War hayaay!! Dawladaha khaliijka oo la soo baxay qorshe cajiib ah,# Vidio cusub dagaalka Shujaaciya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • War hayaay!! Dawladaha khaliijka oo la soo baxay qorshe cajiib ah,# Vidio cusub dagaalka Shujaaciya iyo wararkii ugu dambeeyay Gasa.

КОМЕНТАРІ • 315

  • @nadaarashow9782
    @nadaarashow9782  2 дні тому +148

    Vidio Aljazeera ee Shujaaciya.
    ua-cam.com/video/TO8jSniA7rI/v-deo.htmlsi=ESKhDrU0_mvCvftR

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 2 дні тому +4

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 2 дні тому +6

    Maashaa allaah Allaahu Akbar way iska leexaysanayaan illaahoow cadawgooda cadowga allaah weeyiye allaw jabi❤

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 дні тому +11

    Allah jabiyo yahuud mareykan aamiin illaahow uhiili falastiin aamiin

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 2 дні тому +2

    Masha allah siyaarada allahdulilaah ilaah ha noo xafido wiilasheena falastin iyo dhamaan muslimiinta farxad caawa nadaara mhsanid wlk

  • @Keway603
    @Keway603 2 дні тому +5

    Samah xataa thib uaqriso waa Mit samah jirin ona jiritonto xalaiskajiro jirjirrolax Allah xangajiro AMIIM YAARABII ISHAALLAH GUUL mitnimo QATIYAT 🇯🇴💚🌎✌️

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 дні тому +3

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin

  • @user-iu2vz2gy1t
    @user-iu2vz2gy1t 2 дні тому +3

    والله تابعت هذا الفيديو اكثر من سته مره يشفي صدورنا الله اكبر

  • @CabdulqaadirBootaan
    @CabdulqaadirBootaan 2 дні тому +6

    Insha Allah waa guleysanayaan Muslim intake jihaadaya Allah akbar

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 дні тому +3

    Nadaara show fadlan warka khalijka e noocan o kale ah fadlan ha so dhigin adiga o raali ah, waayo A'yda sahnuuniyadda qalbiga naga xanuunaya

  • @user-ye8hd2hl5j
    @user-ye8hd2hl5j 2 дні тому +28

    Ilaahay swt dhibta haka dulqaado reer falstiin 😭😭😭😭

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 дні тому +15

    Wixii islaamaw kaca, Israi'il wa in mapka adduunka laga saara, Ilahaw reer Qaza u hiili ada awood lehe Ya Rabbi

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 2 дні тому +4

    Maasha allaah tabaarak Jizaakulaah Khayr guul guul falastiin

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 2 дні тому +4

    Ysaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Markaste gurmad
    AWLIGO

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 дні тому +6

    Diracyo badan waxaan moodey inay wax un ugu hiilinayaan Reer Falastiin.

  • @mohamedamin7541
    @mohamedamin7541 День тому +1

    wallaahi waaan ku jeclahay wariye somaali ypu are no 1 runta ayaaa wariye ku tahay

  • @Kilwo19
    @Kilwo19 2 дні тому +1

    Allaha siiyo guul wllaheen ree Falastiin

  • @braziliano12
    @braziliano12 2 дні тому +2

    Guul falastiin insha allah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 дні тому +5

    Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo muslimiinta oodhan yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 2 дні тому +4

    Wcs.nadaaara show❤❤❤❤❤Guul shacabka falastiin.qeebta.gasa

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 День тому +1

    Maashaa allaah Siyaaro cajiiba
    insha allah guul reer falastiin

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 2 дні тому +2

    Yuhuudeey ilaahay swt waad jabaysaan horena waad u jabteen

  • @ShamsoMaclin-w1u
    @ShamsoMaclin-w1u День тому +1

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @AlinHami
    @AlinHami День тому

    اللهم انصر اخواننا المجا هدين المظلومين في فلسطين و في غزة اللهم انصر هم علي عدوك وعوده

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr 2 дні тому +2

    Kusaliya nabiqeena maxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdibihi5653
    @abdibihi5653 2 дні тому +3

    Allow ugargaar mujaahidiinta
    Weyba faraxsan yihiin leexo ayey ku ciyaarayaan .
    Mansha Allaa guulaysta ilaahay idankii.

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 5 годин тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @ramzifarah9666
    @ramzifarah9666 2 дні тому +1

    Waan soo siyaartay ustasd nadaars

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 2 дні тому +1

    Yaa Allah fadligaga ugu gargaar walaaladayo falastiin

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc День тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @CaliGoshe
    @CaliGoshe 2 дні тому +1

    Waa inaan aad ugu ducaynaa rer qaza saraaya iyo qasaam

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 День тому

    Oo ma weerar ayey ureebteen Ilaahey ha jebiyo gumeystaha aamiin

  • @hafsamohamed8528
    @hafsamohamed8528 День тому +1

    Waà. Cajiib. Masha. Allhaa

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 2 дні тому +4

    allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 2 дні тому +1

    Fariido carabtii waay soo fahmayaan caalamka

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 2 дні тому +2

    Wasugaye masha Allha walaal

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 2 дні тому +1

    Waan ku sallamay eng nadaara show.waad ku mahasantahay sidaad noogu soo tabiso wararka caalamka iyo daafaha caalamka. 🥱[[Codsi fadlan fadlan fadlan]] soo gaabi xayeysiisada🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @user-gk1ie2sx5i
    @user-gk1ie2sx5i 2 дні тому +1

    Asc. Walee koofiyad waa jabtay. Ducadeeni waa shaqaysay. Allah dulmigii ay galeen waa ka soo baxay. Geerideenu waa xalaal mar haddii ay wakhtigoodii ay isku dhex yaacayeen la gaadhay oo arkayno. Allah guises ha u soo dedejo ummadaa wakhti dheer dulmi iyo gumaysi lagu hayey. Dhiigii badnaa ee loo daadshay ma khasaari doono inshaAllah

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj День тому

    bismillah masha allah tabarak asc nadarow mahasanid muuqaal qurux badan waxan wllhena kuraaxeysta illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa xaqqooda usoodhici illahow cadawgoda burburi oo ciidagali illahow badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow aamiin

  • @user-by5zk7pn1m
    @user-by5zk7pn1m День тому

    Waa guul fiise laaguu mideeyiisan somaliya aad ayoowuu uafacayaa

  • @abdifatahabdulleaddow2446
    @abdifatahabdulleaddow2446 День тому

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين !

  • @ahmedkhalif7944
    @ahmedkhalif7944 День тому +1

    Shukran ustaad nadaara

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 День тому

    Allaah caawi muqawinada xamaas alqasaam🇵🇸🤲🇵🇸🤲💪☝️🇵🇸

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 День тому

    Allahu gargaaro wallalahen rer falstiin. Yuhuuda Allah ha jabiyo Aamiin

  • @rukiaadenmohamed7270
    @rukiaadenmohamed7270 День тому

    Masha Allah Gul. Gul falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪

  • @abdikhadirmahamoud602
    @abdikhadirmahamoud602 2 дні тому +5

    Allaahu akbar

  • @hony5804
    @hony5804 20 годин тому

    Waxan maqlijiray warimeyside wax hakaaharan yahuud wey iskujedaa iney mesha waxbo kuheynine waxay isleyihiin wadanka burburiya oodhulbanankadhiga lkn alle baa kaweyn alle halayo oowadanka hakasaro yahuud iyo xulifadoda aamiin

  • @user-vy2nz3yy5u
    @user-vy2nz3yy5u День тому

    Asc mashaa Alaah alaha ku barakeeyo

  • @user-by4bj6vq2i
    @user-by4bj6vq2i День тому

    Ilaahow guul sha see rer qasa

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher859 2 дні тому +18

    لا حولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا المجاهدين و المستضعفين المظلومين في الفلسطين يا حي يا قيوم أمين أمين

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 2 дні тому

    Msh alla rabbi ay kumahdasan guulu islamaka

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 2 дні тому

    XAMAAS GUUÙUUUL IYO GOBANIMO WELIGIN GULEYSTA INSHAALLAH AMIIN AMIIN YA ALLAH CADOWGA HAJABO O ARGAGAAX ALLAH KURIDO INSHAALLAH AMIIN YA ALLAH

  • @basheali2338
    @basheali2338 День тому

    Wa siiyaro aad u qurux badan ALX🙏

  • @arfonhassan
    @arfonhassan 2 дні тому +1

    ilahay ha jabiyo yahuda

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 2 дні тому

    Thanks Mr Nadaar for updating us on time

  • @AhmedinBudul
    @AhmedinBudul 2 дні тому

    Waad ku mhdsan thy sidad warar noosoo gaarsiisey waxa kahelaa ereyga ah si fiican aa looga adeegtey talow masuuqa bakaarahaa thnks nadara keep go bro

  • @hafsamohamed8528
    @hafsamohamed8528 День тому +1

    Guulaysta

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib День тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @HassanMohamed-vz1pv
    @HassanMohamed-vz1pv 2 дні тому +1

    Guul

  • @jebrilmohamedabdi3723
    @jebrilmohamedabdi3723 2 дні тому

    Waan ku salaama wariye qaaliye waa ku mahadsan tahay vidio caawa caadi maheen

  • @abdirzakiibraahim3150
    @abdirzakiibraahim3150 2 дні тому

    Aad ayan ugu farxay video gan wlhi

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 дні тому +2

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 дні тому

    Allow Imtixaan ku Dhufo oo ku Halaag Yahuuda kibirtay Allow Jabi Rabiyoow

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 дні тому

    Halmar waa mahadsanthy Nadaara waddo dhahno because war nadiif ah nala wadaagaa goorwalba oo habaysan 👏🏾👏🏾

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 День тому

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @melmi3299
    @melmi3299 День тому

    ❤Guul iyo gobanimo falastiin Insha Allah ❤

  • @hafsamohamed8528
    @hafsamohamed8528 День тому

    Siifiican. Ayay. Ubaa. Shaa. Layaan

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 День тому

    Aamiin waa awoodaaye

  • @hamdiabdimohamed6715
    @hamdiabdimohamed6715 2 дні тому

    Allaha ugargaaro Falastiin

  • @ibrahimtoti-xn2oq
    @ibrahimtoti-xn2oq 2 дні тому +1

    Gaalooy..Jaab..Gaalooy..Jaab..Amiiiiin..Amiiiin

  • @AliAhmed-zf5uh
    @AliAhmed-zf5uh 2 дні тому

    Nagta ayaa lga geliyey manta. waa arin fiican. meel malkasta waa lagu wererayaa

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 дні тому +1

    NADAARA. HAPPY. SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴❤

  • @calicabd.717
    @calicabd.717 2 дні тому

    Ninkii warera Koofur ayuu Bari moda. Guul Guuleysta Palestine INSHAALAH

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 2 дні тому

    اللهم يا حي يا قيوم يا حي يا قيوم يا حي يا قيوم برحمتك نستغيث إذهب أعداء الصهيوني عن غزا و القدس بما شئت وكيف شئت إنك على ما شئت قدير وصل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين سبحانك اللهم وبحمدك تبارك إسمك وتعالي جدك ولا إله غيرك يا ذا الجلال والإكرام

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 2 дні тому +1

    Allahu akbar guul

  • @cumarfowzi8544
    @cumarfowzi8544 2 дні тому

    Allah Garab siiyo walalahen

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 День тому

    Guul iyo gobanimo ayan u rajaynaa muqaawimada reer falastiin intii ku shahiiday na allaha u naxariisto inta ku dhaawacan tayna allaha u booga dhayo insha Allah

  • @ahmedd9046
    @ahmedd9046 2 дні тому

    Masha'allah waa siyaaro.wanaagsan. mahadsanid nsh.

  • @maxamedmacalin7816
    @maxamedmacalin7816 День тому

    Macalin nadaara show aadbaa umahadsantahy

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 День тому

    Masha allaah

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q День тому

    Ilaahey hakaqabto ilaahow kaqabo shacabki waa dhibtoodeen

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 2 дні тому

    Allahuma ansur falastin

  • @ayansaid2068
    @ayansaid2068 2 дні тому

    Aawey marwalba waa radinaah ee aawey walaal

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 День тому

    Mahadsanid yahuuda allaha jabiyo❤

  • @Cali-tu8fg
    @Cali-tu8fg 2 дні тому

    Alxamdilaahi,rail,calamine,mar,hadiii lajabiyey,gu,maystah,yuhuuda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 День тому

    Carab gaar ahaan kuwaa khaliijka warkooda inaga dhaaf waayo Maaha dad jira oo waqti lagu lumiyo

  • @12hamaro
    @12hamaro 2 дні тому

    Nadaara show
    Waad ku mahadsantahay wararka isdaba jooga ahee aad sida talantaaliga u soo gudbiso.

  • @user-bw1ct1um9g
    @user-bw1ct1um9g День тому

    Wlh je ss fière le al hamas que dieu vous protège je fais le doua de mon mieux JE VOUS AMIS EN NOM DE DIEUX

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt

    Nadaara cumaan iyo qadar kalabadal waayo cumaan waa wadan wayn

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 2 дні тому

    S.C.W S.C.W S.C.W
    YAARAB YAARAB YAARAB GAARGA FALASTIN GUUL SEE
    ALQASAM GUUL GUUL GUUL GUULIYSTA WELIGEN.
    YUHUUDA IYO AMIRIKA ALLAHA ALLAHA ALLAHA HA JABIYO

  • @user-ee4nz8ip7e
    @user-ee4nz8ip7e 2 дні тому

    Shacabka u diidan noqonka guryahood illah ha Ka dulqaado

  • @hafsamohamed8528
    @hafsamohamed8528 День тому

    Ilahayo. Guulee

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 2 дні тому

    Guul allha garsiiyo xamaas

  • @shakatamilano1987
    @shakatamilano1987 День тому

    Guul falastiin ❤❤❤❤

  • @maxamudgacmadheere4608
    @maxamudgacmadheere4608 2 дні тому

    Waa meelihii sii yara dhisnaa oo inay burburiyaan ayunbay rabaan

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 2 дні тому

    Really you hit the nail on the head, the issue of isgadgaad😂😂😂😂

  • @nimcobihi982
    @nimcobihi982 День тому

    ASC USTAAD NADAARA SHOW MAHADSANID. WAAN. DAAWADAY. VIDEO GII. ABOOWE. NOOSOO. BADI INSHAA ALLAH. DADKA. REER FALASTIIN ALLAH HA U GARGAARO. AAMIIN

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 2 дні тому

    Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 2 дні тому

    Insha allaah

  • @kadarabdi3735
    @kadarabdi3735 2 дні тому

    Mahadsanid Nadar a