Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Jacayl yahow ayaad tahay ? AUN Cabdi_salaad beerdilaacshe.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 4 роки тому +1

    Aun abwaan general maxamed ciise cabdi 1977 February ayuu kugeeriyooday shilgaari oo Nigeria kadhacay heestaan iyo 3 heesood oo xasan aadan qaaday ayaan ugu jeclahay suugaantiisa waxayna kala yihiin siraad iyo ayaamaha iyo Aamino Allaha unaxariistee gabar ayuu mudo jeclaa lkn markuu dhimanayey faynuus sh daahir ayuu qabay. Dadka shilaas kula geeriyooday waxaa kamid ahaa halkii wiil oo uu dhalay abwaankii wadanigii Cabdullahi qarshe

  • @khadarhubsoy7725
    @khadarhubsoy7725 7 років тому

    Allow unaxariiso Beerdilaacshe wuxuu fanaan Somali wada jecelyihiin.

  • @user-fx4ob8vz4b
    @user-fx4ob8vz4b 9 місяців тому

    Allow u naxariiso

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 роки тому

    ilaahay hau naxariisto Beer dilaacshe

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 6 років тому

    Ilaah unaxariisto abwaanke jaceyka ba sameyey ciise ganey Aun

  • @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088
    @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088 5 місяців тому

    ERAYADA MAXAMUUD CABDULAAHI SANGUB AYAA ISKA LAHAY

  • @deeqmaxamed3311
    @deeqmaxamed3311 6 років тому

    ilh ha u naxriito alfanan cabdi salaad beerdilaacshe

  • @maanka9712
    @maanka9712 4 роки тому

    Waa erayadii maxamed Cali kaariye waxaan markii hore kuluqeyay tubeec dadka khaladka kadaaya

    • @balcadboy1101
      @balcadboy1101 4 роки тому

      Kaariye malaha heestaan ee wax iska hubi

    • @Waamortv-c8x
      @Waamortv-c8x 3 роки тому

      Waxaa iska lahaa Gen Ciise Ganeey

  • @theclassifiedmedia-j6d
    @theclassifiedmedia-j6d 5 років тому

    Mashlh allh maxaaa raadinayy heesta

  • @marwo1962
    @marwo1962 2 роки тому

    Jecelow ina ayaa tahey umadii dhameysey ⁉️

  • @alinoorahmednajji
    @alinoorahmednajji 5 років тому

    anti song but best

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 7 років тому

    Ruux kugu asqoobood
    Asaagii ka reebtood
    Eyri go'an ku lumisoo
    Ku abuurtay cudurbaa
    Ku amaananaaye
    Ibliisyoow qarsoonee
    Ibtileeyay aadmiga
    Jaceeylyoow ayaa tahay?
    Cabdirashiid Salaad Aadam
    Allaha u naxariisto

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 роки тому

    Jaceeylku hadu qolo leyahay sow MA fiicnayn