah in ay meel maris arimahaas in ay aya du noo qabato illeen dawlad dawlaha calamka oo kalaha in tahay ayay sheegtaa

  • @dhagaweyneyusuf9966
    @dhagaweyneyusuf9966 2 роки тому +1

    Is af garad qoto dheer mudane saciid claahi deni balan qaad bena puntland ujeed cadawada kowaad ciidanka xooga dalka iyo shacabka soomaaliyed begsiga cidkasta oo doowladnimada jecel faladeda madhameyn karno tixraaca dabagalka dhacdoyinka horjohlge mudane saciid claahi deni

  • @geellesam
    @geellesam 3 роки тому +1

    geesi aqoon yhan mudane saciid dani , xafidulah

  • @jeenicadofficial4805
    @jeenicadofficial4805 3 роки тому +3

    aways baa i qabtay ma dhuusin been dheh dani wiil ka ooyahiyay

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 3 роки тому +4

    Dani puuqland wuu wareeray kkkk

  • @miraanicruzin5321
    @miraanicruzin5321 3 роки тому +6

    Beenala

  • @salahadan998
    @salahadan998 3 роки тому +6

    shaqo fiican ayaad qabatay su'aalaha noocaas ah. wariyaha

  • @maxamuudmaxamed7184
    @maxamuudmaxamed7184 3 роки тому +2

    Walhi qosol iguma harin madax wanaha putlaand wuu iga quliye cawa noolow

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 роки тому

    Mudane Siciid Dani waa geesi geesi dhalay oo dhal boqor ah waa mutacalim ardadiisa la yaqaan.

    • @konteandrea7096
      @konteandrea7096 3 роки тому

      iska amuus maskin ba tahay kan hadu ku maamulo

  • @AhmedAhmed-lv3xc
    @AhmedAhmed-lv3xc 3 роки тому

    ixtiraam Md Deni adigana is ixtiraam su'aalo micno leh weydii!!

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    hi

  • @axmedrage7996
    @axmedrage7996 3 роки тому +2

    Waraysigan markad dhuuxdid waxad arkasaa inu yahay sidii qof dagaal qaday iyo qof is difaacaya marka waxa haboon in si furfuran oo laab xaadhan laysu waraysto

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 3 роки тому +1

    Deni yoga Calooshu waxba kuuma celiso macalay👿👿👿🙀🙀🙀

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever553 3 роки тому +6

    Deni iguso orod maahan, somaliya waxay ubaahan tahay madaxweyne sida Deni ookale ah dadkiisa iyo warbaahintana lahadli kara.

  • @aziiz94
    @aziiz94 3 роки тому

    Deni wariyaal o caburiyo o suaalo asiga so diyaarsaday waydiyo u bartay ayo wariye adag xur ah ayo so hör fadhistay natiijada sualaha bdnkoda kama jawabin puntland wx ma dhaanto nidaamka boqortoyada sacudiga iyo jabuuti o 1family iska xukumo

  • @aaaadventureofficial3904
    @aaaadventureofficial3904 3 роки тому

    My friend is not a professional journalist.

  • @abdialielmi8209
    @abdialielmi8209 3 роки тому

    Dani wuxu kahadlay futadisa dpworld waxa iska leh reerka dubai leh ee meel kale ka hadal danow

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 3 роки тому +1

    Dubbe warayso oo soo casun aweysow

  • @abdirahmaanawil2342
    @abdirahmaanawil2342 3 роки тому

    Kan mawacalbaaa Suaalo xumaa

  • @hatethatiloveyou7939
    @hatethatiloveyou7939 3 роки тому +4

    War Farmaajo waa nin qabiil waayo
    Dagaal ayu ka ogoowgayaa dalka
    Allaha naga qabto waa Ramadan aamiin dhahay

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
    @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 3 роки тому +5

    Codey wariye la isku halayn karo. Isku daranaa wareysigii diyaarsanaa ee wariyuhu hadalka u saxayey Farmaajo iyo wareysigani. Waa cirka iyo dhulka inta u dhaxaysa. Geesinimo ayuu muujiyey Deni inuu wareysigan u badheedho.

  • @shukri7863
    @shukri7863 3 роки тому +5

    Wariyaha wuu yaaban yahay anna sidoo kale

  • @jeenicadofficial4805
    @jeenicadofficial4805 3 роки тому +4

    kkkkkk suaalo waryaash reer putland ma wadiin karaan miyaaa hal warye ah oo reer putland suaash waayadiin karo ma jiro

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 роки тому

      Walaasha u dir ha waydiusee dee xoolow

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 роки тому +5

    Su,Ashii mudnayd maad weydiin,
    19kii mudaharssdayaal baa la xabaddeyey, WAA kan ju celcelinayee,
    Garoowe,Boosaaso,Dhahar intaba miyaan lagu xabbadayn, lagu xidhxidhin?
    *Baarlamaankii uu dadka ku laayey?
    Guddoomiyihii Xabbad lagaga saaray? Iyadaan meydkii la aasin mid kale meydkii lagu dul doortay?

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 Рік тому +1

    ADEER DANI WAA NIN KARAMEED PUDLAAN GAARASIYA HORMAR⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @yasmiinmohamed6583
    @yasmiinmohamed6583 3 роки тому +5

    Kkkkkkkkkkkkk
    Amazing wariyeee caradaa bashar ba loyahy , leader ku mala'ig mahan wa caronkaraa.
    Wariyihii maxkamadyn bu isubadelay

  • @miraanicruzin5321
    @miraanicruzin5321 3 роки тому +10

    War beenaale wayn hush hush farmajo ha noolado

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 3 роки тому +7

    "Ilaa labada dastuur ee Federaal iyo dowlad goboleed "harmonization," is waafajin lagu samaynayo Puntland keeda ayay ku sii daqmaysaa." Su'aasha taagani waxay tahay, labada dastuur kee baa horeeyay samayntiisa? From my understanding one was put in place in 1960, while the latter was organised in 1998. If so, then why it was written in such a way that is in conflicts with the already existed federal constitution? In federalism system, state laws shouldn't and can't supersede federal laws. Wixii intaas dhaafsani waa kaalaya aan moronee, isn't it?

    • @hassan6692
      @hassan6692 3 роки тому

      Wadanku nidaamka federaalka wuxuu qaatay 2004, dastuurkii hore ee 1960-kii la qoray sanadkaas(2004) baa ugu danbaysay ku dhaqankiisa, wixii ka danbeeyey 2012 dastuur cusub oo aan dhammaystir nayn ilaa hadda baa shaqaynayay. Kan puntland baa sii horreeeyay oo 2011 la ansixiyay, halkaas baana conflict-gu had iyo goor ka jiraa, sidaas u fahan.

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 3 роки тому

      @@hassan6692 faraska iyo gaariga u jiidayo midkee horeeya? Haddii meeshan qas la'aan la rabo inay wax socdaan, let's put a federal constitution in place first, then all the rest would follow without any contraventions. Otherwise...ha wareegto giraantu.

  • @SalahEid768
    @SalahEid768 3 роки тому +10

    Mr codey wle deni dhibcuu kaqatay yes

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 3 роки тому +4

    Waraysigan Siciid Dani waxa uu la mid yahay waraysigii laga qaaday maalin dhawayd Shariif-sakiin mana jirto wax badan oo laga faa'iidayaa
    Sababtoo ah su'aalkasta oo la waydiiyo toos uga jawaabi maayo Siciid Dani wuu is dhaafinayaa.

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 роки тому +6

    Saciid deni waa qaran dumis👀🦴🦴🦴

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 3 роки тому +5

    Doqon buurana 😂😂 faderalbay kuwasheen Somali Federal loogumatalo galin

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 роки тому +14

    Saciid Deni waala helay walee😂

  • @warsamet7290
    @warsamet7290 3 роки тому +3

    Deni waxaan ku amaanaya inuu waraysi bixintiinsa u bareero, anoo aaminsan inay tahay waajib. #Nabad&Nolol Guul

  • @dhagaweyneyusuf9966
    @dhagaweyneyusuf9966 2 роки тому +1

    SI TOOSA IYO SIDADBAN CADOWGA UMADA SOOMAALIYEED HOOYGA ARGAGAXISADA PUNTLAND IS AF GARAD SABIIB IYO CANOOLE OO ISKU HELAY HOGANKA PUNTLAND ISTED OF SOMALIA

  • @abdishakuurmuusecigaalcawa2342
    @abdishakuurmuusecigaalcawa2342 3 роки тому +5

    Wariye waa heer sare imey qancin jawaaah deni
    Hambalyo aweys

  • @beelarashiid4015
    @beelarashiid4015 3 роки тому +3

    Dani waa nin culus walhi
    Waan kufaanaya madaxwayne saa uaragti dheer inu dhul udug iyo reer udug hogaminayo
    Allaha kuxifdiyo mudane.

  • @hassanhussein2594
    @hassanhussein2594 3 роки тому +9

    War iye aaan ka helay misna xaqiiqda taabtay tolaahi mahadsnid wll

  • @abdinasiromer7104
    @abdinasiromer7104 3 роки тому +8

    War oday deni manta waala haya jilbahaa dhilka loogu dhuftay.

  • @abuubakarali5480
    @abuubakarali5480 3 роки тому +1

    saciid dani will hoog

  • @zakimacalimuu7539
    @zakimacalimuu7539 3 роки тому

    CBBda deni kudhagan waxaa leeyahay farmaajo Hadii wax isku haayo codey hasoo horfadhiisto oo sidii dani cml ha,uga jawaabo su,aalaha hhh

  • @shukri7863
    @shukri7863 3 роки тому +3

    This guy sending massage to outside somaliya

  • @axmedcabdi8649
    @axmedcabdi8649 3 роки тому +4

    hhhhhhhhhhh walhi waligey kan kale manarag

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 роки тому +1

    DOQONKAN FARMAAJEYSAN IN MID KALOO FARMAAJEYSAN UU SACIID DANI KU DHAHO WAA FASHILANANTEY EE IS CASIL WAXEY ULA MUUQATAA WANAAG KKKKK
    MARKUU SHEEKEEYAY SHEEKADII ISAGA IYO FARMAAJO DHEX MARTAYNA DOQONKAN FARMAAJEYSAN WAXAY ULA MUUQATAA FADEEXO IYO XUMAAN KKKKK

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +3

    AWAEYS SXB GREAT JOB LAKIIN FARMAAJO SU AALO FURAN SIDA DENI NOOGU WAREYSO

  • @konteandrea7096
    @konteandrea7096 3 роки тому +2

    Kan waa khad wale meel u taliyo male tankale qofka qabyaalad lugu tageero meel ma garo

  • @maxaedali7353
    @maxaedali7353 3 роки тому +2

    Xasan sheekh MAXMUUD
    Wareesigiisa qeebtii lawaad ayaan ubaahan nahay

  • @axmedcabdulqaadir628
    @axmedcabdulqaadir628 3 роки тому +6

    Wariye aweys guuleyso xaqiiqada waa tusisay
    Deni haduu Somali yahay hadalkaas raali galin haka bixiyo

  • @CervaniMusicGroup
    @CervaniMusicGroup 3 роки тому +8

    Said Deni: "Xaafiska Madaxtoyda Farmaajo furaha waxa heeyo niin Ugandees" 😂😂😂😂 Iga day Adeer Deni. Walaahi qosol aan dhiiman gareey kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @muxamedmuuse9928
    @muxamedmuuse9928 3 роки тому +6

    Meqa bari ayaad lamaqneed sxbw

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 3 роки тому +2

    VIVA MUDULOOD IYO MAJERTEEN IYO OGADEN VIVA PRESIDENT DENI IYO AHMED MADOBE

  • @mohamedsalah1819
    @mohamedsalah1819 2 роки тому +1

    Guull said abdulahi dani

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 роки тому +4

    Ninkan iyo facebook maxa kala haysta

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому +1

      Dawalda Farmja ka dhisan facebook oo cayaanaka bulshad lacag gashey si loo caayo ben looga shegeo cid kasta ka fakor duwan gacan ku dhiigle Farmajo lakin akhiraa waa danbi weyn af xumada

    • @odayibnuoday1919
      @odayibnuoday1919 3 роки тому +1

      @@abdullahiomarali5241 ma kala sokeeyaan Hadaan deni sii darayn
      Farmaajo waa hogaamiye hal adag lkn cnaasir lagu kiciyay

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    dawlada faraal ka ma awoodaah in ay meel maris arimahaas in ay aya du noo qabato illeen dawlad dawlaha calamka oo kalaha in tahay ayay sheegtaa❤❤

  • @zakariyamohamed7317
    @zakariyamohamed7317 3 роки тому +5

    Ilaah ka cabso dani adiga ayaa lugaha u haayo soomaali jawaabtaadana ma ahan mid lagu qanci karo.

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 роки тому +3

    siciid dani waa nin raganimo badan ku jirto ninkan wariyuhu waa bila ixtiraam

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 3 роки тому +5

    Dani waad ku fashilantay putland iyo siyaasada kuud ahaan Somalia. Dani Somalia waxaad galisay meel mugdiyah.

  • @buunisyare3612
    @buunisyare3612 2 роки тому

    Waryaa siciid deni waa xoolo kulahaa xasan iyo shiikh shariif way baqayaan ,Ana waan baqayaaa kkkkkkj
    War wuxu hadal jilicsanaaa

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    dawlada faraal ka ma awoodaah in ay meel maris arimahaas in ay aya du noo qabato illeen dawlad dawlaha calamka oo kalaha in tahay ayay sheegtaa❤❤

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    dawlada faraal ka ma awoodaah in ay meel maris arimahaas in ay aya du noo qabato illeen dawlad dawlaha calamka oo kalaha in tahay ayay sheegtaa

  • @fattahk-hashi8260
    @fattahk-hashi8260 3 роки тому +4

    Xariif wise guy 💯

  • @buunisyare3612
    @buunisyare3612 2 роки тому

    Dood ba ka taagan ku lahaa suasha si ficqn uga jawabi mayo

  • @aaaadventureofficial3904
    @aaaadventureofficial3904 3 роки тому

    My friend is not a professional journalist.

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 3 роки тому

    Qowdhiin iyo xeradiin somaali ma u eg yahay

  • @hassanjama5503
    @hassanjama5503 3 роки тому +2

    Ninkaas saas ú ég miyaa cismaan maxamud àh

  • @moulidibrahim8540
    @moulidibrahim8540 3 роки тому +1

    Plz can you rectify the sound
    Make it clear sound

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 роки тому

    wariyuhu waa one side dhexdhexad maaha,,waa wariye u hadlaya maamulka farmaajo
    marqudha kamuu hadal khaladadka siyaasaded u sameeyo farmaajo iyo kooxdisu
    sida dagaalka jubaland ee gado ,,mudo korodhsiga iyo siyaasada qalafsan e federalka
    heshiisyada ethoipia ertaria qadar tukiga oo halis ku ah jiritanka somalia

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    sawirka daxda yuu ka qar soon yahay

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 роки тому +1

    Madaxweyne soomaliyeed ayuu raadinayaa waaba sababta uu ugu dhegan yahay 4.5 iyo inuu mareexaan soomalida nacsiiyo kursigana ku fariisto lakiin waa siyaasad Gabow ah in xumaanta dalka gaartay dusha loo saariyo Qabiilkaas ma istaahilaan kursiga 3 Raisal wasaare iyo madaxweyne lasii rabo oo ku timid 4.5 burburkii kadib. Waa sababta loo kala wato Qof iyo cod iyo 4.5. Axmed madoobana waa Kareeto uu jiidayo.

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    su aashii toban su aalood miyaah

  • @farhanjay2637
    @farhanjay2637 3 роки тому +2

    Dalka wuxu ka dhismi la,yahay wa adiga axmed madowe shisheyaha dalkiina ine cakta mariyaan donaya ayadna ushaqesan oo garab siisane alaha idinku celsho shartaa umadas dhiban ladonesan

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 роки тому +1

    Wariya dhaba maasha allaah oo kariima oo isku kalsoon guulayso wariye maasha allaah maxaad maanta hadiyad soo fagtay

  • @AbdulaqadiCoowase-rn7dd
    @AbdulaqadiCoowase-rn7dd 11 місяців тому

    Deniwaa..madx.weyna.budlaan

  • @dhagaweyneyusuf9966
    @dhagaweyneyusuf9966 2 роки тому +1

    Ciyrinta barlamanka puntland oo qayaxan

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    boowe iyo baaya ka fiican

  • @faysalmahamud-v7b
    @faysalmahamud-v7b 7 місяців тому

    short and to the boint

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 2 роки тому

    Barnamijka noso badii

  • @dhagaweyneyusuf9966
    @dhagaweyneyusuf9966 2 роки тому +1

    Inaa lilaahi wa inaaha ileyhi raajacuun kaambeynkii musharax saciid claahi deni puntland isted of somalia dilalal qorsheysan iyo balanqaad bena sidookale hergalinta is afgarad ururdimedada baneystay shiiga ahacabka soomaaliyeed

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 3 роки тому +2

    Kan waax kalita puntland ma soo marin