Ethiopia haday masaxayso magac ku qoran websiteyada diyaaradeheeda, amar ugu yimid Somaaliyada aan jirin ee fashilantay, heshiiska MoU iyo safaarada ay ku leedahay Hargeisa ayaanay daacad ka ahayn.Tuhun ayaa jira in ay heshiis qarsoon Turkey iyo Somaalia kula gashay Ankara !
Walaal waxba uma noqonayno wax kasta oo dawlada fadhiika ah ee somalia ay doonaso in ay somaliland ku samayso waan ka guulaysanaynaa guul somaliland cadowgeedana cagta hosteed
Somaliland iyo somalia waa kala Faataxaysteen waxaana haboon in aan la dhaawicin wada noolaanshaha iyo wada ganacsiga labada shacab ee reer somaliland iyo somalia ,oo waliba reer somalia oo dhib iyo amaan daro ka jirto kuna ganacsada ,wax ka barta ,so sharaflena ugu nool.
Waxyaalaha ay ku dhaqaaqday Muqdisho waxay tusaale cad u tahay inay Somaliya ka quusatay inay Somaliland la mid noqoto Somaliya. Warqado la qoraana ma jabinayso niyada dadka iyo dawlada Somaliland.
Doqonoow Hargaysa iyo Barbara ayaad ka degtaa woqooyi Futada iska gelin hadii hanad Soomaali magaceeda rabin Guur oo Soomaliya ka tag Ilaahay meel hanad ka soo noqon hagu tuuro masiibooyin waa laga xishoon jiray si fiican Xawaalad haloo baadho meelahay lacagta u dirto Nageeye Shaydaan Suni ayaa Hargaysa laga soo diray waa wada Basaasiin.
Saw ma aragyo miyaaa Ethiopian ka Hargeisa iyo Burco ku gumaysanayaaa waliba Oromo oo Ethiopia ka ah adoonta tigrega iyo xabashida siyaad bare markii uu la dagaalamayay waan la yaabanayn lkn wuu saxnaaaa
Nacala asaladina ku yaal gajadan gajadi dhshay wxasa kulah somalia isku nahay wlhi ban ku dharta intanu Somali ku noqono exa noga dhoow yuhuda İsrail Ethiopia in anu la middawno xasidinta
Dahabshiil ha joojiyo lacagta uu u xawilayo shacabka Somaalia Italiana proper !
Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Faqashtii Kolbe dhinac HAKA soo wareegto MARKAY ku fashilantay hor istaagi heshiiska sland itoobiya GUUUL jam sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Guul ciidanka qaranka Gul awood Somalilnd
Xamar waligerd meel kaadhi mayso al xaasid maayaflax
HA CYAANE CADOWGU HAYSKA CIYAANE SOMALILAND GUUL
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Reer Sland ilaahay bay aamin aan yihiin ilaahay mooyaane cid kale uma baahna waligoodba Macabki haysta ciyaan
Allaw na astur Aduun iyo akhiraba Amiin Amiin
Somaliland waa in ay ku dacweysaa mackamadaa caalamiga number 252 oo ah furii somaliland ka hor 1960
Yaka dacweyne o kuyaqano 😂😂😂😂
Wll somaliland waxba umanoqoneyso
adiguna waad mahadsantahay
Ethiopia haday masaxayso magac ku qoran websiteyada diyaaradeheeda, amar ugu yimid Somaaliyada aan jirin ee fashilantay, heshiiska MoU iyo safaarada ay ku leedahay Hargeisa ayaanay daacad ka ahayn.Tuhun ayaa jira in ay heshiis qarsoon Turkey iyo Somaalia kula gashay Ankara !
Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar
Magaca Somalilaand tirtirmi maayo ! Daruuraha iyo daafadaha Caalamka ayuu ka dhacay. Magaca tirtirmayaa waa magaca Somalia Italiana ee 33 sanadood maqaar iyo magac u yaal dawlad 1991 burburtay ahaa. Magacaa meydka lagu adeeganayey ahaa ayaa la sii daynayaa oo godkiisii lagu celinayaa oo dibdambe aan loo maqli doonin !!!
Somaliland iyadaa marwalba guul ayaa ayaa Allaah ayaa Garas siiya oo u gargaari inshaAllaah guul Somaliland
Somalia Italiano Nacaybkoodi waa bayaamay
WARYA SOMALILAND HADAANU NAHAY ILAAHAY BAANU AAMINSANAHEY OO AANU CAAWIMO KA SUGEYNAA IYO ICTIRAAF, MARKAA NIN ILAAHAY WAKIISHAY CIDNA WAXBA YEELI MAYSO QARSNKAN SOMALILAND UBIQI MAYNO ,, QOLADA SAXAAFADU HA JOOJIYAN BUUNBUUNINTA
Xegeed ilaahey ka rumeyseen diinta iyo ilaaheyba waad caaysaan iyo nabigeena. Gobol baa tihiin idinkoo reera miyaa qaran ah
ASC,, Villa somalia wa xasiid
Waa fiuiican hadaka Isaac
Dawlada mooryaanta ah ee muqdisho wey ceebowday 😂😂😂😂😂😂😂
Soomaaliland hanoolaato
Buntlaand ha lagula heshiiyo in xamar Ay wada qabtaan.ka Diana is ictiraafaan.
xasan gurguurte waan laiska dhiciyaa waa mooryaan reer aqiraadkii deyn waayee xabalaha kagasoo baxay
Walaal waxba uma noqonayno wax kasta oo dawlada fadhiika ah ee somalia ay doonaso in ay somaliland ku samayso waan ka guulaysanaynaa guul somaliland cadowgeedana cagta hosteed
Somaliland iyo somalia waa kala Faataxaysteen waxaana haboon in aan la dhaawicin wada noolaanshaha iyo wada ganacsiga labada shacab ee reer somaliland iyo somalia ,oo waliba reer somalia oo dhib iyo amaan daro ka jirto kuna ganacsada ,wax ka barta ,so sharaflena ugu nool.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shirkado DAHAB still oo ka hadashay warqda soomaaliya kasoo baxday
Saxiib waa ruuntaa waxa weeyaan maxaad malaha
Kuwa isaaq ee xamar joogo maxeey noo hayaan qurunka mey dowladu saarto
Maxaa eyga naf haysta Dahabshiil iyagaa ku noolaa 80% qadaad weyntu.
The commercial bank of Ethiopia 🇪🇹 has been brought to an emergency branch to stop bleeding
Somalia waataa cabaadaysa inaan marlabaad midowno midoobimayno ha cabaado
Soomaaliya waxay Ka xuntahay horuu marka ay gaadhay Somaliland, laakiin waxba Ka qaadimasyaan
Danke ka hadlesa waxaad shegeso ka fiirso Soo.alia Talawo kasta ay qaado marhora loobahna wey kadaahday Dahabshiil waa Tuugo ushaqesa Muuse biixi Talaawo wanaGsan Kuma kalsooni Dahabshiil waa codgaar
Soomaali diudka waa in nugleer lala dhaco
Waxyaalaha ay ku dhaqaaqday Muqdisho waxay tusaale cad u tahay inay Somaliya ka quusatay inay Somaliland la mid noqoto Somaliya.
Warqado la qoraana ma jabinayso niyada dadka iyo dawlada Somaliland.
Wariyahu runta ayuu sheegaya iyo faalo cilmiyeesan. Cadaawada Xassan Sheekh waxay sii xoojinaysaa gooni isku taaga Somaliland.
Xasan Xaraash Waxba Qaadimayo Markuu Wax kale Waayay Ayuu Shirkadii Dadweynaha Waar Kor U Bax Dadka Waxooda U Daa Xasan Xaraashow
Ha u daymo la'aan Somsliland tirada dadkeegu waa 6.5 million. Ninkii hungurigu ka hayeyow ka fiirso yaanad yaab la kulmine.
Warqada waa in talaabo laga qaado cida ku dhaqanto ee reer sland ah
Doqonoow Hargaysa iyo Barbara ayaad ka degtaa woqooyi Futada iska gelin hadii hanad Soomaali magaceeda rabin Guur oo Soomaliya ka tag Ilaahay meel hanad ka soo noqon hagu tuuro masiibooyin waa laga xishoon jiray si fiican Xawaalad haloo baadho meelahay lacagta u dirto Nageeye Shaydaan Suni ayaa Hargaysa laga soo diray waa wada Basaasiin.
Saw ma aragyo miyaaa Ethiopian ka Hargeisa iyo Burco ku gumaysanayaaa waliba Oromo oo Ethiopia ka ah adoonta tigrega iyo xabashida siyaad bare markii uu la dagaalamayay waan la yaabanayn lkn wuu saxnaaaa
HHHHHHH YAA HOYADAA SIILKEDII SIYAAD BARE WAS DAMEER MEEL FOG KA CIYAY KKKKKK
@@buufiyahaweyn7430 adigu waxaad tahay kuwa ciidankii siyaad bare ay dhalayn bal hooyadaa waydi waayo aabahaa imisa garage ayaa guriga idiin joogto wax sanad gudaheed 10 jeer nasabiyadoodu isbedeshay ayaad ka soo jeedaaa
kkkkk wakhooyi galbeed ee somali kkkl
Somaliya iyo somaliland ayaa bilamanaya dagalki somaliya ku burburtay 1991 . Wey bilamantay
Nacala asaladina ku yaal gajadan gajadi dhshay wxasa kulah somalia isku nahay wlhi ban ku dharta intanu Somali ku noqono exa noga dhoow yuhuda İsrail Ethiopia in anu la middawno xasidinta
Sxbyaal Abidkeedba colaad iyo cadaawad dhagaraysan oo isir'nacayb iyo xaasidnimo huwan oo reer somaliland la gashaday oo laga macaashay lama sheegin taariikhda maantana waa halkii abid, isku soo wada duuboo reer somaliland haday xataa ciiin daaqayso amba geeska afrikaadba gubanaayo waxay galayaan dagaal Aan tudhaale lahayn - iyo waxay ka dheefaan dheh, dheeshiina waa wali iyo go'aanka reer somaliland iyo inay cadawgooda si dhamays tiran afka dhulka ugu galiyaan,, for ever Somaliland rep,,
Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪